GANACSI MAGAALOOYIN BADAN KA BANAAN 2024

  Рет қаралды 13,808

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

4 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya Ganacsi magaalooyin badan ka banaan oo si fudud loo furi karo bulsho badana u baahantahay.
Daawasho wacan

Пікірлер: 54
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
Fadlan Like & Subscribe Jimce wanaagsan
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 4 ай бұрын
Hargaysa magaceeda noosheg wll
@absheefilfil1840
@absheefilfil1840 4 ай бұрын
Horta maa hadashaa uun Adress email phone ma laha miyaa Shirkada magaceed
@B20_News
@B20_News 4 ай бұрын
Waa fikrad cajiiba waa walina cusub dhaqaale ficana laga samayn Karo 🎉
@khada917
@khada917 4 ай бұрын
Waa loo baahan yahay waliba macaamil badan ayuu helaya mahadsanid wll zakariye .
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 4 ай бұрын
Maasha alaah sakariya cabdulaahi ilaah hakuu barakeeyo umadaada baad wax weyn u heysaa jasaa kumulashu qeyr ascww
@AdaniHuseini
@AdaniHuseini 4 ай бұрын
That's a logical point 🙏
@abdilahiabdi7801
@abdilahiabdi7801 4 ай бұрын
My favourite somali channel
@FardowzahHussein
@FardowzahHussein 4 ай бұрын
Mahadsanid walal, my favorite channel
@hamzarobleholow4741
@hamzarobleholow4741 4 ай бұрын
Machaallah Zakaria
@anasmohomed6471
@anasmohomed6471 4 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@Engabdullahi-mq8cq
@Engabdullahi-mq8cq 4 ай бұрын
Thanks wll
@user-wx3lw7xy3q
@user-wx3lw7xy3q 3 ай бұрын
Sakariye alle ha ku barakeeyo .waan ubahanahay aritan
@enghassanchannel3951
@enghassanchannel3951 4 ай бұрын
Good bro
@ahmedd9046
@ahmedd9046 4 ай бұрын
DR MASHA'ALLAH. WAA FIKRAD WANAAGSAN.JASAKALLAH KHEYRAN BRO.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
Wa iyaak walal Barakow
@user-df6tq2fe6w
@user-df6tq2fe6w 4 ай бұрын
MashaAllah waa figrad aad u anfacaysa faamilada hooyooyinka caruurta mahadsanid Ustaad ❤
@abdiisman4825
@abdiisman4825 4 ай бұрын
Asc soo qor meesha laga helaayo
@abdi30
@abdi30 4 ай бұрын
Wall zakiriye qolada cafimaadka nucaas ee mogdisho dagan magacoda maxawaye???💚💚💚💚
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 4 ай бұрын
M.a wll axsantu wa shaqo fcn oo wax tar leh iyo faa,iidoyin hadan nahay team health science ❤❤❤
@yow4367
@yow4367 4 ай бұрын
Sxb ganacsi laga her galin karo xeebaha qurxun dalkeyna so diyaari ❤
@siciidahmed7718
@siciidahmed7718 4 ай бұрын
Aadbaan ku salamayaa sakariye. From hargeisa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
Aad baan kaaga qaaday soo dhowow walal
@ahmedaliomer-yy9ok
@ahmedaliomer-yy9ok 4 ай бұрын
Hargaysa xagge laga helaya wll
@sayidomar5230
@sayidomar5230 4 ай бұрын
@@ahmedaliomer-yy9ok
@cabdinaasircabdalla7053
@cabdinaasircabdalla7053 4 ай бұрын
❤❤
@cabdimaalikcabdulaahi8219
@cabdimaalikcabdulaahi8219 4 ай бұрын
Tell kaaga xakeen kahelaa bro
@caaishacuud819
@caaishacuud819 4 ай бұрын
Vitamin in haysato muhiima oo lahelayo ,any way thanks brother fikradaha sida noola wadaagto
@mukhtarosman2492
@mukhtarosman2492 4 ай бұрын
Muqdisho meel laga helo ii sheeg
@Zaak100
@Zaak100 4 ай бұрын
SHAQADA huudhayda soo fiiri sxb dadka somalida ma gataan
