MAXAA KU DHACAY LABA XAASLIHII MARKKUU CADAALADA KA TAGAY? *JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB*:: DR YAMANI

  Рет қаралды 102,592

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Күн бұрын

Пікірлер: 334
@anabcanab1456
@anabcanab1456 3 жыл бұрын
Abayo ilahey hakusiyo owlad salih ah athiyo iyo intaaan xaysanin allahuma ameeeen 🤲
@maayaabdalaa3401
@maayaabdalaa3401 3 жыл бұрын
Please iisoo duceeya waa maalin jimca ah alaah in uu iigu deeqo awlaad saalaxa 3 year ayaan xaas ahay wali wax ubada madhalin please ducada waan idin ka sugayaa please iisoo duceeya
@aminashxikam4769
@aminashxikam4769 3 жыл бұрын
Amiin.
@barwaqoyusef7376
@barwaqoyusef7376 3 жыл бұрын
Ilahay awlaad salixa haku siiyo adiga iyo inta kula midkaa ba 🤲
@hoyoocadeycooking1
@hoyoocadeycooking1 3 жыл бұрын
Allah owlad qer qabta hakusiyow habiibti amiin ya Allah 🤲
@rayaanhussein8251
@rayaanhussein8251 3 жыл бұрын
Ilaahay ha ku siiyo awlaad baari ah aamiin...🤲🤲
@asmahkalindah4441
@asmahkalindah4441 3 жыл бұрын
Wll istiqfaarta badso فقلت استغفرو ربكم إنه كان غفار يرسل السماء عليكم مدرار ويمددكم بأموال وبنين وجعل لكم جنات ويجعل لكم انهار
@hibamuhudin4014
@hibamuhudin4014 3 жыл бұрын
Masha allah shekh jazakalaah Kheyr ilaahay Kheyr badan haa ku siiyo ilahay ha ku xifdiyo aduun 🌎 iyo aaqiro 🙏
@zuneyracabdiraxman3517
@zuneyracabdiraxman3517 3 жыл бұрын
asc walalaheyga isow duceya inu Alle fosha ifududeyo ani iyo inta Muslim ah
@Fatima-dagan
@Fatima-dagan 3 жыл бұрын
Wcslm wrwb ilaahay haku fududeeyo qali
@abdibaba3407
@abdibaba3407 3 жыл бұрын
Amiin ya Allah
@maryancali7540
@maryancali7540 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh khery allaha ku siiyo shiiq iisoo ducey inow alle iigu ar zaaqo sowj saalix ah sheikh qeyr allaha kusiiyo miisaanka xasanaadka allaha kuugu kabo aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲
@somaliahanoolato349
@somaliahanoolato349 3 жыл бұрын
Allah ku sahlo wll
@munaqureysh2120
@munaqureysh2120 3 жыл бұрын
alle hakugu arzaqo ukhtii zawj salixa
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs sheeq masha Allah tabrikllha waa qiso cajib ah runti waxa badan faiido laga qato haquuqada ninkaga kugu leh mar walibo hada ilalisi runti faxat aya kunolahesa ilahey sojo saxal hanagu arsaqo dhaman aniga iyo gebdhaha walalaheyga ah Aamiin Aamiin Yaa rabi
@hibamuhudin4014
@hibamuhudin4014 3 жыл бұрын
shekh ilahay ☝️ ha ku jaclaado siidaa Kheyr ka noola jeceshahay🙏
@izoohassn6994
@izoohassn6994 3 жыл бұрын
Masha Allah wlhi waa qiso cajibah faidada kowad aan kafaidey asxabta Wngsn iney marwlbo dinta kudhaweyn 2 qofki rabi raligaliyo inumrna dhayacenin sbbta gabadha wy arkeyse inu kasijede hadane wanajisee wxa ablkad fasho wukuguso noqona haxumade ama hasamade sh jazakaAllh kheir shukran may Allah protect you 🙏🙏
@munoyoonis1042
@munoyoonis1042 3 жыл бұрын
Masha allah hooyada wanagsan waa tan carurteeda wnaag kubarbaariso Ninkeedane ixtiraamto wanag kula dhaqanto, ilhey hanoo sahlo wiil diin leh aqlaaq wngsan leh Lees ixtiraamayo, 👏👏👏jasakalllahqeyr Shaikh Ilhey haku xifdiyo adun iyo aqiro
@asiyaasiyatwins2532
@asiyaasiyatwins2532 3 жыл бұрын
Mashallh wallhi waa qiso aad aan u jecladay iyo fa,idoyin badan wato mahadsanid sheikh
@magool8581
@magool8581 3 жыл бұрын
Masha Allah jzkallahu khyraa sheikh... Am addicted to your stories.....
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 2 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@ducochannelmaalinwalbafarx9986
@ducochannelmaalinwalbafarx9986 Жыл бұрын
May Alla bless you
@pahjaa5562
@pahjaa5562 3 жыл бұрын
Illahy waxa kaga baryaya kheyr aduun iyo aakhiro Allah ha ino ka xafido Sheikh
@hodhanabdi3117
@hodhanabdi3117 3 жыл бұрын
Never seen someone as humble as you walhy sheikh love u for the sake of Allah, may Allah give u jannah
@nasracismaan8656
@nasracismaan8656 3 жыл бұрын
Soo
@hodhanabdi3117
@hodhanabdi3117 3 жыл бұрын
@@nasracismaan8656 mind ur bss
@hodhanabdi3117
@hodhanabdi3117 3 жыл бұрын
@@nasracismaan8656 say amiin or mind ur bss
@magool8581
@magool8581 3 жыл бұрын
Hhhh bisinka
@hodhanabdi3117
@hodhanabdi3117 3 жыл бұрын
@@magool8581 MashaAllah I love u too for the sake of Allah
@seynabsaid8104
@seynabsaid8104 3 жыл бұрын
Jazaka allah shiiq axmed waxbadan aan kaa faaidnaa markasti allaah kaa abaal maryo wanaaga umada uhayso
@xamdiomaromar8119
@xamdiomaromar8119 3 жыл бұрын
Jazaka Allah qeyr shiekh ahmed ilahey haku xifdiyo adun iyo aqiro
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 2 ай бұрын
Fadlan codsi qof walba u arka commentigayga igu so duceya in allah igu arsaqa zawj wanagsan o masul iga noqdo ani iyo awladayda o walidkisa bari u ah o rixinka xiririya ana xaqayga isiya ana igu so duceya in allah iga yelo zawjad wanagsan awlaad wanagsana allah nakala siyo🤲🤲🤲
@sihammohamed8064
@sihammohamed8064 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ١-أن الظلم الظلمات يوم القيامة ٣-الصبر جميل و لكن نتائجه أجمل ٣-إن النطافة و الترتيب المنزل قسط من النجاح ٤-أن الله سبحانه و تعالي لا يضيع أجر المحسنين ٥-أن القلوب المتقلبة يحبونك اليوم و يكرهونك غداً و علي عكس صحيح ٦-أن الزوج إن تزوج إمرأتان فأكثر لا شك أنه يميل الشخص بما كان عادلاً .
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
gebdhaha walalaheyga ah sheeq jicmo Mubarak jizakalaha qeer ilahey haku xafido aduyo iyo aqiro misankaga xasatka haku saro qeer nola jaceshit Aamiin Aamiin Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@asmahkalindah4441
@asmahkalindah4441 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH TABARAKA RAXMAAN ALLAHUMA BAARIK JAZAKA ALLAHU KHYRAA sheekh Waad mahadsantahay faaidadaan ku dari lahaa waxa weeye in hadii lagu dulmiyo aad samirka ku dadaasho qofka dulmiga kugu wadana aad intii karaankaaga ah aad isku daydo inad u caqli celiso
@sacdiyoxusen2007
@sacdiyoxusen2007 3 жыл бұрын
Asc shekhana allah dartiisa ku jeclahay allah ku xaafida. Waxan idinka codsana umada iyo shekhena ina iso duceysan 9sana aya kilyaha leyga dhaqoya in allah icaafiya
@gellewarfa359
@gellewarfa359 2 жыл бұрын
Ilaahay hakucaafiyo sidagdagana kalyahaaga sidoodii hakaagadhigo
@alikaafiabdullahi5886
@alikaafiabdullahi5886 3 жыл бұрын
masha allaah sheekh ala haku xafido waxan rabaa su aalo xagee lgaa hali karaa jasa akalaahu alfa khayr
@FAADUMOBEATYSALON
@FAADUMOBEATYSALON 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا واحس الله إليك يا شيخنا
@ducochannelmaalinwalbafarx9986
@ducochannelmaalinwalbafarx9986 Жыл бұрын
الله يحفطك
@queenema216
@queenema216 3 жыл бұрын
asc sheeq axmad alyamaani jumca mubaareg
@sofiaabdi9184
@sofiaabdi9184 3 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء ❣️
@hooyoqaalibaatahay9598
@hooyoqaalibaatahay9598 3 жыл бұрын
shugran sheeq axmed waanqaatay waanadaada alle dartiis ayaan kuu jeclahay allaha ku xafido
@anaadcaday3298
@anaadcaday3298 3 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله لكما وبارك الله 🥰
@capdul
@capdul 3 жыл бұрын
M.a allah ku xifdiyo sheikh allah naga dhigo kuwa ku wano qaato abti
@shankaroonabdi5501
@shankaroonabdi5501 Жыл бұрын
Masha allh jazaakallh sheikh allh ku xifdiya wlhi badanaa wxn lakulmaa qisooyinkga xili aan ubaahanhy alx wna ku dagaa ilahy jawzyaashena hano barakeeyo
@ayaanmaxamed8173
@ayaanmaxamed8173 3 жыл бұрын
Mansha Allah ilaahay haku siyaadiyo cilmigaad na bartay
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Allah hakuxiftiyo
@maamocdiraxman4461
@maamocdiraxman4461 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته ياشخ احمد الله يبارك ويحفظك امين امين امينiisoduceya wal
@deeqomohamed462
@deeqomohamed462 3 жыл бұрын
Jazakalah kheeran shikh illahay ha kuxafidoh amiin
@najmakamil4976
@najmakamil4976 3 жыл бұрын
Msha allh shekh alle ha kuxifdiyo
@deeqojamac1058
@deeqojamac1058 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaah qeyr bdn ha Ku siyo
@ayaanabdi162
@ayaanabdi162 3 жыл бұрын
Illahay khayr ha ku siiyo walalkay halkeen kaala soo xidhiidhi karaa
@somaliahanoolato349
@somaliahanoolato349 3 жыл бұрын
Masha allah Jazaka allah kheyr Sheikh Ahmed
@halimoabdiahmed3809
@halimoabdiahmed3809 3 жыл бұрын
Jaskallahkheyra sheikh Ahmed barakallah
@fouziyacomedian2144
@fouziyacomedian2144 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH. MASHA ALLAH. SHEKH. WALLAHI. QISADAN. WARUN
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 3 жыл бұрын
Masha.Allah tabaaraka Raxmaan jazaakallaahu kheyr sh. Axmed Al yamani
@cashocali4476
@cashocali4476 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayr yaa shayqanaa
@naciimobarre3843
@naciimobarre3843 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا في الدنيا والآخرة
@farhiahassan5477
@farhiahassan5477 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh jazakallah dulmiga mafiicno wlh
@rahmaismaicl7158
@rahmaismaicl7158 3 жыл бұрын
Sheikh Ahmed isoo ducee inu ilaha heesaha giigaa masaxo sheikh waxan isku karilaya salada ii ducee sheikh
@faizaibrahim4286
@faizaibrahim4286 3 жыл бұрын
MashaAllah jazaakumullahu kheyran
@samiyabintushkh8605
@samiyabintushkh8605 3 жыл бұрын
Masha Allah wllo alle ha ku xafido wlhi wn ku jeclhy ilahy dartiisan ku jeclhy waayo markasta waxad na xasuusisaa Allah sida aad noo gu bisharayso khairka alle janada ha kugu bisharayo wllo Jasaka lahu khyrn
@abdinajibmohamed8794
@abdinajibmohamed8794 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Dr wlh wa qiso cajibaa wlh
@wacanmohamed8788
@wacanmohamed8788 3 жыл бұрын
Asalamucalaykum wlalayal I so duceya murado badan ayan leyahay.
