Silsiladii HURGUMO oo dhamaystiran (Majeerteen VS Sacad Muuse ) Dhirbaaxo-Jin iyo Khaliif Maxamed

  Рет қаралды 363,405

BAADIGOOB

BAADIGOOB

Күн бұрын

Пікірлер: 639
@mukhtaarmaxamed9997
@mukhtaarmaxamed9997 7 ай бұрын
Gabayga hawiye hadaan nahay ninkaaa sacad muuse baa noogu hiiliyey ninka ragaaa lama xaqireee.❤😊
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 ай бұрын
Horta sisilada hurgumo ee qabaa,ilka caytamaya hawiye makujiray wa kagabyay
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 жыл бұрын
Sacad muuse tolkay❤ majeeerteen sidoo kale noolaada💚
@fuadartansaid6891
@fuadartansaid6891 3 жыл бұрын
Wilkii cali saleban khalif shiekh maxamud
@abdulaahimahamed6102
@abdulaahimahamed6102 Жыл бұрын
Oo cumar cali ah🙏💪
@abdalladalmideeye7544
@abdalladalmideeye7544 4 ай бұрын
Legend
@nuurtoosh1011
@nuurtoosh1011 3 жыл бұрын
Mujaahid Abwaan khaliif sh maxamuud gobayga 1aad ee silsiladii hurgumo Wuxuu ku guubaabinayaa beelaha Somali oo dhan Ninkan sacad muuse gabayadiisu waa uun guulwadayn Inaysan rag isku level ah ahayn dadka suugaan dhaariga ah un baa fahmi karo Ninkaan sacad muuse ee guu
@abukarcaska8258
@abukarcaska8258 3 жыл бұрын
War ninkani waa nin cibraan ah ee gabagga sacadmuuse way dhaceen
@Who_are_you900
@Who_are_you900 2 жыл бұрын
@@abukarcaska8258 dhirbaaxo jin nin h.awal sm ahaa ku qabsooy
@nuurduuble1060
@nuurduuble1060 2 жыл бұрын
Nuur 5oosh Waa runtaa waa nin si badax banaan u gabyay iyo nin shaqsi ataag ah Malaha inuu ku soo caanboxo buu rabay
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 2 жыл бұрын
Gaariyaaba qiray kuna dhaartay in khaliif ujeedadiisu ahayd inuu dhamaan qabiilada somaliyeed tirtirsiyo ama dhiiri geliyo, lakin qaabka qabiilaysan ee uu gabayga u aliifay iyo inuu qabiilada yara dacaayadeeyay ayaa arinta cirka ku shareertay oo dad badan oo uu dhirbaaxo jin ku jiraa u qaateen inuu qabiilkooda caayayo, is dhaafka intaasaa keentay lakin raga meesha fog ka fekerayey qaabkii qabiil la magac dhabona ka duway qaxay noqdeen gaariye iyo hadraawi oo bilaabay silsilada deelayda
@hamzeahmed4984
@hamzeahmed4984 Жыл бұрын
idinkuna majeerten shafkad soo mutaxaysaane 🙆‍♂️😅🤭emotional damage 😅😅
@skills2024
@skills2024 2 жыл бұрын
Khaliif sheekh mohamud lipax waye iidoor si xun bu u karbaashay landhere Cali saleeban ah😂❤️
@yasinadam8488
@yasinadam8488 3 ай бұрын
Dhirbaaxo legend super awal landhere ugaadh abokora
@ibragaroon6131
@ibragaroon6131 5 жыл бұрын
mahwiga cali saleebaan hadaan mira ka faaleeyo waa niman malay inay dabtaan maskaxda kaga taalo 😆😆😆 walee waxba noolama harin😃😃😃😃😃😃😃😎
@qamarsugaani6031
@qamarsugaani6031 5 жыл бұрын
Kkkkk
@liibaanawciise640
@liibaanawciise640 5 жыл бұрын
Allha unaxaris tee yuu ahaa khalif sh maxamud waa goboy gubaabo ah koleey
@AhmedAhmed-cs9jg
@AhmedAhmed-cs9jg 4 жыл бұрын
@@liibaanawciise640 Wa MJ Cali,saleebaan bu kayahay Allahaa u naxariistee Gabaygiisu gubaabuu ahaaa Tolkiisa buu gubaabinayey Iyo beelaha kale somalida Hiil walaal kkkkk
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@AhmedAhmed-cs9jg Gubaabada aad sheegaysa maxay tahay dhabayacoy aad Soomaali ayuu gubaabinayay waabu caytamayee
@wadanisomaaliyed7745
@wadanisomaaliyed7745 4 жыл бұрын
Waa rune ma been baa rer caliyow intuu sheegayba waa tihiin igu wlhiye
@dhudubgalaadi6547
@dhudubgalaadi6547 3 жыл бұрын
"Hadii labo libaax hilib dhexmaro wayku murantaaye cad macaanka iyo kuruska waa laisku maaga Majeerten siyaad waxuu u yahay waa iska moog tahaye mabda iyo siyaasada xumiyo maamulkaan nacaye waa mirihii Owjabartiyo miida haashim ah inkastoo ismarorisoo muruq ku taagerto inaynaan tolnimo waa margiye meel u kala jeedin oon muxubo nookala dhamaan waa mid kaa maqane"." taasi waxay cadeen u tahay inuusan Majeerten Mareexan nacayb uusan kacaanka uladiriren ee waxay u dirirayen ahayd dhibaato ay nadaamki kacaanka katabanayen sidoo kale inay Kursiga hawo uga jidhay oo ay ahaayen reer kaliyoo maxamed siyaad bare kursigiisa uga baqi jiray lakin majidho wax cadaawad ah oo majeerten iyo Sade mareexan ka dhaxaysa
@halimoelmi5065
@halimoelmi5065 2 жыл бұрын
Òòòoòòòòoò
@siilkahooyadaa7129
@siilkahooyadaa7129 Жыл бұрын
Idoooor caadi buu ugu galmooday khaliif sh maxamuud 😂😂😂😂
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 4 ай бұрын
Sawta la kar baashay
@triplea86
@triplea86 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Halyeey Khaliif Sh Maxamud Wuxuu Saadaliyay Wax Soo Sacda Halka Ninka Isaaq Uu ahaa Guulwade Siyaad Kabaha U Qaada
@claahiabshirwarsame9602
@claahiabshirwarsame9602 4 жыл бұрын
Hhh
