Gabar cuuryaan ah aya gabar kale u soo adeegsatay si jecayl loogu beero calafdoon qiso yaab leh

  Рет қаралды 134,529

KULAN 24

KULAN 24

Күн бұрын

Пікірлер
@SafiyoSeeraar
@SafiyoSeeraar 8 ай бұрын
Maasha allaah wiilka waa hal yeey gar yaqaana maasha allaah rabow kor kaa yeel
@hawayassin7172
@hawayassin7172 11 ай бұрын
Wiilka yar wa inan wanaagsan, Si wanaagsan bu u hadlay wana la khayanay, inan wanaagsan u raadi.
@QadraHaji
@QadraHaji 11 ай бұрын
Wiilka si fiicanuu u hadlay waayo waala khiyaamay jacayla waa lagu beeray. Dhibsar hadalkiisa uma bogin
@HshdhHzhhs
@HshdhHzhhs 8 ай бұрын
Aa labaraka kaa siin doona ee ku qaado
@sacaadahaashihaashi9693
@sacaadahaashihaashi9693 10 ай бұрын
Asc nimcooy huuno waxan kaa codsanayaa waxad adiguba i dhihi lahayd ilaahay ka xishoo waxad samaynaysid waa khayr markaa inad is asturto oo manta kadib adigoo qaawan inad dadka ha so fadhiisan maanta qofkii nool bari ma noola qabri ayaa ina sugayo markaa codsigayga iga aqbal ilaahay ha ku barakeeyee
@MaxamuudmaxamedAxmed-h5g
@MaxamuudmaxamedAxmed-h5g 11 ай бұрын
Nimco allaah ka baq is astur timaha iyo jidhkaga astur
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 11 ай бұрын
Dibsan he is absolutely brilliant and correct individual walaahi aniga sheekada doesn't make since.
@MilgoCabdisagal
@MilgoCabdisagal 5 ай бұрын
Abaayo nicimo wanku salamay waxan rajynaya inad isoqabato waifahanty baumalynaya magacyguna wafarxan ok
@sagalbashir790
@sagalbashir790 11 ай бұрын
Wow kamon wiilka waa laga qaldan yahay curyaanka alaah baa ka dhigay ee isaga ma ahan qaladka
@maryanruunmukhtaar3015
@maryanruunmukhtaar3015 11 ай бұрын
Gabadha nolasheeda kuma kalsoonen maxey runta ugu sheegi laheed haduu katago midkaley helaysaa
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 11 ай бұрын
Walaahi gabadhaas hadee jirto ee run tahey anigaa guursanayo oo disabled nimadeeda anigaa ku qaadanayo oo uk 🇬🇧 joogo oo barteeda ugu tagaayo. GABADHA Somaliyeed madaxee ii saaran yihiin wanna ka xumahey insha Allah
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 10 ай бұрын
Anigubo waay igu dhacaday taas markaan mudo wada sheekeysaneyny ayay iisheegty inaay curyaantahay maxaan sameeyaa dee alalah baan tala saartay waan kuwaatay alxamdullh waan ku liibaaanay
@FardowsaDhuux
@FardowsaDhuux 9 ай бұрын
. iska.samra.walaalayaal.ina.laaha.maca.saabiriin
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 11 ай бұрын
Anni waxaa dhihi lahaa labada gabdhood baa qaldan Wiilkav wuu saxan yahay labadoodaba faraha ka qaad sidaa baa kuula talin lahaa barashadiiba hadii ay ku qaladay markii inaa ka daldoorsato ayaa wanaagsan hadii qofka macaan iyo dhiig kar qabaan labada isdooratay waa in ay sheegaan hadhoow waxbaa leyska qariyay oo qayaano ayay noqoneeysaa.
