Galka Baarista: Burcad Badeedda Soomaaliya masoo rogaal celin karaan?

  Рет қаралды 12,015

VOA Somali

VOA Somali

6 ай бұрын

Пікірлер: 10
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 6 ай бұрын
👋 Weriye Haaruun Macruuf.
@WaayoArag.
@WaayoArag. 6 ай бұрын
Edebdarrada Warbaahinta Maraykanka bal eega hadda!
@AyaanlebarreAyaanlebarre-en8zt
@AyaanlebarreAyaanlebarre-en8zt 6 ай бұрын
Harunow marka kalunkena ladhacayo waa sax somaha marka kuwa xebtena kalunka kaxalufineysa marka iska qabaneyno waa budhcad baded somaha wax kale maso wadane
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE 6 ай бұрын
Fowdo iyo Nidaam daro Mooryaan nimo Miyaa ku difaacee badada Somalia. Dowlada Ciidan Badda Leh Ayaa Ilaali karto OO Sharciyad Heysato. Wiilyar OO jiri ah OO Mooryaan inuu Qor soo qaato OO maraakiibta Soo Qabqabsado Waa Wax Foolxun Dadka Soomaliyeedna Sumcad xumo ayey ku tahay .
@suugaan
@suugaan 6 ай бұрын
qaadicul dariiqa diintuba meel adag bay iska taagtay
@suugaan
@suugaan 6 ай бұрын
isbaaro badeed, mooryaan badeed, burcad badeed, qabqable wuxuba waa isku mid
@abdulrahmansalad3304
@abdulrahmansalad3304 6 ай бұрын
Ma jiraan wax la dhaho budhcad badeed ee waxa jira dad difaacanaya badooda iyo kaluunka badooda ku jira.
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 5 ай бұрын
shati yada waa sharcidaro ilaa dowlad somaliyed laga helayo Dani iyo xasan sheekh waa calooshi u shaqayste
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 6 ай бұрын
dal loo tashadey bad ka hadleysaan
@MohamedAhmed1-vi3dm
@MohamedAhmed1-vi3dm 6 ай бұрын
Putland ma waxey shaki galineysaa shatiga dowlada dhexe sii domaha ka kaluumeysanaya xeebaha somalia?
Galka Baarista: Sidee ku timid dayn cafinta Soomaaliya?
18:39
VOA Somali
Рет қаралды 16 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Универ. 10 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:04:59
Комедии 2023
Рет қаралды 2,7 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 4,9 МЛН
Galka Baarista: Qaraxii 14-ka October, 2017
31:51
Wacaal Production
Рет қаралды 4,2 М.
Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka
16:26
VOA Somali
Рет қаралды 73 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 297 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00