#Gabayada

  Рет қаралды 563,274

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 110
@cabdirisaaqmaxamuud6358
@cabdirisaaqmaxamuud6358 2 жыл бұрын
Maxamad aadan dirir guul
@waraabecadde7726
@waraabecadde7726 2 жыл бұрын
Hhhhhhh inta ugu horeysa way ii habaysay maalintaydii
@Fuaadiidmaxamed
@Fuaadiidmaxamed 2 жыл бұрын
Wr inadeer barnaamijka sarka dhaban .waxad samaysa playlist ka meel isaga u goniya usame si markaba barnaamijka anuu u helo
@xogdoonchannel8135
@xogdoonchannel8135 2 жыл бұрын
Hawiye asagaa is fahma cidkale fahan ugama bahna
@rodaosmandaoud
@rodaosmandaoud 7 ай бұрын
Cambuulo 😅😅😅 kaftan
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waa inaad gasiin ugu dartaa xeedho geedo lehe suugaanta schoolkaan ku soo dhigtay
@mahadoahmed3307
@mahadoahmed3307 2 жыл бұрын
Waa inaad wax lama goofiyee garna dhigataye
@MaxamuudSiciid-n4n
@MaxamuudSiciid-n4n 2 ай бұрын
Mnshlh hore u soco taar TV tarikh hore kuwa joog hada
@yasinfarah
@yasinfarah 2 жыл бұрын
Horay u soco af somaali xul ah baad kuso tabisaa
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 жыл бұрын
MAASH'ALLAAH . Waa barnaamij fiican iyo tabiye wanaagsan oo isku darsaday eray-bixin sare iyo cod macaan . Idaajaa 2 . Soodhawoow wll.
@zahramohamed4904
@zahramohamed4904 2 жыл бұрын
000
@zahramohamed4904
@zahramohamed4904 2 жыл бұрын
ĺppp
@khaderismael7364
@khaderismael7364 2 жыл бұрын
Indhoole dhibaad baad buu u raray inanttiisa hadana arbacadii nayruus oo abaara ayay Ku soo noqotay ee gabaygu afo maaha.
@suhaybmohamed-mm4fr
@suhaybmohamed-mm4fr Жыл бұрын
Ooo ooo waar ninja afsoomaaliga kabarta hawiyoow aboowe hanahayninee
@khaliddhobaleofficel4471
@khaliddhobaleofficel4471 2 жыл бұрын
Walahi Dad kii Hore Ayuba Somali la Dhaho karaa
@mofosman4426
@mofosman4426 9 ай бұрын
Mashala waa gabayo macaan iyo dhacdooyin cajiib ah. Ninka waxaan kula talin lahaa gabayaa noqo. Waayo waxaa ilaahay Ku siiyey cod macaan oo ah ki loogu tala Galay gabayaa ah
@ibrahimmohamedhassen2139
@ibrahimmohamedhassen2139 2 жыл бұрын
Masha allah
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Codkisa tageera ninkan wllhie🔥🙏
@heercaalami8535
@heercaalami8535 2 жыл бұрын
Mnsha allh
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
War soomaaliyeey xitaa haddii taariikh hore laga sheekaynayo qabyaalad baad la soo i Ordaysaan war xishooda dadkaasi tage idinkuna waxaad ka dhammaan la,dihiin anaga reerkayagu sidaa maaha
@ahmedrule4895
@ahmedrule4895 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay noolaynta af-soomaaliga
@guledyonis2153
@guledyonis2153 2 жыл бұрын
Zuxufi sare
@abdifatahsaid6238
@abdifatahsaid6238 Жыл бұрын
Keep going my bro
@abwaanjidhoon7897
@abwaanjidhoon7897 2 жыл бұрын
Cajiib isniintii dhawayd waanigii awrta kuu raraye,, maaanta maxay kaa ag dhige saw arbaca maa,,
@KhadarAxmed-i3u
@KhadarAxmed-i3u 7 ай бұрын
