Qofki uguhoreyey like isara,imaraatka iyo xulafadoda illahey masibo hakurido inta falastin hagardameyneso o dhan Ameen ya Allah cadowga masibo ALLAH hakurido inshaallah xamaas iyo falastin wey guleysan inshaallah garabkoda ALLAH galo Ameen Ameen Ameen ya Allah
@Shukri-o1s2 сағат бұрын
Aamiin
@AxmedXuseen-x9d2 сағат бұрын
Aamiin yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi Aamiin
@HosseinFarah-s7hСағат бұрын
Allaahuma aaammmiiinnn 🤲 aaammmiiinnn 🤲 yaa Rabal caalamiin munaafiqiinta khaliijka khanaasiirta carabta ee ugu horeeyo cadawga koobaad ee muslimiinta caalamka oo imeradka allahayow ku soo dedeji masiibooyin halaaga oo hoojiya oo dukum daakum ka dhiga allahayow idamkaaga 🤲
@khadijaowais9265Сағат бұрын
Aamiin ilaahayow
@الحمدان-ذ2ي2 сағат бұрын
Masha allah turkey ordugan wa ka dhabeyey guuleyso cadawgisana allah ha jabiyo
@MunaAdan-z4zСағат бұрын
Nadaara sawir qurxoon AA noosaartay nadaara tv thanks ,imaaraad musiibada Ku dhici doonto israail ha ka celiso dhaalimiin waaye imaaraad dhulka hallago ee
@warisroobo1759Сағат бұрын
Yaa,Allah Hada ayaan afurey ,waa Maqrib ,Yaa,Allah Emirates Dawladooda Islaamka wey dhibeen ee Musiibo ay uga haraan ku rid,Waa Duli aan Damiir lahayn,Aduunyadu Dagaalkaan waxaa ka dambeyn doona Nabad Fadliga,Allah bal Munaafiqiinta Carbeed xageey u ciirsan doonaan.
@MuminaMohamud58 минут бұрын
Yuhuuda iyo munaafiqiinta caawinaayaba ay ka mid tahey Imaradka Allah masaaib ha ku rido dulmiga ay wadaan ciqaabtiisa Allah ha u soo dedejiyo Alhuma Ameen, Falastiin iyo Lubnaan Allah ha u gargaaro Allahuma Ameen Ameen Ameen.
@CabdiGeedi-ku2urМинут бұрын
Wcs.c.qaadir nadaara tv guul falastiin.gaza iyo lubnaan
@CalmadoowCismaanСағат бұрын
Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha ❤
@bilanomar48002 сағат бұрын
Inkaar allaha kurido waa gaal qarsoon mulcuun ka imaaraadka hogaamiyo
Naclada Alleh ☝️ haku dhacdo U A E in shaa Allaah 👌 Allahouma Aamiin Yaa Rabbi ☝️ 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@XalimoSahal2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ akbar mashallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allaah guanabara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismailfaysal56392 сағат бұрын
Yuhuuda iyo macalinka wayn Allah ha hajabbiyo muslimiinti way dhibeene Illahay ha qabto wa cadaw cadaw dhaly daalimiin, mufsidiin faasiqiin isnacay waaye
@hawamohamed2377Сағат бұрын
ALLAHA riffo Boqortooyada imaaraadka
@mounahoussein-wo7qu2 сағат бұрын
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم سبحان الله العظيم اللهم انصراحواننالفلسطين يارب العالمين آمين
@mohamedosman6000Сағат бұрын
Madxda khalijka Ilahay musiiba ha ku rido, Imaaraadku wa A'yga ugu weyn e yuhuudda
@alimohamed6918Сағат бұрын
Yahuuda iyo Naagahooda imaraatku Ugu horeeyo Meelxun iyo naarta Alle ha u kaso.
@AbdulBashir-wv9nfСағат бұрын
Congratulations my dear brother MPs indonesia
@AadanTalaasoowСағат бұрын
Subxana allah allaha
@abdirizakshafat916Сағат бұрын
Anagoo idiil waan havareeyna galaa uuhiliska imaarad Allah hakasoqaabto islamka
@aichadjibril4179Сағат бұрын
XAQ UDIRIRKA CIDIINA KAMA GUULEYSANEYSO INCHAALLAH.AYAGA GUUSHA ISKALEE.
@axmedcaruush2952Сағат бұрын
Allaahu akbar jabba idan illaaaheey aamiin
@abdiazizibrahim94022 сағат бұрын
Jimca wanaagsan ustaad nadaar guuleyso
@maxamedcalicusmaan8141Сағат бұрын
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@cabdiqanifanka5292 сағат бұрын
Naclatulaah calayk madaxda imaaraatka
@HalimaIssack-fv6cb2 сағат бұрын
@@cabdiqanifanka529 wan yabe ani carabta maxaa dhiga kamirte acudubillah naxaris daranaa Allow adaa umaqaan rer gaza ugaargar Rabiyow Ameen Ameen Ameen ya Allah
@HalimaIssack-fv6cb2 сағат бұрын
@@cabdiqanifanka529 wan yabe ani carabta maxaa dhiga kamirte acudubillah naxaris daranaa Allow adaa umaqaan rer gaza ugaargar Rabiyow Ameen Ameen Ameen ya Allah
@cabdiqaadircusmaan66582 сағат бұрын
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
@darmansaid422515 минут бұрын
Insha allah gul falastin
@farhiyaabdi480Сағат бұрын
Asc maanta waa jimco ilaahayow iga aqbal imaaraadka masiibo aanlagaraneenin allaah ha ridoumada islaamka Allah ha ka qabto Aamiin Aamiin
ALLAHA naa tuso imaraad oo gacan islam ku burburay
@Abdirashid-t4e2 сағат бұрын
Imaaraadku waayuhuud ufadhida meesha!
@nuurismail30032 сағат бұрын
Emaraaka waa munafaqiin islamka Allah kaqabto waa damiir lawayal mulkigooda Allah siibo
@DayibShekahmedСағат бұрын
Isra ishi islamka ayregalbedka uhaystan weye imaratku subxanalah
@HosseinFarah-s7hСағат бұрын
Yaa Rabi yaa allaah munaafiqiinta khaliijka khanaasiirta carabta ee ugu horeeyo mujrimka munaafaqada USE imeradka IWM oo ah cadawga koobaad ee muslimiinta caalamka yaa Rabi yaa allaah dhaqaalaha aad siisay ayay muslimiinta ku xasuuqaan oo kufaarta ugu hiiliyaan yaa Rabi yaa allaah munaafiqiinta cadawga muslimiinta ah ee imeradka ugu horeeyo ku soo dedeji masiibooyin halaaga oo hoojiya oo halaaga oo dukum daakum ka dhiga allaahuma aaammmiiinnn 🤲aaammmiiinnn 🤲 yaa Rabal caalamiin
@Abo_bilal51110 минут бұрын
I hope peace love and unity for Palestinian insha Allah
@husseinaden7560Сағат бұрын
Ilaahay israel iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan ba insha allah
@farxaancabdi6170Сағат бұрын
Shaydaanka wayn iyo xulafadiisa sharka ilahay dhulka ha la jaro. Gaal iyo muslim kay yihiin ba aamin aamin aamin
@wabarisaaq5290Сағат бұрын
Waxaa ilaah ka baryeynaa in uu masiibo dagdag ah ku dhacdo imaaradka maamulayaasha xukumo in shalaah
@Khadijo60Сағат бұрын
Wcs awalba munaafiqiyuun bey ahaayeen allaha ka hoos mariyo naarta yuhuud iyo kufaar
@RADIOMARKABLEYBAARDHEERE2 сағат бұрын
52 kun ayuu marayaa odayga 100k ha lagu tuuro waa rugcadaa horn afrik barnaamijkii duhurka ayaan ku xasuustaa qalalaasa dagaalbaa astaanta u ahayd
@CabdiShire-mo9ge2 сағат бұрын
Waa Khabar cabin iyoqiyaano hafaadmaqashp😊
@ashaweheliye1319Сағат бұрын
Shayaadiin iyo far soo taagan ayey noqdeen imaaraadku Allah ha ka qabto dadka reer falastiin ee dhiban xasbuna Allahu wanicmalwakiil
@Nuurcabdii2 сағат бұрын
🥺🥺🥺.🥺.. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@buullebarakoow107711 минут бұрын
Wlahi in ay daronta ku bur buriyaan ayaan rabi lahaa waxa saran wa yahuud iyo 4 xabo munafiqina uso dirsaden in ay yahuud u hilinayan la baa biniyo.Allow walalahena Falastiin ugargar .yahuuda iyo munafiqiinta Allah jabiyo Falastiin guul iyo gobanimo انشاء الله امين يا ربلعالمين
Nadarow tabar kale maheyne wan lahabareyna xuuti allah kusalido balyada
@mohamoudamohamed901Сағат бұрын
Wallawaynta iyo xulafadooda masiibo Allaah ha ku rido, masaaridu hubka ay israil u gudbinayso ma falastiin ba ugu hiilinaysaa yaa nafaara. Ha ku sii fogaan imaraadka indhahasga u jeedi ku irriddooda lagu hoobtay
@caishamaxamuud4875Сағат бұрын
Subxanalah imarad dowladaha muslim ka wey dhibtey waa yahuud kalkaal xitaa masar iyada Xita israil ayey Tagera balse alle waxaan ka tuugay musiibo inuu KU rido😢plastiin ilaahow Garabsii oo dhibka ka dulqaad, 😢🙏🙏🙏
@AbdirahmaanSuuq30 минут бұрын
Imaaraad ilaahay dhulka halagoyo
@UMUABUKAR-hl1kw41 минут бұрын
Asc immaaraadka xaq allaha yaab waaye wallaaheen falastiin sidaas uu go doonsan haday immaaraad yahuuda caawinayso
@safahussen83812 сағат бұрын
Masiibo allahkurido emarad dhulka allahlagoyo jimco waye uduceya falastin
@Farahabdi-hr9ih50 минут бұрын
Wcs mudane wngsan ❤❤❤
@abdi63412 сағат бұрын
Asc. Sxb nadra. Jumca mubaarak
@axmedxasan2838Сағат бұрын
Illhyow burburi imaraadka iyo israiil
@nuuurcabdii2 сағат бұрын
🥺.🥺.🥺🥺 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@XasanMuhumed-fz8xl2 сағат бұрын
War illaahey usheega dhibkaaga
@XawaCige26 минут бұрын
Allh kugargari iskaga casissa
@ashasalah283537 минут бұрын
IMARAAT HA LA HUBSADO, IN AY CARAB DHAB AH YIHIIN IYO IN KALE.
Asc Inkaarta isku darsanayna emarat diyaradaha ay yuhuuda ku qaadayso allaha lasoo rido Yuhuud wixii caawiya oo islaama illahay aduun iyo aakhiro ha ku cadaabo Diyaaradaha allaha ka soo rido