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx 7 ай бұрын
Ilaahay ayuubaa garankara qifka else sidauunaleyyahay aayuumbaan loogujabaayaa sidey ilatahay
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 8 ай бұрын
Aniga tla ahan waxan siinaya gabadha ay is fahmeen ama uu rabo in uu ku yaaco gabadha kalana oo curyanka ah markii hore aya lga rbay run sheega ayadana maaanta halkaa is dhig sbbto ah been iyo khayano ayey adeesatay
@DaherAli-t1k
@DaherAli-t1k 10 ай бұрын
Talaan ku siinayaa wax aad shar moodayso oo kheyr kuu ah ayaa jira ulaabo gabadhii jawaabta kaa sugaysay iyadaa kheyr kuu leh wll
@itsrayanswed6386
@itsrayanswed6386 11 ай бұрын
Ninka king ah waa garyaqaan
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 11 ай бұрын
Wiilkaan si wanaagsan oo akhlaaqleh ayuu u hadlay ee muxuu ahaa ninkaan dadka canaanaya 😮
@yasminabdi342
@yasminabdi342 9 ай бұрын
Wiilku run ayuu sheegay balse dhagaysta inanka waa daacad waa runtii
@guuleeyste66
@guuleeyste66 11 ай бұрын
Nin Waxa Uu idiinsheegaayo Maxaad U Aamiin La.dihiin
@IbrahimJournal-jk4fk
@IbrahimJournal-jk4fk 10 ай бұрын
Waan ku salamayi asxabta
@aaqilka5158
@aaqilka5158 5 ай бұрын
Waraa hadaad duco rabto curyaanta guurso way kuu barakoobi alle ayaa kuu barakayn sxb
@haawoabdulla3828
@haawoabdulla3828 11 ай бұрын
Asc nimco timaha qarso abaayo
@Zurich527
@Zurich527 11 ай бұрын
Nimco timaha qarso lama dhoho ma ogolee haku daalin
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 11 ай бұрын
Labadaba faraha kaqaada wuxan kurjanayaa khayr insha allah wayo wuudhaarata
@ahmedmussa9198
@ahmedmussa9198 5 ай бұрын
King you got the point really
@Mucyadiinbaana
@Mucyadiinbaana Ай бұрын
Aniga waxaan kuugula talin lahaa si kastaba ha kugu noqotee inaad illaahey talo saarato oo aad ku heli kartaa aduun iyo aakqiroba mana aha qiyaano ee waxaa laga yaabaa iney ka baqday oo ay istiri in aad ka boodid ee adigu illaahey ka baq ee ku qaado gabadhaasadiguna ajar baad ka heleysaa
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 9 ай бұрын
Macalin yare waan iminay waa wiil runta sheegaayo
@kadradahir7287
@kadradahir7287 11 ай бұрын
Kani dibson wax talo ah ma yaqaan ee iska tuur
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 11 ай бұрын
Yacni Kanaalkiisa Buukahadli Iyo Gaal iskayeel, Warkuwani Halkee kusookareen?
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 11 ай бұрын
I agree with Nimco. Ninka dagaalamayo muxuu ku dagaalamayaa ileen wiilku wuxuu sheegay wixi ku dhacay iyo sababta guurki calafdoon u hagaagi waayay? Gabadha disabled iyo cuuryaan tii la dhahaba waa isla meeshi Allaana ka dhigay. Cuuryaanka haduu qalad galana waa in qaladkiisa la saxaa. That's it. Xadgudub kuma arkin meeshaan.
@guledgled8695
@guledgled8695 11 ай бұрын
Dhibsaar talo ma galo waa shakhsi liita
@Safia-v5u
@Safia-v5u 11 ай бұрын
Adi ma qaldanid, iyagaa qaldan. Labadaba dhaaf.
@saidqoslaaye2976
@saidqoslaaye2976 11 ай бұрын
adeer janisbaakudhaafay waxadheshay janisfican gabadhaasokalena waxaan wiilal xaafiduquraanah madhasho hadaa helayso guurso iyada ciladeebekeenat laiskumanaco
@cabdirasaaqmuqtaar5990
@cabdirasaaqmuqtaar5990 6 ай бұрын
Said oo la hubaa wiilal xaafidul quraaniin ahaa.
@farda_2715
@farda_2715 11 ай бұрын
King moha how about you if you become cuuryaan what happen to you do think you will be this wey for ever don’t promise your self you be this wey
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 11 ай бұрын
It's all about the laying tell the truth from the beginning
@jamilanor653
@jamilanor653 9 ай бұрын
It's hard for sure, but lying can't be justified. You have to gather all your courage to tell the truth cuz it's gonna come out sooner or later. The guilt is gonna consume you for lying all the time. But if you love the person, uncovering your real face isn't going to be easy😢
@Nadifa-dq8gy
@Nadifa-dq8gy 11 ай бұрын
Wll waqaladayahay gabadha ha gurasado maxa jiro
@HoodanyuusufaAar
@HoodanyuusufaAar 9 ай бұрын
Inanku ma khal dana ee iyadaa khal Dan way usheegi lahayd aba haku noqo aba haku jeclado
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 11 ай бұрын
Wiika wa lakhiyamay
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx 7 ай бұрын
Asc naciima ninkagudigaaga ah uukhaldanyahay
@IbrahimJournal-jk4fk
@IbrahimJournal-jk4fk 10 ай бұрын
Waala magacei goo waa Ibrahim dougsihe
@rukioadow6509
@rukioadow6509 11 ай бұрын
Dhibsar haddii qof lagu xadgubay wiilkaa lagu xadbudbay mid Lacag ku bixisay in la qaldo midna waaba qaladday, goormeey waa curyaan qalad noqotay? Curyaan=curyaan Wiilkoow labadaba tuur
@halimaa9861
@halimaa9861 11 ай бұрын
Asc dhamaNtiin eedo waad saxantay mana qaldanid waayo weyku qiyaantH waxaa kafiicneed iney markuu sheekto marka eedo waad saxantahay marnaba ma qaldanid hadii aadrun sheegee
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 11 ай бұрын
War Wiil Fiican baad tahay Waxaana Weydhacaan laakin Meesha Daruuf Kafaa ideysi baa lagujiraa, Adiguse Masuuliyaadaas Kamabixikartid, Ma-diidani in Aad Go’aanka gaarto Adigu laakin Ninyar baad tahay Ee Meelahan ookale Ha iskuduleyn Ee Dariiq Fiican waxkuraadi! Allahana Wuukuusahli.
