GANACSIGA UGU FIICAN 2023

  Рет қаралды 41,028

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/s...
Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
Maanta halkan taxan idinkula wadaagaya mid kamin ah walalihii facil aha ugu dhaqaaqay maalgashiga Greenhouse ka Ivo Beerta uu hirgeliyay duleedka Hargeisa.
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...
Halka ka daawo muuqaalada Greenhouse ku saabsan
• Greenhouse videos
#greenhouse #guribeereed

Пікірлер: 111
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Like Saar Muuqaalka sidoo kale Greenhouse yada qalabkooda PDF lifaaqan kala deg oo ka iibso ama lambarada horse payhip.com/b/sGK95 Zaad whatsapp kan +252633235388
@abdirahmangago8717
@abdirahmangago8717 2 жыл бұрын
Thanks sakeriye sxb lkn sxb sidee igu fudud ee biyo loo heli karaaa riig la aan suurogalna ma tahy in aan sameeyo
@dalkatv22
@dalkatv22 2 жыл бұрын
0p
@dalkatv22
@dalkatv22 2 жыл бұрын
@@abdirahmangago8717 l LL L Lll L
@dalkatv22
@dalkatv22 2 жыл бұрын
0L0ll0l0
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Zakariye mahadsanid, turkiga doomaha yaryar qeymahooda kasoo hadal iyagoo celis ah iyo iyagoo cusuba.
@juzuph4075
@juzuph4075 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet muhamed scw scw❤️❤️
@wadaniga
@wadaniga 2 жыл бұрын
Meel lagaala soo xiriiro Noo sheeg walaale.
@alijama3892
@alijama3892 2 жыл бұрын
Masha Allah
@caalami_history_1
@caalami_history_1 2 жыл бұрын
Pdf ka free inaad nooga dhigto ayaan jeclaan lahayn wll si marka uu nooqanciyo aan ugu dhiirano in aan qalabka maal gashano 🙏
@farxancabdiaadan8114
@farxancabdiaadan8114 2 жыл бұрын
Wn kugu tageersanahay
@caalami_history_1
@caalami_history_1 2 жыл бұрын
@@farxancabdiaadan8114 sidaasa wanaagsan de
@cumarjaamaali2011
@cumarjaamaali2011 2 жыл бұрын
Waankugu tageeray we want to free book
@samantube2803
@samantube2803 2 жыл бұрын
I suggest to reduce the pdf copy price to $5...
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash Жыл бұрын
30 book lee gadoyan qimaha meeqee ka dhigi doonan 😅
@lajecelibrahim7378
@lajecelibrahim7378 Жыл бұрын
Maasha Allah waa fikrada ugu fiican inta ay hotel iyo guri maalgaliyaan "Green House" waa Fikrada ugu fiican waa hal abuur wanaagsan hala dhiiri geliyo mashruuca hotel dhisida hala joojiyo .
@cabdifataaxkhadar3157
@cabdifataaxkhadar3157 2 жыл бұрын
Asc ustaad Anoo ku hadlaya afka dhalinyarada sanadkan galaysa jaamacadaha dalka gaar ahaan magaalada hargeisa Sidoo kale anoo ku hadlaya afka ardayda bilaabaysa cilmiga beeraha Waxaanj codsi ahaan kuugu soo gudbinaynaa ustaad sakariye inaad dhiiri gelin iyo macluumaad ku saabsan kuuliyada beeraha ka soo hadasho Codsi ayay naga tahay insha allaah wixii war celin ah adiga ayaaan kaa sugaynaa ustaad
@gulledhassan1787
@gulledhassan1787 2 жыл бұрын
Shukran
@nastehomahdi5199
@nastehomahdi5199 2 жыл бұрын
Sharaf ku nolow walal.zakariye
@mohameda5947
@mohameda5947 2 жыл бұрын
we need more greenhouses across the country and we should be able to introduce more growing methods to grow different produce
@userApdala
@userApdala Жыл бұрын
Inuu 10 million uugaaro wuu uqalmaa
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Sxb Filtarkaas Ma U Isticmaali Karaa Ceel Cusbada Ku Badan Tahay Oo Xaafada Iigu Yaaro
@_Khaalid
@_Khaalid 2 жыл бұрын
Wel done wll thx
@adamosman4185
@adamosman4185 2 жыл бұрын
Yes pls zakariye?
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 Жыл бұрын
Can we grow rice, corn, and grains of different legumes, such as lentils, beans, and others inside greenhouses? And what is the lowest cost that I can start with, with all its details, from building with tools and seeds, and training clients and engineers.
@usernotfound162
@usernotfound162 Жыл бұрын
Hit me up I can help
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Zakariya aadbaan kuu salaamayaa marka hore waanan kugu hambalyaynayaa sida markasta noogu soo gudbiso fikradaha ganacsi ee dalkeenii hooyo laga samaynkaro, runtii aadbaan ugu xidhanay barnaamijyadaada iyo fikradaha aa noo soo gudbiso, jazakallah kheir, wl waxaan rabay inaad Barnaamij nooga soo samayso sida loo iibsan karo qalabka lagu baadho biyaha underground-ka ah Tusaale (River G 3 Systems Detector) qofku toos ma u iibsankaraa mise waxay u baahanyihiin License, waan rajaynayaa inaan jawaab kaa heli doono,hore u soco bro
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 2 жыл бұрын
Horta wax wanaagsan Ama faaido la taaban karo leh ayaa noo soo gudbisay Dabcan shaqo fara badan iyo waqti ayaad gelisay howshaan waadna istaahisha inaad xaqaaga ka heshid shaqada aad qabatay lkn waxaan codsa lahaa inaad pdf ta free noogaga dhigtid maadama aad faaido kale ka heleysid qofkii iibsada qalabka Waxaa jiro dhalinyaro aan dhaqaale haysan lkn hadey pdf ta ay waalidkood la wadaagaan macquul tahay in ay waalidku lacag amaahiyaan mahadsanid
@m.bashiirbootaan2824
@m.bashiirbootaan2824 2 жыл бұрын
Aad iy Aad wlaahi aabahey baa beer leh waan jeclaan laaha inaa tuso 😥
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 2 жыл бұрын
@@m.bashiirbootaan2824 haa wll ustaadka pdf ta free hanooga dhigo please aniguba waxaan la wadaagi lahaa walalkey si aan ugu qanciyo inuu maal gelin iigu sameeyo greenhouse-ka Waa haddi aan u arko in walalkey awoodo qiimaha u ku ka caayo
@naduushxalane8464
@naduushxalane8464 2 жыл бұрын
Walaal barnaamijki aad kaga hadleeysay in dadka dalkii hooyo joogo iney ka adeegan karaan suuqyada online ka e turkiga waan idinla soo xiriiray wax ka jawaabaayane ma lahan ee miyaad iska deeyseen barnaamijkaas
@nuurqoorwaay
@nuurqoorwaay Жыл бұрын
Asc xariirka green house intee lagabhelayaa
@abdirzaknor5742
@abdirzaknor5742 2 жыл бұрын
Zakiryow waxa aad naga damacsantahay noo sheeg Pdf SAMPLE oo $30 ah maxaad kawadaa?!!!
@dhiigsokeeye4117
@dhiigsokeeye4117 2 жыл бұрын
Sakariye wll mcn pdf ka ma mid casharada oo dhan ku saabsanyahay miyaa mise xoogaa sharaxaad ah weeye . Hadaan dhalinyaro nahay waan rabnaa in aan dalkeena tayadiisa kor uqaadno balse waxaa naga hortaagan agab aan tayo lahayn .
@alicusman6782
@alicusman6782 2 ай бұрын
Asc zakaria sxb waxan uu bahna PDF ka innan gato lakin ma ku so diri kara hawalad
@xamsejamaxamsejama1091
@xamsejamaxamsejama1091 Жыл бұрын
Sck sakariye walala aad baan u dhayaystaa waxyaabaa ganac siga eed soodhigto Hadaba aan kuu faa iideeyee Walaal dadkani ma fahmayaan sida loo iibsanaayo pdf maktabadaha iyo meelah buugta lagu iibiyo miyaad u dhigtid lacagtana iyagaa kaaga qabzn lahaa
@IdilMuse-mj6rm
@IdilMuse-mj6rm 3 ай бұрын
Wll in badan ayaa donay inaan kulaso xidhidho waan kusoo wacay igama aadqaban wxn donayey giriinhaws
@dahirahmed9689
@dahirahmed9689 Жыл бұрын
Ascw aad baan ugu baahanahey anigu xageen ja helayaa
@dhamacfilms725
@dhamacfilms725 Жыл бұрын
Wll adoo raaliya codkaaga kornoogu qaad
@mohameda5947
@mohameda5947 2 жыл бұрын
hey are you currently invested in greenhouse farming? do you want to discuss selling shares?
@ahafiidarahmannorgaraash2973
@ahafiidarahmannorgaraash2973 2 жыл бұрын
Meeeqo ayaaa ku baxeyso kuwa wadan keena ku habooon tropical land ayaaan ku noool nahnay
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 Жыл бұрын
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾😅🌹🌹🙏🏾❤️❤️👍🏾👍🏾👍🏾
@challengeboys7462
@challengeboys7462 2 жыл бұрын
Greenhouse 10x4 imisa waye
@ahmedtinai3647
@ahmedtinai3647 Жыл бұрын
ASC Zakaria Please tell me how much will cost Greenhouse. Land size 50×50. I wanted to kenya.
@abdisamedmohamoudshaal216
@abdisamedmohamoudshaal216 2 жыл бұрын
Wll Sekeriye WhatsApp iiga soo jawaab
@farxiyayusuf158
@farxiyayusuf158 2 жыл бұрын
Thanks brother 🙏
@idmanitacabdi5262
@idmanitacabdi5262 2 жыл бұрын
Wall inte kala soo xidhida
@mycars6243
@mycars6243 2 жыл бұрын
Zakariye sxb tommato suuqyada wadanka lagama jecla suuq overseas ah in aad inoo sheqta jeclaan lahaa jawabtada waa muhiim
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Walal strawberry oo Carabaha la inooga keeno, Barbarooni, Bartiikh Basbaas iyo qudaaro kale oo badan ayaad ku beeri kartaa faa’ido badana leh. Ee muhiimadu waa in dalaga lagu beeri karo meel cimilada adag iyo cayaayaanka laga ilaalin karo in lagu beero.
@AhmedSaid-eg9kk
@AhmedSaid-eg9kk 2 жыл бұрын
Wll Zakariye aaad umahadsantahy waxaa rajenayaa inaaa baahi la qabay inaa dawooshay
@boghorehally1423
@boghorehally1423 2 жыл бұрын
wax kastoo la qabanayo ama aad dhalinyaradeena kula talinaysid waxaa ka horeya in ay cilmi u haystaan ama ay ku sameeyaan daraasad ku filan waxa laqabayo hadii kale project kasta ood u soo bandhigtid wuxuu ku danbeynayaa 0% really any kind of economic development projects. so with out research and assessment its difficult to make it. waayo lacagta ay ku sameynayaan projects dhalinyaradeenu aad bay u yartahay mana rabo iney ka khasaarto markaa aad iyo aad iskaga ilaaliya intaydaan project-yada nocana sameyn waa inaad samaysaan u kuur gal xeel balaadhan oo aad aad iskaga ilaalilisay khataraha jira Risk management.
@habibamursal3942
@habibamursal3942 2 жыл бұрын
Masha Allah waan jeclahay wacyigaaga wanaagsan
@mohacarab8463
@mohacarab8463 2 жыл бұрын
Sakariye qof wanaagsan manshallah
@amb2524
@amb2524 2 жыл бұрын
Ganacsatada talow ma juhalaa dhalinyarda may maal galiyaan
@mohamedmadar8566
@mohamedmadar8566 2 жыл бұрын
Juhalo maaha, lkn waxaanay Rabin in dhaliyaradu heer gaadhaan ama Ka dhaqaale bataan
@_Khaalid
@_Khaalid 2 жыл бұрын
Way i anfacday warbixintani
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Masha-allah macluumaad fiican waaye. Waxaa fiicnaani laheed ROI calculation in aad ku soo dartid ayadoo ku salaysan facts on ground with SWOT analysis. Inshaallaah after 6 month from now. Dad badan aa kubdhiiran lahaa.
@lajecelibrahim7378
@lajecelibrahim7378 Жыл бұрын
Maasha Allaha waa mashruuc fiican ka fiican Hotel iyo Guryo "Green House badan hala dhiso Baahida ayaan ka bahayna
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 Жыл бұрын
Jazaaka Allah macalimuu
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Wa iyaak akhi
@waheliye44
@waheliye44 2 жыл бұрын
Keep going bro from cardiff🖐🖐🖐
@raagesami5011
@raagesami5011 2 жыл бұрын
Saaxib bakeele kasoo hadal
@abukaribrahim2884
@abukaribrahim2884 2 жыл бұрын
Asc Zalariye walal cimilada Nairobi ma lagu beeri kara?
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Wcs wr wb haa walal
@guulwade2048
@guulwade2048 2 жыл бұрын
Walaalow waa muuqaal aad umuhiimsan balse ma iiga baahanyahay aqoon aan uleeyahay dhanka beeraha.
@zahraabdi9063
@zahraabdi9063 2 жыл бұрын
Sakariye
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 2 жыл бұрын
m.a wllky dalka amni allaha naga dhigo wax badan ka qabsan dona i.a, Aada u mahadsantahay🥰👍✋
@mahadabukarahmad9047
@mahadabukarahmad9047 2 жыл бұрын
Dhulka shabeeelooyinka ka wrn green house malooga baahan yahay
@medicozone9784
@medicozone9784 2 жыл бұрын
Mnsh allah waa qorshe baahi wngsn loo qabo, aad ban u jeclahy in aan mar u ka hawl galo insh allah
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 2 жыл бұрын
Good wll
@ayanali2745
@ayanali2745 2 жыл бұрын
Zakariye telophonkaga please
@zahraabdi9063
@zahraabdi9063 2 жыл бұрын
📌 📌
@mustijamac703
@mustijamac703 2 жыл бұрын
Waa qof hormarka jecel
@wardasuldan5758
@wardasuldan5758 2 жыл бұрын
Waxagee
@abdihakimabdulahi1598
@abdihakimabdulahi1598 2 жыл бұрын
Asc. Ustaad sakariye waan ku salaamayaa walaal. Pdf-ta in aan iibso ayaan doonayaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Wcs walal soo dhowow la xidhiidh lambarkan +252633235388
@alijama3892
@alijama3892 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye asc Holland ayaa joogaa lacagta bank maku dhiibj karaa? Dhul turkiga kuyaal ayaa u rabaa mashruuca ila soo xiriirfadlan. Aad baan kuu taageeraa.
@usernotfound162
@usernotfound162 Жыл бұрын
@@alijama3892 did u bought the pdf
@lglg6781
@lglg6781 2 жыл бұрын
Jasakallahu qeyr zakari
@halimoosman935
@halimoosman935 2 жыл бұрын
Mansha Allah ♥️🇸🇴
@enggahayr7743
@enggahayr7743 Жыл бұрын
MAASHAAAH sakariye
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Mochallh pro
@foryourrelax6457
@foryourrelax6457 2 жыл бұрын
Hadii Aan horaan iibsaday pdf ka. Midkan muxuu kaga duwanyahay kii hore ee $37 ahaa
@usernotfound162
@usernotfound162 Жыл бұрын
I have the new one bro
@nasircali4970
@nasircali4970 2 жыл бұрын
Ma Sha Allah
@liidarajo2605
@liidarajo2605 Жыл бұрын
mahadsanid
@dayahomar5801
@dayahomar5801 2 жыл бұрын
Ascww Zakariya Maku beeri karaa Cambe, Babaay iyo Liin dhanaa ?
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Wcs wr wb walal waxay ku haboon yihiin beeraha Open field ama furan geedahan aad xustay.
@mohamudjibrilahmed1933
@mohamudjibrilahmed1933 2 жыл бұрын
Greenhouse will worse our current situation regarding climate change.
@ahmedmohamud62
@ahmedmohamud62 2 жыл бұрын
More explanations please
@mohamudjibrilahmed1933
@mohamudjibrilahmed1933 2 жыл бұрын
@@ahmedmohamud62 generally speaking ,using excessive greenhouses normally absorb more radiation from the sun which can lead atmospheric temperatures to increase which eventually results seasonal exchange after that earth will experience a long or short onset periods.
@usernotfound162
@usernotfound162 Жыл бұрын
@@mohamudjibrilahmed1933 who cares
@trader5357
@trader5357 2 жыл бұрын
Walaal ceelashii beertaan khaatiyaan kataaganahay oo IGA sumaya marwalba
@abdisamadmohemad8432
@abdisamadmohemad8432 2 жыл бұрын
Ma ceel biyo dhanaan ba? Miyaanad filter isticmaalin?
@abdirahmangago8717
@abdirahmangago8717 2 жыл бұрын
Shukran sxb sakeriye lkn sidee igu fudud ee aan biyo ku heli karaaa hadaanan riig awoodin inaaan qoto bal halkaas iga yar sax sxb mahadsanid mar labaad
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 2 жыл бұрын
ANIGU AQOON UMALIHI LAAKIN HADAD HAAN WEYN BEERTA AGTEEDA KA SAMEYSATO BOOYADNA KU BUUXISO INEY FUDUDAN LAHEYD BAAN U MALEYN HADAD AWOODO
@waaberi1
@waaberi1 2 жыл бұрын
Micro stroge waa inaad kaydisid biyaha roobka majarooro ama qoditaan yar berkad biyo qabatin ah
@AFlahaar
@AFlahaar 2 жыл бұрын
Xogtan aad baan u danaynayaa ,waxanse waayey meel aan kaalasoo xidhiidho,xaga numberka ,lama jawaabayo. Haddii comment-gan kusoo gaadho qaabka ugu fudud ,ee pdf kaas aan ku gadan karo inaad ila wadaagtaan rajaynayaa.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Walal si gaar ah Email kan igala soo xidhiidh adoo magacagan xusaya SuuqaTurkiga@gmail.com
@abdirzaknor5742
@abdirzaknor5742 2 жыл бұрын
Pdf iib ah xuu ahaa😡
@sacdiyocumar1821
@sacdiyocumar1821 2 жыл бұрын
masha alah wllka kaliyah dhalinta garbtaagan
@ayanali2745
@ayanali2745 2 жыл бұрын
Or email kaga
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 13 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Ganacsiga ugu fiican Eed Bilaabi Lahayd 2023
6:58
Warsame Bade
Рет қаралды 63 М.
Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta
33:11
SAAB TV
Рет қаралды 20 М.
TAANGI CAANAHA DHAY KU HAYNAYA - GANACSIGA CAANAHA SYSTEM-KA CAALAMKA DAAWO!
10:07
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 34 М.
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 245 М.
GREENHOUSE KAN 6 BILOOD 18 KUN DOLLAR AYUU SOO SAARI KARAA! 🇹🇷
10:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 95 М.
Sida aan Baradho Guriga ugu Beero #somali
7:19
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 37 М.
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН