Gacan gacan iyo AHNtee (kuluc iyo kinsi

  Рет қаралды 28,640

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Maxamed axmed kuluc iyo kinsi x aadan gacan gacan wax siisiyo

Пікірлер: 44
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Wllhi kinsi xaaji adan qof kanasiip badan majirto wllhi waxan saas u leyahay waa fananadii ugu hesa badan oo utumo jiim shekh iyo inta hees qaday laxan iyo kaban asika aya u sameyay cuud macantiis ama qiima hiis waad soo aragty Alla yarxam jiimna Cimre dheer iyo cibaado iyo cafimad suban
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 Жыл бұрын
Ax yaa hee 100% music iyo codadka labada fanaan ❤
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 4 жыл бұрын
Hambaliyo Ustaad Nuradiin Cali Oo kaydinta iyo Xafidaada Heesaha kaalin-galkaa wakhti geliyay muddo dheer.
@haleel1517
@haleel1517 Жыл бұрын
😭😭😭 ax allah ha u naxariisto dhammaantoood amiin yaa allaah 😭😭😭
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Yaa amiiral cuud ax jirico wayna 🥰
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Mahadsanid Nuuradiin, heeskan oo Xarrago la qaado uun baan maqli jirey, originalka ma Kuluc baa la qaadi jirey. Alle haw naxariisto dhammaan saddexda fannaan ee heeskaan aan ku aqaanba, Kuluc, Kinsi & Xarrago. Amiin
@abdirahmanmuse7325
@abdirahmanmuse7325 4 жыл бұрын
Waa Kuluc orginalku iyada iyo heesta kale,halkuu nabarku, caashaqu, naafeeyay bari hore......
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
@@abdirahmanmuse7325 thanks ma haysaa heeskaas kaleed sheegtay oo kuluc ku qaadayo??
@ahmedisse9223
@ahmedisse9223 3 жыл бұрын
Maya Maya Originalka waxaa lahaa Xarago iyo kinsi AUN tee labadaba ee tan waa iska qaaci oo ay labadooa isla qaadeen Kulucna was a legend AUN isagana
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@abdirahmanmuse7325 xarago ayaa original ka leh
@cabdiRashiid-j7p
@cabdiRashiid-j7p Ай бұрын
Somalia sanad danbe haday sii jiri lahayd waaberi waa laga qaadi lahaa onkod iyo durdur baa waxkasta kaga horayn lahayd
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 4 жыл бұрын
Xarrago, qalinle intaba way la qaadeen kinzi heeskaan caawa waxaa igu cusub kuluc oo la qadaaya kinzi
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Laxanka jiim waye 🎶🎶🥰
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Sxb heestan ka codsaday so raadi please khadra dahir shamareerku wamaxay laxanku waxa saray jiim shiikh
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Laba kamid ah mucjisooyinkii fanka ilaah ha unaxariistee
@MohammedQashabir
@MohammedQashabir 5 ай бұрын
Allaha unaxaristo labadaba
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 Ай бұрын
Garashooy Xaad noqon bay tiri. Waayo waayihii wacnaa iyo XAMAR markey shidneyd. AUN , Kuluc ,kinsi iyo Jiim!
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 Жыл бұрын
Yaa amiiral cuud jiim sh muumin
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Kinsi iyo kuluc wa labo fanaan oo qiiro leh erayadii abwaan qaa qaa
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 3 жыл бұрын
Abwaanku waa kuma?
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 жыл бұрын
Ahmad saleeban badde
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp 18 күн бұрын
Waa abwaan qaaqa sxb
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 Жыл бұрын
Heeskan markii hore waxaa laqaaday xarago kuluc waa mar danbe
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 жыл бұрын
War ninkii Jiim ahaa kaban ku xaroo ogaa cajiib !!!! Aun. Kuluc iyo Kinzi
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
AUN Dhamaantood intii heestaan ka qayb qaadatay! Kuluc, kiinsi iyo Jiim 💔
@xamseciise8780
@xamseciise8780 2 жыл бұрын
2021 11 4 mailing xasuus badad
@MdMamun-sm6fm
@MdMamun-sm6fm 4 жыл бұрын
Ayaa daawanaaya 28)6) 2020
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 Ай бұрын
🙏❤️🙏
@guledwalqiye
@guledwalqiye 2 ай бұрын
@xamseciise8780
@xamseciise8780 2 жыл бұрын
Sxp wxn kaa codsanayas
@MohammedQashabir
@MohammedQashabir 5 ай бұрын
Axayasod aqrta
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
heestan miyaanu xarago la qaadi jirin ?
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Haa markan kuluc weeyi Orgnal kii xarago iyo kinsi
@xamseciise8780
@xamseciise8780 2 жыл бұрын
Heestan oo qoraala
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 жыл бұрын
Hhhhh walhi kuluc baa kaga fiican xarago (aun) dhaman kuluc xarakada erayada afsomaliga nin qurxiya siduu doono ugu dhawaqa hadana micnaha eraygu is badalin ayu ahaa ma fahmi karaan ardaydu macalinka luuqada le garan kara noh
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
tolow ereyada iyo laxanka ba yaa isga leh
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Erayada waxan umalyn qaqa AMA axmed saleban bide laxanka lkin waxa saray jiim shiikh
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
@@umarabdi5814 mahadsanid saxib
@abdikafigaie1431
@abdikafigaie1431 4 жыл бұрын
Laxanka ninka gadaal ka muuqda baa iska leh oo ah jiim shekh mumin
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Kabanku ma Jiim baa tumaya?
@abdikafigaie1431
@abdikafigaie1431 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@TheFuaad12
@TheFuaad12 4 жыл бұрын
Imika kuluc weeye malaa Laakin xarrago baan ku bartey
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Haa xaragaa orignal ah waa copy
HEESTA DHABTA MIYAAN KU SAARA. KINSI XAAJI AADAN IYO SICIID MIRE XAYDAR
11:28
Xarago iyo canab diiriye (kuu idhi idhi)
13:15
Qarami Media Pro
Рет қаралды 23 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 306 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Kinsi X  Adan Ahun & Cabdilahi Cumar Xarago | Heestii Gacan Gacan*
13:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 155 М.
kabankii jiim iyo maxamed mooge (halku ila galey jaceylku)
8:22
Qarami Media Pro
Рет қаралды 21 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 123 М.
m axmed kuluc iyo qamar
11:59
Abdikhadar official
Рет қаралды 127 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 422 М.
Kinsi xaaji Aadan (Anaa xeedhadii Furfurey)
10:45
Qarami Media Pro
Рет қаралды 51 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 306 М.