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Hahaha halyaygu ki amxaar u niikinayay manu ahayn ee marki danbena ay xabad afka kaga dhufteen Marba meelba la tagna isaaqna midnimo somali odhan bu radinayay majertena kala dirida dadka sida uu imikaba dabka uguka dhex jiro koonfurta unbu barigana somali dab ugula dhex jiray fanaka acuudu bilah
@fardowsoahmedyusuffardus1845
@fardowsoahmedyusuffardus1845 4 жыл бұрын
iska hdle isaaq somali oo israacduu raby lkn waxd uleexateen qabiil iyo qudhun kujiry daaroood mrka mj hadaba meel hyska keeno waaka grwe ka dhex suuroonaye oo maliln kasta aniga nabad galyada iga barya ee sanad kasta kaanbynka ku gala sool iyo sanaag iyo cayn waa soo xoryn oo isaaq baan ka qaadi hadana weerar kuu soo qado waa kujabaa mrkas baad leedahy mj mayaa cayn kaa ahaa waar faanaka iska daaya bisinkee
@aamu2648
@aamu2648 4 жыл бұрын
Isaaq somaliya waxa la yidhaahdo isaga sameyey markii british somaliland xamar geeyey xitaa shuruud ku xidhan iyagoo ku rajaweynaa sadexda dhimana inuu ku soo daro, halka majerten munafaqad iyo qabaa'iladii labadii israacaday degenaa ku mashquulay oo midba ka lale isku dayey inuu ku dhufto isna amxaaro oo somali iyo midnimadeeda meeshay ka taagan la yaqaan u galay si uu ula soo dagaalamo walalkii somaliga ah. Adero somalida laguu sheegayaaba waa isaaq. Fikirka somaliweyna la yidhahdana iyagaa watay walaa xamar walaa cid kale baan garaneyn oo la yaabana nimankan iyagoo ordaya afka ula soo galay xitaa shuruud la'aan
@YacquubYacquubabshir-ow6ds
@YacquubYacquubabshir-ow6ds 4 ай бұрын
​@@claahiabshirwarsame9602😊😊😊
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 5 жыл бұрын
Somali afkooda ayey eedeeen maanta xageeeen joognaaaa Kenya iyo Burundi isku keen haysato kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk khabyaalad iska daaya somaliyeey
@Inabdi
@Inabdi 5 жыл бұрын
Allah yarxamk khaliif sh maxanuud
@Geel-Doon
@Geel-Doon 3 жыл бұрын
Alahayow waxaan maaganahay yaa maslixi doona. Khaliif ba yiri wali colaadi waagas bilaabatay maslaxad waa loo la'yahay
@mohasaid
@mohasaid Жыл бұрын
Abwaan Khaliif asaga bilaabay gabayga gubaabay ka ahayd qabiilada ah sida uu sheegay abwan gaariyaha isaaq Lkn kan sacad muuse waxa uu ahaa guul wade wayna badnayeen Waa loo yeeray oo ka jawaba baa layiri arintana qabiil halaga dhigo wayo dawlada Dan ugu jirtay Lkn Laandheernimada Khaliif aan kaga yaabay ba waxa ay ahayd in uu u jawabay kaliya abwaankii waynaa ee asna guulwadaha ahaa Ee la oran jiray Cali oo ahaa Cisman maxamud majeerteen intii kale Wuu in kiray mar la waydiiyay buu yiri isku level ma nihin xataa hadaa la goos goosan lahaa gabayga miimta Kama aysan tirin allaha u naxariisto legend buu ahaa kacankiisi buu xilka ku wayay afwayne allaha u nacariiste Lkn waxa ku qoslaa in waagaas ay majeerteenku jamada ahayeen ay isaaqu kabaha u qaadi jireen afwayne allaha u naxariiste hadana aan somalinimo lagu kari karin halka majeerteenkii mucaradkaba keenay inay somali ku fanayaan 😢 Qolyahan isaaqa maskaxdoodu gadis gadis bay u shaqaysaa h h h h
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Ninka majeerteen laba qodob ayaa lagaga badiyay dumarka iyo dhariga labadaasi somalidu sharaftooda maaha dhaqan uma laha inay kagabyaan
@mahadsaid9762
@mahadsaid9762 4 жыл бұрын
Maxa beenta u sheegin Wax ku reeba sida ciida gale ha u wablaynine e Kiilahaa somali ma ahyn miyaa
@aamu2648
@aamu2648 4 жыл бұрын
Hhhhh Waxa keenaya gabay aaney isir u lahayn bey madaxa la galeen, khaliif kaney leeyihiin ninkii maansada iyo gabayga yaqaan wuxuu akhrinayo in canatara baqash tahay horuu ka ogaanayaa
@monaaden6634
@monaaden6634 Жыл бұрын
@@aamu2648 isaaqow wad ficil badantihin wlhi ninkiinu hadu hunqaaco xata legend bad so qoraysaan kkkkkk War ninkaas sida loogu baashaalayo gaal iyo islaamba wa arka o lo bahdilayo hhhh
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
​@@monaaden6634war iska aamus sugaan waa lagaga haystaaye comment haku ciil bixin abti reerkinuna tarikh male iska naso
@muscabmaxamuud7414
@muscabmaxamuud7414 Жыл бұрын
​@@nimcojaamc8287ninkan guulwade afwayne buu ahaa nina baraarujin buuwaday
@fardowsoahmedyusuffardus1845
@fardowsoahmedyusuffardus1845 4 жыл бұрын
hhhh wllhi waligy majeerteen oo gabyaya mantaan arkoo mantana qabiiladii somalida oo dhan buu caayy bisinka waar isaaq waa dadkii suuganta hodanka ku ahaaye haku dagdagina ee iska hubsada reer suurooy
@aamu2648
@aamu2648 4 жыл бұрын
Kkkķkkk waxaadan garaneyn markaad madaxa la gasho waa inaad cay iyo cantarabaqash raga lasoo horjoogsataa.
@mohamoudmohamedyusuf9314
@mohamoudmohamedyusuf9314 3 жыл бұрын
Wlashy gabaygu waa guuubaabo bales dadka aa fahmin doon abwan m dhamac kariya oo ka hadlaaaya wlashy qlai
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 2 жыл бұрын
Nayaa dhiloy is cadee qabiilkaga sheeg gabay nin la ciila tirshee wax lagu faano ma aha waa gabyaa waa ciilanahay weeye car qabiilkaga sheeg dhilayahay dhiladu dhashay
@guledciidle3713
@guledciidle3713 2 жыл бұрын
Indr wad iga qoslisay maalintina dadkay wada caayeen
@monaaden6634
@monaaden6634 Жыл бұрын
@@guledciidle3713 cidna ma caayin abwaanku lkn adoonsiga umadu ku jirtay ayu sheegay hadaanu run sheegeyn maxa isaaq mj ka daba geeyay itoobiya hhhh lkn jiibinta ayan belo ku isaaqow isku jiibisaan ninkaas la bahdilay aya dhib idinku haysa sasa runta uga leexanaysan kkkkkkk
@ahmedhaykalofficial9157
@ahmedhaykalofficial9157 Жыл бұрын
Dhirbaaxo jin laandheere Supeer awaLa
@AbdalaMohamed-y3w
@AbdalaMohamed-y3w 3 ай бұрын
Habar jecelo weye dhirbaxo jin
@khalidabdulqadir8316
@khalidabdulqadir8316 7 ай бұрын
Scad Muse woo kufsaday Jareerten ee Xarood kaso jiday 😂
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
ISAAQ GABAYGA KHALIIF MICNIHIISU UMA DHICIN GABAYGA QABIIL KUMA DURAYN EE SOOMAALI OO DHAN BUU BARAARUJINAYAY INAY SIYAAD LA DAGAALAMAAN MARKAASUU NINKA ISAAQ GABAYGII ISKALA BOODAY OO QABYAALAD LA XULAY ALLAAHU YARXAMUK HALYEY DHABA KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 жыл бұрын
Shaqsi weeye ninkani isaaqoo dhami ma qabin fekredaa.
@deromar4803
@deromar4803 5 жыл бұрын
@@mohamedmire8646 isaaq kala hadha xageed ku aragtay
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 жыл бұрын
@@deromar4803 iminka dee nalasoo gal qiira jabaan aqoongaab yahow. Isaaq ma nin calooshiisa awgeed u nool oo dadkale ku shaqaystaan oo afmiishaard u taqaan. Kaasi caanbuu ahaa dhirbaaxo jinbaa la odhanjirey oo siyaad baruu kaba qaad u ahaa xiligaa. Ujeedka siyaad wuxuu ahaa inuu jabhadii SSDF halgankeeda ka dhigo qabiil wax gaara doonaya halka jabhaduna ay somali oo dhan gubaabinaysay. Siyaadbare si uu qorshihiiisa u fushado wuxuu u yeedhaya rag isaaqa sida Gaariye iyo Hadraawi si ay sida dhirbaaxo jin ugu gabyaan khaliif Sh. Muxumed iyagoo afqabiil adeegsanaya way ka diideen oo halkuu ka sugayay gabay qabyaaladaysan isagay gabayo ay runta ugu sheegayaan usoo duubeen wayna ka dhuunteen inkastoo aakhirkii xidh xidhay labadaa oday inuu heley. Gaariyaan afkiisa ka maqlay isahoo TV ka hadlaya. Dhirbaaxo jin nin calooshiisa iyo afkiisa u shaqaystuu ahaa. Isagaana u fuliyay Siyaad waxay diideen Labaada nin ee kor ku xusan. Wakhtigaana Siyaad Bare soomaali oo dhan baa ku kacsanayd SNM lama aasaaseen lkn dadku dareenkeeday lahaayeen. Ilma yar oo bilaa aqoonaad tahaye.
@deromar4803
@deromar4803 5 жыл бұрын
@@mohamedmire8646 hhh bal waxaad noo sheegayso eeg Sxb . Raggii puntland rogay ee gubayee xasiuqay yay ahaayeen ee maanta Mujaahidiinta u taqaan . Isaaq maanay ahayn wixii ina barre u shaqaynayay Ina kaahin ,ina yoonos habane ,lixle iyo rag kalo badan oo idoor ah bay ahaayeen kuwii xasuuqa gaystay tiiyoo caydiid diiday waliba asagoo habar gidir ah ooy waligoodba majeerteen is hayeen kwrn Isaaq calooshood ushaqaysta yaal wey ahaayeen ragii yidhi war siyaad bir maahee kakaca oo iska dhacsha bay cuqdad u qabaan . Saasoo tahay lakala gobsane mj cabanaya ma haysaa isaaquna waabkii la istaagaba baroorta la joogeeo. Isaaq waa kala hadhaa baad ku doodiye maxay cuqdada iyo cabaadka ugu kala hadhi waayeen
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 жыл бұрын
Soomaali qabyaalad bah rogaysa maxaad u leedahay qabiil m'a maagin sawka hawiye isaaq ugaadeen dhulbahante intaba caayaya
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Sacad Muuse miigaanaan jirey soo maxaadsadaye Mustafe ragiisaan nahay lagama maarmaane Mustafe X.nuur gudoomiyhihii ugu horeeyay SSDf
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan 2 жыл бұрын
Wallee khaliif sh maxmud waa ma'wi maqaamkiisa la gaarin, wax alle waxii uu ka gabayay dhabay noqdeen.
@shekhismailaadan3024
@shekhismailaadan3024 4 жыл бұрын
Gabaygan mihiimadiiisu waxay ahyd inay SNM godooodo wayna dhacday brain of MJ 🙏🏾
@mali7297
@mali7297 4 жыл бұрын
Snm iyo gabeygan way kala horeeyeen 😂😂 Cuqdad miidhan weeye majeerteenku Isaaq majeerteen waxaana is xasuuqay barigii ssdf ayaa la xasuuqay Reer sland gabaygan hortii Bay qawadsanayeen israacii Lagu hungoobay ee somali Tariikhada waxa weeyey markii SSDF OO MAjeerteen ah rabeen Inay xukunka ka tuuraan afweyne Hadafkoodu wuxuu ahaa in ay Dalka inqilabaan gabeygani waa kicin umada lagu dirayey afweyne Balse isaaq baa tabceeyey majerteen ururkoodiina SSDF halkaas buu ku burburay Waxayna noqdeen wax isdhiibay Wax cararay iyo in dawladii la heshiisay
@mohamudabdi7380
@mohamudabdi7380 4 жыл бұрын
@M Ali sxb SSDF ayda SNM ku so dhawaysya ethiopia 10 sano bay dagaalmaysya, markii dambena ethiopia bay is qabteen. Waxayna isku qabteen magaalooyin SSDF qabstay bag ethio tiri calankeena ka taga, halaks bay isku qabteen.
@mali7297
@mali7297 4 жыл бұрын
@@mohamudabdi7380 waxaa oo dhan ka soo gudub Markey saluugeen reer sland konfur Ee inqilaabku ay wadeen reer sland u fashilmey Iyo waxtigan ssdf iyamaa horeeyey Xaga mucaaradnimada iyo saluugaba
@mohamudabdi7380
@mohamudabdi7380 4 жыл бұрын
M Ali 1961 dhowar nin oo reer waqooyi ah ba damacay in ay burco inqilaab ka sameeyan wuuna fashilmay, lkn marka kacaankii laga so horjeestay SSDF jamhada ka horaysya ma jirin inder.
@mali7297
@mali7297 4 жыл бұрын
@@mohamudabdi7380 waar majeerteen s ula jeedkoodu wuxuu ahaa in kursigii uu ka dhintey cabdirashiid cali sharmaake soo ceshadaan Arin somaliyeed mey wadin Hadaba isku soo wada xoori Halgankii waxaa ku guuleystey Oo libintii qaatey SNM
@Qabooje
@Qabooje 5 жыл бұрын
Khaliif Gabaygiisu dad maag maahayn ee kicin ayay ahayd. Gabaygaasu wuxuu ahaa kii soomaali oo dhan oo siyaad daba raxlaynaysa kusoo jeediyey Kan kale Siyaad Barre ayaa berigaa soo adeegsanayey. Allaaha u naxariisto mujaahid Khaliif
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 жыл бұрын
Oday khakiif dawlad ma maagine mareexaanbuu maagayaa hadana daarood baanu islanahay buu leeyahay tan kale ilaa dumarkiibuu caayey
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 жыл бұрын
Yuu ke jihaaday amxaarkii uu hor ordayey baa dilay isagiina
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@gedefletv6049 macquul maaha amxaaradii uu lasocday miyaa dishay mahubtaa? Ninkii etoobiya dabadhilif u ahaa alle uma naxariisto
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 sida la cadeeyey maalintii ssdf iyo amxaaradu ay dogob soo galeen ayaa rag jamhadii ka mida ay sudheeen calankii ssdf amxaaradii intii calanka sudhay ayuu baas mariyey isagoo amxaaradu ay sudhay calankeedii
@ahmedmohamuud7667
@ahmedmohamuud7667 5 жыл бұрын
@@gedefletv6049 hooyadaa baa dishay
@salmasaid7815
@salmasaid7815 5 жыл бұрын
Mujahid Khalif allow ku Naxriisto Isaaq waaga siyaad bu u Nikin jiray mantan markay qabri ku hubsadeen bay dhahaan anga siyaad dalka ka xoraynay
@maxamecusman4804
@maxamecusman4804 5 жыл бұрын
mujaahidkiinu ma nocaaasaa majeertenku sugaan mayaqanan markii ad ugaaden is gasheen dhulbahantaa idinka dhiciyey e waa joraa laydin cuni lahaa kkk iyaga naga kiin celiyey.
@mahadsaid9762
@mahadsaid9762 4 жыл бұрын
@@maxamecusman4804 gabay halxiraale ah ee igu adkaa dhulka somalia mark sayidka laga tago ma ogtahy cidda tirisay
@maxamecusman4804
@maxamecusman4804 4 жыл бұрын
@@mahadsaid9762 Adeerow majeerten baa suugan yaqaana lagaa dhegaysan mayee iska aamus oo dhulbahante u mahadceli
@mahadsaid9762
@mahadsaid9762 4 жыл бұрын
@@maxamecusman4804 lax dhukan abaar ka dhagala
@maxamecusman4804
@maxamecusman4804 4 жыл бұрын
@@mahadsaid9762 adeerow faanka iska daayoo meesha wax la imoow hadii kale nimankaas aad tolka tihiin u mahadcesha .iyagaa naga kiin dhacshay anagoo daaqad idinkala bixi lahayne.
@cabdirasaaqbashiir2166
@cabdirasaaqbashiir2166 2 жыл бұрын
Wiilka majeerten afkisa xabada ka baxaya walahi🤦🏽‍♂️😂
@cismaanbaashe5224
@cismaanbaashe5224 2 жыл бұрын
caadi maha qofkii fahansan biyadhaca gabayga😂😂😂😂
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
KHALIIF SHIIKH MAXAMUUD HALYEYGII UMADA SOOMALIYEED U HALGAMAY INKASTOO QABIIL AY U BADALEEN GUUBAABADAADII KOOX KACAANKA LACAG KASOO QAADATAY OO ISAAQ AH. WAAN KU AAMINSANAHAY ABWAANKEENII XADAARIGA AHAA FROM QARDHO BARI SOMALIa MAGAALADAADI AAD KU DHALATAY
@qamarcabdisalaan6676
@qamarcabdisalaan6676 5 жыл бұрын
Niyahow adi mar bn ku arkayay adoo suu u amaanaya kadiye ma gabar cidkastaa u mehersan bad tahy
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
@@qamarcabdisalaan6676 kuma fahmin ee hadalkaaga dib ugu laabo
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@mohamedshakaal1545 walaal khaliif dowladii siyaad bare miyuu mucaarid ku ahaa soo jawaab?
@xaajoqaad3801
@xaajoqaad3801 4 жыл бұрын
Jawabtii cabdi casayr boowe mahaysaa
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 4 жыл бұрын
@@dulmadoobedulmidiid4655 Walaal Haa Dulmi diid Dhibaatadii Kooxdii kali Taliska ka dhiidhiyay buu ahaa Halyeygu
@Inabdi
@Inabdi 5 жыл бұрын
Ninki dabinka maygaartay o gari malaynaayay Sagaaradi majaha surtaad maandhow ii tahay
@mohamoudomarasawe.
@mohamoudomarasawe. 5 жыл бұрын
Hhhh Wlhy hal kanaan ku qoslasy
@galbeedqariye
@galbeedqariye 6 жыл бұрын
aad baad ugu mahad santahay taariikhda iyo daba-galka aad ku haysid dhaqankeena iyo suugaanteena taariikhda iyo sooyaalkeenii inaynu baranaa waa muhiim markaa waad ku mahadsantahaye halkaa kasii wad
@abdullahali4518
@abdullahali4518 3 жыл бұрын
Wax la is ag dhigi karo ma aha! Nin wuxuu nin u arkaayay inuu xaq u dagaalamayo oo tolkii raacay! nina wuxuu ah dabadhilif laba dhin oo is ku qabiil ah la saftay kii dulmiga waday isagoo claooshiisa u shaqaysta ah.
@Salahfarah1
@Salahfarah1 2 жыл бұрын
Khaliif marku leeyahay (walle barbara dhiigu mulucle) 9sano ka dib wixi dhacay burco iyo hargaisa wa la ogaa. Walld majerten dadka wa ka horeya Tan kale ee uu leyhy (wa owjabarti iyo mirihi hashime) Wxay cadayn u tahay in majerten siyaad qabiil kula dagaleen ee kacanka la dagalsanaydn
@teetee210
@teetee210 2 жыл бұрын
landheere meel walba wad joogta kkkkk
@xadeedseexdeacademy7606
@xadeedseexdeacademy7606 2 жыл бұрын
Isaaqow aan idinla kaftan dhableeyee Maalintaa gabay khaliif idiin marinaayey Siyaad iska ceshaa la idinku kari la'aa, Maantana Soomaalinimadaa la idinku kari la yahay... Walle ama magaalada berbera dhiigu mulucyeeyey Ama sida muwaashiga ratiga meere lagu saarye..