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 11 ай бұрын
Naagtan maxaad kala tashanaysaa
@halimaa9861
@halimaa9861 11 ай бұрын
Ma umaleynayo inuu wiilkaasi been sheegaayo
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 11 ай бұрын
Khayaamo wax tanaasul ah haka samayn dhamaana gub tan chrysant a ah iyo khayaanoolayda kale isla tuuur wax wanaag ah maleh
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 ай бұрын
Wiilka wax ceeb ah ma gaysan
@omeradan5805
@omeradan5805 10 ай бұрын
anagaa hayna, waar diid, tan hore haday ku ogoshay raac
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 9 ай бұрын
Dhibsar waa qaldameen yahay Wiilka macalin yare si quruxbadan buu u hadlay
@hatamay
@hatamay 3 ай бұрын
Inanka maxay u xagxagteen ila taliya hadu yidhee ma ceeba ninka kamay xishoodin
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 9 ай бұрын
Anoo yurub jooga naag aftica joogta mxaan k doonaa
@Safia-v5u
@Safia-v5u 11 ай бұрын
Waa la khiyaanay wiilka Iyadana ma qaranayoba ta curyaanta ah. Waanay sheegtay.
@Kismaauo
@Kismaauo 9 ай бұрын
Mar haday sheekadu guur gaadho gaadho ruuxu wuxuu yahay waa lasheegi ama lug la ama il la
@cabdilaahixassancabdi
@cabdilaahixassancabdi 10 ай бұрын
Wallal gabadh Malaysia?
@Yusro557
@Yusro557 11 ай бұрын
Jeceyl beel😳😳😳They are one😳are you ok😳macalin yare✋stop ku orodka gabdhahas kuqayaanay ✋👈✋👈✋👈😳
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 11 ай бұрын
War labadoodaba faraha ka qaad ee calafkaaga raadso labaduba waa khaldanyihiin
@momoos7470
@momoos7470 11 ай бұрын
Ha guursan qiyaano bay ku raadisay guur wey qarisay in ay cuuryaan tahay
@AbdiweliDaud-n7y
@AbdiweliDaud-n7y 11 ай бұрын
Sxb adiguuu qalaaad malihiiid iyo midaaa curyaaankaaa ah qoftiii ad waqtigaaa kulumiseey aya qaladkaa iskeh
@cismaanguure927
@cismaanguure927 11 ай бұрын
Adigoo neef ari ah ayaa laguu soo shiilayaa lagugu yiraahdo oo caloolay shiilan laguu keeno ayay la mid tahay oo haddii aad ka cawato caloolayda oo lagu yiraado goormay caloolayda xaaraannoqotay marka lataliyaasha calafdoon hadalka ha ka dhigina in dacwoodaha la eedeeyo,
@guledgled8695
@guledgled8695 11 ай бұрын
Wiilkani magaca gabadha curyaanka ah iyo masawirkeeda midna ma sheegin,sidaa darteed labada gabdhoodba khayaano ayey sameeyeen,haddaba wiilku ha tashado cidna dambi kama galine
@enghamseomerhazzan
@enghamseomerhazzan 9 ай бұрын
Labadaba sow ninku akhlaaq badanaa sxb legend
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 11 ай бұрын
Wlh qisadan mid lamid ah baa igu dhacday
@XaydarGuray
@XaydarGuray 25 күн бұрын
Adigan qaylin ee ninka kawar guraya cawrada qari timuhuu waa cawree
@guuleeyste66
@guuleeyste66 11 ай бұрын
MUXUU IDINKA SASABANAYAAA MUXUU BEEN IDINKA SASABANAYAA.?? MASHAQUU IDINKA RABAA??? QOFKA BINI AADAMKA AH WAA INAAD AAMINTAAA RUNTII NACIIMO WAA UNDERSTANDING
@SiciidCali-c2j
@SiciidCali-c2j 11 ай бұрын
Carabtu wsxay tidhaahdaa اثنين في واحد Labadaba guurso ajarbaad helaysaa
@CaashoHaji
@CaashoHaji 9 ай бұрын
Qof Dadkeda layaqano oo ayadane la yaqano raadso Nagaha Neyrobi joogo qarkod waa nockale xaq u ledahay inaa nagahas u goysid Nasg ku qayantay maxa ka jeclaneysa mustaqbal kuma noqoneyso
@CabdikamilnuurMaxamuud
@CabdikamilnuurMaxamuud 8 ай бұрын
Scw
@khadarjamac-c3i
@khadarjamac-c3i 10 ай бұрын
Si aanay filayn buu ila ekaaday markaasay dirtay
@fadumosiicow3401
@fadumosiicow3401 10 ай бұрын
Wiilka waa dhibane aad dhibka ugeysaten inaa saas ula hadashan mahabona xitaa haday cuuryan ahaan maqaaten waayo waa qiyaanen
@abdinasirmadey5882
@abdinasirmadey5882 11 ай бұрын
Ninkan dibsar wuu qaldan yahay, they have cheated this guy he has rights to say what he has seen.
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 11 ай бұрын
Yes
@OsmanDeksan
@OsmanDeksan 11 ай бұрын
Asc
@MaxamedIbraahim-r5k
@MaxamedIbraahim-r5k 7 ай бұрын
@MaxamedIbraahim-r5k
@MaxamedIbraahim-r5k 7 ай бұрын
​@@OsmanDeksan5:29
@II-vd4ih
@II-vd4ih 10 ай бұрын
Ninkan Dhibsar la dhahaayo maxaa ka qaldan wiilka si fiican ayuu u hadlay
@jimalenur4142
@jimalenur4142 Ай бұрын
God hills the disable ones ameem.
@inaomar2151
@inaomar2151 10 ай бұрын
Warkaan inow runyahay halasoo cadeeyo hal dhinac ayaan lagadhageesan
@guuleeedmuusachannel9846
@guuleeedmuusachannel9846 11 ай бұрын
ninka waxaan kulatalinyaa 2badaba guurso
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 11 ай бұрын
😂😂😂😂niic le
@sagalbashir790
@sagalbashir790 11 ай бұрын
Ascgabdhaad wry qaldan yihiin totally.. qof sheekadii kowaad qiyaano kugu sameysay faa iido ma lahan
@iskufilan174
@iskufilan174 11 ай бұрын
Gudigaaga ma fiicna ninka gudigaa isagaa cuqdad qaba wiilku waa miskiin
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 8 ай бұрын
ninkan iska cadhooday ma isaga curyaan wiilkan isaga la khiyamay
@sahrahuseen5307
@sahrahuseen5307 11 ай бұрын
Kana ay soqabatay hadal ma yaqano yahuu
@Yusro557
@Yusro557 11 ай бұрын
Asc all my best people Kadib waxan rabaa in aan latasho macalin yare👈walaalkey waxan kugula Talinaya👈Totally Stop from That girls👈waayo wexey kugu qayaneen waxan jirin Tijaabi Nasiib kala nxt Time👍 Walaalkey sidaas samey ok good Luck.insha allaaaah
@queen-ot7br
@queen-ot7br 11 ай бұрын
Qofkan dhibsar la leeyhy mxaa ka khaldan oo cuqdada qaba
@maxbuub123-p2x
@maxbuub123-p2x 10 ай бұрын
Kheeyr allah hakusiyo
@II-vd4ih
@II-vd4ih 10 ай бұрын
Naciima dad waal waalan gudi ka dhigatay 😂😂😂
@historynerd7549
@historynerd7549 11 ай бұрын
Wiilka waa la khiyaney go,ankana isaga leh
@aluul6875
@aluul6875 11 ай бұрын
War labadoodaba ugooy because wey ku qiyaameen beenalayalwaa. Maxaa waayo talada ubaahantahay.
