Allaha u naxariisto janadii fardowsa allaha ka waraabiyo amiin yaa rabi inshallah aad baan uga naxey runtii dilkii cowge wlhi.
@MrMaanka15 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaw Caaaaaaaaaaadi mahan ..Sxb Waaaaaaaaaaad mahadsantahey ..Mudulooooood Culture is amazing..
@qalbiabdullahi83359 ай бұрын
Murusade dhurwaa maahin waasa dhogar gadoomaa
@nabiihaaa10 жыл бұрын
Hah calooshey iga huriyeen w/hi, xey u dileen inkaar allaha ku ridee wixii dilay cawke.
@axmedmaxamed98968 жыл бұрын
ilàah hau naxariisto
@cabdiraxmansiidoow94896 жыл бұрын
Ilahoow u naxariiso cawke waxa uu ahaa nin culus
@MrHassanabukar14 жыл бұрын
inkastoo barbaarta Abgaal ka xanaaqeen dilkii laashinka...............................haddana waa barbaar ku aado in ay saxaan gefkii dhacay!!!!!!!! ha ku mashquulina abgaal iyo murasade dhexdooda!!!!!!!!!!!!!1
Sharftii gablayshimber in ay soo noqoto oo laga heshiiyo DILKII COWKE aad ayaan u jeclaanlaaha maadaama aan ka mid ahay barbaarta jecel Gablayshimber!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@axmedmaxamed98968 жыл бұрын
wlhi murusade dad gob eh waye lkn nin xun ayaa dhibkas gestay cawkane ilaah hau naxaristo