@@jiilkacusub3019 jegan aya shadh dawladed ugashatay oo madhisay😡
@jiilkacusub30193 жыл бұрын
Laba reer baa is diley. Midna, habar yoonis iyo habarjeclo . Jeegaan may ahayn wwll
@filfilocAhmed2 жыл бұрын
My blood sacad yoonis 👸🏽🩸🩸🩸🩸💉❤️👏🦁
@ozmanbarud37502 жыл бұрын
Walahi garxajis nafsiga sacad yonis ba na haysta tolayey 😭😭
@asmamaxamud55063 жыл бұрын
Viva tolkey habarjeclo sidaa uga ohiya cayayaanka😂😂💪💪❤ cududeenaynu wax kulaynaa hadaynu nahay beelwaynta habarjeclo garxajiso dhanbaynu kabaroorinay ilaa reer akhirodki bay u yedhanayan😂
@muwahibomar30333 жыл бұрын
nacas cuqdadi ku raagatay sacadyoonis hubkiini buu idinku laynayey lacag hub kagama bixin reer walan ee dhaarta jabiya hadana laga guulaysto boqol jeer ba so gadeen sacadyoonis idinko dhan o habarjeclaa markas bay boqolkijeerba qorigii ad ku dagalamayseen laydinku dilay oo laydika qaaday naa amus cagtayada hoostedad ku nooshahiine
@muwahibomar30333 жыл бұрын
sidaas bay dawladuna idinkula socotay guuldarana ku qadateen adoo kale waxba ma ogid
@siciidofarah77933 жыл бұрын
Wallee sacad yoonis libin waa idinka haystaa kaligii takale gabadhu reer tol keedbay guubaabo udiraysay ee sacad yoonis biyo idiinma kaban libaaxyo weeye kaligoodba idin ku filan💪💪💪👏👊👊
@kaltunwarsame7146 жыл бұрын
Subaxanalla cadiim walee aakhiro war baayala iyo suaal adag
Naa ka xishood mujahidiinta dhimatay dadku waa dad is dhalay oo wada isaaq ah inadeer. Cadowga hayno jabin waa inalaga faa,iiday sa nayaye.
@badraxarago22426 жыл бұрын
Raag gadmo iyo werwer xayirul xada wada dhashodana ha haysto habar jecelo dadka ugu necebahay sacad yoonis Alle cadawugoda ha jeebiyo
@suleimanabdillahi7685 жыл бұрын
Waa runtaa indr cadow badan ayaa inagu hareeraysan markaa dad wllo ah baynu nahaye waa in aan isku duubnAano markaa inantu waa in ay tolka ka xishooto xumaantana iska ilaaliso ka waantawdo
@bookhaxmed658311 ай бұрын
Waar ma xishoonaysid sawdigii meel kale ku qorayay hj ayaan ahay ma fiicno munaafaqnimadu
@ahmedofficial32186 жыл бұрын
Walaal guubaabadu waa danbi dad islama oo isdilaya owadadhashey
Ciidanka puntland baa u gurmandoona gabadha ooyaysa
@ABEES-TV6 жыл бұрын
hhhhhhhhh faan badanaa
@mahamedaden72374 жыл бұрын
Nacala Majeerteen kuyaal Halamash Nagoodle
@safajama21916 жыл бұрын
inadeer illahay nabad waarta ha idindhex dhigo dad wada dhashaad tahiin dadkana idinkaa isugu xiga ilmadeeryal Heshiyaaa wlahi waan ka ilmeeyay geraarka lAbadiina beeloodba tolkay baad tahiiin😪😭
@mohamedirran73906 жыл бұрын
Mnsha Allah sacad yoonis guuuul afkada Cano lagu qabay
@qazimabdirizakarab54485 жыл бұрын