Horey u soo dhaqankaaga hormarii
@aayahamedia3239
@aayahamedia3239 2 жыл бұрын
Barnaamijkan sarkadhaban taxanihiisii fadlan noosoo celi sxb oo
@calaydhchannel2541
@calaydhchannel2541 2 жыл бұрын
Indhoole libaax gabayga Dhibbaad uu raray ayay ahayd ee AFO maaha
@mohamiin378
@mohamiin378 2 жыл бұрын
You tube ka waan kawaayey
@mohamedabdi8412
@mohamedabdi8412 2 жыл бұрын
Eating, eating jaanaha .maqooqaha
@qadranuurachannel
@qadranuurachannel Жыл бұрын
Maansha allaH
@yousoufabdi2132
@yousoufabdi2132 Жыл бұрын
Good night
@mohamedabdi8412
@mohamedabdi8412 2 жыл бұрын
Walalo. Kenya
@MaxamuudAadan-e6d
@MaxamuudAadan-e6d 6 ай бұрын
Waa waxjira sidan
@hawwagamaa7179
@hawwagamaa7179 2 жыл бұрын
Scww. Maxamed Aden Dirir, Gabayga u danbeeya, an waxyar kusaxo, adoo iga raali ah waxan ahay sxbada kugu xidhan magacaygu waa Cisman Qawdhan kunool Dalka Masar gaar ahaan Qaahira, waakan Gabaygii, Hammo duniyadeed waa intaad galinba haysaaye * hir kolkii aad dhaaftuu midkale kaa hor kacayaaye * hal haddii ad leedahay labaad ku hindisootaaye * haddaadse haalik maalik tahay hagar la, aan xooga * haddaan hoosta reer lagadhaqayn kaama hawl bexe e * haantii aan gun loo tolin biyuu ku hakan maayaane * ku haraaday naagyahay intaan hooyda kulahaa. sidanbaan u maqlay lakin mahubo inuu dhan yahay laaxinka uunbaan kasaarayaaue
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
de gabadhaha manay gabiyijirin bal iyagana noo soosheeg ila gabdha waxa shaqlaaha looga dhigta odayadii hore ku taliyay kuwa imainka dumarkakacaya youtubemaxaloolayaba weligood bay rifayeen dumarkee
@Ifiyeshow143
@Ifiyeshow143 2 жыл бұрын
Sarkadhaban waa Barnaamij aan dhegta u quudho goor waliba.
@adenali274
@adenali274 2 жыл бұрын
Thanks
@mohamiin378
@mohamiin378 2 жыл бұрын
Nio heestan xagaan kahela
@AMO00165
@AMO00165 2 жыл бұрын
Nio heesta waar raadiyay waan soo hellay waxaa qaada hassan diriye Ku qor hassan diriye heegan
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
KZbin bay ku jirtaa
@craxmaannuur5366
@craxmaannuur5366 2 жыл бұрын
Asc dirir waa.maxay sarkadhaban eraygaasi
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 2 жыл бұрын
Sarkadhaban wll waxa weeye Ama lamacno yahay Layaab Amakaag Uqaadan waa Erayadaas ayunbu lamidyahay san u aqano
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 Жыл бұрын
Aan kuu sheegee Sarkadhaban waa nooc roobka ka mid ah oo arlada Soomaali degto isu mara oo aan kala go lahayn Erey bixintuna waa sidaa oo waxaa la wada marayaa wixii Soomaali gabyay
@AHMEDMahad-z4y
@AHMEDMahad-z4y Жыл бұрын
SXP SUGAANTA NOSOO BADI😂❤
@aminaali691
@aminaali691 2 жыл бұрын
Warya dadkan aad ka hadlaysa waa reer somaliland why aad uga hor jeedaa Somaliland
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk
@mawjama831
@mawjama831 Жыл бұрын
Gabadhaas waxaa guursaday Gacayte dheere, oo Wagardhac ahaa kana sii ahaa Reer Gadiid.
@KhadarAxmed-i3u
@KhadarAxmed-i3u 7 ай бұрын
Waa ku mahda san tiihiin dhanka aad wada
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 2 жыл бұрын
Hawiye digirtu karsada kkk
@bossman1024
@bossman1024 2 жыл бұрын
Qumud inad hoyada KU dila Qayladed timide
@mohamedabdi8412
@mohamedabdi8412 2 жыл бұрын
Ow mohed.
@AxmedDaahir-y2j
@AxmedDaahir-y2j 2 ай бұрын
Hhff
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
@Kaamil Kudlacag boowe maanta caruurtii somaliya ayey gaal madoobe iyo gaalgaduudane isku dirayaan inay isgumaadaan oo iyaguna dusha diyaarado uga garaacayaan oo haraagii iyo dhaawicii labada dhinacba amxaar iyo kuukuuyo iyo adoontooda somalida sheegata ay ruuxtogayaan si somaliya meel banaan gaal iyo muslim nooc kastaba leh gacanta ugu dhigaan oo sidii shalay shanta ugu kala qaybsadeen ayey hada ka dib doonayaan inay labaatameeyo ugu kala qayb sadaan oo inta qabqable ah iyo xildhibaan iyo madax qaran iyo madax gobol sheegata cadowga dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed inay tirtiraan doona ayey shaqaale u yihiin cadowga somalida u soo maraa. Al shabaab waa cadowga dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed oo ah kuwa hada dadka iyo dalka iyo diinta somaliya haysta ayaa ka sii cadowsan oo si fiican ugu fiirso al shabaab hadaan ishelno ima cafinayaan oo waan ogahay aanon waxba u dhimin waayo anigu ma aaminsani iyaga ito fikradahoodaba waxaanan u arkaa inay xaqqullah baalmareen uga mana fiicni shacabka ay arxandaro ku gumaadayaan laakiin gaal intaadan dilin gartiisa sii oo labo mujrim kala dooro oo kala ah mujrim gaalo iyo muslim ah oo doonaya qof kasta somaliya inaan lagu arag meel musanbiik ka sokaysa oo doonaya inay la wareegaan dalka somaliyeed oon doonayn dadka iyo diinta somalida oo doonaya sida libiya iyo south africa iyo maqrib iyo aljeeriya iyo tunis iyo spaanish sahara iyo somalifrench iyo somali galbeed iyo nfd iyo suqadara siday afrika ugala wareegeen inay somaliya dalkeeda ula wareegaan oo somaliya ila wareegaan iyagoo ciidamo xoog badan oo hubaysan wata oo doonaya inay xoogaga somalida ku baabi'iyaan hada somalida oo raali ka ah oo hadaad mooday cida nabada ka diidan somaliya inay somali yihiin waad khaldan tahay waa kuwo lacagtoodii gashaday oo doonaya dalka inay qabsadaan weeyaan oo maalin walba cimaamad nooca madaxa ku soo duubta marka al shabaab waa xoogaga somaliyeed oo cadowga somaliyeed laf dhuub u gashay ku ah oo waxba uga xasili la'a yihiin ooy ka baqayaan oo haday qaar heshiis la galaan qaarbaysan la gali karin waxba oo maalin maalmaha ka mida dalka way u dhaafayaan cadowga shisheeye al shabaab waayo waa labo musalad oo isku saladan oo intii baaliyaal cuni lahaa cali ha beesaysto oo goroyo ayaa tiri kolay ba'aye i baalabaalaystoo baal hooyaday u geeya sidaas kolay somaliya ba'daye al shabaab u daa intii cadowga shisheeye riyadiisa uga rumoobi lahayd oo xukunka al shabaab somali baa ku bi'in somalina waa ku tanaadin oo dadka iyo dalka iyo diintiisuna gacanta somalida kama baxayaan oo ma galayaan gacantacadowga somalida oo somaliduna kama fogaanayso somaliya oo walaale meel fog wax ka fiiri iyo aragtida cadowga somaliyeed iyo damaciisa aragooda oo ingiriisku somalidiidka ayuu hubaynayaa oo wuxuu isaga kaa dhigayaa mid kula jira laakiin taiwan oo kale ayuu doonayaa inuu ka diyaarsado somaliya oo maraykanku somalida dusha ayuu ka laynayaa si uu uga aarguto dadkii caydiid ka laayey oo somalida gobolka ugu jabiyo waayo amxaaro iyo kuukuuyaba waa ina kala jiraa oo hada wakaas somalidiidka hargaysaad si gooniya ula dhaqmaya oo ayaa kaa celin dawlada iyo baarlamaanyada uu masruufto oo uu dantiisa ka fushado oo eegiisa fardhexadiisa si uu yeerto walaal macaane maanta somaliya dadkeeda iyo dalkeeda iyo diinteeda baaniyaalo gaalo raaca ayaa haysta oo al shabaab waa cali arxan laawe sidaas darteed intii baaniyaal i haysan lahaa cali arxanlaawe oo al shabaaba somaliya ha haysto oo ha sukululo cadowga sokeeye oo cagjar iyo muuse biixi iyo farmaajo iyo xasan shiikh iyo axmed madoobe ugu horeeyaan oo qabooy ur u gubo ee u daa dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed al shabaab si aan u eegno bal halkay ku furaan sidaan ku jiro ma ka fiicnaan doonaan mise waxay noqon doontaa kud ka guur oo qanje u guur Allaah knows waxa inoo roon ee bal iyaga aan tijaabino sida afganistaan u tijaabisay at least nabad bay heleen nabaduna waa waxa ugu wanaagsan ee nooluhu u baahan yahay oo ogow aduunkaan waxaa ku nool beelo shaydaan nabad galyo ka xayuubshay oo iyaguna balaan qaaday in nabaddaradaas aduunku la qaybsado taasoo somaliya maanta beelahaas qayb ka mida taraq ku daareen ooy ooyeyso oo la ololayso say wax ma garatee. Shimbir garabli wax ma garato.
@xiinxiinyusuf4660
@xiinxiinyusuf4660 2 жыл бұрын
Xiismusade
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
waxan maqli jiray warasangeli waxnoolba cunyoo awrkaii cirka cid u diray silanayo osoormood iminkana dhuxusho ayay soor mooden
@axmedmuxumed901
@axmedmuxumed901 2 жыл бұрын
Axmad Muxumad
@muktara.9989
@muktara.9989 2 жыл бұрын
Dadkaan kufsanaya taariikhda waa bateene balsa ma oga in walidad nooljiraane
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 2 жыл бұрын
Taartv shanta soomaaliyeed uma kala soocna ninkii Somaliland keliya ka doonaya isaga ayaa cirka roob ku og
@cabdikariin4235
@cabdikariin4235 2 жыл бұрын
Mee gabaygii haradii danood
@weliiyowaaqchannel4066
@weliiyowaaqchannel4066 Жыл бұрын
Haradii danood caawa ayuu sii daayay ee dhegayso
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Жыл бұрын
ok kkkk
@mohamedabdi8412
@mohamedabdi8412 2 жыл бұрын
Cajib
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Idaajaa ayuu iska dhigayaa,war ma gaartid.
@sheekooysheeko7122
@sheekooysheeko7122 2 жыл бұрын
Isaguba idaajaa ma gaadho ayuu igu yidhi ee adigu ma waxaad ka filaysay inuu godkii idaajaa kaaga miiso dee heli maysid walaal
@kenediddirie8406
@kenediddirie8406 5 ай бұрын
😂
@mustafecabdi6521
@mustafecabdi6521 2 жыл бұрын
Beenta weeye ee waxa lahaa cabdilahi muuse waatan isniinti dhawayd awrka dhanfuaye maantana maxaa ikaa agdhiay saw arbaca maaha ha khaldin taarikhda
@shafiedaahir9296
@shafiedaahir9296 6 ай бұрын
Naa ma adaa dangaladaa u xiray Cawsas wada dayran Naa ma adaa kebdaha daabaca Dooxada ku meeray Googoyska ma adaa dalbaday laisku wada diiday Darood ahaanbu qalbigu ii damqanayaaye Allow yaa ku dhaha geeridaa kugu dibaax roone 😮
@JamaalNuuradiin
@JamaalNuuradiin 3 ай бұрын
😮😮
@abdidjamaabdidjama1695
@abdidjamaabdidjama1695 2 жыл бұрын
Sargaaban waasir goniyaa wanna Suaal somaali utalaa saax iyo qalad kuomaa kalaa sixi
@nuurfaarax5153
@nuurfaarax5153 Жыл бұрын
Badhan legend buu ahha odaygu darood ahan muu damqado jidhku
@fahmyyacin
@fahmyyacin 2 жыл бұрын
Better promote somaliland
@BashirNanj
@BashirNanj 6 ай бұрын
Sheekh saakir
@fahmyyacin
@fahmyyacin 2 жыл бұрын
Caqligaab somaliland KA so horjeeda
@axmedmaxamed786
@axmedmaxamed786 Жыл бұрын
M.s
@nasrasaleban6121
@nasrasaleban6121 6 ай бұрын
waranka soofeeyo caruurtu garanmayso
@mukhtaarmaxamef7817
@mukhtaarmaxamef7817 2 жыл бұрын
Kkkkk
@mohamedabdi8412
@mohamedabdi8412 2 жыл бұрын
2 walool of Kenya n
@calaydhchannel2541
@calaydhchannel2541 2 жыл бұрын
Maxaad u jeeda Somaliland oo dhan miyaad rabtaa i ay Unsubscribe lagu siiyo miyaad rabtaa waa maxay Calankan Somalia ee aad nagu soo dhawayaysay
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 жыл бұрын
War kidhli baad madaxa kulajirtaaye ka toos hurdada Ma SNM baa rukumatay caqligaagi
@mkilkacade2823
@mkilkacade2823 Жыл бұрын
Haduu marada gayn gayn ku dhaco wagunnimo Wayne waa inaan gambadu kaa xuman golaha ad jogto
@abdullahielmiosman2105
@abdullahielmiosman2105 Жыл бұрын
Gary Giro
@khadarhassan882
@khadarhassan882 Жыл бұрын
Adeer calankan somaliya ee aad ku bilaabayso nagadaa
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 2 жыл бұрын
Wagardhac ka kadaa beenta waryaa
@shaamfector-ek7ug
@shaamfector-ek7ug 8 ай бұрын
M.a😂😂
@mariamahmed5995
@mariamahmed5995 2 жыл бұрын
8
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
waranka Soofeeyo ..60 jir kkk , beriga Viagra baan jirin hehe
@MOHAAN_amiir
@MOHAAN_amiir 6 ай бұрын
😂😂😂
@CambaroQansax-rz3vt
@CambaroQansax-rz3vt Жыл бұрын
⁴4⁴
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 Жыл бұрын
Gabayaagii waynaa Faarax Shuuriye.(HabarGidir - Cayr) ayaa ka jawaabay gabayga Nuur Cali Qonof, wuxuu yiri Faarax Shuuriye: Haddii kaabbe gabay lay ogaa, karinna ii fuulay Kabiirkiyo sidii macallinkaan, ugu kalaamaaye Kitaabkii aan haystiyo fartaan, uga kitbeeyaaye Kibir iyo ciyaar uma hadleen, kuray sidiisiiye Dad ninkaan kulkaygiyo ka baqin, karakaddaan haysto Kasmo nimaan lahaynuba hadduu, kol isa soo taago Kaftan waxaan ahayn waa inaan, dhab u karbaashaaye Ninkii kadadi joogtow imow, kolonyadaan haysto Rabbaa gabayga ii kaahimee, kaydun maqasheen dheh Kaahii arooryiyo salaad, kicitinkeedii dheh Kaafkii quraankiyo wardiga, kalowyadiisii dheh Geel kaalin loo dhigahayiyo, kadimmo waawayn dheh Karuur laban ah kayd loo dhamiyo, kabacda caanood dheh Waayeello kood loo baxshiyo, kulan gobaadeed dheh Kuraas lagu fariistiyo xariir, kamamashteedii dheh Misna kaatunkii ii hariyo, kalima aan sheego Kasmada aan furfuro Eebbahay, igu karaameeyay Oo kabbo laguma faanee anay, kuman i jiifaane Oo aan kalayaxeediyo Nugaal, kor uga sii dhoofsho Oo kuudadkeedii Berbera, kada-kadow geeyo Iidoorka kayn iyo fadhiya, kuro aan gaarsiiyo Kulammada Ogaadeen sidii, kabare aan geeyo Oo kalmado maan ku daro hadal yaree, xalay la ii keenay Ee kuman dhammeeyaye Hiraab, kadakadow geeyay Ee koonfur dheer iyo Abgaal, kolonyo loo geeyay Ee Kaaha nin u xiirayaa, kibir u soo dhiibay Hadda gabadhu waa kuur yariyo, kibin aan waynaane Kaamilnimo hadday kuu tagtiyo, inan kabiirowday Inta kale haddii lala kohdeen, waliba loo keenin Waxa Kaaha loo daynayaa, adiyo Kuulbayre Kabaha haw tol-tolo meeshu waa, kulayl aad joogtaaye
@cc441sb32krt
@cc441sb32krt Жыл бұрын
Hhhh Walee wa u jwabay
@mohamiin378
@mohamiin378 2 жыл бұрын
Cidi garanaysa hayso sheegto
@abdullahi4040
@abdullahi4040 2 жыл бұрын
Garanmaayo cidii garanaysay noo faaideee
@badiyowabdi7216
@badiyowabdi7216 2 жыл бұрын
Aaway jawabtii la siiyey ina Ali Qonof. "kaaho waxay u banaantahay adiga IYO kull-Bayre"
@guraymaxamed2187
@guraymaxamed2187 Жыл бұрын
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Masuliyad adiga lagaraba walagu shin tirina sida hawen uurleh inta dulqadkayahay hanoqon xeeryan wax ergeyo aba kadhunto gobol walbo badiyahisa siduu udhaqdo reerkisa hadi fanka baladka leskalatago baqaro xamar aba kuwa karka
@maxamuudgalka
@maxamuudgalka 2 жыл бұрын
Dhoof qaran baa
@fahmyyacin
@fahmyyacin 2 жыл бұрын
Waar calanka somalia iga qari
@abwaanjidhoon7897
@abwaanjidhoon7897 2 жыл бұрын
Fariid
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Жыл бұрын
Waxaan Kaa codsanayaa gabay an maqlay Cali dhuux Yaa u tiriyay qabadh yar uu qabay oo qawaday.
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
Hill hooyo app poetry compilation unhcr unicef world health organization africa
@aminajamac2887
@aminajamac2887 2 жыл бұрын
Manshaallah
@dhrdghhbdghdgtdchhjkdfdgdz3884
@dhrdghhbdghdgtdchhjkdfdgdz3884 2 жыл бұрын
Manshaallah
@cashamahdi771
@cashamahdi771 2 жыл бұрын
0.lh0
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,2 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
Guurkii Jaamac Gaab & Cowrala Sheeko Murti Reebtay@WaddaniSomalitv
15:11
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 336 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 27 МЛН