@fatuushfanaxleey5889
@fatuushfanaxleey5889 3 жыл бұрын
dr axmed alah ku.xafido talooyin . qiisooyin faaiido leh jasaa kumu alaah qeyr ilaah waxa ka bara mustaqbal wanaagsan iyo awlaad baari ah aduun iyo aaqiiro
@shugrishuceybe1918
@shugrishuceybe1918 3 жыл бұрын
Mash allh alle haaku xaafadiyo shiihk maahdsni saxi saxi scw scw scw
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 3 жыл бұрын
Mansho alah ilahay haku xifdiyo raguna ilahay hano hanuniyo
@muminakelifa9576
@muminakelifa9576 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah sheik keep going jazakalah kheir
@abukarturdho2449
@abukarturdho2449 3 жыл бұрын
Maashaaalh Dr arin muhiim ayaa ka hadashay
@freeab7685
@freeab7685 3 жыл бұрын
Shukran sheikh. Ahmed
@ayaanwarsame8264
@ayaanwarsame8264 3 жыл бұрын
Dr. Ahmed Al Yamaani. Mahadsanid Shiikh waa qiso cajiiba dulmiga waa in laga fogaadaa lkin siday gabadhu ku ogaan ninka ay la sheekaysato in uu isku darsaday diin iyo akhlaaq.
@nasra591
@nasra591 3 жыл бұрын
Istikhaaro lee ku ogaan kartaa
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 3 жыл бұрын
Jazaakalaah qeyr shiiq allah ku sharfo
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 жыл бұрын
GURYAHA 1,2,3,4 Ayey kala yihiin Haday Nmber lahayn waa zero Nmber Un limit ayeyna Noqonaan. Sidee loola Simaa Gadaal ga,gaar qof Kula soo Rafaaday oo Nolosha kula soo kobciyey. Nin Jisaar waaye Dumarow Wanaag bixi laakiin Xaqaada qaado Dulinimane Ha u Dulqaadan.
@ikranali8330
@ikranali8330 3 жыл бұрын
Sheekh alle ha ku bareekeeyo
@Nick-cy4ug
@Nick-cy4ug 3 жыл бұрын
Sheekha quranka akhrinayo inta hore wa ayo walaaloyaal?
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 жыл бұрын
Anba wan jeclahay wlhi Qaariga
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 жыл бұрын
Anba wan jeclahay wlhi Qaariga
@ifraaxcadeey2172
@ifraaxcadeey2172 3 жыл бұрын
Masha allah sheikha allow kuxafid
@haboonabdiqadir9057
@haboonabdiqadir9057 3 жыл бұрын
Ilahay haku barakeyo shiekh insha alah aqiriyo adunba farxad an dhamaneynin alah kusiyo dhamantenba ilahay hana xifdiyo insha alah
@hodanbare7932
@hodanbare7932 3 жыл бұрын
Manshallh shekh alle hakubarkeyo sidano xasusinaysid daqanka wangsn
@famayabdiraman8408
@famayabdiraman8408 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh jazakallahukhyer
@amatullah3491
@amatullah3491 3 жыл бұрын
🥰😰MashaAllah awesome qiso😍😍
@Hargeisa916
@Hargeisa916 3 жыл бұрын
Allah kusiyo abyo awlad salihin eh ducatha bathi abyo iyo saliga nabigana badi Salalahu Caleyhi Wasallam Inshlx abyo
@umuruuneey9838
@umuruuneey9838 3 жыл бұрын
Alle haku siyo owlaad baari ah abayo adigana badi ducada alle iyo sadaqada
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 3 жыл бұрын
Gabadha amey eheed xaaski hore oo ay maseer saneed
@munita3939
@munita3939 3 жыл бұрын
Ahahahah. Good question 😂🤣
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 3 жыл бұрын
Saas ay ubadan tahay
@faadumosuleiman5105
@faadumosuleiman5105 3 жыл бұрын
Masha allah illahey kheyr Allah ku siyo
@cilmicismaan4448
@cilmicismaan4448 3 жыл бұрын
Inkasta oo laga gudaayay wuxuu geystay haddana Wallaahi wuu iga dulqaad badnaa ninkaasi Dunida waxaan aniga la amakaagaa dadka dulqaadka badani
@saynababdulahi4906
@saynababdulahi4906 3 жыл бұрын
Raaliyo ayey ahaydmidkood midna qumanyo allaw naga dhig tawanaasanlabadooda
@cilmicismaan4448
@cilmicismaan4448 3 жыл бұрын
@@saynababdulahi4906 Anna raaliyo raadinaayay ee ma isku qabsanaa kkkkkkkkkkkk
@nasrabadal472
@nasrabadal472 3 жыл бұрын
Jazakallahu qayr sheikh
@mariamohamed7454
@mariamohamed7454 3 жыл бұрын
Baarkallh jazaakallah
@ashahirsi1838
@ashahirsi1838 3 жыл бұрын
Jasakallah kheyr sheikh .
@halimaabdulle3325
@halimaabdulle3325 3 жыл бұрын
Abaayo awlaad qayr qabta ilaahey ha ku siiyo amiin
@samiyabintushkh8605
@samiyabintushkh8605 3 жыл бұрын
Abyo Mcnto alle ha ku siiyo awlad baari ah markasta bari Allah haka quusan alle aya wax kasta gacmihiisa ku jirn wllo qli
@suhurahmed1475
@suhurahmed1475 3 жыл бұрын
M.a shiikh alle ha ku dhwro
@ayaangaylan4448
@ayaangaylan4448 3 жыл бұрын
jisaakalaal ilaahay adoona ma dulmiyo gabadhana samirkeeday ku liibantay tana dulmieedii ayaa ilaahay ku imtixaamay
@yaasmiincumar3742
@yaasmiincumar3742 3 жыл бұрын
Mash allh sheeq alaah qeyr hakusiiyo waa talo wacan
@اليتاتركي
@اليتاتركي 3 жыл бұрын
asc sheekh alahakaa abaalmariyo
@Umuahmed143
@Umuahmed143 3 жыл бұрын
Masha allah baarakallahu fiik shekh
@dekoahmed1643
@dekoahmed1643 3 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@hannyabdikadir337
@hannyabdikadir337 3 жыл бұрын
MashaIIha sh ilaahey hakuxifdayo waa qiso ficn 👍👍
@raxmaabdi6570
@raxmaabdi6570 3 жыл бұрын
Mashalaah dulmiga iska ilaaliya ragoow
@deqasheikh5396
@deqasheikh5396 3 жыл бұрын
Masha Allah kheer allahaa kusiiyo
@najuumuse603
@najuumuse603 3 жыл бұрын
Iso duceya ana dhibkas ihayo nin ba iqabo urban uleyahy ima tixgaliyo hapenki ima imado iga mawarqabo xita ana xiririyo wll yal iso duceya
@fardosahassan9937
@fardosahassan9937 Жыл бұрын
Duceyso wall InshaAllah
@khadrajamac3890
@khadrajamac3890 3 жыл бұрын
mansha allah samirka waa cajib qof waliba samra waa guulaysta
@afnaanabdilaahi4547
@afnaanabdilaahi4547 3 жыл бұрын
Masha allah jasakalahu khayran
@suhuurmaxamed1845
@suhuurmaxamed1845 3 жыл бұрын
جزاك الله بخير
@Hargeisa916
@Hargeisa916 3 жыл бұрын
Sheikh Allaha kuhifdiyo ee isoducey diba ihaysta iyo Daman asahabta
@umamuctazem162
@umamuctazem162 3 жыл бұрын
ninki ad .mustafe udhshay ma is dagasheen
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Asckm masha allaah allaha kuxafido yaarabi aamiin aamiin yaarabi aamiin
@fartuundeerow3515
@fartuundeerow3515 3 жыл бұрын
Masha Allah ale ha ku xafido shik
@umamarynumamaryn1773
@umamarynumamaryn1773 3 жыл бұрын
Qeyrahu jasa sheq axmed
@sofiyoaadan6522
@sofiyoaadan6522 3 жыл бұрын
Masha allah marka hore allaha ayaa mahad leh oo qalbigiisa uso jilciyay hadana wexey ku heshay samirkeeda
@sagalmohamednor5598
@sagalmohamednor5598 3 жыл бұрын
Shiikh alle ha ku xafido waxa bdn ayaan ka faiday m.
@ayaannuur3975
@ayaannuur3975 3 жыл бұрын
Asc sheq iisoo ducey ilmo ayaa leygu qalaa in ilahey qaliin danbe ilahey iga kaafiyo
@fatumahassan8054
@fatumahassan8054 3 жыл бұрын
Masha Allah barakallaah Sheikh
@sihamyusuf2547
@sihamyusuf2547 3 жыл бұрын
fat Abdullahi abayo Ilahay olaad cafimad qabo ilahay hakusiyo ameen
@zahrahussein9839
@zahrahussein9839 3 жыл бұрын
Jazaakalahu qeyr sheeq ahmed ilaah dartiis kujeclahay
@fatumaabdullahi1861
@fatumaabdullahi1861 3 жыл бұрын
Jazakallakheyr shukran MashaAllah
@suadfarah8718
@suadfarah8718 3 жыл бұрын
mansha allah shiikh alle haku bara keeyo
@fadumasaid4852
@fadumasaid4852 3 жыл бұрын
Allah yaxfadak sheikh
@maryanmohamud7526
@maryanmohamud7526 3 жыл бұрын
Kkkk wadadkaan waaba nacbanahay kkk astaqfurulah , markii xuquuqdeda laga hadlaayay waxe dhahaysay waa sax lkn markii xuquuqdiisa laso gaaray e bilawday inay dhahdo wadaaadkaan waaba nacbanahay , cajiib
@faizamahmoud5337
@faizamahmoud5337 3 жыл бұрын
Asc sheekh jazkaalh kher sheekha waan ku bahna ee xageen Kal so xidhiidho sualo diini ah ayaan raaba inaad iga jazai siiyo sheekh
@xaafidahali4155
@xaafidahali4155 3 жыл бұрын
Jazakalaaah qeyran sheikh
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 37 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 98 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
Dikriga Alle Qalbiga Ayuu Nooleeyaa | Ustada Naima
30:41
Gabdhaha Dacwada Nairobi
Рет қаралды 25 М.
Qisadii Geeridida Nabiga Sallallaahu Calayhi Wasallam / Sh Saciid Raage
13:14
Qiso Xanuun badan, Caasi waalidka iyo Habaarka hooyada 😭
31:02
Fatima Muna channel
Рет қаралды 42 М.
3 Qiso oon usoo joogay ★Dr Ahmed Al-yamaani
51:35
Salafmedia
Рет қаралды 199 М.
Su'aalo Iyo Jawaab Ku Saabsan Familiga, ILA TALI::: Dr Ahmed Al-Yamaani
48:36
Ha Ooyin Waa 6 Qiso Oo Calool Xumo Leh   Culimada Odhan
20:26
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 45 М.
WAA 5 QISO OO AAD U QIIMA BADAN:::::DR AHMED AL YAMAANI
1:12:35
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 40 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 37 МЛН