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 11 ай бұрын
Gabadha qiyaantay wiilka intu ka hadli lahaa u wiilki canan ugalay asaga ma curyaan ka dhigay gabadha iyada qadarki ilaah ku qanci weysay o is qarisay ani wiilka waxa kula talin laha inu labadaba isaga tago
@Aaliyah-2t5
@Aaliyah-2t5 11 ай бұрын
Ninkaan oo kale waxwaani lama yidhaajdo. Wiilku gabadha macaayin. Qayaanu kacabanayaa .
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 11 ай бұрын
MAXAA KU KALIFI KARA INUU BEEN SHEEGO TAAS WAA MAAFIYO YAAN LAJHASBIN DADKAWr WAR ISKAGA TAG MÈLAHAADA UGUUR DOONO NACIMA WAA QOF WAX FAHMEYSA NAAGAHAN QEYLADA BADAN
@safiyoali3131
@safiyoali3131 11 ай бұрын
walaal waad qadantahay wiilka waa laqiyaamay. curyaan hadaytahy ceebmaha curyaanimadu..... wiilkuwixiikudhacay buusheegay....
@sagalbashir790
@sagalbashir790 11 ай бұрын
Horey uga soco
@SharifIbrahim-zb9wr
@SharifIbrahim-zb9wr 7 ай бұрын
Curryanta guursa walal
@kadijaabdi3120
@kadijaabdi3120 11 ай бұрын
Wiilka sheekadu ku dhacday daacad ayuu u agyahay dhibsaar wa cuqdadaysana somehow
@IbrahimJournal-jk4fk
@IbrahimJournal-jk4fk 10 ай бұрын
Waah waah
@maxbuub123-p2x
@maxbuub123-p2x 10 ай бұрын
Wan kujecelnahay
@nimomohamed9872
@nimomohamed9872 11 ай бұрын
Aniga waxan dhihilahaa labadaba ha uga boodo maxaa yelay labaduba wey qayaanene wiilka waa wiil fiican o aqlaaq kamuuqata sorry walalkey katag labadaba
@XasanAleel-t4n
@XasanAleel-t4n 5 ай бұрын
isodir
@Somalionelove
@Somalionelove 11 ай бұрын
Runtiii wailka ilaaaa hada wax qalad ah maleh runtiii dareenkaaada iyo kala saaar ceeb ma ahan curyaaanimada qof dhibsare runtii waxbo qalad ah maleh wiilka marka wilka hadiiba xitaaaa username. Biyayay naima runtiii way inka saxan tahay
@sayidaxmed7790
@sayidaxmed7790 11 ай бұрын
Kkkk waxa qaldan gabadha curyaanrta ah wyo isku ma kale Sona marka hore runta hasheegto
@FardowsaDhuux
@FardowsaDhuux 9 ай бұрын
Waa.runtaa. iskuma.kalsoona
@Ujvjjfjfjfjfjf
@Ujvjjfjfjfjfjf 11 ай бұрын
Wiika in uu horay gabdhaha uqayaanijiray bay u egtahay. Mac sokor. Wiilasha dhibkodaa batay.
@Quruxsan-ut9qb
@Quruxsan-ut9qb 11 ай бұрын
Dhib badnida 😂😂😂
@macruufsheikh4449
@macruufsheikh4449 10 ай бұрын
Wiilka waxbuu dhib gaadhay ayuu idiin sheegty kadib latalin ayuu idinka dalbaday idinka waxaad sameysaan intiina wax xukumin baaritaan mada banaan sameeya
@hajiramohamed8791
@hajiramohamed8791 11 ай бұрын
Wiilkan waa la khayaamey . .ninka dhibsan waxaadbtahry bilaa edeb dhaaf wiilka
@HabibaAhmedOmar
@HabibaAhmedOmar 10 ай бұрын
Wada qaldantahay Wilma ha magin wax qalad ma shegin
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 11 ай бұрын
Curyaanka naf malahan miyaa aduunka way qiimeeyan
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 11 ай бұрын
waar isgu ma caayin laakiin wuxuu sheegay inbeen loosheegay talana wuu rabaa
Dood adag calafdoon lkn xal ayaa loo helay
35:42
KULAN 24
Рет қаралды 81 М.
WIIL SOMALI AH OO MEYDKIISA LA DOONAYO IN LA GUBO
1:22:36
Toos Radio
Рет қаралды 73 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
daud burcawi oo wacdaro ka dhigay calafdoon iyo mamo jaceyl uqaday
18:48
Wiil ka yaabsaday naeema brink calafdoon qosolka adunka
24:55
LAMAANO QURUX BADAN CALAFDOON AH OO DUUB DUUB ISKU QAATAY
18:34
Nuur Labani
Рет қаралды 62 М.