No video

GABAR NINKEEDA WAXEY UGU YEERTAA "JANADEYAD" JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB*:::Dr Ahmed Al-Yamaani

  Рет қаралды 277,415

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Күн бұрын

Please: Subscribe, Like, comment and Share
/ @ahmedalyamaani
follow us on
/ ahmedalyamaani
/ yamani1979
/ ahmed_alyamaani

Пікірлер: 1 200
@riyaadmaxamedxuseen7893
@riyaadmaxamedxuseen7893 3 жыл бұрын
Mash Allah sheikh Ahmed wad ku mahdsan thy sida quruxda bdn aad mar walba qeeyrka iyo wanaga aad nala jaceshahay alle haku xafido sheikheena 😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@user-rn9tz7ws1h
@user-rn9tz7ws1h 2 ай бұрын
jazakallahu kheyr sheikheena ilhy noo kaa Daayo😢 insha allh illahy hanagu arzaaqo nin Wanaagsano Diin leh ani io inti rajyso🤲❤
@umucayuuni1459
@umucayuuni1459 Жыл бұрын
Maasha allaah tabarakallaaah allah haduu kujecel yahay waa iska sidaaaan alhabdulilaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibaqfarah7730
@hibaqfarah7730 3 жыл бұрын
Manshaa Allah aniga xaajigaygu wuxuu igu yeeraa janadaydii wlhi wan yabay markaa qisadaan maqlay ilahay Hay dayo xaajigayga waa qof aad u qiima badan manshaa Allah idinkana noo soo duceeya inuu Ilahay isu kaya daado janadana nagu kulmiyo
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 3 жыл бұрын
Alla ha isku kiin barakeeyo.
@quranlovers8813
@quranlovers8813 4 жыл бұрын
Masha allah Jazakallahu khayr sheikh
@xafsoabdirashiid887
@xafsoabdirashiid887 4 жыл бұрын
shikha walhi aad ayaan uga helay qisadaan runtii waa qisa cajiib ah 👌😱
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Xafso Abdirashiid MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 3 жыл бұрын
Dr. Ahmed Al Yamaani Sheek ilaahay kheer haku siiya janada hakugu bishareya qisadaan aad bey u macaantahy wlhi isaduceya inu ilaahay nin baari ah isahla oo diinta ku dhaqmaya oo ixtiraam leh.
@faluujacabdullahi798
@faluujacabdullahi798 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@hamidamohamedwarsame9603
@hamidamohamedwarsame9603 3 жыл бұрын
mashallaah
@maslahibraahimmaslahibraah8349
@maslahibraahimmaslahibraah8349 3 жыл бұрын
Mansha allaah
@qadijomhamud565
@qadijomhamud565 4 жыл бұрын
Shiiekh yamani allah dartiis ayaan kuujeclahay Waa qisadii uguyaabka badnayd Aan kaadhagaysto 6) qisadan waxaa laga qaadanayaa sabarka suu uwanaagsanyahay 7)gabadha waxay lahayd iimaan wanaagsan habayara kululaato dhibmalahan gabadhaha waxay kudhaqmaysay ayaadka allah 8)waxay lahayd gabadhan aqlaaqda teeda suuban markay soo hoosfadhiisatay ninkeyda kuna tiri icafi waayo waxa ugu fiicani waa cafiska 9)wiilka asna wuxuu lahaa aqlaaq qurixbadan markay buuqday kumuusan dhihin naa iga fogow awalba carruur maadan dhalayn sida kuwo maan gaabyada lkn wuxuuba diiday inuu kabaxo xaafada 10) wiilka wuxuu muujiyey daacadnimada ugu wanaagsan iyo jacayl kan ugu quruxsan Mashaa allah
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Qadijo Mhamud MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 4 жыл бұрын
Sax walahi
@aishacusmaan4519
@aishacusmaan4519 4 жыл бұрын
Sabar.kedi.waye
@maryammoh1450
@maryammoh1450 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمان الله يحفظك شيخ احمد
@maryammaxamed4744
@maryammaxamed4744 4 жыл бұрын
Mansha Allah wa qiso qurux badan
@najmaabdi2163
@najmaabdi2163 4 жыл бұрын
Waa qiso aad u macan wallhi wan la oyayy qisadan sheeq Allah ha ku xifdiyo San nogu wad Allah ha ku dhowree
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 4 жыл бұрын
Ninka nin wangsan ahaaye masha allah alle dadka wanaag loo sameynayo hatuso
@amatullah3491
@amatullah3491 4 жыл бұрын
Sheikh Aniga wax badn aya ka faide runtii Allah kheir haku siiyo😢🤲Jazzakallah
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Ukhtii_ Yassmin MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@chaneelkaqisoyinka7337
@chaneelkaqisoyinka7337 4 жыл бұрын
yaa ALLAH ILLAHOW sheikheyna cimrigiisa dheerey on barakey ilaa an hal malin an gurigeyga an ku cazuumo oo an uga sheekeyo qisoyin hada kahore asag ii sheegay mida ugu ficned mid lamid ah oo an RABIGEY karajeynayo iney isoo marto nolosheyda inshaALLAH inshaALLH inshaALLAH
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Abdifatah Abdiwali mohamed Allah Ku Xifdiyo Walaal Abdifatah Insha’Allah Waa Isarki Doona
@hirsaaqaofficail2329
@hirsaaqaofficail2329 4 жыл бұрын
mnsha allah waa qiso mcn bdn oo qiimo leh illhy nin kheyr qaba oo diinleh misna walid adeec ah umada ugargaara jilicsan ayaan alle weydiistey SWT
@mohammedjamaal8725
@mohammedjamaal8725 3 жыл бұрын
Aamin insha allaH
@amranhasan8828
@amranhasan8828 4 жыл бұрын
Jazaakallahu qeyran shiqena sh Dr Ahmed alyamaani
@halimaabdullahi7592
@halimaabdullahi7592 4 жыл бұрын
Maasha allaah waa qiso qurux bdn jazaakallahu qeyr sheekh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
HALIMA ABDULLAHI MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@cabdullaahicabdiraxmaan2227
@cabdullaahicabdiraxmaan2227 4 жыл бұрын
❤masha Allah qiso aad u macaan waaye shukran yaa sheekh jazaakallaahu qeyr
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 2 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@qadraqurux3624
@qadraqurux3624 4 жыл бұрын
Mashalh sheikh i just love this sheikh 😭😭😭😭the story is just amazing wlhi
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
Masha’Allah Allah Ku Xifdiyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 жыл бұрын
Mashaa Allah TabarakAllah Waa qiso aad u wanagsan oo ku dayasho mudan, Ilaahay ha isu daayo familygaas quruxda badan. 1: naxariis waa inay talaa labada qof ee isqaba dhexdooda. 2: dulqaad waa in laga helo labada qof ee isqaba ama mid kood, gurigu wuxuu ku dhisan sabir iyo isfahan. 3:cibro qaadasho waa inaad leedahay maxaa yeelay gabadhaas Riyo ay aragtay ayey ku badbaadisay gurigeeda Mashaa Allah. 4: waxaan ka bartay qisadaan in furitaan lagu degdegin, Ilaahay hanaga yeelo kuwa Alle ka raali noqdo markasta. Aamiin Aamiin yaa Rabb
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Zamzam cabdiraxman MashaAllah Walaal Zamzam Allah Ku Xifdiyo
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 4 жыл бұрын
Amin ya Allah Insha Allah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 жыл бұрын
Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin dhamaanteenba Shk
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 4 жыл бұрын
Mansha Allah Walahi wa qiso anla oye😭😭😭 faidadeda mid hadan isku dayo wa in lagu galo janada wanaga ka dhexeyo 2 is qabto iyo dulqadka inu yahy shey cajib ah ilahow midkan Jclhy i calaf o iga dhig mid i dulqato ana an u noqdo sido kle Allow i calaf ada wen o waxid ehe ya rabi iso duceya ya walaldeyda muslinta ahooow
@zihaamizamailmohameth3965
@zihaamizamailmohameth3965 4 жыл бұрын
AameN allHe Haku Fudedio
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 4 жыл бұрын
@@zihaamizamailmohameth3965 amin wll mcn Insha Allah
@abdisalamsiciid6143
@abdisalamsiciid6143 4 жыл бұрын
Aamiin wallo qof qalbi wanagsan baa tahy m.a
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن جزاك الله خيرا الشيخ❤️
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 2 жыл бұрын
الله يحفظك
@mulkiismaacil8261
@mulkiismaacil8261 2 жыл бұрын
Shuk ran shiiq
@warisroobo1759
@warisroobo1759 4 жыл бұрын
ماشاء لله ما احلي هده القص جزاك الله خيرا شيخ احمد الله يرضى عليك
@maryambahar4270
@maryambahar4270 3 жыл бұрын
Mashacla
@faduminabdiraxman4028
@faduminabdiraxman4028 4 жыл бұрын
Maanshallah shekh alle haku naxariisto aad ayaa xaq iyo qeyrka nula jeceshahay alle haku jeclaado
@zarabille4917
@zarabille4917 4 жыл бұрын
Subḥān Allāh i had a feeling it was going to be a good one MashAllah. Jazakallah khair sheikh May Allah swt shower his mercy upon u and ur family...
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Jaz Allah Kheyr
@user-ou2dv9cu1i
@user-ou2dv9cu1i Жыл бұрын
​@@AhmedAlYamaani❤
@saciidoisaaq5154
@saciidoisaaq5154 4 жыл бұрын
maasha alllh ilahay ha naga dhigo kuwa mar waliba qeerka kataliyo
@brightsidesomali4841
@brightsidesomali4841 4 жыл бұрын
Masha allaah shaykh wa qiso cajiib ah Allah hakaa abaaliyo
@cashomohamuud9852
@cashomohamuud9852 4 жыл бұрын
Masha allah waqiso cajiba jasakallah
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
BRIGHT SIDE SOMALI Allah Ku Xifdiyo
@inasalahliif1612
@inasalahliif1612 4 жыл бұрын
Waaa nin aqlibadan oo nagtiisa jecel wayo markee dhahday ifur kumarabo nin ka ma fududaanin waxoo dhahy kasoofikir halbib madaxa soodagso waa nin aad u aqlibadan oo dagan mashaa Allah shiikho qisooyinkaada wan iska jeclahy qisooyin cajiib ah ayaa noola wadaagtaah barakalaahu fiikum shiikh axmed yamaani
@sahroali1967
@sahroali1967 4 жыл бұрын
Masha allah wll waqiso ajiibah sheikh ahmed jazakallahu kheyr alle haku xafido barakallahu fiik
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
sahro Ali MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@ardoolow2482
@ardoolow2482 4 жыл бұрын
Mansha Allah walhi qiso aad u qiro badan waye oo cibra qadasho mudan Jazakallah sheik Ahmed
@abdirahmanyaya3969
@abdirahmanyaya3969 4 жыл бұрын
Wale wa qiso e cajib eh SubhanaAllah Tabaraka Allah shekh Dr Ahmed Allah sw haku barakeyo adiga iyo qoyskagii ba, tafaadhal taxanaxa Warimeysidhe wax xaka xaro malinta isninta minute ka so yar badhi walahi I can't wait Monday to Monday hope you see this shukran bruh.
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 4 жыл бұрын
Subxanallah wlhi waan ilmeeye jazakallaah qayr sheikh
@fartunxasancadow1792
@fartunxasancadow1792 4 жыл бұрын
Asc wlaahi waan sugi LA aahay qisadan uu soo wado sh. Axmad wxaan jcelahay inaan noqdo qoftii ugu horeeysay comment ka bixiso inaan noqdo insha allh allow ii sahal mid qeer qabo aan dhoho janadeeydi Allahuma Aamiin sh Axmad waan jcelahay inaan dhageesto mar walbo jzklh Allah ha kugu bishareeyo janada adiga iyo walidintada iyo dhaman intad jceshahayba
@ciidcadaani1453
@ciidcadaani1453 4 жыл бұрын
Ilhy hku sahlo wllo qli
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Fartun xasan Cadow Allah Ku Xifdiyo
@najmahasan8680
@najmahasan8680 4 жыл бұрын
🤲🤲🤲
@najmahasan8680
@najmahasan8680 4 жыл бұрын
@@AhmedAlYamaani 🤲🤲🤲
@Guhad725
@Guhad725 4 жыл бұрын
Amiin
@cashocali4476
@cashocali4476 4 жыл бұрын
Maashaa allaah waa qiso aad uwanaagsan jazaakallaah ninka aad ayuu udulqaad babnaa jamiilkeedana mailoobin
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Casho Cali MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@Umuahmed143
@Umuahmed143 4 жыл бұрын
Masha Allah barakallahu fiik sheikh Ahmed alyamaani jazakallahu kheyran jazzaa shukran allaha Ku xafido wlh qisadaan aadbeey noo anfaceysaaa wlh ilin aa iga imaaday waa qiso aad u macaan alloow xafid ayaga iyo oowlaadooda iyo oowlaadey dhaleenba cimri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad taam ah sii yaarabi allahuma aaamiiin shukran sheikh Ahmed
@samiirocumar5039
@samiirocumar5039 4 жыл бұрын
asc masha allah barakallahu fink sheikh Ahmed alyaani jazakallahu kheyran jezza shukran ok
@warsanamin2995
@warsanamin2995 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah qiso cibra qadasho leh weye jazakumullah shekhuna
@layloxaaji5208
@layloxaaji5208 4 жыл бұрын
Msh allah wllh waan la ilmeyay msha allah allah karalinoqdo shiiq ahmad❤❤
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Laylo Xaaji MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@safiamohamedmohamed2991
@safiamohamedmohamed2991 4 жыл бұрын
Xabiibti runtii waa qiso qurxan
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 4 жыл бұрын
MAASHALLAAH TABAARAKALLAAH ALLAHA XIFDIYO CIDAAS JIZAAKALLAAH KHEER SHIIKH ALLAHA KU XIFDIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN😍❤❤🌷🌷🌷
@nasraali1212
@nasraali1212 4 жыл бұрын
ManshAllah Tabarakallaah. Sheikh ilaahay kaa Abaal Mariyo walhi waa ii Faa'idaysay JazzakaAllaah kheirb 🙏🏼
@aminashire1548
@aminashire1548 4 жыл бұрын
1 dulqaad Ku wa muhiiiim waayo labadan qof midba mid buu u dulqadanayey 2 Inaanu jirin qof dhmaystira qof walba meel xun leyahy dadka is guursanayana laga rabo inuu midba midka kale inta ka dhiman u buuxiyo 3 inaa hada aragto Ina khaldanthy khladkaaga qaaadato Intaasa u arkay faaiido Wabilaaahi tawqiiif sheikh Ahmed Yamani Alle haku dhawro
@safaahmed3539
@safaahmed3539 4 жыл бұрын
Masha Allah qiso qiiro leh waye Allah ku xafido sheikh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@anfacahmed2667
@anfacahmed2667 4 жыл бұрын
Illhy xaqa Hana waafajiyo. Sawjkayga Allh hayga dhigo ki an jano ku kasbado Amin. Gabdh walba
@idmanahmed8711
@idmanahmed8711 4 жыл бұрын
Mashaallah sheikh Alle haku barakeeyo waan ka heley qisadan ani nin bari ah iyo owleed Alle uu ii siiye alx Alle ha ii xifdiyo Aamiin
@maryngood4088
@maryngood4088 4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء لله الله يحفظك شيخ أحمد بارك الله فيك شكرا جزاك الله خيرا ❤❤🤲❤اللهم ءامين يارب العالمين ❤❤❤🤲🤲🤲🤲💙💙❤❤🌹⚘
@saidoaligd7486
@saidoaligd7486 4 жыл бұрын
Aduunyada waa mataac mataac mida ugu qeyrka badan waa haweeneey wanagasan ayuu yiri suubanaheena( NNK) sheeq adigana allaha ku dhowro anaga Kuwi ku nacfiyo allah naga dhigo
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@nasriin32channel90
@nasriin32channel90 4 жыл бұрын
Shiiiq allllh kubarakeeyo
@xabiiboshariifcali7620
@xabiiboshariifcali7620 3 жыл бұрын
MASH allh sheikh ajer Allah hakasiyo wlhi giso ajib eh weye
@nimcomohamedomar8612
@nimcomohamedomar8612 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh allah ku dhowro ajir allaha ka siiyo ❤
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Nimco mohamed Omar Allah Ku Xifdiyo
@mariammary4713
@mariammary4713 4 жыл бұрын
Mashaa allah yasheekh qisadan magaceda dadka so jiidanayso
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 4 жыл бұрын
Masha Allah aad ayan u jeclahay qisooyinka sheikh Ahmed Allah ha ku xafido aduunka iyo aakhiraba
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@fadmachannel1298
@fadmachannel1298 4 жыл бұрын
Shukran yaa sh ahmed al yaamani
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 жыл бұрын
Masha Allah tabrikllha sheeq waa qiso macan badan masha qisad wanaga marwalbo in ey ficantahay Allah jizakalaha qeer ilahey haku xafido Aamiin Aamiin Yaa rabi
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@laylaacabdilaylaacabdi6369
@laylaacabdilaylaacabdi6369 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله Waan ka helay qisadaan Sheekh allaah ku xafidoh
@sahramohamed8742
@sahramohamed8742 4 жыл бұрын
Mansha allah jazakumullahi jheyra yaa shekh axsan qiso wallahi allow iskubarakeey reerkaas anaga reeraka noobarakeey dhamanteen
@fardowsamacalin995
@fardowsamacalin995 4 жыл бұрын
Maasha allaah
@maandaarchannel544
@maandaarchannel544 4 жыл бұрын
Maasha allaah ilaah hanoo badiyo dadka saa usoo laabta allahana naga dhigo kuwa soo noqda
@ashaabdi3310
@ashaabdi3310 4 жыл бұрын
manshaAllah success to hear ,, Every successful man there is a woman behind ... May Allah bless them two couples ,,plz plz let's us respect a husband ,Inkasto oo aniga student an ahay ,,, but inshaAllah every time and now let's pray five dialy and ask our Alla forgiveness,,Our Sh my Allah protect you walai ,,Waa faido
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
MashaAllah May Allah bless you and protect you
@ashaabdi3310
@ashaabdi3310 3 жыл бұрын
@@AhmedAlYamaani ameen ameen ya Rabii,All of u
@ummucayn2474
@ummucayn2474 4 жыл бұрын
Maasha Allaah ... Allaah hakaa abaal mariyo shaykhunaa.. Uxibuka Fillaah❤
@sacdiamohamed7367
@sacdiamohamed7367 4 жыл бұрын
Masha Allah wlhi waqiso macn sidn usugayey lagama sheken Karo shiq axmad alaha ku xifdiyo ku barakeyo cimra ku dhereyo alow nagu arsuq sowj wngsn wlhi wey itabty qisada iso ducey shiq axmd
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
sacdia mohamed Amen Yaa Rab
@nasraweheliye5466
@nasraweheliye5466 4 жыл бұрын
Masha Allah jiza kalah kheyr Sheekh Ahmed Allaha ku xafido qiso cajiib ah اللهم ار زقنا الايمنان
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@asmaali940
@asmaali940 4 жыл бұрын
Masha allh Shaikh Allah kudhawro qisooyinkaagana wan ka helay walhi
@kabshaofficial9461
@kabshaofficial9461 4 жыл бұрын
Mansha allah jazaakallahu kheyr sheikh wlhi waa qiso mcn❤❤
@fadumarayanfadumaraya5397
@fadumarayanfadumaraya5397 4 жыл бұрын
Manshallh shekh Ale haku.barakeyo furitan wax lo dad dago mahan ale hanaga haye ragana bari ale hanoga shigo anagana sido kale
@fathiabdirizak3960
@fathiabdirizak3960 4 жыл бұрын
Masha allah wlhy ninkaas wu fiicna wlhy iyadana ilahy ba u wanajiyy
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Fathi Abdirizak Allah Ku Xifdiyo
@asturansal2676
@asturansal2676 4 жыл бұрын
Waaaaw waa qiso qurux badan m.a shiq ilahay ajar iyo xasanad haka siyo♥️♥️
@deeqoosman2055
@deeqoosman2055 4 жыл бұрын
Maasha Allah ilaahow oowlad salaxin ah igu arsuqo aamin yaa rabi 🤲🤲😭😭
@wardacali9607
@wardacali9607 4 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin aaamiin xppti inytaan awlaad haysan ilhy ha ku arsaaqo awlaad saalixiina oobaariyiina inta haysatana ale ha ubarakeeyo kuwo saalixiin oobaariyiinana ha uga dhigo
@munamohameddesignsofficial1275
@munamohameddesignsofficial1275 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️manshallah Qiso aad u cajiib ah Jazakallahu qeyran sheikh 🙏🙏🙏
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Muna Mohamed designs official Allah Ku Xifdiyo
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 4 жыл бұрын
Mansha allh jisakalh wlhi xilwa qisas shikh aniga aad ayey itabatey
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
xalima sacdiya MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 4 жыл бұрын
@@AhmedAlYamaani amiin amiin amiin amiin amiin amiin shugraan
@guleidabdi9717
@guleidabdi9717 4 жыл бұрын
Sheekh aad baan kusoo salaamayaa khayr iyo barwaaqo ayaan kusoo rajaynayaaa. Alle haku xiftiyo
@najmabintisheikh-kt6zt
@najmabintisheikh-kt6zt 4 жыл бұрын
Mashallah allah kuxifdiyo shiiqeena aad iyo aad ayaan ujeclahay inaan dhageesto qisooyinkaaaga iyo wanaagaga allah jaandisa hainagu wada kulmiyo
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 2 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@princesszamuabdullprincess506
@princesszamuabdullprincess506 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah shukran sheikh ilahy dambikina ha dhafo amiin
@cabdiraxmanbeenabeene5803
@cabdiraxmanbeenabeene5803 4 жыл бұрын
Masha aalh sh, waa qiso cajiib ah oo ku cibra qaadasho mudan Xaaska wngsn waa janoo kle
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Cabdiraxman Beena beene MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@RaxmomaxamuudBuulow
@RaxmomaxamuudBuulow Ай бұрын
Masha allah waa labo oo wanaagsan oo sabreen kuna guuleeysteen sabarkoda ❤
@shukrisheikahmed8846
@shukrisheikahmed8846 4 жыл бұрын
Maasha allaah waa qiso fiican sheikh ahmed yamani allaha ku xafido iina soo ducee alle dartiisa baan ku jecelnahay
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@fardowsayusuf1996
@fardowsayusuf1996 4 жыл бұрын
Maasha alaah sh.alle haku barakeeyo waxan kafaaiday waxbadan sida in lis raaligaliyo marka uu qalad dhoco &inkabadan oo wanaag ah
@umoaishasaeed3963
@umoaishasaeed3963 4 жыл бұрын
Masha Allah tabrallah Alle hydin xiftiyo
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@raxmoruun8123
@raxmoruun8123 4 жыл бұрын
Masha alah shugran sheikhana jazakalahu qeyr qeyràl jasaa masha alah waxan leehay alah ha usiyaadsho nicmadooda wa qiso cajiiba alah hana badbadiyo dumar hadanahay ilahow nagula cadaabin xaqa xajiyasheyna
@xamdiomaromar8119
@xamdiomaromar8119 4 жыл бұрын
Shiekh ahmed funny atahey wlhi mash Allah ilahey haku barakeyo adun iyo aqiro
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
MashaAllah 🤨 Allah Ku Xifdiyo
@ayuushtraab1445
@ayuushtraab1445 4 жыл бұрын
Masha,allh shiik qisoyin qurux bdan aya noso jedisa ilhy haku xfdyo kuwi ka faidaysta alla hnga dhigo 💕👍👍👍👍👍
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Ayuush Traab Allah Ku Xifdiyo
@farhiyaabshir4841
@farhiyaabshir4841 4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Masha Allah wa qiso aad u macan
@muniroahmed6141
@muniroahmed6141 4 жыл бұрын
masha allah sheikh jazakalah ker ilahey jasa dada jano ilahey haka dhigo
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Muniro Ahmed MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@fadumomohamed9615
@fadumomohamed9615 4 жыл бұрын
فوائد: ٦) الصبر والحلم بينهما الله يرزق الأولاد كثير. ٧) المعروف وحسنات لزوج يدخل الجنة ونجات من النار. ٨)العفو بين زوج وزوجته وكل الناس يحق له البركات الله في الذنيا والآخرة.
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
حفظك الله
@zeinabomar9263
@zeinabomar9263 2 жыл бұрын
@@AhmedAlYamaanip
@zeinabomar9263
@zeinabomar9263 2 жыл бұрын
P
@zeinabomar9263
@zeinabomar9263 2 жыл бұрын
P
@zeinabomar9263
@zeinabomar9263 2 жыл бұрын
0
@fatumaabdi2092
@fatumaabdi2092 3 жыл бұрын
ManshaAllah TabarakaAllah Shekh Allah Kaawal mariyo Runti Wa Qiiso Micna badhan Wadato JazakaAllah anagana kuwi kucamal fala Allah nagadigo....
@umuridwaan1432
@umuridwaan1432 4 жыл бұрын
Masha Allah waa qiso cajiiba allow sowjadka noo so hadeey yaarabi 🤲🤲🤲🤲💖❤💘👈
@fadimaayglan3783
@fadimaayglan3783 4 жыл бұрын
Masha allah sh.ahmad somalia 💕💞💞💕💕💞💞💞💕💕
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 жыл бұрын
great story Masha’Allaah ❣️❣️❣️
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 2 жыл бұрын
MashaAllah
@cadeeycaduuni582
@cadeeycaduuni582 3 жыл бұрын
Masha allh tabaarakllh waa qiso aad uqurux bdn msha allh alha ku xafido dr ahmed
@bariirahaji994
@bariirahaji994 4 жыл бұрын
MashaAllaah Allaah waxan ka baryaya inu zowjkayga iga dhigo ninkas iyo mid kasi wanagsan aamiin yaa Allaah Allaah jazakallaah shekh
@Heersare.0
@Heersare.0 3 жыл бұрын
U8ifbo
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 жыл бұрын
MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@nanitadayow7827
@nanitadayow7827 4 жыл бұрын
Masha Allah wa qiso aad iyo aad u qimo badan kudayasho mudhan jazakallah kheir
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Nanita Dayow MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@maryanahmed4021
@maryanahmed4021 4 жыл бұрын
Anaga hadanahay dumar waxannahay ciyal rad waeyn waxanagu fiican ninkas okale mansha allah
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@aqiisoibrahim8415
@aqiisoibrahim8415 4 жыл бұрын
Msha'allh jazakallhu kheyra allh drtiisa kuu jeclhy sh.yamni جزاك الله الجنة
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@ismahanaden57
@ismahanaden57 4 жыл бұрын
Shukran yaa sheikh
@fatimaalifm7942
@fatimaalifm7942 4 жыл бұрын
M.a shukraan jazilaan lak wa qiso ad iyo ad ufcn❤❤💯💞❣
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@nimcamohaabdi7997
@nimcamohaabdi7997 4 жыл бұрын
Qisadaaaz markaan dhageyzanyey Zi unbaan izku lahaa gabadha maxey Saas oo dhan ey Ninka iskugu bahdilaysaaa. Ayadoo xitaaa in uuu La guursado ogalaaaty. Blze qisada dhamaadkeda aaad io aaad iifarxad gelizay wx badana iga badashey جزاك الله خيرا يا شيخي
@simraankamil7394
@simraankamil7394 4 жыл бұрын
Masha Allah wlhi wan qiiroodey Allah akbar ❤️ shiiq ahmed jasakalah
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Simraan Kamil Allah Ku Xifdiyo
@muunaqali3115
@muunaqali3115 4 жыл бұрын
Incha allah waxan rajeynaya mid sida u wanaagsan inuu allah i siiyo
@yaasminxirsi5596
@yaasminxirsi5596 4 жыл бұрын
Masha allh Shikh ahmed allaha ka ajar siiyo
@saeedaabdi376
@saeedaabdi376 4 жыл бұрын
Jazakallaahu kher sheikh Allow igu bisharey wax walbo wanaagsan yaarabi
@Janno_Moha
@Janno_Moha 4 жыл бұрын
ما شاء الله اللهم بارك هذا العائلة⁦❤️⁩
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 2 жыл бұрын
الله يحفظك
@user-cb9nh6ky4k
@user-cb9nh6ky4k 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم دنيا واخره وفقك الله الله معك شكرا لك يا شيخ الله يسلمك الله يسعدك جزاكم الله خيرا اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 4 жыл бұрын
Maasha Allah Sheikh Illah xaqa hana waafajiyo Ameen. Zawj khair qabana on ilaguursanin Illah haisosahlo Ameen. Faaiidada kalane waa in ay isusabreen. We love you too Sheikh. Wcs wrmt wbrkt
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Riza Mohamed Allah Ku Xifdiyo
@fadumoalikarshe1594
@fadumoalikarshe1594 4 жыл бұрын
Mash alaah jazakalahu qer sheq qisadan wey iga ilmeysisay
@drsnajmaclnaasirsaneidrsna7731
@drsnajmaclnaasirsaneidrsna7731 4 жыл бұрын
Wlhii aniga dabeecadeyda waaye🤪 masha Allah
@justnow7263
@justnow7263 4 жыл бұрын
Qisooyinkaagu waa kuwo cajiib ah , mahadsanid sheekh
@rahimaali1594
@rahimaali1594 4 жыл бұрын
Waa qisadii ugu wanaagsanayd ee aan dhagaysto.
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
Rahima Ali MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@sacdiyoxasan4963
@sacdiyoxasan4963 4 жыл бұрын
masha Allah qisa cajib ah
@amiirajamac8954
@amiirajamac8954 4 жыл бұрын
ماشاءاللہ جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
@hafsomohamed5109
@hafsomohamed5109 4 жыл бұрын
walahi wa qiso cajiiba faidada kowaad .I N waqtilais siiyo ; subhanallah,maxaa kafican walayasha kale qaar aa horay wan kufurnay kudhahayo markad furiinwaydiso lkn ninkaan waqti ayuu siyay xaskisa ee horay muu kufurin
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 4 жыл бұрын
MashaAllah Allah Ku Xifdiyo
@halimosadia5697
@halimosadia5697 4 жыл бұрын
Ajar iyo xasanad allaha kasiyo sheikh anagana kuwii wax kuqato kana faida allaha naga dhigo
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xaaska ku dayashada mudan|| Maama Caasha
40:37
Salafmedia
Рет қаралды 611 М.
Tasbiixda waa dawada kurbo oo dhan looga Baxo  || Sh Mustafe Xaaji
23:55
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН