Walaalayaal waxgaradka ha la maqlo Inshaa Allaah....hadal xikmad leh...intaan walaal waayi lahayn kursiga aanu wayno Inshaa Allah
@gaagaale15286 сағат бұрын
Waa afar qof oo ah beesha Madigaan.Waa reer yar oo lasoo bixi kari waayay xubin gole deegaan.Maxay wadani ku soo kordhin.Reerkii balaadhnaa ee magaalada lahaa ayaa wata Muuse Biixi.
@WllAsadhusien6 сағат бұрын
Waxay kuwan guriga kiraystey ee mmtv na soo kiraystey 😂
@gaagaale15285 сағат бұрын
Waa reer yar oo la yidhaahdo Madigaan.Waxay guriga u kiraysteen cabsi darteed.Waa reer yar oo lasoo bixi kari waayay xubin gole deegaan.
@husseinibrahim-y8h6 сағат бұрын
Waar, muuse,wuxu rabaa inuu idinkareebo horumarka ee xalku waa in craxmaan iyomaxamed labadacodbasiiya kunabedbaadiya midnimada somaliland oodhan.
@gaagaale15285 сағат бұрын
Kuwani Wadani ayuun bay luggooyo la doonayaan.Waayo waa reer yar oo la yidhaa Madigaan oo lasoo bixi kari waayay.Codka Gabiley kuma hadli karaan.