@jamaalh465
@jamaalh465 11 ай бұрын
😂😂😂mantana her😂😂
@nimcaanhaadka9928
@nimcaanhaadka9928 2 жыл бұрын
Wllhi qori caska isaaq sacad muuse..😈👑🔥
@xididigajamuuriyomasuud5894
@xididigajamuuriyomasuud5894 4 жыл бұрын
Khaliifka ulajedka u kalahaa lalama garan
@lamahuraan665
@lamahuraan665 3 жыл бұрын
Hhhh waxaad kasomaqashay gaariye hhhh
@ibrahimmohamet7204
@ibrahimmohamet7204 3 жыл бұрын
War ninka channelka leh dadka ma kala yaqaan miyaa Majeerteen wuxu la martab yahy isaaq Waa dheh Cali Saleeban iyo Sacad Muuse 😂
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 2 жыл бұрын
Isfookhaarintii iyo dhowdhowlanimadii reerka lagu yaqaan baa sabab u ah asba wuu ogyahay in Isaaq iyo Maxamuud Saleebaan isku dhigmaan
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 2 жыл бұрын
@Cilmi Boodhari ina dhilo idor daarood la simanyhy saas thy hada mj ahy idoor ka facweynhay MS alle badiyey dadkaa badan naagaha wasiweydeen bay ka dhaleen cininin baa tihin an tarmin Ms idooor dhan ka badan ilmo morgan
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 2 жыл бұрын
Hada tarmiweydeen naagihina aad wax ka dhalilahaydeen aad wasiweydeen ma KZbin baa oohin la imaan iyo mj baa idoor la fac ah hhhhh
@abubakarugaazofficial462
@abubakarugaazofficial462 Жыл бұрын
DHIRBAAXO JIN SACAD MUUSE GANG🦁🔥
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
🎉🎉🎉 aad iyo aad
@ahmedhaykalofficial9157
@ahmedhaykalofficial9157 Жыл бұрын
Laandheere ugaadh Abokor ah
@ruthanapdirashiid558
@ruthanapdirashiid558 3 жыл бұрын
DHIRBAAXO JIN LEGEND
@abdirashidawale6630
@abdirashidawale6630 2 жыл бұрын
Ane and all secon to none
@hamse8904
@hamse8904 Жыл бұрын
Aduunyadan Minjii loo rogey ee madaxu hooseeyo, Adduunyadan Majeerteen Isaaq ka Gabey ku maagaayo Waa maan Barre iyo Maan Bilaal mahadhadoodii.
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Khaliif inuu saxsanaa ayaa meesha ka caddaatay. Iidoor waa kuwii markii dambe diyaaradaha lagu weeraray oo iyaguna Itoobiya galeen.
@najibyare668
@najibyare668 2 жыл бұрын
Abwaan khaliid shiikh maxamuud idoor siyaad bare iney u niikin jireen waa aragnaa ugu danbeena asagaa dukheeyay 😂😂😂
@ahmedmahmud3402
@ahmedmahmud3402 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
Majeerteen waa dhillo iyo qaniis
@puntishboy1028
@puntishboy1028 4 жыл бұрын
Alla taarikhdu cajaaibsanaa iidoor oo Afweyne daba orda iyo majeerteen oo xorriyad udagaalamay ahayd xilligaas inkastooy markii nala arkeen fool xumadii
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
If you do not act like Wiseman you will end up Psychopath With false acquisitions because of jealousy
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 4 жыл бұрын
Aduun waa hadhkaa labada galin waana la hubaa. Taariikhdaasina waa mid inaga dhaxaysa si kasta aan isku cayno😁 laba dal oo walalo ahna aan ahaaano majeerteenow.
@naafacboi2753
@naafacboi2753 2 жыл бұрын
Bakhland Jilicsan 🏳️‍🌈naago ah waaye Quruxeey 😂
@sundusabdilahi
@sundusabdilahi Жыл бұрын
@@naafacboi2753 Calankiina ma huraysid wad soqadanysa kkk khaniis nimadu dhiiginay raacday ilma abaarso awalna tariikh ma lahayn hadana wxa tihin waba ognahay waligin adoon darood aya ahanaysan kkkk horayna Siyaad io ingirisba dhalfada unuugi jirten
@naafacboi2753
@naafacboi2753 Жыл бұрын
@@sundusabdilahi aniga ma iidoor baad iimalaysay 😂
@MoGaMan99
@MoGaMan99 2 жыл бұрын
Gabayga dharbaaxo jin qeyb baa laga jaray waana tan. Haddaan Diini magan-tiisa nahay Ama Mareexaan ba Nama midab gumeystee Xaquu noo mitiriyaaye Mid un baa wax maamuli lahaa Labada meeloode Hadaan mowd I helin taasi Waa meherad ii taalle Kuuma muuqatee tiinanaa Muran ka joogaaye
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 5 жыл бұрын
Ninkan reer waqooyi midhbaan ku raacsanahay waa sharafta dumarka soomaliyeed ✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻dumarku waa hooyo iyo walaal iyo marwo iyo midda aad aabaha u tahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@monaaden6634
@monaaden6634 Жыл бұрын
Lkn edna qasab ba cigaal lagaga furay marki danbena way iska haysteen taasi been maha aflagaadona maha wa taariikh
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 Жыл бұрын
Waa mida uu ku gar helay, Daarood kii Sucuudi joogayna xaal bay ka bixiyeen gabdhaha la caayay.
@monaaden6634
@monaaden6634 Жыл бұрын
@@abdinurhassan4356 waxas ka baxe taariikh miyaysan ahayn in edna laga qaaday cigaal hhhhhh way dhacday taasi
@AANUUR1
@AANUUR1 Жыл бұрын
@@monaaden6634 M.X.I.Cigaal walaal isagaa fasaxay Adna aadan markii mudo dheer lagu xukumay, waxaa kaloo jirta in la yidhaahdo nin ay siyaasada isku hayeen A.H.N oo ahaa Jaamac Yare, ayaa Adna Adan ku tidhi Jaamac yare ayaa nasoo maray oo xaaladaada nooga waramay, kadib isagoo ninkaa ka xanaaqay ayuu Adna Furaybaa la yidhaahdaa.
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
​@@monaaden6634adna aadan isaga cigaal furaye wax kale la kaalay reerkinuna tarikh male oo ana ku idhi taarikhna comment luguma samaysto beenta meelaha la'aad
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 Жыл бұрын
Dadka Magaca Wayn iyo Hartan Kala dhigay meel Hartinimo ❤❤
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
Mj waa dhillo iyo qaniis
@Ziraad
@Ziraad 9 ай бұрын
Nin siyaad ka baqaya io nin donayeey inu Gumeysi ka kiciyo😢😂😂❤
@abdirizakzacidzulaimanabdi6308
@abdirizakzacidzulaimanabdi6308 5 жыл бұрын
Allha uraxmado halgamaa qaran buu ahaa khaliif shiikh maxamed
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 5 жыл бұрын
Halgamaa ma waxaad u taqaan qofka amxaarada hoos gala ee u jaajuusa
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@mahamudsaid5899 khalif etoobiyaanka miyuu lajiray walaal?
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 3 жыл бұрын
@@mahamudsaid5899 khaliif iyo mj oo dhan waxay diideen dictator kii Siyaad Bare
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 5 жыл бұрын
Su aal asxaabeey mulaaxad waamaxay dagaalka inagadaaya
@cismaanbaashe5224
@cismaanbaashe5224 2 жыл бұрын
wllhi hadan idhaha lees qabaneen mj ba burburkii oo idil ka danbeeyey oo somali halkaa dhigey nimankaa isaaq na gabaygaasey ku cayn teen oo intey cajilado ka buxsaden wada dhageysteen😂😂😂waxa la oran kara maskax mj bey hada dhaxleen oo heerka ku gaareen waa margmadoon kuwana ayaga isku wadey bahasha weey ka bashtiri mjka kadib markii isaaq hawshii uga baxy intuu fikirkii ka xadey eey wateen🦋
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 5 жыл бұрын
Ninkaasi wuu na guubaabinsyay isaaq
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 10 ай бұрын
Mas alooyinkaagii maxaa dheri ku meer meershay 😂😂😂😂😂 dhirbaaxo jin ❤
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
From Cali saleban mj
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Wallaahi wuu kaa badiyey khliif
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 5 жыл бұрын
Libaax buu haa khalif inkastuu qoladah uu caayayo kamid ahay lkn gabay geesa waan jaclahay
@saidaynab7035
@saidaynab7035 4 жыл бұрын
Wuu gubaabinayay dhamaan qabaa iilka somalida cidna ma caayin
@kingyaryarro8896
@kingyaryarro8896 Ай бұрын
Aduunyadan malaay Dabatadii magaca doonayso Aduunyadan mijaha loo rogee madaxu hooseyo Aduunyadan majeerten isaaq gabayga ku maagayo. Inaalillaah isaaqow magtan inaga bixiya🙆‍♂️😂😂
@nuursaid3444
@nuursaid3444 3 жыл бұрын
Dadka magaca wayn iyo hartaan kaala dhigay meel😍
@abdirashidawale6630
@abdirashidawale6630 2 жыл бұрын
Fame ones
@abdirashidawale6630
@abdirashidawale6630 2 жыл бұрын
Ka jawaba soomliyaay toosoo iku tiir sada hadba kiina taag daran taageera waligiin soomaaliyeey toosoo iku tiir sada ee hadba kiina taageeraa
@Cajapi
@Cajapi Жыл бұрын
Dhirbaaxo jin caadibuu futada uga dhirbaaxay majeerteen 😂
@blue19003
@blue19003 5 ай бұрын
Khalif sheikh maxamud 🦁vs Afgorooc Barbarad ah
@dreamerboy8693
@dreamerboy8693 2 жыл бұрын
Ma Martiyin amxaarada siduu yahay majeerteene. Illahay haw naxariisto Dhirbaaxo jin
@monaaden6634
@monaaden6634 Жыл бұрын
Lkn markii danbe ayay koobiyeen mj o amxaarada martiyeen kkkk
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Жыл бұрын
​@@monaaden6634oo imika ma dhabayacad macaanaynaysa adeer tarikh way qoran tahay wad dawakh San tahee 😂😂suugana isaaq ba loo daba fadhiisata carurta yar ha bab'basan
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Hartigu Faanka iyo Beenta way iska hida raaceen Eebow cade shartooda na mooti
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 2 жыл бұрын
Hooyada ma harti oo dhan isku qaaawisey dhilo indho adag ku dhashay nacdalyhy 🤣🤣
@abdulaahiabduqaadir272
@abdulaahiabduqaadir272 2 жыл бұрын
Dadka magaca wayn iyo hartaan kaala dhigay meel👊
@SucaadFarxaan
@SucaadFarxaan 9 күн бұрын
Janada Firdowso Allaha Ka Warabsho Khaliif Shiikh Maxamuud
@faysalhassanmahamud4551
@faysalhassanmahamud4551 4 жыл бұрын
The what happened snm neef
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 жыл бұрын
2dan gabayaa goormay dhinteen? 9 sano ka dib gabayga (miimleyda) wuxuu khaliif ka digayay, ayaa ka dhacay Berbera & Hargaysa ( Wallee ama magaalada Berbera dhiiggu mulaclee...)
@cismaanbaashe5224
@cismaanbaashe5224 2 жыл бұрын
ama sida mawaashida ratiyo meylo lagu saarye wllhi cajiib waaye
@abdowali463
@abdowali463 2 жыл бұрын
Cali Saleebaan Vs Sacad Muuse dheh MJ wuxuu la siman yahay Isaaq!
@hamzeahmed4984
@hamzeahmed4984 2 жыл бұрын
yaa ku yidhi caqli xume 🤣
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 2 жыл бұрын
Marki hore adeer waxa reer kaagag haka dumin
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Alla yaa raxmak khaliif sheekh maxamuud isaaq buu runta u sheegay
@dreamerboy8693
@dreamerboy8693 2 жыл бұрын
Beenaale waxba muu sheegin
@Mdirrp
@Mdirrp Жыл бұрын
​@@dreamerboy8693xasuuq manu kuugeysan
@ahmedabdirashiid983
@ahmedabdirashiid983 4 ай бұрын
"Waadigii is mood moodi jiray sida maraykaan" "Abtirsiinta ruux aan ku darin oday majeerteena Waa kaan afkaba saari jirin oomatiyo shaaahe Waa taad amar ku taaglayn jirteen sida Israa'iile" Labadaa tuduc ee wiilka isaaq tiriyey wuxuu MJ uga marag kacay halkay Soomaali kaga jireen intaan Kacaankii luggooyo dalka iman. Say ahaataba in ninkii maantaas kacaanka laguuyo la diriray uu maanta Soomaalinimo hormuud u yahay, kii af iyo addinba lugooyo ku daafacayeyna uu Soomaalinimadii uu maantaas ku doodayey inkiro waa arrin kaloo yaab leh. Wariyo dhammaantii 40 sano oo dibu socod ah kadib maxaa inala gudboon Soomaalaay?
@ugaaskailkacase5886
@ugaaskailkacase5886 3 жыл бұрын
Gabaygaan khaliif shiikh maxamuud baa badi yey
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
Hhh
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Sida ay ila tahay Khaliif wuxuu islahaa oo damaciisu ahaa in reeruhu Ku kacaan Siyaad Barre oo meel uga soo jeestaan.
@abdifatahoolaganna4689
@abdifatahoolaganna4689 Ай бұрын
Ujeedkuu laha kicin bay ahyd qabiilo ma cayeen dadka wx fahma lagam Kro
@xamdicoladfarta5967
@xamdicoladfarta5967 4 жыл бұрын
Isaaq soo tuu iga daabaymid kkk oo la layay a ayagana
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Adigu ma laynta dadka ayaad ka heshaa axmaqad yahay
@sharmaakesugulle9424
@sharmaakesugulle9424 4 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 Mayee Ina adeer sow Dharbaaxo Jin muu oran Isaaq Amxaaro uma martiyin sida Majeerteen, arrintaas sow ma noqon been
@smarthd6085
@smarthd6085 Жыл бұрын
Kaa isaaq dabadhilif xumbuu ahaa, lkn gadaal bu ka ogaaday wixii looga digay. "Walee ama magaalada berbera dhiiggu mulaclee, ama sida mowaashiga ratiga meylal lagusaar"
@abdulaahiabduqaadir272
@abdulaahiabduqaadir272 2 жыл бұрын
Laba nin oo la is agdhigi karo ma ahayn nina ina siyaad buu daba dhaqe u ahaa nin dulmi diid buu ahaa
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Ninka yidhi dhirbaaxo jin waa sacadmuuse gabayga hawfiirsado hj ayuu leeyahay abaal malaha Ninka majeerteen, taasaa kuu cadaynaysa in uu ninku isaaq yahay Hj
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 3 жыл бұрын
Sacadmuuse libiin aanu lahayn ayuu isku qoraa. Dhirbaaxo jin waa h.jeclo.
@xamse2523
@xamse2523 3 жыл бұрын
@@saynabhassan5643 dhirbaaxo jin waa sacad muse ugaadh abokor
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 3 жыл бұрын
Saynab Hassan kk aduu qof dhanbaa sheegasaa, waa Sacad Muuse dhirbaaxo
@xboon2356
@xboon2356 6 ай бұрын
Kor Iyo Hoosba Wax Baa Loogu Sheegay. Wakaase Isaaq Gabay Haku Gaadhaan Bal 😂😂
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 ай бұрын
WAAR ILLAHAY HA U NAXARIISTE IBRAHIM ( DHIRBAAXO ) WAXA KA HOOS BUUQAYA, QAAR BILAA EDAAB AH. OO AAN DHEEG IYO UUSTONA LAHAYN. MABA DHADHAMINAYAAN UMANA JEDAAN GABAYGA.
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Ай бұрын
Dhirbaaxo jin❤
@FathiaBatax
@FathiaBatax 2 ай бұрын
😅😂😂😂horta sacmuuse xagay kasheeganayaan dhirbaaxo nin cimraan ayuu ahaa ader
@faysalhassanmahamud4551
@faysalhassanmahamud4551 6 жыл бұрын
Khaliif sheikh true soldier
@xaajibootaan0987
@xaajibootaan0987 Жыл бұрын
Khaliif shiikh maxamuud nin majerteen ah oo ali saleebaan ah bu ahaa .in gabaygiisu guubaabo ahaa waxa cadeyn u ah reerka uu ka dhashay siduu ula hadlay si ay u baraarugaan . MAHWIIGA CALI SALEBAAN HADAAN MIRAR KA faalleeyo Waa niman masalaxadoodu tahay meydi iyo fooxe Waa niman mallaay inay gurtaan maanka kaga taalle. Waa niman aan ficil muujin karin maalin la is galaye
@sanaagbeeyoltd6282
@sanaagbeeyoltd6282 5 жыл бұрын
Macna-yare malay xadhig ku dabe murama Naagoodle kkkkkkk……..
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
SACAD MUUSE CIDKALE NAAGNIMO KU CAAYAY 😂😂😂😂ALLOW MIYAAN HADLI LAHAA HADUU ISAAQA KALE AHAAN LAHAA
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 3 жыл бұрын
@@mohamedshakaal1545 dhirbaaxo jin yaa yidhi waa sacad muuse ciisemuuse iyo harjeclo mid buu ahaa.
@no.face___2659
@no.face___2659 2 жыл бұрын
@@saynabhassan5643 dhirbaaxo jin wa Sacad Muse ugaadh abokor ragi dilay boqorkii toljeclo boqor baraar
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 4 жыл бұрын
Mohamuud Y abwaaan dheeg. Waligiiba gabay difaac u ah dowladiii kacaanka ma marin
@ayoubgelgaxshe4866
@ayoubgelgaxshe4866 2 жыл бұрын
Allaha u naxariiste mujaahid khaliif shiikh maxamuud gabaygiisu wuxuu ahaa guubaabo uu kula hadlayey dhmn qabiilada uu ku jiro kiisaba inkastoo wado khaldan uu u maray mujaahidku lkn wuxuu ka hadlayey arin saxa oo waaqiciya 17nin baa halmara bilaawaha la mariyey wliba maxamuud saleeban u bdan allaha janeeyee mujaahidka iyo dhman intii ku le’atay xukunkii siyaad ee khaladka iyo dulmiga loo laayey
@Xareeed
@Xareeed 3 ай бұрын
Dhirbaaxo jin ninka (Khaliif) gabaygiisa wuu ku ciyaaray sidii uu ahaana uma duubin.
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 14 күн бұрын
Sacad muusahani waa balaayo dagaal kama nastaan kolba qolo ayuunbay weerar dadkuna waxay moodayaan bilaa danbi
@xaliyeabdiwali7315
@xaliyeabdiwali7315 3 жыл бұрын
Ragaan nina qadiyad ayuu ka hadlayey iyo dhibkii markaas dadkiisa lagu hayey oo waa khaliif shiikh Dharbaaxo jiina dawlada ayuu mushaar ka qaadan jiray oo gabayga ayey ku jirtaa si uu ugu jawaabana lacag loo siin jiray Waa marka isaaq leeyihiin waa nala laayey Gabayada khaliif ma dhagaysateen iyo wixii loo gaystay maxamuud saleebaan Haddana iyagaa dawladii raadinaya maantana meesha ay joogto keenay Wax wixii dhacay ku mashquilayna ma jiraan
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Ninka khaliif laga yaaba arrinkisu in u aha gubabo lkn qabiil cay isaga ku bilaabay somalidana wax walba qabiil ba uga wayn Hab ka fiican o u dadka u kicin karayay ba jiray e lkn isaga cid walba caayay
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
Ninka Isaaq daaacadnimadiii 5 Somaliwayn ayuu ka gabyayay, khaliifna meeeel hooose oo reer ah.
@aarkayogol1316
@aarkayogol1316 Жыл бұрын
Sacad muuse power
@abdifarah-du2dj
@abdifarah-du2dj 3 ай бұрын
isaaq ogadeen uunbaaa gabay iskaga calin kara nin kuna habar jeclo gabayga khaliif dhuuxa
@ubahahmett898
@ubahahmett898 4 жыл бұрын
Musuq maasuq ruuxii bartaan waano kaa maqale ✌
@XasanIbraahin-e8m
@XasanIbraahin-e8m 25 күн бұрын
Majeerteen waa kuwii bilaabay burburka soomaalida
@MohamedAbdizalam-p2g
@MohamedAbdizalam-p2g Ай бұрын
Ma martiyon amxaarada sidi qola ma jeerteen ah Bal hada eeg isaaqi ayaa itoobian yiri walaalo ayaan nahay barigasna way na cayayen
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
laandhere sacad muse oo suuganta iyo gabayada looga hadhay
@somaliwaynswl5289
@somaliwaynswl5289 5 жыл бұрын
Ninkan gabayaya waa nin habar jeclo.
@baadigoob
@baadigoob 5 жыл бұрын
Maaha sxb waa Sacad Muuse gaar ahaan Ugaadh Abokor waana reer gabiley macnaha ma kala jecli reerka aad ku sheegtay iyo reerka kalaba lkn wuxuun is idhi u faa'idee wll kaa mahadsanid wll inaad soo booqatay Channel keena BAADIGOOB
@mohamedjamaahmed9575
@mohamedjamaahmed9575 5 жыл бұрын
@@baadigoob Dadka ha khaldin nin habar jeclo ah buu ahaa
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 5 жыл бұрын
@@mohamedjamaahmed9575 Maaha sxb ninka la gabyaya ayaa moodey Habar jeclo oo sacad muuse dhibaaxo jin baa la oran jiray
@mobilesoftwaresolutionunlo5593
@mobilesoftwaresolutionunlo5593 5 жыл бұрын
Dhirbaaxo wuxu ahaa sacad Muuse ugaadh abokor magaadiyo xabuushaa istidhi mëel ukalaqaad
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
@@baadigoob Wuxuu doono ha ahaado laakiin ninkaa waa la cunay .
@xasancali1298
@xasancali1298 Жыл бұрын
Maseyrkii lugu yiqiin Iyo gabay majeerteenle😂
@somaliland-v7r
@somaliland-v7r Ай бұрын
Dhirbaaxo jin abwaan subar sacad muuse ugaadh abokor
@naima_mohammed
@naima_mohammed 2 жыл бұрын
Dhirbaaxo jin CBBdii waagaas ayuu ahaa AHN😆
@xidig3833
@xidig3833 2 жыл бұрын
🤩😂🤩🤩🤩🤩😂😂😂😂maskax yare malaay xarig ku dabe muranle nagoodle macaan iyo qaraar aan is gayin meel isugu geye maserki tolki lagu bartiyo gabay majertenle 😂😂😂😂😂😂😂😂🤩🤩🤩🤩waa ow ladaadagay😄😁
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 2 жыл бұрын
@xidig marka niikadi siyaad idin ka reebay adeerkay morgan hooyada wasay iyo ayeeyda kawaran ina dhilo😂😂
@naima_mohammed
@naima_mohammed 2 жыл бұрын
@@saynabfarah8626 faalladaada iska tir waa hadal gef ah. Hooyo aan waxba kuu ogayn adna aanad garanayn in ay nooshahay iyo in kale qabiil daraadii ha u caayin.
@monaaden6634
@monaaden6634 Жыл бұрын
@@xidig3833 ninka dabinka maygaartay e gari malaynaayey Sagaaradi majaha suratay bad maandhow iitahay. Iyo Intaad diini magantiis taho daba mushaaxaysid Daaroodka muulka ah intad mid uun ku biireysid Doqonyahow maqiiqani maxa kuu macno ah adiga kkkkkkk Bahdil walo dhameeyay ninkaas isaaq
@pubgsomgamer5102
@pubgsomgamer5102 7 ай бұрын
@@xidig3833hayeeshe marduuf khaada waa meheradiiniye miirowga iyo hereerigaa meel xun kaa ridaye Goortaad murqaantaan baa indhaha kor u majiirtaane Marka aad kaso muruxsataan baad suuqa murantaane Markaasaad malaa’igta iyo maxamed caydaane Maraqa iyo roodhigana waa malabsataaniine 😂 Ninkii dabin maygaaray ee gari maleynaayey Sagaaradi majaha surataad mandhow iitahaye😂
@AxmedAxmedsiciid
@AxmedAxmedsiciid 4 ай бұрын
Gabaygan bu ku gadoodiyay watayna jabhadi snm samaysteen
@calisalad6301
@calisalad6301 3 ай бұрын
Maxamuud saleebaan vs iidoor dabacayuun dheh
@هوميدسائيد
@هوميدسائيد 3 жыл бұрын
Walle iyo bille abwaan khaliif inuu ahaa nin xikmad badan , ninkan ujawaabayee tolka aannu nahay Wallee waa doqon
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
oo maxuu ku xikmad badnaa , ?? marna kacaay kacaay ayuu lahaa mareexaan hala ridee, markii loogu jawaabay oo maxaad kala ahaydeena, wuxu ku faanay daaroodnimo dadkii kale na waa caayay ilaa dumar. Daarood gabayga waa u waajib inay ku caytamaan macno ma laha gabaygiisu waa majeerteen iyo mareexaan kala hinaasay , Dhirbaaxo jaan waa la socoday waxay isku hayaan inay ahayd jufo hoose ee aanay shaqo ku lahayn wadanimo iyo wax xalaal ah
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:16
Hirey Inc
Рет қаралды 44 М.
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 561 М.
Khaliif Sh. Maxamuud Siciid gabaygii,  DUUMO, 1979
10:39
Gorayga Magacley
Рет қаралды 175 М.
GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN
58:00
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 250 М.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,3 МЛН
Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991.
25:04
Ahmed Tooyo
Рет қаралды 41 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН