No video

GREENHOUSE KAN 6 BILOOD 18 KUN DOLLAR AYUU SOO SAARI KARAA! 🇹🇷

  Рет қаралды 94,969

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Lifaaqan house ka gado ama ☎️ WhatsApp :wa.me/message/...
payhip.com/b/s...
Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
Maanta halkan taxan idinkula wadaagaya mid kamin ah walalihii facil aha ugu dhaqaaqay maalgashiga Greenhouse ka Ivo Beerta uu hirgeliyay duleedka Hargeisa.
📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/c...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Пікірлер: 237
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Qofkii Raba inuu Ganacsigan maalgashado halkan hoose ha gato Dokumenti Qalabka ku koobanyahay. payhip.com/b/sGK95 Ama lambarkan Zaad ka haka iibsado (0633235388)
@omarxabeeb322
@omarxabeeb322 2 жыл бұрын
Xagee kale soo xiriraa?
@xamsemuuse2615
@xamsemuuse2615 2 жыл бұрын
Wllo sakariye waan ku salaamay wllo halkee kaala soo xidhiidhaa 4-bilood ayaan idin soo garaacayay lama soo jawaabayo
@xamsemuuse2615
@xamsemuuse2615 2 жыл бұрын
Makiinada saliidaha ayaan u baahnaaye
@HasanAli-lf3xi
@HasanAli-lf3xi 2 жыл бұрын
Dad maad free ku siisid wllo
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 2 жыл бұрын
Asc wr wb Wll adigoo mahadsan waxaan kaa rabaa macluumaad dheeri ah ee lambar wathsap oo aan kaala xariiro ma iisoo qori kartaa wll ?
@mohaadm
@mohaadm 2 жыл бұрын
Mansha llh wll aad baad ula dadaalay sa u madaada. pump Ka waraabka 1 Hector ama Ka badanba, kuwaana xooga Saar warabki Bay dadku culays ku qaban waliba solar Ka isagaa jaban wakhtiyadan Mar Video kasoo diyarı ama PDF ba mahadsanid
@AliYusuf
@AliYusuf 2 жыл бұрын
Waxa iloookwday kharashkii biyaha, jagada ama booska, shaqaalaha, dayactirka, iwm. Masha Allah guul sida kale
@amb2524
@amb2524 2 жыл бұрын
Masha Allah wlhi yarkan Somali iney isku filnaato ayuu dadaal ugu jiraa wax uruuris iyo shaqo ayan ku jiraa mid aan leyahay ayan ku rajo weynahay wan kula socdaaa
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 2 жыл бұрын
Tababarka yaa bixinaya se kharashadka sida biyaha,shaqaalaha iyo suuq geynta kama muqato halkan anigu sidan arko qofka hawlkarka ah ee meesha dhex seexanya laba sanno ilaa saddex waxa dhic karta inaad ka hesho waxaad gelisay,waxa iyana ku dhasha cayayano dhexdeeda oo in laga buufiyo u bahan anigu wan ka shaqeyey mana aha hawl sahlan waxan sidas u leeyahay qofka mulkilahu malin walba in ka badan 10 sacadood hadanu ka shaqeyn fadlan iska dhaaf waayo ha sugin in beer shaqaale kaliya lagu fasaxay faa'idana laga helo
@viirso_channel1383
@viirso_channel1383 7 ай бұрын
Waxa sii dheer fundiga dhisaayay aaway
@apdohakim1650
@apdohakim1650 2 жыл бұрын
I am agricultural senior wlal sakariye waxan kugu xidhnaa ilaa bilawgii janaalla wlo in sha Allah waxan rabaa inaan bilaabo mashruucan oo dhaqale fican galiyo in sha Allah . Xage kala so xidhidha wlo .
@sharmaarkeabukar4544
@sharmaarkeabukar4544 2 жыл бұрын
Numberkiisa muuqaalka daawo halkan buu kushegqy
@sharmaarkeabukar4544
@sharmaarkeabukar4544 2 жыл бұрын
9:20
@cayto2857
@cayto2857 11 ай бұрын
Wll ma bilowday mashruuca
@jamalabdi3900
@jamalabdi3900 2 жыл бұрын
Likta wa iga horey saa zakiyow horey u soco
@janagalesharmake6574
@janagalesharmake6574 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo 8500 waa qiimaha ay kutaalo Turkey lkn engineer dara dhisaya oo kale imisaa iga bixi karta waayo saan maqlay wadanka xitaa lagama helo waa in Kenya laga keensado ee total ah qiis inta kubixi karta
@akzhariif7937
@akzhariif7937 2 жыл бұрын
Wallahi Zxb Itoobiya weynu kamaarmeynaaye inoosoobadiya I Proud you pro keep going👏🥰
@mariza101_
@mariza101_ 2 жыл бұрын
Sax. Masha allah
@CaliBile-bv5ux
@CaliBile-bv5ux 9 күн бұрын
Masha Allah tabaraka Laah
@KhalidMG
@KhalidMG 2 жыл бұрын
Masha Allah, Fikrado aad u wanaagsan ayaad mar walba nala wadaagtaa Zakariye. Mahadsanid
@abdirizakahmed1802
@abdirizakahmed1802 2 жыл бұрын
Walaal macaane mashiinada Ceelasha lagu qodo ee yaryar . Ee aad tiri tijaabo ayaa laga soo qaadayaa kawaran ma tijaabiyay . Qofna Mudug mageeyey (ma kutijaabiyey). Walaal ii soo jawaab
@kayfhassanmahamad6223
@kayfhassanmahamad6223 2 жыл бұрын
Masha’Allah Tabarakallaah Thank you for encouraging your people
@bashirfarah5601
@bashirfarah5601 Жыл бұрын
SAAXIIB ZAKARIYE SHOOFINTA GREENHOUSE 30*40 WAA IMISA TO MOGADISHU SOMALIA
@mahameddaahir7111
@mahameddaahir7111 2 жыл бұрын
Wllky warshadaha yaryar ee hadana muhiim ka ah inoo eeg sida 1: warshada. Oomada 2: warshada maleyga gasaceeysa 3: warshada. Digaaga sajaleysa markuu hilibka yhy Xaqiiq dii digaaga sajalaysan Kenya ayaa laga keenaa kwrn Wan fahan sanahay in ay waaweyn yihiin war shadaha an shegayo lkn Haddaa soo ogati qimahooda. Sidii tii birarka. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 macquul kuwo awooda in ay kudhageystaan. Oo ay fuliyan. Wll ❤️❤️
@anabwarsame8221
@anabwarsame8221 2 жыл бұрын
Asc wan kusalamay habo sakariye ad ayan kudawda siden tos kula hadali laha wax badanan raba in an liwaydiye
@dhunjog11220
@dhunjog11220 2 жыл бұрын
Waxaaga oo dhami waa iib uune, gado uun baad leedahay e xitaa apkii information kaaga laga helilahaa waxaad leedahay gado, maxad marka fududaysay
@gulledhaydar
@gulledhaydar 2 жыл бұрын
Khaldaan waxa la idiin yiraahdo maantaan ogaaday! Information public domain ka laga heli karo baad dooneysaa inaad $30 dadka kaga iibiso!
@idirisegeh3635
@idirisegeh3635 Жыл бұрын
You said, the price of 30/40 GH is $8000. Does the transportation include?
@yusufkalib4577
@yusufkalib4577 2 жыл бұрын
Alle ha u barakeeyo, baahi weyn ayan u qabnaa wax soosaarka gudaha.
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 2 жыл бұрын
Bertan marban burco ka samaysanay keyna ayan kaso qadanay ad ayan u jeclahay berta green house lakin qof tacabka jecel aya lo bahan yahay beertu way dhib badan tahay
@mohamedahmed-dd4mm
@mohamedahmed-dd4mm 2 жыл бұрын
Mansha allah Anigu wan badhay greenhouses ka Hal caqabad ban arkay ee dadka kale jira ka cawdan oo ah suqii ay ku iibin lahayern tamandhada ama cidi ka iibsan laheed
@letswatchingtogether1839
@letswatchingtogether1839 2 жыл бұрын
Tomatoeska suuq raadin ama xayeysiin uma baahna Waxay kaliya u baahantahay soo saarid joogta ah Magaalooyinka waaweyna aad ayaaa looga isticmaalaaaa
@mohamedahmed-dd4mm
@mohamedahmed-dd4mm 2 жыл бұрын
@@letswatchingtogether1839 wan ogahay wllky magaloyinka tartan baa ka jira sida tomatoes ka Ethiopia cid ka qada oo suqa ku iib geeya u bahan tahay tasna way adagtahay sida lo helo dad badan oo ku khasaray ban arkay
@letswatchingtogether1839
@letswatchingtogether1839 2 жыл бұрын
Hal mid hadaad samayso waaad ka guul gaari kartaaaa waxaa jira magaalooyin kala duwan oo aaan gaarin kan laga keeeno gobolada dariska, Marka hadaad rabto inaaad tartan gasho la kaaalay yaanyo tayo leh kana jaban raqiisan tan la soo dhoofiyo Qaymaha jaban hakuu ahaado ilaaa suuqa aaad ka hesho markaad suuq heshana si tartiib ah u kordhi soo kabasho fiican ayaad dareemee insha Allah
@drameaissatou5327
@drameaissatou5327 2 жыл бұрын
@@mohamedahmed-dd4mm nnñmm.ñpnñ
@mohamuddahir9981
@mohamuddahir9981 2 жыл бұрын
Mansha allaha waxaan jacelahay sida aad wax ufaafahisid illahay ha ku barkeeyo Thank you❤❤❤⚘⚘⚘
@abdilahisulaiman8709
@abdilahisulaiman8709 2 жыл бұрын
Asc beer yar 500m dherera iyo 200m balaca taar ama metal fence lagu oodo lacag inteeya ayaa ku baxaysa ilaa Berbera ama Laascaanod
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Geedku maa soo saro 12 kilo Geedku ugu badan waxu soo sara 5 kilo carab badan oo Berta dawadaye
@mahamedshorty7417
@mahamedshorty7417 2 жыл бұрын
Waxa aan ku weydiinaa hadan Green houseka idinka gato waxa aan u baahanahay qof ii rakiba qalabka oo dhan xamar ma idiin joogaa qof qalabka oo dhan ii xerxera mideeda kale fertilizers iyo daawooyinka ma iga caawineysaan dalaga aan abuuraayo mahadsanid sxb jwb dagdag ah
@khalidmuxumed4042
@khalidmuxumed4042 2 жыл бұрын
Wll qalbkan ma lay xidhidhi ka ra
@AhmedHassan-ok1bk
@AhmedHassan-ok1bk 2 жыл бұрын
qurbaha waan ku daalee insha alla waxaan rabaa inaan dalka maalgashado oo wax beero
@Daacad1999.
@Daacad1999. 2 жыл бұрын
Inader waa arin wanaagsane dalkaaga inaad wax kusoo celiso nimcadiisa dihina ka faaiidaysato.
@hassanahmedhassan9892
@hassanahmedhassan9892 2 жыл бұрын
Waa cilmi bereed loo baahnaa in wax laga ogaado sida u shaqeeyo green houska
@muhyadinomar8782
@muhyadinomar8782 2 жыл бұрын
Asc Zakariye wll waan mahadsantahay dadka in ay horumar gaadhaan ayaad jeceshay, ILAAHAY na ajar iyo xasanaat ha kaasiiyo
@som_public_media
@som_public_media Жыл бұрын
ma sha allh us taad zakariye mahadsanid mala helikaraa meshiin yar oo biyaha bada sifeynaayo
@user-up2bi3nh6u
@user-up2bi3nh6u Жыл бұрын
Wa ku salamay zekerya , waxan leyahay dhul cabirkisu yahay 90×40 hargeysa waxan Raba inan u Belo green- house bal so tali
@abdullahiabdi9494
@abdullahiabdi9494 2 жыл бұрын
Wlaal Zaki wankusalaamayaa Asc cimri dheer cafmd iyo cibaado wngsn Allah kaaga baryaayaa dadaaalkaada illahi hakaa ajar siiyo
@engsanka3397
@engsanka3397 2 жыл бұрын
waad mahadsantahay zakariye abdulahi baarakallaah walaal waxan rabaa inaan ogaado grenHs ka beerta lagu beero cayayaanka iyo xanuunada gala beeraha ama qudaarta miyay ka badbaadin beertu mise daawooyinkii lagu buufinjiray cayayaanka ayaa markasta aanku khasbanahy inaan isticmaalo mahadsanid walaal intaas ayaan rabaa inaan ogaado
@suldaanmahdi4956
@suldaanmahdi4956 2 жыл бұрын
Thanks zxp waxaad heyso waa horumar ganacsi iyo dhiirigelin wanaagsan.
@sultanabdulkadir7705
@sultanabdulkadir7705 2 жыл бұрын
M.a zakariye masul howl muhiim ah ayad bulshadada u heysaa allaha ku garab galo go forward
@muhyadinomar8782
@muhyadinomar8782 2 жыл бұрын
Zakariye wll waad og tahay in dadkeenu aanu khibrad lahayn iyo aqoon beereed markaa waxaan soo jeedn lahaa rag khuburo ah oo hawshan dadka ku tababara u soo raaci
@abdul3030
@abdul3030 2 жыл бұрын
Wll eng dhisaya waa kuwee Imisa ayey na kugu qaadanaysaa
@mohametamiin7371
@mohametamiin7371 2 жыл бұрын
Msha allaah sakariye khar allaah haku siiyo
@abdirisaqmohamed3030
@abdirisaqmohamed3030 2 жыл бұрын
Mansha allah, anigu wxn aaminsanaa in green house ku 100 laal kun cost ahaan uu yahay.
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 жыл бұрын
Qiimahu wuxuu ku xidhan yahay size ka
@nasirtungub9839
@nasirtungub9839 2 жыл бұрын
Drip irrigation tuubooyinkiisa keliya sidee loo dalbankaraa zakariyoow
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 жыл бұрын
Duleedka Hargeysa,Bari,galbeed waqooyi iyo koonfur dhankee kaga taal,si aanu u soo booqanno lambar ama cinwaan aanu kala xidhiidhno ma haysaa?
@hodanmohamud6923
@hodanmohamud6923 2 жыл бұрын
Asc walalo, Green House ma lagu beerikaraa beans? Shukran
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787 2 жыл бұрын
Sideen ku helaa qofkii dalaga beerayay wll
@ABDIRIZACKARK
@ABDIRIZACKARK 2 жыл бұрын
M.a Zakaria sxb mashruucani waa arin wanaagsan aad iyo Baan ula dhacay aniga ahaan marka soo badi sxb mashruucyada noocana
@abdiwahababdullahi2156
@abdiwahababdullahi2156 2 жыл бұрын
Zakaria I lv ua videos my bro
@capdyzhakuur807
@capdyzhakuur807 Жыл бұрын
Wall mudada lix da bilooda imisa goor ayay la goosanayaa Ma hal mar ay lixdii bolood laga goodanaa 60000 kg mise dhowr goor ayaa lixda bilood gudohooda la goosanaa
@sidiiqapdirahman8800
@sidiiqapdirahman8800 2 жыл бұрын
qiimaha ugu yar ee lagu maal gashan karo greenhouseka ugu yaraan intee ayuu noqon karaa? se dhul xeebeedka malaga beeri garaa greenhouseka?
@ayaanleabdi523
@ayaanleabdi523 9 ай бұрын
asc wallo filtaradaa birrta ah maxaa lagu helayaa kuwa ku xidhmaya beebka 3in ka ah
@ibnalitube3610
@ibnalitube3610 2 жыл бұрын
Xageen kaa hela walal Zakariye Abdullahi hadii an rabo
@Gmaaad
@Gmaaad 10 ай бұрын
Biyaha intee beerta looga keenaya su,ashas iga jawab
@MoQaro
@MoQaro Жыл бұрын
Waa maxay qiimaha uu ku soo gaadhayo Berber? midda kale, yaa samaynaya installation-ka?
@solemanahmed8092
@solemanahmed8092 Жыл бұрын
We need these books in English brother
@ahmedtinai3647
@ahmedtinai3647 Жыл бұрын
ASC Zakarya waalo iiso diir qiimaha Greenhouse iyo maaxa raaco qaarash
@maryanl804
@maryanl804 2 жыл бұрын
Hyo kheyr bdn hele meeqa u yar maal gashiga
@sharmarkemawlid3003
@sharmarkemawlid3003 10 ай бұрын
Aqoonyahan wxd yara sharaxdaa beer aan lahayn Green House ka ee la waraabinayo.
@ilkacasecade6145
@ilkacasecade6145 2 жыл бұрын
Wll aad ayaad u mahadsantahay dhiiri galintada waana kula socdaa masuul si gaara ayaan rabaa ina kuula hadlo numberka maheli karaa waxan jogaa DRC congo
@iklassabdillahikouleh5959
@iklassabdillahikouleh5959 10 ай бұрын
Magalada Djibouti ma lagu Samayni Kara green houseka
@xogogaalofficial675
@xogogaalofficial675 2 жыл бұрын
walaal diyaar baan ahay ee icaaawi please,6k$ imisa taandho ayey ii goonaysaa
@mahirmohamed1911
@mahirmohamed1911 2 жыл бұрын
Sxb installation meqa wye plzzz
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 2 жыл бұрын
Asc Zakaria nomber waths app ma iisoo qor qori kartaa?aan kaa soo waco
@musesharif8683
@musesharif8683 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@jamaalmahamoud7597
@jamaalmahamoud7597 2 жыл бұрын
Zxpow halke ayn ka la so.xidhoo si intan wax kabdn kaasi qaato oo talo ama ah
@muhyadinomar8782
@muhyadinomar8782 2 жыл бұрын
Anigu naf ahaantayda waan daneeyaa arrimahan laakiin khibrad la'aan ayaan ugu dhiiran waayay
@abdikadirmohammed9979
@abdikadirmohammed9979 2 жыл бұрын
manufacture your own no need to be buying from turkey. reduce spending in other countries and encourage local production.in that sense you create work for locals, items are cheaper at home rather then importing. balance of trade improves too.
@muqtaarcabdullemaalin6856
@muqtaarcabdullemaalin6856 Жыл бұрын
wll seedska muuqqaal kasamee sida sababtuna wexeytaha muuqaalka yaanyada wey kala xiise badantahay
@alaahishali
@alaahishali 2 жыл бұрын
rakibaada ka waran iibka waa garanaye
@maxamedabdilaahi5590
@maxamedabdilaahi5590 2 жыл бұрын
Thanks walal zakariye abdullahi ali
@axmadnuur396
@axmadnuur396 2 жыл бұрын
10×15 qarash intee la eg baa galayo
@mohamedgeelesheikh4094
@mohamedgeelesheikh4094 2 жыл бұрын
ManshaAllah 🙂, thank you , akhi
@theflyingeagle5414
@theflyingeagle5414 2 жыл бұрын
Mashallah Zakaria howl wngsan bad ii sheegtay ajar iyo xasanad Allah kaa siiyo walal mahadsanid
@a.salammahi4950
@a.salammahi4950 2 жыл бұрын
Alle ha ku barakeeyo nio
@cabdiraxmancumar2129
@cabdiraxmancumar2129 2 жыл бұрын
Greenhouse meel kasta oo kamid ah dhulka G/banadir malagu beeri karaa hadan dhul ku leyhy mise waxa qasab ah dhul dhoobey ah inan tago? Mahadsanid ustaad.
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 2 жыл бұрын
Meesha aad doonto ayaad uga beeri karta Walal aniga 8 sano kahor deganka tareedishe oo duleedka ah greenhouse la'an ku beeray
@ibnumurshid1186
@ibnumurshid1186 2 жыл бұрын
CBdiraxmaanow anaa muqdisho joogo degma muqdisho kutaal oo uusan greenhouse ku oolin majirto,carrada dhoobayda ah ayaa afgooye laga soo qaadaa dhamaantood sidaas ayaa loo beeraa.
@faisalalisheekhmohamed9370
@faisalalisheekhmohamed9370 Жыл бұрын
Mahadsanid halkee ayaan kaala soo xidhiidhaa?
@AmiraAmran11
@AmiraAmran11 2 жыл бұрын
Walal so ma aha qafka inu dhulka haysto berta side lo helaya iyadana
@hiirale2042
@hiirale2042 2 жыл бұрын
Masha Allah, aad u mahadsantahay wll
@aboudali1652
@aboudali1652 Жыл бұрын
So dhiifinta ilaa xiritaanka oo idhil ma 8000 oo dolar miyaa
@xamsemahad752
@xamsemahad752 2 жыл бұрын
wall zakariye thnks sidad nogu faideysay ❣
@khadarbilane8991
@khadarbilane8991 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxb sida qurxan eed beeraha u dhiirinayso lkn waxan kaa codsanlahaa in aadan bulshada u sheegin faaido aadan adigu marnaba tijaabin dalka gudihiisa adoon marnaba ka samayn wax-soosaar
@baxdawbulaale254
@baxdawbulaale254 Жыл бұрын
Asc sxb hadii dhulkeygu baaxadiisu tahay 15 balac 20 dherer Sow lacagtu noqonmeyso 4250 $
@abubakaral-sadiq8637
@abubakaral-sadiq8637 2 жыл бұрын
Running cost ?
@aadamxarago7901
@aadamxarago7901 2 жыл бұрын
Maashaa allaaaah keep going bro
@Smooth-Relaxation27
@Smooth-Relaxation27 2 жыл бұрын
M.a walhi wahatay shaqsi qalbi wanagsan somaliyey wilka halaga farhiyo waa shaqsi dirigilinaya somalia 🇸🇴 melwalbo aye jogtaa ..... runtii lamahelo dadkan oo kale lama helo marka wilk kor am kuqadna channel kisa I.a
@midnimo3593
@midnimo3593 Жыл бұрын
Aamiin
@abdiazizalinchannel4705
@abdiazizalinchannel4705 2 жыл бұрын
Wlll ilahay malinta danbaysa ha kaa dhigo nabiga maciiisa sidad nogu faaidaynayso Abaalkeda ducunban ka dhigi karaa mashruucana laba sano ayaan niyada ku hayay lakiin jeebko iska cadiya i haysta ee khayr ayaan rajaynayaa sanadka soo socda
@maxamadxaji7276
@maxamadxaji7276 2 жыл бұрын
asc adeer waad mahadsantahay 100%
@AbdirizakHusseinOsman
@AbdirizakHusseinOsman 13 күн бұрын
Sxb lambarkada ayaan uba ha na hay
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Good job done sxb qaali waa shaqo dalku aad uga baahanyahay.
@ayaanleabdullahi3797
@ayaanleabdullahi3797 2 жыл бұрын
Wllo aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay lkn hal su'aal ayaa wadtey oo in lii sharxu donayey hadii aan qalabka so gadto ayaa instulation ka ii samenayo adigo mahafsan iga soo jawaab
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 жыл бұрын
walaal waxaa buuxa dhalinyaro taqaan iyaga ayaana shaqaale ka dhiganaysaa oo hawsha kuu qabanaa. Ama adigaa soo baranaysid markaa kedib iskaa u qabsanee.
@abdihassan2953
@abdihassan2953 Жыл бұрын
Baradho ma lagu beeri karaa?
@Jamhuuriyada-barakaysan_
@Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 жыл бұрын
Warshada sameysa Green house soo rar oo soo daji wadanka
@FursadahaNolosha
@FursadahaNolosha 2 жыл бұрын
qarashka marka hore galaya maad kasoodashid wall faaidada hadhow kasoobaxaysa unbaa sheegtaye ,Thanks
@macquul_7
@macquul_7 2 жыл бұрын
adiga ma walan thy umadaan ha gaadin macluumad yar oo youtube laga helaayo baa 30 dollar ku gadeysaa Alle ka cabso wll qofkii maclumadkaas u baahan plz baritaan ha sameeyo iyagoo wax lacag aheen views bis lagaa radinayo heleysaan wll zakariye wax cusub aad adiga research dadka ga dag dhaca naga daa
@faisalhashi2203
@faisalhashi2203 Жыл бұрын
Asc Sakariye beer bilaa ceel ah ayan haystaa wana dhul oomana ah xiliga jiilal sideen uga samayn Kara green house kan ?
@inaaadan2199
@inaaadan2199 2 жыл бұрын
Thanks walal Zakariye
@Caskacali
@Caskacali Жыл бұрын
Ahlen bro 8500 shipping maa ku jira
@mahirmohamed1911
@mahirmohamed1911 2 жыл бұрын
Cabirkisuna meeqa wye plzzz S
@goleyins..9393
@goleyins..9393 2 жыл бұрын
Saxib muqaal labad oo aad ku fahfahinoso noso duub mahadsanid.
@mohamedAhmed-iz8dn
@mohamedAhmed-iz8dn 2 жыл бұрын
# ASC WALLO waxaan rabaa inaan kaahelo warbixin degdeg ah waxan garacay telka meshan kuqoray mashaqay naayo fadlan telkaga isodir wallo
@munajarane8107
@munajarane8107 2 жыл бұрын
Asc wllo Malo isticmali kara bare wabilah iyo waxan u bahnay midka sisinta lagu bero majira
@tazzaofficial6137
@tazzaofficial6137 11 ай бұрын
Mohamed abdulahi
@mohanur1488
@mohanur1488 2 жыл бұрын
Zakariye Walaal qaali ah mahadsanid
@muctazimahmed5677
@muctazimahmed5677 2 жыл бұрын
Thanks
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST
9:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 19 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 18 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 12 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 9 МЛН
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 48 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 555 М.
Waqtiga aad Khabiir ku noqon karto waxaad Rabto -- 10Kun
12:11
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 39 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 55 М.
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 19 МЛН