Walee hawiye yar io weyn waxaad moodaa dad waaalan oo qabyaalad io qudhun aan ka dhamaanayn
@ijaaboosoble132013 күн бұрын
Ani beydhabo aa kudhashay waana jeclahay hg aana ahay dadka mawada xuma ee halqof waaye waxa xun
@MuseAxmed-hf2qg13 күн бұрын
Qadarka ilahey diidi maayo balse iyadaa guursatay dad aynan dhaqan wadaag lahayn
@MohamudDahir-du7jt13 күн бұрын
Waligiin baad kala guursan jirteen waxaasi baad isugu sheekaynaysaan maxaa beenta kugu wata dhaqankiinna muxuu yahay isma guursanno ayaad ku sheekaynaysaa yaad beentaa u sheegaysaa kkkmm
@ruweydayusuf143yusuf811 күн бұрын
Hawiye tira badanaa kawaran la dulmayana waa iyaga kan waxdulmana waa iyaga, ninyohow reer ma reer fircoonbaaa.
@sucdisiad331612 күн бұрын
Qooysaska barakacayaasha ee dhooban Galmudug waa in la soo tarxiilaa oo dhulkooda dib loogu soo celiyaa. Waa in cid walba ay dhulkooda joogaan guurkana waa un laga dhigaa nimaad taqaanid guurso si aad wax aad taqaanid u dhashid mar hadaad qof aadan isku sinji iyo lahjad ahayn guursatid inaad lagu gymaynaayo ogoow
@barsaqanbarwaaqo411013 күн бұрын
REERKU GABADHEY EEGAYAANE CARUURTOODA MA EEGAYAAN
@MahadOmar-q2h13 күн бұрын
Away Beeshii.ay ilmaha u dhashey may dhulkooda difaacdaan soo carruurtoodu dhaxalka may lahan see wax ka yihiin waa qalad in odayaal reer galmudug ah ay raadiyaan dhul ay leeyihiin ilmo raxanweyn ah oo waliba ku yaala degmada Baydhabo anigu mafahmin arintaan waase layaab runtii.
@warsameabdi691412 күн бұрын
Sxb ad iyo ad waxan ognahay inta loo.awood sheegtay maahan gabadhas kaliya.kuwo.badan ayaa.jira .waxa kamid ah kaaho xuseen cali kulan.oo ka soo wareegtay.91 dii ka.bacdina.la.hantiyay.gurigeedii iyo beertiiba iyo dad kale oo farabadan
@ijaaboosoble132013 күн бұрын
Ninkeedii aaway ma waxmataraa mase waa dhintay
@cadceed-wt513 күн бұрын
Dhulkas iska daaya unuka ma gaarne ee dabaqa soobe hadan ku qabsano kwrn
@nuuurcbdii13 күн бұрын
🥺.🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@BisharoNor-tq7fu13 күн бұрын
Reer konfur galbed ma gabadha ilmaha idin heyso dhul ka dhaceysan yahu awal ee meel an la galin gashe war ka xishoda Gabadha
@SahalAbdullahi-s3n9 күн бұрын
Kuwa xamar jooga aya la tarxiilaa sug
@AbdullaahiXaamuud-m7w13 күн бұрын
Markii hore ayay dad aan fiicnayn xidid la noqotay waa dhaqan xeer dhaaf ah.
Siid cali maxa saan ugu so bixi weysen marku dhibka keesanayo
@abdirisakmohamoud177213 күн бұрын
Aduunyadan majihi loorogay oo madaxu fooraro .aduunyadan may maaygii galmudug guri ka xoogayso aduunyadan ragii tuugsan jiray tabar ku faanaayo intaas aan ku Soo koobayaa yaanan siibadine🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁😁😁😁😁👍
@MohamudDahir-du7jt13 күн бұрын
Qof kasta gurigiisa ayuu ku xoog waynyahay deeegaankooda idinkaa ka tuugsanaya haddii deegaankaaga ay ka tuugsadaan
@abdirisakmohamoud177213 күн бұрын
@MohamudDahir-du7jt ma matuug sane boos ay lacagteedii kala baxday ayaa lagu haysta mida kale iyadaa qaba maxamed mataasaa soomalinimaah?