Alle waynidiisa iyo sharaftiisa haku soo hadeeyo hooyadan soomaliyeed waxu uu eg yahay buraan burkani kuwio carabata ay isu tirin jireen diinta kahor waxaad moodaa inaan diini ina soo gaadhinba alle ha hasahlo
@@asmamaxamud5506 waa carurta ay abti yasha uyihin sacadyonis ma hy is arken
@moustaphakarama24505 жыл бұрын
Dhilada reer sh issxaq isku dirisa tolow ma majerteen bey u dhaxdey naaya dhilo willasha noo daa ha Iska kaya dirin kii naga dhintaa wa kii kalee abahaa qabyalada fooshaxun ka wasee ma anaga kuwo dhiigayagi isku macaanada ah oo sidii (hutsi iyo tutsi)isku dilna
@faysalyuusufmahamuudabdi77605 жыл бұрын
Kkkkkk wlhy qanyahy baad thy naagtan aniga ku arkay boosaso iyada ayaaba majeerte qabaa waa geri waxa aan ku arkay youtbka iyada oo buraanbur utirinaysa geri kabaar youtob adiga arki doone naagtu maaha isaaq ee wa munafqad
naagtani waa waxay wadaa guubaabo rag bay isku doraysaa hala xidho
@ciidciisemaxamed72226 жыл бұрын
Walahay dhiga i dhaqaqay yelkadeede guduheena yaynan is diline cadaw ka wayynba inagu so maqane ka aan mel uga so wada jesano garxajis viva forca somaliland
@samiyaomar34835 ай бұрын
Illahay kaligeed haku rido balayaday saadinayso waa naag beenaley munafaqada reer sheekh isaxaaq waa mid qumayo afku ku qudhan
@quruxlydajigjigayar83646 жыл бұрын
Dagaalka ceel afwayn wxan anuu u aqoonsahy laba xaafdod oo jara oo wllo ah oo islaynya noo buunbuunin cadow kawynban leenhy dadka wllihii marky islaayan hadii cid shisheeya soo dhexgasho kaasbay la dagaalan so wxn inagii yaan laysku keen dirin cadowgena waynu naqaana rer sh isaxaaqowe cadowgas meel haloogaso wada jesto
@suhaybomar38776 жыл бұрын
Kkkkkkk maxay la ooyaysaa roorkooda wax may iskacelinkariwaayeen
@engxasanawcabdi78085 жыл бұрын
Gul gul caare
@snmtv14995 жыл бұрын
Haa cadogena waynu naqana marka waxa haban in meel loga soo wada geesto Adna inan gobad tahay Mashalaa mashalaa i Caqliga ale haku barakeyo
@faysamahamoud92803 жыл бұрын
Allow Somalida Xaqa fahansiiy waa Buraan bur Calaan cal ah iyo ciil allow Halkii Xaqa adaan kugu ugnahay Allahu akbar
@nimcokhadar8675 жыл бұрын
Wllo ilaahy ka ka baq waa dhiig iskaam oo somaliyee waxa dada Naya ani waxaan ahay reer sool wlhy aad ayaan uka xu mahay waxa dhacaya ilaahoow kala qabooji
@maxamedcabdi1926 Жыл бұрын
Tani baror wadhaftay waxa saa laga cabadaya wa reer yaro baho faarax la yidhaahdo iyo sacad Yoonis oo dhan kkk😅😅😅 14/5/2018
@khaoshanosman13096 жыл бұрын
Ax ax waan soo soconaa sister don’t worry rag iyo rabi baa magan looyahey ayaan maqlijirey hada wa alkiiye rag baa soo socda harti layiraahdo ayaa idiin imanaya isha allah waa la iska qaban jeegaan dhaqanka xun ee xabashida ah insha Allaah.
@itz_Marwa4566 жыл бұрын
Khaoshan Osman hhhhhhhhhh harti kuye bro adi is xoree tan waa dhulbahanta isaaq iska dhigaseee badhaacis badnaaa
@khaoshanosman13096 жыл бұрын
Amoun Ahmet anga xor waanahey umadakale na waan caawineenaa isha allah ciil hadaad qabtid sakiin laq
@itz_Marwa4566 жыл бұрын
Khaoshan Osman hhhhhhh idinkaa afkiina laga hayaa idoorban iska xoraynanaaaa
Waxa aan ku arkay youtoka iyada oo oromo burbur utirinay sa oo iska dhigaysa geri koombe marka naagtan maaha rer somalilnd ee waa munafaqad rabta inay isku dirto dad walalo ah oo nabad ah ee hala iska jiro
@najaaxsouleimanaaden7954 жыл бұрын
Reer abtigaa was 😡😡😡 caydh caydh dhashay habar dugaag😡
Ragna kuma tashin in meesha lagaa tirin ee waa shaydaan aan is weheshono walaalayaal 😩😩😩😩😩
@hodanmaxamed12806 жыл бұрын
Ilaahay haku soo hadeeyo
@buhoodlewayne37218 ай бұрын
Habarjeclo power guul
@mohamudmohamed9546 жыл бұрын
Walaahi waan ka xumahay in 2018 in gabar soomaaliyeed la ciilo,
@bilalcali20605 жыл бұрын
subxaana laah.jahligu waa dhibato. kuway u ooyayso iyo kuway ka ooyaysaa waa isku hal. maraadaadu kugu oloshay.
@roodamohamet82813 жыл бұрын
Kugu oloshay adiga
@FarhiaFarah-wg5qe8 ай бұрын
LEE Familyyyyyy system SENERATIONSSS yaraan wayni ma ahanba reerofamilyy baa layahsyba bilyans yerss ma noolaatid tiusands nolatud shaqsad nafsad a wax lagubyaheyba.yariiseey
@drsalebanabdilahibarre50593 жыл бұрын
Balaayo lama buun buuniyo dhamantood alle xaqa ha waafajiyo
@abdirashidalidof80169 ай бұрын
lacag bay qateen baa ku dhacay
@qaaliqaali55706 жыл бұрын
WALAASHAY QURUXEEY HA WARWARIN AMMA WAYNU WADA DHIMAN AMA WAYNU WADA NOOLAAN. KALI RABI KA AMA DHIGIN BALAAYO HA HOR BOODINANA CEEBTEEN MA AHA EE WAACAADADEEN ILAAHAY DAGAALKAA HA INGA DAMIYO HAD II UU SII SOCDO WAA LA KALA CALFA QAADIYE HAW BAQIN YOON IS ISMAACIILBAD BUU KA DHASHAY HAN CALAACALI
Waxa idinla dagalamaya wa wiilashi aad dhasheen wa LA yaqaan reerka aad sheegasa waligood Cid isuguma tagin baroortu wa nacasnimo ee ama waxad jeceshiin sameeya ama liqa dhibto gobanimada doorta lkn baroorta no walaga fiicanyahy
@mrsomalijacayltv36566 жыл бұрын
Jooji dhiilada colaada Garxajis iyo habarjeclo waa dad wada dhashay . Colaadan biciide iyo sacadyoonis allow nanaga qaboojiyo ...waa gunimo in duriyadu sidaa isu coladiso oo u dagaalanto .
ragaad sheegayso ragbaa laayey haday maanta ay joogaana waxba majiraan
@abdirashidalidof80169 ай бұрын
habaryoonis hunguri baa lagu gumeeyey
@nimcohana47825 жыл бұрын
Qof Dab oogay digadiisu ku gubta aduunkana waxba maad dhigan akhaarina xisaab waa ku taala . Habaryoonis wax naagi kiciso ka wayn tana waa la dhamayne tariikhdaada ha xumayn
@filfilocAhmed2 жыл бұрын
😡😡😡😡😡
@faysamaxamed12883 жыл бұрын
Ax ax😩😩😩😩
@AxmedcaliJaamac-z7n6 ай бұрын
Asc beesha reer isxaaq ha midobeen oo cadawgoda meel how ga soo jesteen muuse biixi waxuu idinka dhigayaa jees yar oo la cayrsado nabadina ka shaqaya degankina sidiiy aad dowlada siyaad ula dagalanten oo kale baad noqon hadaad midowdan dulmigana ka fogataan from ahmad cali qardho putland asc dhamantin duriyada bin hashim reer shiikh isaaq
@moabdilaahikiiko82696 жыл бұрын
Kaca hapar yoonis waar kaca oo qoryaa qaata waar ragii ciilkii cadaap ka dooray ina soo kiciya
@cabdirashiidmaxamedcali51265 жыл бұрын
Doqonbaad tahay jaahila aan aqoon maadi iyo mid diiniba lahay rag ciilkii cadaab kadooray markaad leedahay aakhira habar yoonis makuuraacayaa umada wanaag ayaa loogu baaqaa ee belo looguma baaqo
@asmamaxamud55063 жыл бұрын
Hogay oo ma gubaabo naagbaad kukici awalbaanad rajo lahaynde😛😂😂😂 waar habarjeclo awal bay idinlayn jireen ilaa xataa wakhtiye hayska kiin wadwataan fulayaalyahay dhuni qaatayaasha oo fulayaasha viva tolkey habarjeclo dadka dadka kabarooriya
@muunicascas92674 жыл бұрын
Away dadkygii reer somaliland reer sacad muuse
@sahrahusseinahmed36886 жыл бұрын
Wallaahay Gabadhii qalbiga ayay I dhalaalisay lkn dagaal xal ma ah ee somaalaay qabiilka daaya oo walaalihiin Kala qabta waxaan la hadlayaa Shanta Somaliyeed waar gabdhaha oohintooda maxaad isaga dhaga tiraysaan beelaha walaalaha ah nabadayn haloogu baaqo oo waliba Kuwa gardaran Hala qabto!!
@itz_Marwa4566 жыл бұрын
Naaya magaca noo dhig ana h.yoonis ah viva isaaa
@moabdilaahikiiko82696 жыл бұрын
Shadhaap dhilayeey
@badraxarago22426 жыл бұрын
Akhas habar yoonis iyaga baa is dhafsan naa mid baa idinka lunsan sacad yoonis waa rag adag halkoda mid baa boqol nin oo bicida aha ka adag
@badraxarago22426 жыл бұрын
Habar yoonis ma anan dalban lkn just in dulimaduku bicide un anu ahayin baa la tusayey
@badraxarago22426 жыл бұрын
Ma qarankii abartad in qadaten
@darwiish1032 Жыл бұрын
Murug wllhy buran burkan marwalba waa dhagystaa
@abdirahmandigale39315 жыл бұрын
Baho oo ah jilib yar oo biiciide ah ayay sidan uga ooyayaan
@jirfe5 жыл бұрын
Nacas gabadhan adaa ka sii doqon San ee iska aamus Nacas yohow
@AhmedbiciideAhmed4 жыл бұрын
Haa wallahi
@mohamedshaqiiri32544 жыл бұрын
Waar khayr ku baaq waa la dhimanayaa laguma waydiiinayo qabiil iyo somalinimo camalkaaga ayaa lagu waydiinayaa
@fouzeyahyousef90346 жыл бұрын
MASHALLAH FARIID
@bushaaromaxmuudkeefle690211 ай бұрын
Subxaan allhe😢😢😢😢😢
@KaysealiShaqale-wo6xz Жыл бұрын
yaa ku diilay walal maa muuse biixi ayaa ku diilay miiyaa
Hhhhh Aar yaa ila qosla ma adiga oo HA ah baa maanta sidaa u hadlaya. Wax yar sug hadhawna ha dhuuman oo fuckinkii aad hablihiina ku kirayn jirteen uun ha furanina. Meel baa Ragiina iyo dumarkiina lagu wada wasaaye.
@calankaxormidashantasweyn7366 жыл бұрын
guul guul guul ciidanka dib u xoraynta geesiyo
@filltruny7507 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@AO007206 жыл бұрын
Habarjeclo iyo sacadmuuse kamu xishoon habaryonis habaryonisna waxba may xerin marka waxan leyahay dib haisugu noqdo waxa qaldamay hala.saxo
@asmamaxamud55063 жыл бұрын
Kuwan barooranayaa de wa habaryonis garxajis cida kabaroorinaysaana wa habarjeclo wax fahan zxb