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 ай бұрын
Aboowe xagee kaheli karaa information ka
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 4 ай бұрын
Mahadsanid wllo sakariye
@xudayfibashe9780
@xudayfibashe9780 4 ай бұрын
Ustaad figrad ganacsi oo laga hirgalin karo xeebaheen
@mohamedabdi2501
@mohamedabdi2501 4 ай бұрын
Mahadsanid zakariye idea da waa nala wadaagtay lkn maxaa macluumaad ah oo ka heysaa program
@foosshiikh9711
@foosshiikh9711 4 ай бұрын
Team health science so wada baxa❤❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 ай бұрын
👏 👈🏼
@ridwaanburhaan859
@ridwaanburhaan859 4 ай бұрын
Waan joognaa
@ahmedaliomer-yy9ok
@ahmedaliomer-yy9ok 4 ай бұрын
Hargaysa xage laga helaya
@DAALO_S
@DAALO_S 4 ай бұрын
Muqdisho malaga hela iso sheega
@ahmedaliomer-yy9ok
@ahmedaliomer-yy9ok 4 ай бұрын
Hargaysa ama jigjiga xagaan kahelikara walaal
@khadarokms1103
@khadarokms1103 4 ай бұрын
mansha alah sakeriya wll waxaad ii sheegtaa qaybta hargaysa magaceeda ama mobile numberka aad iyo aad baad u mahadsantahay
@sirdinassah
@sirdinassah 2 ай бұрын
Sideen ula xirira karaa shirkadas marka
@dhooblechannal6124
@dhooblechannal6124 4 ай бұрын
Asc wall Turk ma lagaa helaan kontenar shopping fadlan kasoo hadal
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 4 ай бұрын
Walal companies ka iyo wadanka laga helayo maad soo qorin adigo Rali ah
@shuraxbiil7700
@shuraxbiil7700 4 ай бұрын
Asc wll xagee kaala soo xidhiidha aad baan kuugu baahanahey meel aan kaala soo xidhiidho iisheeg
@osmanali6616
@osmanali6616 4 ай бұрын
Waan iskudayay arinkaan laakin waxay iisheegeen qolada caafimaadku inay qofka jirkiisa kadhigayso inuusan cuntada kafaa iidaysan ee marwalba uurabo in toos loogu shubo.
@ustaadaadam
@ustaadaadam 4 ай бұрын
Isoo qabta aan reer gaariso u geeyee
@FariintaIslam-ka
@FariintaIslam-ka 4 ай бұрын
waa fikrad fiican lkn somali maxad way ku adagtahay?
@user-kr9wx9rj8o
@user-kr9wx9rj8o 4 ай бұрын
Hambalyo 150k subscribe Coming soon 200k🫡
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 4 ай бұрын
Waxad nala wadaagtaa xarunta hargaysa
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 4 ай бұрын
Maxay dhib ab oo ka imaan kar
@abdifatahahmed2123
@abdifatahahmed2123 4 ай бұрын
Qiimaha kukacaya madan sheegin ugaas
@abdirahmanmohamedabdishaku5264
@abdirahmanmohamedabdishaku5264 4 ай бұрын
Oo somalidu adoo cafimad qabay kugu shubayaan
@caashoabdi368
@caashoabdi368 4 ай бұрын
Isdee gancsi u sameeyaah
2 GANACSI OO MALAYSIA AAN KU ARKAY - Two Small Business idea in Malaysia
8:20
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 20 М.
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 28 МЛН
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS
9:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
FIGRADAN GANACSI KU SHAQAYSO
10:38
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 12 М.
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 41 М.
Qaabka loo furto Cafeteria ViP ah - How to open a coffee shop business
10:50
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 87 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН