GALAB: Ceebaa dhacday!! Xamaas oo sheegtay in ingiriiska uu qeyb ka yahay dagaalka iyo xasuuqa Gasa

  Рет қаралды 72,520

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

Пікірлер: 235
@ZaynabSugulle67
@ZaynabSugulle67 2 ай бұрын
rer qasa dhibka alle haka dulqaado wllhi waa geesiyaal garab waayay lkin ilhy swt baa la jira guul alle ha siiyo rer falastiin insha alh
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed alaha baabiyo
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Amiiiiiiiiin yaarabi
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg 2 ай бұрын
mahadsanid sxp Nadara 👍 ilahay dhulka la jarro rer galbedka iyo yuhuda Amiin Amiin amiin ❤❤ sitti diri dhaba somaligalbed 👍
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 2 ай бұрын
🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Geele_jire
@Geele_jire 2 ай бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 2 ай бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
ALLAH AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH XAMAAS GUUL IYO GOBONIMO INCHAALLAH
@mustafNune
@mustafNune 2 ай бұрын
Xamaas guul ayan urajena ❤❤❤❤
@haretmohamed9644
@haretmohamed9644 2 ай бұрын
Hsusua
@cabdicali8952
@cabdicali8952 2 ай бұрын
Dhaman way ku jiraan. Maraykan ingiriiska jarmalka faransiiska. .. ciidankoda sirdoonkoda diyaaradahoda hubkooda. Dhaqalahoda. . Xasuuqa shacabka. Falastiin. . .. ❤❤❤
@mohamedmohamud8831
@mohamedmohamud8831 2 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 2 ай бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 2 ай бұрын
Mahadsanid nadaara wariye masuul ah. Sida kow somali media hanoqon cilmaani xuma umadda ha usoo bandhigin wararka caalamka noosoo gudbi
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 2 ай бұрын
Asc Nadaara illaaheey Dagaal yahanada Reer Falastiin illaaheey Bir aan la Jarin Karin haka dhigo kuwa Guuleeysto Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Qeeyr Tan kale is qarxinta Muqaawinada Reer Falastiin mar hore ayeey aheed in aay bilaawaan walibo Goobaha Dadka badan isugu yimaadaan illaaheey ha Jabiyo Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Reer Falastiin
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
WAA RUUN REER GALBEEDKU WAA U KU JIRAA DAGAALKA GAZA LAKIIN MAXAY KA RAACAY INKASTO AY SHACAABKA REER FALASTIIN CARUURTA IYO HAYENKABA AY XASUUQEEN.WADAMADI ISLAAMKA IYO CARAABTI HAYE MAXAY ORANAYAAN HADA.WAA NASSIB.KUWANA WAA MUNAAFIQIIN.ALLAH AYAA JIRA.
@DiegoJotta-du1hm
@DiegoJotta-du1hm 2 ай бұрын
England kaliya maaha waxa dagaalka ku jiro ee waa reer galbeed 80% iyo Hindi & African reer Gazza ilaahey dhibaatada kadulqaado
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 ай бұрын
illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud ingariis faransa jarmal aamiin illaahow guulee islaamka falastiin xuuti xisbullaah aamiin
@nailsissak3207
@nailsissak3207 2 ай бұрын
Illahay ha guuleeyo fastiin iyo xulufadeeda allah akbar Englriis illahay ha ku dumiyo amiin yaa allah
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 ай бұрын
❤ falstiin. Dowlad lugu dhawaqayaa ❤alahu akbar ❤
@abdirahmanmohamed8388
@abdirahmanmohamed8388 2 ай бұрын
Yess 👍 alxmdullilh mar lee xabada haka joogsato reer Gaza
@MamRazia
@MamRazia 2 ай бұрын
اللهم انصرهم أخواننا محاربين ف غزه نصرا عزيزا وتقبل امواتهم الشهداء
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 2 ай бұрын
Ilaaahow reer qaza ugargaar dhibkana ka qaad❤❤❤ aaamin yaa rabi❤❤❤ Yahuuddna allow jabi oo masiibo ku rid aaamin aaamin
@Seynab-c9h
@Seynab-c9h 2 ай бұрын
Ingiris keliya, kulli reer yurub, America iyo qaar ka mid ah carabta baa xasuuqaaya reer Gaza. Reer Gaza ALLAH ba la jira weyna guuleysanayan
@OsmanNoor-k4m
@OsmanNoor-k4m 2 ай бұрын
Reer galbedku iyo Yuhuud waxay garab isuguyihiin in muslimiinta lalayo laxasuuqo lababi'iyo lakiin muslimiintii aawaye ilaahow muslimiinta ugargaar Yaa Rabbi Taisiir Kulla Casiir 🙏🙏🙏
@mohamedabdullahi1261
@mohamedabdullahi1261 2 ай бұрын
Uk,Maraykanka ,Germany iyo France. Dhamaan way kujiraan.
@Aamaalulum
@Aamaalulum 2 ай бұрын
Reer gaza waa laisugu habarwacday
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 2 ай бұрын
PALESTINE GUUL NII RAJEYNAA 🇵🇸
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Ilaahey ha baabiyo ingariis
@ayaanmahamud4504
@ayaanmahamud4504 2 ай бұрын
ASC nadaara ceebta yey kartaa HAMAS waaa la iskugu tagay marka Insha alllh ciidamada alaaa caawinaaaya
@Ubaxabduqadir-w5e
@Ubaxabduqadir-w5e 2 ай бұрын
Allah haa guuuuuuuleyo xamas iyo muqawamad reer falastiin aaamiiiiiiiiiiin yarabi Allah ayaa macooda ah weyna guuuleysanayaan alle indiinkisa
@osmanabdirabi
@osmanabdirabi 2 ай бұрын
Sheeq nadaara guul Ayan kurajeynaa
@hawaaden4171
@hawaaden4171 2 ай бұрын
Ilaahay ha ugargaaro falastiin inta dhimatay allaha unaxariisto inta dhawacantay allaha ubooga dhayo inta baahan allaha dharjiyo allaha uhiiliyo ciidan malaaigeed allaha udiro
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 Ай бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@iftiinisak6522
@iftiinisak6522 2 ай бұрын
Allaha ugargaaro falastiiniyiinta
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Xamaas guul halyeyaal
@Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg
@Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg 2 ай бұрын
.guul.illaahay.magaarsiiyo.gaalada.kufaarta.illaahay.ku.caasiyay.gardarada.isku.bahaystay.ingiriis.iyo.maraykan.iyo.yuhuud.iska.daaye.carabta.iyaa.ka.qayb.qaadatay.irabiyow.guushu.adigay..gacantaada.ku.jirtaa.xaqana.kor.ka.dhig.yaa.allaah
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 2 ай бұрын
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 ай бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 2 ай бұрын
Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay ilaaheyow guul sii reer falastiin markasta yaarabi Aamin Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 ай бұрын
Allaah caawi Alqasaan xamaas muqawinda falastiin 😢🤲🤲🇵🇸🇵🇸💪💪☝️🇵🇸🇵🇸
@cajaiplowdhobleymuxumednuursag
@cajaiplowdhobleymuxumednuursag 2 ай бұрын
Alow gaalada jabi nadarow markasta qaainmo lagama waayo gaalada alow guulee falastiin
@dalnuurshe9328
@dalnuurshe9328 2 ай бұрын
Guul falastiin guul
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan
@hawaaden4171
@hawaaden4171 2 ай бұрын
Xulufada garab siinayo yuhuuda allaha jabiyo iyaga yuhuudooda
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 ай бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@OwrallaHiba
@OwrallaHiba 2 ай бұрын
Allaha guuleyo reer gasa Falastiin iyo dhamaan Islamka oo dhan Amiin waaku jirano ayaga shalay dejiyay yahuuda dhulka Falastiin Somaliyana dhulkooda siiyay ethopia iyo kenya yaan ogeyn tas
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 2 ай бұрын
Wcs wrxm nadaara
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 ай бұрын
Ingiriiska iyo mareykanka Israel boland jarmal faransiis dhamaan waa yahuud waana wada socdaan
@abdikarimmuhumed750
@abdikarimmuhumed750 2 ай бұрын
Alle ha gargaaro shacabka reer falastiin
@OsmanIbraahim
@OsmanIbraahim 2 ай бұрын
Ilaahey hajabiyo yahuuda iyo reer galbeedka iyo mareekanka
@omarabdi2899
@omarabdi2899 2 ай бұрын
Hamas wa geesi garab waye Allahayow garabkooda buuxi nawad wartana sii walaleheen falasteen Ya Allah🙏 22:08 🙏🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
ALLAHAYOW UGARGAAR XAQ UDIRIRKA REER FALASTIIN IYO SOMALIYA OO SHACABKI DHIBAATO KUJIIRAN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
Nadaara allaha baa la jiro reer Gaza
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 ай бұрын
Nadaara Janiin MA Ahan Waa Naabulis❤❤
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
INCHAALLAH GUUSHU WAY ISKA IIMAAN BI IDNILLAH.CID KA HADHAY OO REER GALBEED AHI MA JIRTO.WAZ AY U WADA DHANYIHIIN.MAXAA SEE KA RAACAY 20BILOOD ILAA HADAN.WAXBA LA AAN.FASHILMEEN IYO WAXBA LAAAN.XAMAAS GUUL IYO GOBONIMO INCHAALLAH
@AminaJele
@AminaJele 2 ай бұрын
Xamaas guul duco maahane walaal ilaah haguuleeyo uraaci
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
ALLAH AZZAA WAJAAL AYAA LAJIIRA.KALMADANA WAY AY KU CAYROOBI DOONAAN INCHAALLAH WANA LALA XISAABTAMI DOONAA INCHAALLAH INGIRISKUNA WAA UU KU KALABIXI DOONAAN DHEXDOODA INCHAALLAH
@SaedoMoha
@SaedoMoha 2 ай бұрын
Maan sha allaha allaha u nusteeyo falsatiin
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 2 ай бұрын
allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen please 🙏
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 ай бұрын
😂❤❤Allaha guuleeyo Iiraan iyo Geesiyaasha muqaawamada dhammaan ❤❤😂😢🎉❤❤❤
@MohamedQaadiroJacaylNu
@MohamedQaadiroJacaylNu 2 ай бұрын
Allaha Ugargaaro walaalaha falastiin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Mahadsant walaalkey nadaara show ❤❤❤❤
@maxamed...........baashe
@maxamed...........baashe 2 ай бұрын
Guul inshallah xamaas iyo islamka inta saxda ah ee falastine taageerta
@AbdirahmanMohamud-es3nj
@AbdirahmanMohamud-es3nj 2 ай бұрын
Waan kasoo horjeda iney naftoda haligan madamo Alle yiri ولا تقتلو انفسكم ان الله كان بكم رحيما balse see ahatoba Allaha ugargaro Gulna Allaha siiyo 😢😢😢😢
@iftiinisak6522
@iftiinisak6522 2 ай бұрын
Dagaalka qaza wuxuu udhaxeeyaa falastiiniyiinta iyo mareykanka
@Aruujaawad
@Aruujaawad 2 ай бұрын
Cabdul qaadir nadaara waaku slmy kaalo inay kudhax jirto waalaogyhy ilhy habadbaadiyo islaamka waan soducaynaynaa
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 2 ай бұрын
Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin Yaarabi
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 ай бұрын
❤❤❤Nadaara Sxb Ha Aaminin Waligaa In Maraykan Nabad Keeni Safarka Bilinkin Waa Kii 9 Sagaalaad Ee Qasaaro Ku SOO Dhamaanaya
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
FALASTIIN ALLAH HA CAAWIYO INCHAALLAH.ISRAIL SAMIRKOOGANA ALLAH HA KU GUULEYOO ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@huseinomergaab-yq9nq
@huseinomergaab-yq9nq 2 ай бұрын
guulxmaasallahagarabgaloaamiin
@Farsamadadahabkacilltire
@Farsamadadahabkacilltire 2 ай бұрын
Rabiyow uhiili xamas & intiiba lajirto idim,allaah
@Farsamadadahabkacilltire
@Farsamadadahabkacilltire 2 ай бұрын
Rabi guul
@halanenuur128
@halanenuur128 2 ай бұрын
Allah ayaa macooda ah.
@cabdimajidibrahim9217
@cabdimajidibrahim9217 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo dagdaga ayaan urajeynayaa wlaalah falastiin toodana weynoqon dontaa insha alaah
@AmiinJabo
@AmiinJabo 2 ай бұрын
Cid kastaa way ogtahay inaysan Israa'iil oo kaliya wax iska celin karin
@hawaaden4171
@hawaaden4171 2 ай бұрын
Illahay ha qadaariyo oo hajabiyo yuhuud
@AminaJele
@AminaJele 2 ай бұрын
Waraa dins warkaagan ugu jeclahay
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 ай бұрын
❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
@kamaalmuridisufi8593
@kamaalmuridisufi8593 2 ай бұрын
Wll wariye xayesiiamaha kujira barnamijka naga kala yareey sii uu warka nogu macanado
@bigphish1983
@bigphish1983 2 ай бұрын
ALLAHU AKBAR
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 2 ай бұрын
Not only britain but also all Europe
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 2 ай бұрын
Yuhuuda argagax halagu Rido gabgabtooda weybadatay
@SamatarhousseinIsmail-f4f
@SamatarhousseinIsmail-f4f 2 ай бұрын
Islamka allah quweyo
@WarsameJimcaale
@WarsameJimcaale 2 ай бұрын
Ilaahow ugargaar falastin
@cajaiplowdhobleymuxumednuursag
@cajaiplowdhobleymuxumednuursag 2 ай бұрын
Wasiirka belikin intuu bariga dhaxe ku noqnoqanaayo kher kakeenimaayo
@muminamumin17
@muminamumin17 2 ай бұрын
Asc illaahow halhal halooqarxiyo inshaallaah anigawaanudhimanlahaa ismaaciil haniya walaahi
@maxmuudguuleed559
@maxmuudguuleed559 2 ай бұрын
asc sxb sare nadaara❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
DANTOODA WA MAXABIISTA OO KALIYA.
@hony5804
@hony5804 2 ай бұрын
Qofka aqligaqabaa ee sida saxdaa ufekera wuudaremayaa in gaza Israel keliged burburin ey iskugutageen wixii gaal ahaa kii muslim ahaay afkaalaqabty allow islamka midee aamiin
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
HAKU WAASHAAN ISRAIL KHALKHALKA KU JIIRA.MAREIKAAN WAA DUULI YUHUUDA U HILINAYA.LAKIIN MAREIKAAN IYO ISRAIL WAY ISLA BAABA'AYAAN INCHAALLAH
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 ай бұрын
❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Waa musiibo weyn in dawlado waaweyn qayb ka noqdaan xasuuqa iyo gaajaysiinta shacab masaakiina oo aan waxba galabsan.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Maraykanka waa munaafuq, blinker na waa yuhuudi marnaba haka sugin naxariis falastiiniyiinta, lkn ilaahay baa joogo,alaa wayn ninkii aaminaa awood leh
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 2 ай бұрын
Yaab taas miyaa hada la ogadey, yaaba ka maqan😢 maanta suaashu mahan yaa ku jira ee waa yaa ka maqan😢 dowlahaha aan ku jirin waa 2 ama 3 inta kale waa ku jiran si kastaba ha ugu jirane, lakin sharciyan xaqa iyo dulmiga haday diriran xaqa ayaa gulaysta.
@Farsamadadahabkacilltire
@Farsamadadahabkacilltire 2 ай бұрын
Soomaliyo hadey xariir layeshtan iiraan sida yaman wlhi guul ween & sumcadba cadawgedana weey baqilaheed waa iga fikir nadaro guusha xamas & muslinkaba waa sidaa rajo yaa,Alaah
@Farsamadadahabkacilltire
@Farsamadadahabkacilltire 2 ай бұрын
Aloow amuuraha inoo saqir
@MahamuudGuuleed
@MahamuudGuuleed 2 ай бұрын
Asc sxb nadaara labo ciwaan Ayaan kaaba daawanhayaa❤
@ahnettek3298
@ahnettek3298 2 ай бұрын
Alxamdulillaah dagaalka talaabiib allaaaha u raro allaahuma aammiin
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 ай бұрын
Hada kahor ayaan qoraalkeygan koments keyga kusheegay, xamaas waxaa ladagaalamaya ingriis mareykan sahyuuniyada carabta afrikana waxaa kagajira Ethiopia Xamaas iyo shacabkooda alaah ayaa lajira من يتوكل على الله فهو حسبه
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 ай бұрын
Allaah jabi yahuud shayadiinta America reer yurub 🇪🇺🇬🇧👹shayadiinta reer falastiin Allaah caruurtda yar dumarka caawi🧕👫👬🤱🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Maraykan iyo yuhuudi xal nabad iyo heshiis midna ma rabaan lkn waxa ay wadaani waa waqti lumis riwaayad khayaali iyo riyo
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Asc nadaara show
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 ай бұрын
Gumeystaha Ingriska waa Cadowga 1aad ee dhulka reer falastine Yuhudda oogu warejiyay,Waxa kale oo uu qeyb kanoqdaa Dagaalka kasta oo Mareykanka uu dal islam ah uu kuqaado,Iraaq waa dalkii in mareykanka uu weraro warbixin beeyn Sirdonkisa waa Ingriske Qoray in Iraaq haysato hubka nucleararka Dagalkasi oo bur xasuq oola kac iyo fashil kusoo dhamadsy,Libya Afaghanistan suriya yemen Sudaan Somaliya Gumeysta dhagarta eey ladagtay waa uu qeyb ahaa,balse xaqa iyo gusha Allaha ayaa xukmiya.
@batuloabdullahi4175
@batuloabdullahi4175 2 ай бұрын
I’m first one 1️⃣
GANTAALKA CAQLIGA LEH EE MUCJISADA AH EE TURKIGU SOO BANDHIGAY
14:10
HBN Online TV
Рет қаралды 194 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 30 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
علم نافع | أيام صعبة للكيان ... الحزب يؤلم ويرفع تكلفة الغزو
46:16
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 30 МЛН