Sheekada Somaliland uunbaa lagu xumeynaya mooyane, wax ay ka faaidaysa ma jirto Somalia
@AbdirahmanMahad-hh3yf2 ай бұрын
Somalilnd waa qayb ka mid ah somalia marka dal gobal dhulkiisa ka mid ah xumayn kara ma jiro
@zaki72312 ай бұрын
@@AbdirahmanMahad-hh3yf niyow riyada ah in Somalia mid ay tahay ka kac, Marka labaad Somaliland De Facto State bay tahay oo dawlada Somalia kama taliso Somaliland. Walaa xasan Sheekh baan tagi Karin ee wax fahma oo isku tashta idinku oo ciidanka shisheeye iska Saara iyo Arsenal oo 4.5 systemka ka baxa oo shacabkiina u tudha+ stop the corruption
@Abdullahiiyare21402 ай бұрын
Soomaaliya qeeb kama ahaan waddamada badda caas leh
@AbdirahmanMahad-hh3yf2 ай бұрын
Bada cas somalia qayb kama ahaan yaa kugu dhacay
@AbdirahmanMahad-hh3yf2 ай бұрын
Somalia waxa mara bada cas iyo bada india waliba somalia waxa ay saaran tahay marinka baabul mandabka
Runti waa war bixin aad fcn sfcne loo soo diyaariyey wariye ku haboone uu tabinayo Ma aqaan magaciisa lkn wuuba ka sitaa haruun macruuf
@abdikadirabdijama63522 ай бұрын
Turkey 🇹🇷 waa Dal muhim u ah Somalia 🇸🇴 iyo geeska afrika waxaana qabaa In ay ka faaidaysto maxaa yeelay turkey waa daacad
@NourNk-ld8uf2 ай бұрын
Wadan wax walba wuxuu ka fikiraaa his national interest🎉 fikir ahaanteydana Turkish kuma qaldana in uu ka fakaro his national interest and his longterm investment as a somali government waaa inaaan anaguna danaheeena eegana anaga oo aan cidna ka masayreynin😊
@nuurmaxamed90302 ай бұрын
Kuhab sa shada dhulka istaraa tiijiga Ereygaas waaqalat idaacada afka reer galbeetka hataa tihiin Eesaxa ereygaas
@xogbaar2 ай бұрын
Nacas nimada nagala taga shidal qodista iyo qilafka maxaa isku xiray Maxaase isku xiray qilaaf labo dowladood ka dhexeeya iyo danta turky tan kale dagalka aad sheegaysaan laba dowladood midna uma socoto mana awooddo ayadaa mid kasta dhex deeda ka gubanaysa
@aymn16572 ай бұрын
Ethiopia waa gumaystaha kalia ee Africa ka shaqayn doona sida Israeli bariga dhexe loogu beray maraykan ayaana arintan daba kawada