Garaad Jaamac Dayuus ma aha wuu ku Saxsanaa inuu yiraahdo Dagaalka Galla | Xildhibaan Caasha Abdalla

  Рет қаралды 22,714

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 112
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 Жыл бұрын
Caasha cabdala maashalaah ilahay ha ku barakeeyo waa geesiyad noolow walaal
@sheekhubaladka8744
@sheekhubaladka8744 Жыл бұрын
Islantu sawtan qofka wayna subxaana laah
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
waa run
@bintusalah5449
@bintusalah5449 Жыл бұрын
Murwo. Casho. Haylayayeed qaran. Eedo. Horay usoco. 🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadarcaare9881
@khadarcaare9881 Жыл бұрын
Ilahay ka yaab casha tell the truth
@xamdaabdixakiin375
@xamdaabdixakiin375 Жыл бұрын
islantan wa legend ❤❤❤❤ nolow mom❤❤❤❤
@khadijocumar2267
@khadijocumar2267 10 ай бұрын
M.a❤❤❤caasho😊Sax
@AbshirmohmaudDiriye-oi5dz
@AbshirmohmaudDiriye-oi5dz Жыл бұрын
Farid casha cabdale waa gabadh geesiyad ah
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
Hate and truth are like fire and accelerant. While no one condons the conflict in laasanood, one would equally condem lies and propaganda to ignite it further.
@abdikhali6184
@abdikhali6184 Жыл бұрын
Please look for part 2. Very interesting.
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 Жыл бұрын
Waa sax goan midaysan ayuu ahaa loodhan yahay waxas oo dhan anigu noshaqaynayey waa boodh isku qarin wax udiyarsan ayuu ahaa kuna so talagaleen illahay ayana ku qarxiyey waxay modayen ayey noqon wayday dhuusadii aya xaar ku noqotay
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw Жыл бұрын
Caasho wan kuwataa libaaxad👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💫
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
ILAAHOW ADDUUN IYO AAKHIRABA KUGU LIIBAAN WALLAAHI WAA RUNTEED HABEEN AYAAN KA XIGAA CAASHO SULDAANKA WALLAAHI WABILLAAHI WA TALLAAHI WAA RUNTEED ADEER SADDEXAAD AYAAN U AHAY WAA RUNTEED ,
@drgarad
@drgarad Жыл бұрын
Habartan Fadhi ku dirir bey meesha ka dhex bilowde. Hadda HSM maxey ka rabtaa, meel ay kasoo gashahaba wey raadin.
@mohamoudhassan551
@mohamoudhassan551 Жыл бұрын
Xasan soo isagu dhii diqo maha
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
NUUR WAA NIN MAQAN WAXA UU BAADHAYABA MA GARANAYO WAA NIN AAN ISAGU IS OGAYN
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
she knows the political science waa runted qofka ku shaqeeya laga bilaba
@wadhafwadhaf5793
@wadhafwadhaf5793 Жыл бұрын
Waaali ISKU wada raaca marba dhinac U yaaca, she's a crazy woman and she knows nothing about a political.she lies women and madness 😅😅😅😅😅
@mohamedhusein2604
@mohamedhusein2604 Жыл бұрын
.
@drgarad
@drgarad Жыл бұрын
Habarta waa Alqabyaala. HSM iyo HAMZA laascaano maxey uga dagaalami waayeen ay taagantahy, maba aragto ciidanka Soomaaliyeed Furimaha argagaxisada ee ku furan weliba iyadoo xilli Transition lagu jiro oo Amisom dalka laga saaraayo.
@Raho339
@Raho339 Жыл бұрын
Uqaadaney Ma’Ahee Weytahaba Iney Lashaqeeyaan Jabhada Maafiyada Ah ee Snm
@wadhafwadhaf5793
@wadhafwadhaf5793 Жыл бұрын
Cuqdad nafta haysa dadkan wada waalan 😅😅😅😅😅
@abdiazizmohamud-wv5xh
@abdiazizmohamud-wv5xh Жыл бұрын
Hooyadan wixii ku ehela Hasaxaan in wixii dhacay ay tiraa waa xaq garana la'dahay wixii maato qaxday iyo goobtuba ay la ehel tahay waa ceeb iyadoo ilaahey naxariisnimo qof laga fisho u abuuray saa u hadasho calaashaan dumar. Dadkuna wey ka dharagsan yihiin sida wax u socdaan hadaanu dhimir jirin.
@drgarad
@drgarad Жыл бұрын
Habarta waa Alqabyaala. HSM iyo HAMZA laascaano maxey uga dagaalami waayeen ay taagantahy, maba aragto ciidanka Soomaaliyeed Furimaha argagaxisada ee ku furan weliba iyadoo xilli Transition lagu jiro oo Amisom dalka laga saaraayo.
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Жыл бұрын
Muse iyo reerihiisa waalan ee ku raacsan dulmiga uuwado. Usheeg hadaad run sheegaysid ood muslim tahay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
ninka nabada ku dagdaga ayaa dagaalkana wax wayn ka tara waligeed adunyadani intay soo jirijirtay !!!!!! qaran iyo qabiilna meel ma wada maraan from saylac city beesha cise wayne iyo calanka tawxidka leh allow barakeeh ❤👮🏼
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 Жыл бұрын
Hhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 Жыл бұрын
Noor iyo marwo Aisha abdala waan idiin salamay 🤚
@nimcosiciid175
@nimcosiciid175 Жыл бұрын
Kkkkkkk maqaleey warlaay
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
islaan tani waa qof wayn may iska cibaadaysato
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Marka Muuse cibaadeysto ayey Asha cibaadaneysaa.
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Жыл бұрын
GJMAADKA GUMAAD DARAN BAA KA HOREEYAY ....BEENTA HA ISU JIIBININA .....
@mohamedabdimohamed2535
@mohamedabdimohamed2535 Жыл бұрын
Caasha hawsha gadaal ayey uga dheeshay ee madax weenaha ayey u geftay.
@hassanabadid2477
@hassanabadid2477 Жыл бұрын
Nuur miyu iloobay dumarku markay 60kaa dhaafaan asaasaqa soo weerara, intooda badan nacayb iyo xumaan bay ka hadlaan….. nuurow hooyooyinka meelahan ha keenin
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
Naag ciilan oo isaaq maskaxdaa kaa kufsataay😂😂😂
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei Жыл бұрын
Daaroodow sidii reerbani israeal ay dumar uhalaageen ayaad ku socotaan oo waadhalaagmeysan ee ogaada .😮😮😮😮😮
@rianweheliye9824
@rianweheliye9824 Жыл бұрын
Habar waalaan qabiildaardaraay oo beenleeya wareeysimiyaaa waxaaan
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
Nuurbaa yaabay fiisabiili laah kulahaa subxaana laah Habartu malaha.waxba may dhalin
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Kkkk hadaan bilownay inaan caruurta iska habaarno. Asha Abdalla gabadheeda curad waa looyarad joogta San Jose US. Kuwa yaryar oo badan oo bay leedahay. Marka habaarka jooji.
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Жыл бұрын
Habartani maxaa laga waraysanayaa waaba habare maxay siyaasad iyo arimaha laysku hayo ka garanaysaa ayeeyo iska cibaadayso
@abdiali319
@abdiali319 Жыл бұрын
Habar bacbaca oo sidaada oo kale ah askartayadu waxba May yeeleen ee macnaha Hoose ayey u ridi lahaayeen.
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 Жыл бұрын
Caasha waa siyasiyad ruug cadaa ah xaqiiq dhaba ayey ka hadashay jariimo ayey geysteen Nimankaas biniadamnimada kabaxsan insha allah xaqa aya guulaysanaya wax laga hysta majiro waa sax waa faraciin kuwan waa in lagu jihadaa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Dagal is not de solution. Stop de war. Why warsangel in war because de are very intelligent
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Dhulbahante ayaga is dilayey kursiiga somalilend ayey isku dilan wayo dowladda somalilend waxey ku shaqeyan nin dhulbahante haddii laga disho kursigu ku fadhiyey kii diley ba ku fariisan kursigii wa sida dhaxal oo kale sida gurtida somalilend haddii nin ka dhinto ama wiilkiisa ama walalkiis ba lo ogol yahay inu kursigii qato asagon dorasho gelin dhibatadas ba oga wacan hadda xata madafiicda somalilend so turto xerada gojacadde inta aysan so turin ciidamada deganka baxan oo bambo ku so turan somalilend wa jawab is difac bey bixisa
@rianweheliye9824
@rianweheliye9824 Жыл бұрын
Habartaan beeleeyda waxa wareeysanayo baaba kaliito ineey isdilaaan meey usheegto beenleeyda nahaabad waaye
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Жыл бұрын
Tani boqele waa ka sidataa
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 Жыл бұрын
NIN IYO EDODIIS OO IS QABYAALAD WARAYSANAYA UUN WEEYAANE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 .
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
SLN waa dadka madaxwaynihiisii beenta lasoo taagantahay marunbaad kasugi
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Caasho Allaha ku xafido aamiin Guuleyso Caasha 3 Nin oo meesha aad ka sheegtay Adiga Ayaa ka fiican marka runta laga hadlayo waa xaqiiq
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Xudud ben haddey tahay side somali galbed side itobiyo logu darey oo enedii logu darey kenya ingiis ba sameyey xududaha dadkan waxey u dafirayan waxey raban xudud qabiil sida galmudug qeyb loga darey buntuland shaq shariif ayana laha sababta uu buntuland oga saxiixey mana ahan ansax wayo shekh shariif dowlad ku mel gar bu aha arintasna hg weli wey ka careysan yihiin mana aminsano shekh shariif weli wey tagan tahay arintas ma dhaman tan lasacanod waxey raban iney mamul helan haddey wayan buntuland bey qabiil ahan u raban somaliend dhulkey ledahay jurafiga ku cad yahay dadkii rabo wu la nolan kara dad wa guran lakiin dhul ma guuro
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Жыл бұрын
Dhulka yaa siiyey isaaq? Yaab dhul ma guuro laakiin isaaq baa guurayo oon dhulka lahayn. Isaaq ha aado xarshin iyo oromadii uu la dhashay dhulka soomaaliyeed maleh beesha isaaq. Gumaystihii ayaan ka xoreysanay isaaq ha raaco gumaystihii uu kabaha u qaadi jiray haduusan edeb ku joigaynin haygaysa, burco iyo berbera. Yaa qoomuluud aad uk.
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Ninkan wuxuuba aaminsan yahay beenta iidoorka. Kulahaa SNM waxay tidhi dadka waxaa laynayey argagixiso sow arintani macquul ma’aha? Adeer gacaliye dadka iyagaa dilayey waxayna udilayeen kuwa ushaqaynayey yaan la’idin fahmin. Siyaasada iidoorka iyo dhagartooda adigu fahmi meysid.
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 Жыл бұрын
War haabartan sabiisha weyn Dolmahante inladhameyo rabta warsangale dagalka kumajero
@jmohamud8961
@jmohamud8961 Жыл бұрын
War xishood ilaahay ka baq
@AbdirahmanFace
@AbdirahmanFace Жыл бұрын
Nin qudho darwiisha oo taalo lodhisay caar shega isaaq iyo ogadeen walo dhisaay
@fadumohassan9108
@fadumohassan9108 Жыл бұрын
Waa run dagaalka waa ku dhanyahay iiddor waxba lays marin habaabin
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei Жыл бұрын
Baldada ay tahey ee afkacaseeysey eegakanwareysanaya ayaa kasii caqlixun mise duulkani waa wadasidaaas...😮😮😮😮😮😮
@alijama6723
@alijama6723 Жыл бұрын
Inta suntan lagu dilaa kabdnayd
@amiiragk5358
@amiiragk5358 Жыл бұрын
garaaad jaamac waa garaadka umada soomaaliyeed ❤
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 Жыл бұрын
Sida iidoorka Alloow yaan Runta u nicin oo u ooyin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 comments kasta wayka ooyayaan ciil u dhinta ciilaneey 🤣🤣🤣💯
@ismailjama3411
@ismailjama3411 Жыл бұрын
Maxaad ka waraysanaysa islaantan
@ahaiban1
@ahaiban1 Жыл бұрын
Ingiriiska yaa la dagaalmay askartiisa, daraawiishbaa la dagaalàntay, daraawiishtu yay ahaayeen ma hartibaa ku jirày? maya...
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
Asha waa fariid I love this woman dhiig bay leeda hay
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Cashaa xayka laah
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 Жыл бұрын
Maamulka isaaq land waa argagixiso
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Жыл бұрын
Caasho carabdheer…weli sidii xayawaanimadadii waagii ciidankii Tigre iyo Cabdulahi Yusuf muqdisho kusoo duuleen baad uhadkeysaa.
@amuncali7307
@amuncali7307 Жыл бұрын
Sakhraamad drop out ah baad tahay oo cabtooy ah afkaaga ka dhig balaqa ah Meytida aad beenta ka wada sheegaysid ifka silic iyo saxariir ku waar . Mar dambe hadaad soo qaado waad arki doontaa eyad yahay . kan ku waraysanayana waanu ku aqoon miskiinku.
@AxmedfaaraxAxmedfaarax
@AxmedfaaraxAxmedfaarax Жыл бұрын
Habar iska nacnacle waxba kama badali karto xaalada laascaanood nacaybka iyo cuqdada isaaqna hub iyo ciidan idiin noqon mayso ee dhulku ma guuro oo waa Somaliland ee ninkii ka dheeri haka dul boodo kkkkkkk
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
wariye nuur waxaad tahaywariye ka Aragti duwan wariyayaasha SStv waayo saykoolaji ahaan dadka aad waraysanayso jawaabahooda aad ayaad ula yaabtaa ma jeclaysatid jawaabaha cunsuriyadaysan
@abdallaibrahim1684
@abdallaibrahim1684 Жыл бұрын
sifiican ugaad hadal waxa kuufiicnayd inaad iska aamusto hada yaa dadka laynaya habeenkasta dadbaa lagu laayaa laascaanood
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 Жыл бұрын
War goodacade kaso baxaa ee banaanka sidii ragii uga dagaalama.
@selmamohamed2904
@selmamohamed2904 Жыл бұрын
Garaada laawa gala dagaalka waxaa Wayadiinayaa muxuu faaidaya yuuse caana ka daa Dasha oo maatidiisa ahaya adigu walaashiisa baa tahoo madhaanti caasha dhoyala tahaya talo xumada hida uleedina
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Жыл бұрын
oo habaryahay muxuu faaiiday rm gala khamriga waa garaadlaawe😅😅
@abdulkadirahmed2935
@abdulkadirahmed2935 Жыл бұрын
Waxuu faidey riyada qarowga snm ku jirtey ayuu cirka ku sharerey ciidankii ugu badnaa wuu dhamadey snm 37 sargaal ayaa laga diley ssc 2 sargaal ciidanka snm ka dhintey 900 waa la og yahay dagalka gala Kuma qasarin😅😅😅😅😅😅
@wadhafwadhaf5793
@wadhafwadhaf5793 Жыл бұрын
Nuuraw dadka maskaxda ka xanuunsanaya ayaad SOO waraysataa 😅😅😅😅😅😅😅😅
@khadarcaare9881
@khadarcaare9881 Жыл бұрын
Kkkkkkkk cashi way dumarowday
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Butland ba laysey
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Cashi wa geesiyad
@mariamomar6462
@mariamomar6462 Жыл бұрын
BEEN. BAADA SHAGATAY AEEDO MAAJIIRO ISIIR NAACAYBA REER SOMALIAND WAA MIIDA KA ISATQ FUURLYSO 😂😂😂😂😂
@mariamomar6462
@mariamomar6462 Жыл бұрын
Caasho dhulabahanate waa Reer Somaliland sool waa laawad dagaa CIIDANKA Qaranaka waa meedday Saan yahay maajiiro isiir nacaab caasho BEEN Hasheegin 😂
@abdiali319
@abdiali319 Жыл бұрын
Ogaadeen majority-giisu beenta ma yaqaanaan, laakiin Harti kooda Sheekha ah, kooda ragga ah, kooda dumarka beenta way ku qadeeyaan, casheeyaan, Wuraacdaan, ku seexdaan oo casheeyaan. Bal tan eega idinku. Nuuraw maanta tii ugu beenta badnayd ayaad waraysanaysaa. She is really hateful person.
@abdikadirweedow7787
@abdikadirweedow7787 Жыл бұрын
Gumesigaa ugudararan w siirka arimaha dibada waa isaaq wax walba waa isaaq waxa idiin dilaayo manaqaan wariye xishoo
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 Жыл бұрын
Waar cajuusadani indho adagaa oo been waynaa miyaanay aakhiro xasuusnayn oo aanay ina dhinaceeda utudhanayn ku lahaa 25% ayay dagaan ilaahay kuqabay munaafaqadiiyeey
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Cajuusadihiinii baa khaati laga taagan yahay. Maxaad kuhaysataa mamadan runta ayaa cudur idinku ah miyaa?
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
Af carabiner miyaa Tiri ?
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 Жыл бұрын
Caacho waa geesiyad runleey
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Cajiib issaq ma oroma 😂😂😂
@G-rell213
@G-rell213 Жыл бұрын
Somaliland Not easy😂, inshallah khaatumo waa la aqoonsan
@kingmoses6135
@kingmoses6135 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 this lady is capping hard
@AbdullahMuuse
@AbdullahMuuse Жыл бұрын
Habarta kaalaxada ah waxay ku leedahay dhulkayagu waa dhulki Ambiyada iyo Awliyada nijaasad waxay ku leedahay laascanood wala dumiyay oo waa la xasuuqay taariikhda Somalia kama dhicin. Laascanood hadii Somaliland doonayso in la dumiyo lakiin miyaanay ogayn Hubka Goojacade yaala in uu Laascaanod saacad galangal kaga dhigi karo. Habartan Kaa laxada ahi miyaanay ogay Hargeisa iyo Burco siduu ka dhigay Afwayne bare qubuuro anagu waxaas oo kale waligayo cid ku samayn mayno. Habarta dhilada ee qudhumada ah ee been iyo taariikh beena la dhararaqda yahsa ee Suldanki ku gaftay nijaasada waa kuwa u fataala kuwa nijaasta ah Xarmaajo lashaqeeya hablaha yaryar ayay uga fataasha cajuusal qabiriin nijaasada hadaanay fataalad again maxaa iyadoo dadaasa meelxun iyo siyaasad ka Dana cararaysa gudaafad uraysa weeye
@daljireali4783
@daljireali4783 Жыл бұрын
Waxa muuqata in ay runtu Ku gubtay. Take it easy. Aduunka waxad jeceshahay uun lama helo
@AbdullahMuuse
@AbdullahMuuse Жыл бұрын
@@daljireali4783 Beenta faqash Isugu sheekayso Waxman xishoonayn ilaa iyo makhnuudki Cagdheer Ina Cabdillahi Xasan ee Isaaq dadka ka qabtay iyo Kenadiid oo Isaaq dadka ka qabtay iyo Afwayne Bare oo Isaaq dadka ka qabtay maantana faqash oo dhan ayaa isa soo bahaysatay way ogyihiin iskada faqashe haday Somali iyo Africa haday isa soo raacdo in aanay Somaliland take dhaqajin Karin lakiin waxay donayeen in Somaliland Lascanood dhulka la sinto oo ay ku ceebeyan xasuuq hahahahahahaha into looga soo baxay ayaa iyagoo duminaya video laga soo duubay Faqash uraysa waligood Isaaq kama guulaysan Karana lakiin imika hadaanay isa soo dhiibin go'doonki ugu xumaa ayaa lagalinaya gaajo haw akhtiyaane
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Cashi muwadinad
@momoabdo6991
@momoabdo6991 Жыл бұрын
Garaad gala dagaalka muxuu kafaaiday
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
dee dagaalkii waakaa socda waa waxaad ka hesho.maxaad ula jeeda Annaga adeer been weyn ayaa isugu sheekeysey laakiin SL marnaba uma baqaneyno wey jireysa waliba aduunkoo dhami wuu dabasocon iyaga oo ku qasban adigana ku daroo
@Cici_mimi
@Cici_mimi 7 ай бұрын
Dhaartan Xaggeey Kudanbeeysay Horta 😂😂😂
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 Жыл бұрын
Hhhh cadaqaatiyaashu Cudud wax ku qaadiwaaye Cay iyo momoyin aflagaadadooda ayeey Comment laso taagan yihiin
@wadhafwadhaf5793
@wadhafwadhaf5793 Жыл бұрын
Mum's are likely not this woman.she looks like a crazy and porn's women 😅😅😅😅😅😅
@KhaatumoState-dk7yk
@KhaatumoState-dk7yk Жыл бұрын
Caasha waa xaaraan cun maskaxdu madoobatay. Been ayay sheegaysaa wayna ku idho cadahay harti munaafaq
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Adiga ayaa munaafaq ah oo labaxay magac dadoow. SNM maad laxdid? Namiimnimadda & dad kale iska dhigoodu waa dhaqanka ehlu naarka. Adigoo dhulbahante ahayn ayaad kusoo dhuumaneysaa.
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
walaahi Aduu damiirku kaa dhintay waa habrihii muraayo Garaad iyo khadiijo macalin saraakiisha ku casuumi jireen Caasha waa la yaqaan kkkkkk
@adanfarah2080
@adanfarah2080 Жыл бұрын
Runtu kharaara
@Pinky..pie06
@Pinky..pie06 Жыл бұрын
Cash a xamarba haddaa ugu horeysay iyada oo yar baa ceerigaabo laga kexeeyey todobaataneeyadii oo waxa la geeyey maraykan.
@maahir24
@maahir24 Жыл бұрын
Habartu been badanaa miyaanay islaam ahayn
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 Жыл бұрын
Harihiina jaahiliinta so kama Aqoon badnaa
@habonyusuf9285
@habonyusuf9285 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk been badana cajuusadu balakuqaaday 😂😂😂
@daljireali4783
@daljireali4783 Жыл бұрын
Eedo Adna beenteeda ka waran
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,3 МЛН
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Dalkeena ma rabno inaan ku hoggaamino siyaasad Kala qeybineysa,
7:56
Somali National Television
Рет қаралды 1,7 М.
SAFIYA TUSMO |SOO DHAWEYNTII LAKI XAAJI WACAYS| COLUMBUS OHIO 2024
4:00
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН