GABAYGII HURGUMO IYO KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD OO FISEEXA

  Рет қаралды 74,613

Abwaan Xaange

Abwaan Xaange

Жыл бұрын

Waa GABAYGII HURGUMO ee uu tiriyay KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD alaha u naxariistee

Пікірлер: 68
@abdirisakcabdillahi713
@abdirisakcabdillahi713 Жыл бұрын
Gabaygan wuxuu tiriyay november 1978 dii kadib markii la laayay 17 sarkaa ee MS/MJ wuxuuna u tiriyay guddi uu MSBarre so diray oo Majerteen ka kale ku boorinayay kacaanka iyo hawasha colaaddu kala dhaxayso kacanka iyo MS. Taas oo u cuntami wayday abwaanka in walaaladii la laayo lana kala qaybiyo reerkiisa MJ.. Anoo warsangeli ah baa intaa idiin iftiiminaya qofkasta oo dhagaysta ha u duceeyo abwaan Khaliif AUN.
@CabdirashiidCali-rk3bz
@CabdirashiidCali-rk3bz 9 ай бұрын
Bowe waa sidas warsangale beerka ka ogsooni
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 28 күн бұрын
Markii hore sidee intaas oo sarkaal ku yeelataan taasaaba qalad ahayd waayo qabiilada kale iyagu xaq bay u lahaayeen in saraakiil yeeshaan dalka keligiin maydaan lahayn Dawladii la oran jiray Republic of somalia idinkaa dumiyey hore iyo dibba saasaanay ku dhamaatay hadda qabiil kastaa wuxuu hoostagaa Xabashida taas aad rabteen saw maaha. ka xaab xaabiya haddaba.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 26 күн бұрын
​@@cabdicaydiid3320 😂😂😂😂 maanta adigu mxd leedahy ileen baha majeerteen 160km o bad ah iyo 1056km o dhul ah buu leeyhy deegan ahaan 😂😂😂😂 isago jifo kaliya ah
@martine7191
@martine7191 Ай бұрын
Khaliif ma nooleyn 1987, waxa la diley 1982kii ilaahay haw naxariisto
@mohamudhussenaden1669
@mohamudhussenaden1669 10 күн бұрын
Asad Xaange wlle Gabayadii Abwaan Haaraa Islawayn meeye iyagana maad soo uruurisid adigoo mahadsan
@hamsafarah8205
@hamsafarah8205 Жыл бұрын
Good job ina adeer ! Ninkaani nin culus ayu ahaa ,laakin waxa wanaagsanan laheyd inu nool yahay waayo waa aragtan inay meeshi ay noqotay 3.5 ........
@kaisehassanjama2075
@kaisehassanjama2075 14 күн бұрын
Illahay ha u Naxariisto Abwaan khaliif
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 20 күн бұрын
Ilaahay haw naxariisto legendi buu ahaa❤❤❤
@IfraaxMushakal-vp6us
@IfraaxMushakal-vp6us 20 күн бұрын
Ilahow unaxariso Abtigey khalif😢
@haliimaabdirahman182
@haliimaabdirahman182 Жыл бұрын
From ugaar salebn
@daahirgurbiye8275
@daahirgurbiye8275 2 ай бұрын
Inta og inuu qayilayo xariifka gabayga tirinaayo😂😂😊
@suhuurbashiir6483
@suhuurbashiir6483 Жыл бұрын
Mashlh
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Жыл бұрын
Gabaygan 1987dii matirin khalif raximahullaahu wuxu tiriyey 1978dii markii latogtey ciro iyo ragii inqilaabka loo qabqatay sucuudiguuna joogey khalii raximahullaahu
@2plus2equals59
@2plus2equals59 Жыл бұрын
Ok
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 15 күн бұрын
Alle ha u naxariisto khaliif ujeedada uu qabiilada wax uga sheegayo wuxuu rabay inuu qabaa,ilada ku kiciyo siyaad barre oo dagaalka la wada galo lkn kuwii silsiladaa soo wada galay ee gabyaaga sheeganayay may fahmin macnaha gabayga khaliif inuu guubaabo yahay soomali oo dhan ah kadibna inay caayaan majeerteen bay miciin badeen labada nin ee kuwaas oo dhan ka aragtida dheeraa ee fahmay khaliif waxay ahaayeen hadraawi, iyo gaariye lkn manta hadii uu noolaan lahaa khaliif wuxuu ogaan lahaa siyaad barre wax dhaama inanu dalka soo marin soomalina 10 calan kala samaysatay !
@kafiosaid746
@kafiosaid746 8 ай бұрын
Alle ha u naxariisto waa ninki majeerteen siba maxamuud saleebaan dad ka dhigay ileen wa adeerkoode
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 7 ай бұрын
😂😂😂 Abwaan khaliif shiikh maxamuud laandhere cali saleebaan ah buu siiba Cumar cali ee maxamuud saleebaan ka aad sheegayso waa maxay
@kafiosaid746
@kafiosaid746 7 ай бұрын
@@mayranegaaleef1164 wax si fiican u aqri maxamuud saleebaan adeerkood ah i mean
@bashirwarsame4121
@bashirwarsame4121 2 ай бұрын
Waa nin wanaagsan kkkk
@sainabfarah4176
@sainabfarah4176 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@Geeraarshe
@Geeraarshe Жыл бұрын
1978 dheh 1987 manoolayn
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 29 күн бұрын
Allaha unaxariisto maxamuud saleebaan wax loo hiiliyo maha
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 26 күн бұрын
Naaa us ms la aantiis ey baaa indhaha kaa cunaya😂
@Ali34388
@Ali34388 Жыл бұрын
Good job brother thanks 👍🥰
@cabdi1022
@cabdi1022 21 күн бұрын
Luuqdii baad ka xumaysey gabayga
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru 17 күн бұрын
Adoo wax cunaya wax lama codeeyo bro😂
@asadhassan5502
@asadhassan5502 Жыл бұрын
"Waa taad majeerteen yaryare nagu matasheen" bay hayd sidaan filayo
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
WAA TAAD.MAJEERTEEN YARYARE NAGU MAGCAWDEENE.
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 11 ай бұрын
Nagu magcawdeene dheh
@moeawale4891
@moeawale4891 Жыл бұрын
Kanoole waxaa la dhamaan gabay nuxus iyo habaartann xaga dhaqan iyo suugaanta Soomalida. Waa xixii Somalida iyo dawladoodi babiiyey.
@mahadsaid9762
@mahadsaid9762 Жыл бұрын
Waxba ma kala ogid sugaanta somalida waxaa lagu qiimayn jiray saamaynta uu yeeshay gabaygaan waa miinley afaray ah oo dheer waliba waa najaxay uu u jeedadii . Cabirka gabayga: saamaynta colaadeed Miisanka erayada la isticmaalay Imtasba waa dhisanyahy gabaygaan
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru 17 күн бұрын
"Mar un baan marwada maxamed qabo noqon mataalkeed e "! 😂
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
87 maahee waa ka hor. Khaliif wuxuu dhintay 1982.
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 7 ай бұрын
Gabaygan wuxuu tiriyay november 1978 dii kadib markii la laayay 17 sarkaa ee MS/MJ wuxuuna u tiriyay guddi u MSBarre so diray 00 Majerteen ka kale ku boorinayay kacaanka iyo hawasha colaaddu kala dhaxayso kacanka iyo MS. Taas o0 u cuntami wayday abwaanka in walaaladii la laayo lana kala qaybiyo reerkiisa MJ.. Anoo warsangeli ah baa intaa idiin iftiiminaya qofkasta oo dhagaysta ha u duceeyo abwaan Khaliif AUN. 8 5 E 1 reply M Add a comment.
@Bwalde
@Bwalde 7 ай бұрын
Malaha meeshuu uu rabay in uu yiraahdo, siddeed iyo toddobaatankii (78) ayuu wuxuu yiri toddoba iyo siddeetankii (87)!
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 28 күн бұрын
mareexaan muxuu ugu diidayey xukunka ilayn waa daarooda waa yaab kale.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 26 күн бұрын
Xukun midgo ma istaahilaan 😂 maanta mxy hystan marexan dal iyo dad iyo dhaqaalo 2024 muraayad ku eeg 😂😂😂
@UhideSloww
@UhideSloww 17 күн бұрын
@@dilara-jj5yj qof kula mid ah baa reer dhan cay ku yiri wadna ka yeshay Waa lagu adegsaday
@XaliimoMaxamuud-fs5no
@XaliimoMaxamuud-fs5no Жыл бұрын
Amrtwaaq
@XaliimoMaxamuud-fs5no
@XaliimoMaxamuud-fs5no Жыл бұрын
66777
@XaliimoMaxamuud-fs5no
@XaliimoMaxamuud-fs5no Жыл бұрын
Amrtwaaq
@XaliimoMaxamuud-fs5no
@XaliimoMaxamuud-fs5no Жыл бұрын
Amrtwaaq
@XaliimoMaxamuud-fs5no
@XaliimoMaxamuud-fs5no Жыл бұрын
Amrtwaaq
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 Жыл бұрын
1982 buu ahaa gabaygani taariikhda aa kaa khaldan boowe
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 7 ай бұрын
Maahayn ee Aday kaa qaldan tahay
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 7 ай бұрын
Waa 1978kii
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 7 ай бұрын
Gabaygan wuxuu tiriyay november 1978 dii kadib markii la laayay 17 sarkaa ee MS/MJ wuxuuna u tiriyay guddi u MSBarre so diray 00 Majerteen ka kale ku boorinayay kacaanka iyo hawasha colaaddu kala dhaxayso kacanka iyo MS. Taas o0 u cuntami wayday abwaanka in walaaladii la laayo lana kala qaybiyo reerkiisa MJ.. Anoo warsangeli ah baa intaa idiin iftiiminaya qofkasta oo dhagaysta ha u duceeyo abwaan Khaliif AUN. 8 5 E 1 reply M Add a comment.
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 8 күн бұрын
Kuma amaanayn khaliif gabaygan madaxweynihii ina sharma arke inaadeerkii baa diley . Somalidii uu kiciyey dhaxalkeedii maantaa la hayaa maxaad ka macaazhteen kivintii somaalida.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
CALI CILMI AFYARE
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 7 ай бұрын
ilaahay how naxariisto Halgamaagii majeerteen ee cali saleebaan
@user-ui9kh1lz6e
@user-ui9kh1lz6e 5 ай бұрын
1oo
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 28 күн бұрын
Markaa majeerteen buu la rabay saw maaha inay la wareegaan? Duncan Haa tii ka sii horaysayna waynu ogayn ee inqilaabkii yaa ka danbeeyey isla Majeerteen oo waxay doonayeen inay dalka xukumaan dilkii abdirashiidna waynu ogayn oo yaa dilay madaxwaynaha majeerteen bal yaabkan eega oo muxuu u dilay ilayn waaba majeerteen xukunkii hayee bal ka sheekeeya waa kaasaa?
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 26 күн бұрын
Caafimaadka ku dhibya ilko yareey majeerteen waa guuleystey puntland by dhisteen 😂😂😂 adigu mxd leedahy 1973 by somaliya aaseen no more somaliya
@xaawojaamac9642
@xaawojaamac9642 Жыл бұрын
Qf wax tabinaya oo wax cunaya war hanaga folxumayn gabayada neefyohow
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 7 ай бұрын
😂😂😂😂 sow ma aragtid
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 28 күн бұрын
Daarood jilib jilib baad u kala saartay isaaq oo dhan waad hal aad ka dhigtay majeerteen labaatan qabiil nooga dhigtay
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 Жыл бұрын
Markaad wax duubayso carabkaad calashanayso iska daa si codkaagu dadka udeeqo waa maxay dhabaq dhabaqdu
@kifaax8624
@kifaax8624 Жыл бұрын
Waa qaad waxa uu cunayo🙄🤮🤮
@TayoSpareparts
@TayoSpareparts 11 ай бұрын
​@@kifaax8624kkkkkkkkkkkk yaakuusheegay😢😢
@saidmohamed3636
@saidmohamed3636 Жыл бұрын
gobaygaas waxaa kalifay markii 17 nin la toogtay lagana dhigay maxamuud saleebaan kaliye si loogu koobo reerkaas majeerteenka kalana looga saaro meesha si aysan ina siyaad hawshu ugu balaaran taariikhda haka been sheegin
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 26 күн бұрын
😂😂😂😂😂 mahamuud saleeban iyo mareexan miyaaa is le eg o majeerteen ku fiirsanayaan 😂😂
@saidmohamed3636
@saidmohamed3636 25 күн бұрын
@@dilara-jj5yj waa say la ahayd iyo caqligisa
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 25 күн бұрын
@@saidmohamed3636 hala yaabin majeerteen inuu qoys yhy bu ilaaweye o kii wax la yeelo kan kle u dareemo guul iyo guul daraba
@axmadqadaraxmadqadar2893
@axmadqadaraxmadqadar2893 Жыл бұрын
Kasi ma gabaybaa uf
@ruqiakhalif4432
@ruqiakhalif4432 Жыл бұрын
Doqon aan dux garaynayn wax laga waydiin maayo
@chicken4820
@chicken4820 Жыл бұрын
Dhilaa ku dhashay
@leylawarsame8376
@leylawarsame8376 Жыл бұрын
Qofku ma qayilayaa mise
GABAYGII MAGALOOTI JAWAABTII KHALIIF EE CILMI CALI AFYARE
21:13
Abwaan Xaange
Рет қаралды 27 М.
Silsiladdii Maruuryo | Samatar Ismaaciil (Samatar Dakharre)
22:11
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 49 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
jacburkii uu caleema saarkii cali mahdi ka tiriyey abwaan yamyam
7:15
mustafe daahir official
Рет қаралды 9 М.
Dhirbaaxo jin   Silsiladii HURGUMO3
24:37
Mr Xigmadle
Рет қаралды 120 М.
ABWAAN KHALIIF SH MAXAMUUD GABAY GUUBAABO
10:24
Somali Live Media
Рет қаралды 190 М.
Abwaan khaliif shekh maxamuud gabaygii doog kiciye
25:02
qodob studio
Рет қаралды 154 М.
Salaan carabeey iyo gabaygii abaal laawe #abwaan #yusuf #shaacir
23:09
Codka Mataanaha
Рет қаралды 10 М.
abwaaan khaliif shiikh maxamuud 
gabaygii maruuryo
16:59
Gal-duur media
Рет қаралды 27 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 104 М.
Khaliif Sh. Maxamuud Siciid gabaygii,  DUUMO, 1979
10:39
Gorayga Magacley
Рет қаралды 165 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН