Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul

  Рет қаралды 49,741

Xograac Media

Xograac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 169
@Xograacmedia1
@Xograacmedia1 5 ай бұрын
Garaad Jaamac Dagaal kulul Maakhir State Puntland & Somaliland kzbin.info/www/bejne/lYG2np-FZt2DpcUsi=sUqQPIyMEbwGNZX4 kzbin.info/www/bejne/lYG2np-FZt2DpcUsi=sUqQPIyMEbwGNZX4
@abdik9002
@abdik9002 5 ай бұрын
Subxaanallah, Buurmadow ma mooday caqliyiisu inuu Intaas ka hooseeyo! 😭
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 ай бұрын
BADHI MADOOW 😂WAA FADARE!!
@gullamgullam7442
@gullamgullam7442 5 ай бұрын
Anigu Isxaaqna ma ihi Daroodna ma ihi, lkiin Buurmadow waa ebber lamana misaan ah Garaad Jaamac.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 ай бұрын
BADHI MADOW😂WEEYAAN
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 5 ай бұрын
Runtu waa xanuun garaad garac muxuu qabiil dhan oo baaxad leh u caayayaa markaa isagaa saxsan miyaa
@munayusuf4949
@munayusuf4949 4 ай бұрын
What a bombshell this is!
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 5 ай бұрын
😂😂😂😂 garaad garac 🤣
@AbdullahiBarre-t9e
@AbdullahiBarre-t9e 5 ай бұрын
Xaggee lagu arkey nin caaqil ah oo nin kale darawal u ah.
@Awraali
@Awraali 5 ай бұрын
Garaad jaamac cali markii uu nasbad cayga joojin waayay waataa musiibo wayn loo soo diray, boqor madow gantaal wayn ayuu qarxiyay maanta
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 4 ай бұрын
Unbelievable 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Boqor cisman guul iyo gobanimo indr 💚🤍♥️
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 5 ай бұрын
Hadii runta la sheego dambi maha ee qofku waxaan jiriin in uu sheego ayaa dambi ah markaa boqorku siduu u hadlaayo raad cad ayuu hayaa
@SahraCdiraac
@SahraCdiraac 5 ай бұрын
Subxanalaah balodaygaa asasaqaa uxuguhadlayo day
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 5 ай бұрын
Dameer madow xaqiiq Alleylehe garac io wacalba adiga ah dadkakina kugudayriyeen✅
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 5 ай бұрын
Way isku eegyihiin 100% sirbaa qaraxday fakatay fogaatay, Horuu uga dardaarmay garaadkii uu ku magacawnaa garaad cali
@anshurAden
@anshurAden 5 ай бұрын
Reer hawal waa wecela asagaba dhihijirtay jaamac in Laga nixiyo waa wax fiican
@SeynabDhawre
@SeynabDhawre 5 ай бұрын
Magacyada awadatin uma qalantin boqor iyo garaad
@awenoolays6540
@awenoolays6540 5 ай бұрын
Waa afhayeenkii iidoor waana kaas kii ay madaxda ka dhigteen.
@AminaSalah-s2l
@AminaSalah-s2l 5 ай бұрын
Garacu ma maintain cable yaa ku dhegeysanaaya
@CabdiqaadirMuxumed-z1b
@CabdiqaadirMuxumed-z1b 5 ай бұрын
😢garaad jaamac ismuu difaacin muudbuu galay boqorku runbuu shegay Garadka dhulbahante haka tashado Waa salade
@isiri.2835
@isiri.2835 5 ай бұрын
Yahuuu ufff duli
@abdirisaqomar7980
@abdirisaqomar7980 5 ай бұрын
Boqor buurmadow jir oo joog inshaAllah
@SiciidSiciid-m3g
@SiciidSiciid-m3g 5 ай бұрын
Bournemouth meadow qof ma aha ciil qabe weeye
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 ай бұрын
​@@SiciidSiciid-m3gibno furaash😅😅😅😅😅
@HassanMohamed-fe2ic
@HassanMohamed-fe2ic 5 ай бұрын
Somali malah wax suldana kol hadii ay san isku cayayan saladinti ugu sarayisay waa nasib daro boqor bur madau ma ahayin in uafka ku baladhiyo waxas okale kolay waa nasib daro uso hoyaday muda somaliyed
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 5 ай бұрын
Qofku wuxuu yahay hadii la sheego gef maha hadii ciidi gaftay waxa gefaay ninka reero dhan yidhi isirkooda lama yaqaan idiinku garaad ayaad ka hadlaysaane darood oo dhan ayaan isirkooda la aqoon iyo meel ay ku arooraan
@husseinismail8919
@husseinismail8919 5 ай бұрын
TAARIIKHDU WAA MUDAN WAA JIRE MAKHRAATI LE
@cabdiaxmed231
@cabdiaxmed231 5 ай бұрын
garad jamac garad cali ilahay haku xafido benale babaca madhan yan lagarb dhigin garadka
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 ай бұрын
Garac lama xiftiyo😅😅😅
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 ай бұрын
Boqornimadu masidaas baa subxaanallaah
@Sabdi-v1d
@Sabdi-v1d 5 ай бұрын
Soomaali halkaas bey mareysaa,oday dhaqameedyadii,dhaqanka ineey ilaaliyaan la rabay ayaa is aflagaadeynaaya,allaa kariim
@AadanAhmed-e2t
@AadanAhmed-e2t 5 ай бұрын
War wagarac waruntii boqorka balsiduu uhadlaayo garacani
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 5 ай бұрын
Dameer Madow waa kaa hosted Garaad Jamac Garaad Cali waqtiga aad sheegtey waxba kama jiraan Oo markad sheegeysid maba Dhalan Dameer Madow Waadna isku xaartey Waxaadna la ceytameysaa waa sidii uu kuu karbaashet Adiga iyo Reerkiina Marka in aad certainly did waa gartaa Sorry
@musecige
@musecige 5 ай бұрын
❤❤❤
@alia8971
@alia8971 5 ай бұрын
Inkaarta Eebbe korkiinna ha ahaato adiga iyo waalidkaa Garaad Jama Garaad Ali Illahay ha xafido na amariii inaan dagaalanno fulay yahow Si sharaf iyo sharaf weyn ayaanu arrintii uga jawaabnay Halkee joogtiin markii uu dagaalku socday
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 ай бұрын
😂😂😂!! XAMAR BUU FADHIYEY😂HAWIYE AYUU BARIISKA LA CUNAYEY😂!
@AbdillahiFarah-y4h
@AbdillahiFarah-y4h 5 ай бұрын
Kan Boqorka sheega naya, aan nasab ahayn. Maxaa yeelay. Qof waxbaa la idhahay oo cabaadaya hadaad aragto, waa qof wax kaqal danyihiin yihiin oo aan isku kalsoonayn.
@SaamiyaqueenJaamcfogos
@SaamiyaqueenJaamcfogos 5 ай бұрын
Waa boqor LA hubo baqor buur madow
@maryanali6192
@maryanali6192 5 ай бұрын
Maxa keenay af boqor iyo af somaliba wey ka weyntahay qofku haduu xishoon waayo wuxu yahay waa la sheegi somali waxa jira ayey sheegtaa umadaa kalaba bal halagusheego
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 5 ай бұрын
@@maryanali6192 nasan dhiman idinkaa isku sheegay oo abtirkiinii la waashay u sal dhiga awowgiin waxba garad jama idinma odhan wixii aad isku sheegteen buu idinku sheegay
@AbdullahiBarre-t9e
@AbdullahiBarre-t9e 5 ай бұрын
Buurmadow ma reer Garaad buu guriga uga shaqeyn jirey.
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 5 ай бұрын
Hadaan Beesha Jaamac Siyaad. Balaayo Madoow Waanu Dayrinay .Waxaanu Qornay Waalid Inkaar .waxaanu Leenahay Ha Nasheegan..Waxaan Ka Codsanayaa Xurmadle G Jaamac G Ismaciil In Uu Dayriyo Balaayo Madoow Xataa Tilfoon Haka Qaban...Garaadka Guud Ee Dhulbahante. G Jaamac G Cali Horay U Soco.Nooloow
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 5 ай бұрын
Buurmadaw isaga ayaa iska hadlaya, gabaygu waatuu ahaa iiidoorba iidooridii inanta weeyaane lama arag isxaaq nimuu dhaloo Aabe leeyahaye ifka sheegta Aakhirana waan isku arkidoonaa' ee!!
@shafiabdi215
@shafiabdi215 5 ай бұрын
Gabaygu ma xadiisba marka, mise waa kalmado nin caadifeeysan tiriyo?
@HasanOmer-n9k
@HasanOmer-n9k 5 ай бұрын
Boqor burmadow Barta Kaga hay
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 5 ай бұрын
Iga wale buurmadow qalbada ayaa jaban ina gobsan hadana wecel 😂
@anabfarah1178
@anabfarah1178 5 ай бұрын
Nin aan ciilay baa icaayay 🤪🤪
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 5 ай бұрын
Wuu u eegyahay odayga 100% Boqor buur madaw looma dhuunto waar isku eekaa
@HasanOmer-n9k
@HasanOmer-n9k 5 ай бұрын
Hambalyo
@alia8971
@alia8971 5 ай бұрын
Dagaalka gal Muuqaalkeedu wuxuu dhibaa qofka qalbi-madowga ah Waxaan ka dhigay inuu u hadlo sidii wax waalan... Ninyahoow hadalka odaa dumarka Oo kaalay goobta dagaalka Wallaahi Waxa nalagu xidhi doona doonaa Faysal Cabdi Bootaan
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp 5 ай бұрын
Yuu Boqor Uyahay Kani Waaba Ruux Aan Badabiyadva Laheyn
@AbdullahiBarre-t9e
@AbdullahiBarre-t9e 5 ай бұрын
Sawirka aad leedihiin waa Garaad jaama aabihii , waa isla Garaad jaama Garaad Ali oo waayeel iyo Cirro loo Soo yeelay.
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 5 ай бұрын
Burmadowow Waxasi wa taarikh xun ee astur. NINKAN DAGAAL GALA Wa nin Fudud oo xanuunsanaya marka ka roonow.
@alia8971
@alia8971 5 ай бұрын
Inkaarta Eebbe korkiinna ha ahaato adiga iyo waalidkaa Garaad Jama Garaad Ali Illahay ha xafido na amariii inaan dagaalanno fulay yahow Si sharaf iyo sharaf weyn ayaanu arrintii uga jawaabnay Halkee joogtay markii uu dagaalku socday
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 5 ай бұрын
Wejigaa gubey nasab dhimankii markii aanu ka adkaanay bay hunqaaco ku waadheen. Labada sawirba waa fotoshop oo waa isku garad jama bal eega dharka iyo koofiyada.
@axmedyuusuf8314
@axmedyuusuf8314 5 ай бұрын
😢haw wacal
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 ай бұрын
Aabihii ayaabu u eegyahay hadaba waxa layaable garac waxa cumaamadii reerka loogu dhiibay 😮ee ilayn qoom ibno furaash hogaamiyo ayaanu 😅😅😅😅😅😅
@abdirashidahmed3499
@abdirashidahmed3499 5 ай бұрын
Sawirkani waa Garaaadkii oo laguu farsmeeyey xaajiyo !
@maxamudcidhbo8862
@maxamudcidhbo8862 5 ай бұрын
Dhaqankii ilma xaaranka wuu leeyahay
@bereedmediacenter5243
@bereedmediacenter5243 5 ай бұрын
Nin dhalayba rag dheh.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 5 ай бұрын
Ninkan dhagax madobe . Wuu iska hadlah . Waa ku shubo adeer. Qofkii caayo dadka hooyada & dhalashadada hala baaro. Burcad ku soo noqon lahayd hadaad nasab ahayd
@SafiaHussen-j8j
@SafiaHussen-j8j 5 ай бұрын
Ceebceeb war maxaa kaa galay ninka cida dhashay layskuma hayoee siyaasad baa laysku hayaa maxaa rercadur iyo rerkarad cali kudhexgaliyay maradu kaadhacday
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 5 ай бұрын
Subxaan Allaah subxaan Allaah garac dhaadasho weyna o ikuxoqan oga nasabnimo belayo hurudaybu toosiyey 🫢🫢 subxaana malakalqudduus
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 ай бұрын
BADHI MADOW😂BAADHATO😂XAMAR BUU SOO BAADHAY😂MARKAASU NAIROBI KUSOO CAAYAY!! IMINKANA SILICLAND AYUU BARYAYAA !! BADHI MADOOWEEY😂TARIKHDA DARAWISHTA🎉MATAQSNIDE 😂QABILNA MUUSE ANOKOR IYO HABARJECLO😂AYAAD KATAHAYE!!
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 5 ай бұрын
Waan gartay Somaliland ayuu u soo Socdaa waxa uu u Caayayo Garaadkuu Abtiga lahaa si uu Liinta oga Cabin Madheetaa 😂😂😂
@liiyoos6710
@liiyoos6710 5 ай бұрын
Buur madoow markuu tabar waayey wuxuu ku meereestay Wacal iyo Laangaab, Miskiin wax iska dhici ama ku ekaaw boqornimadaada
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 5 ай бұрын
Buur madow saan miyaa udambeysay ولا حول ولا قوة إلا بالله Sideetan karbaash waa in lagu dhuftaa qadafkaan maragna makeeni karo.
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 5 ай бұрын
Haduu Qof diin leh yahay ma Qadfeen Qof Abtiyaal uu leeyahaySubxanallah , Odaygan amuu Maskaxiyan u Xanuunsan Yahay, Soomaalida 100 kiiba 70 maskixiyan ayey u Xanuunsan yihiin.
@AhmedAwil-b6w
@AhmedAwil-b6w 5 ай бұрын
Anigu Waxaan Maqlay Sheekadaa Boqoku Sheegay 1980 Markaad Waa Run Hadalku
@Somfox1
@Somfox1 5 ай бұрын
1980 waa Markii Faqashtu Hooyadaa kufsatsy kkkkk Maantana Qalas Darwiish baa Faysal Bootaan iyo 400 Maxbuus Somalidiid ah siday Doonaan ka yeela...GoojaCade iyo Hubka Dhigistii way idi. Waashay Reer Oromo Laftii Nagaa 😂😂😂😂😂
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 5 ай бұрын
Boqor beenlaw wa sachant dibad warega Garad jamac wa gesi mujahid dalkisi xoreyay wa nin da yar 1970 iyu dhashay Waxan u kashekaynayo wa 1960 beenaluhu😂
@SadraFoosi
@SadraFoosi 5 ай бұрын
waxameesha kudoodayaaba waa habarjicle run ahaantii afxumo nabadna waykaa gaysaa colaadna waxkaagama tarta waawax lagaxishoodo hadalka kasoo yeeraya boqor buur madaw alaah akbar
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 5 ай бұрын
War waxaasi boqor Buu sheegtaa duli ale. Ku bad
@AbdirahmanSulub-d3o
@AbdirahmanSulub-d3o 5 ай бұрын
Masidaan.baa.udanbeysey.iidoor.boqorbuurmadoow.yaakuudirsadey.dhienkiisa.khalkhal.war.wuxuu.yahayba.waa.garaad.cAli.g.j.geesi.daarood.
@qaliabdi290
@qaliabdi290 5 ай бұрын
beenbadanaa beerka caaro ku goysay ninkani waa garaad cali mataankiisii haduu reer garad cali u ekayn wuu nashaki gelin lahaa us biya kudhuftee
@barecabdi4613
@barecabdi4613 5 ай бұрын
Fariid
@khadijaadenabdi2462
@khadijaadenabdi2462 5 ай бұрын
WAR EDEB YESHA WAA ISKA HADASHEEN OO CARAA KA KEENTEY ODEYGAAN ISAGBA JARERKA AH.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 5 ай бұрын
Oo aduunku wa aaqiro samaan buuruu madow wan maqala buuru madaw bal aabaha ma buuru madoqba bal in lawadag aaba magici waan anigu fasirtay islaantti ku dhasha geed hurruda jin waxa kadoobtay marki ay qaylisana buuruta madaw bugalag jinki sidasana Mark ad dhalatay lagu yeeray buuru madaw ee Garaad Jamac waxa logu yeera aabihi Garaad Jamac Jamac.geesi wa nin lacayo doqona wa nin la,amaan gala dagaalka wadumiya bahadii barida weyned Somali diid guuul Garaad Jamac ciiltir cimrigaagu dheera cadawgaaguna jab
@AbdiGabobe
@AbdiGabobe 5 ай бұрын
Afkakuqolocay.walaahaay.waxan.inshaallhu.cimri.ayan.allah.kabaryaya.waxakuku.dhicidoona.ibliis.badtahay.
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 5 ай бұрын
Munafaq benale ah o an go an lahayn weye Bur madow
@hadsmohamed5671
@hadsmohamed5671 5 ай бұрын
Midgansanaa diinta awabaa was
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 5 ай бұрын
Ma idoorbaa nasab ah Q.lafta naga 2.dir 3.israiil 4.suleiman 5.ceyr 6.binu hashim 7.falastinn. Wa rerka kaliya ee meel aykasoo jedo laqoon
@nafisaali8689
@nafisaali8689 5 ай бұрын
XAARWALWAALKA IIDOOR EE GUNTA NASAB DHIMANTA AH EE SULDAMADOODU CAAYAAN HOOYOOYINKA SOOMALIYEED. GUNTA IIDOOR MAALINBA QABIIL BAAY TIRAHDAA WAAN AHAY.❗️IIDOOR WAA💩🪳🪰🪲🐌🦨🐛
@mcnncm1318
@mcnncm1318 5 ай бұрын
Siilmahante garacii ibnu DIRAWAL waa la soo qarxiyey garaad ibnu furaash
@mcnncm1318
@mcnncm1318 5 ай бұрын
Dee marka garaciina la soo qarxiyo hooyo somaali ku wareegtaan waar magac somali waa luuqad lagu hadlo maaha abtirsiintii daarood dee somalida sheegaysaa ma hooyadaa bay wasaan dee dee idinku xageed gashaa bal is cadeeya daarood jabarti tigray fataash sinsibaar xaguu galaa
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 ай бұрын
Boqor buurmadow maaha in cadhadu halkaa lagaadho maaha
@adamjyusuf2945
@adamjyusuf2945 5 ай бұрын
garaadku wuxuu xanbaarsanahay daarood oo dhan shaatigoodii waana sharafkii darood oo loo gafay
@NimcoFf
@NimcoFf 5 ай бұрын
Marka haduu sharaf reer dhan xamabaarsan yahay sidee buu isagu ugu gafaa rer x isaxaaq
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 5 ай бұрын
Koxda muze tarikh ad u xun ayay sameyen tusale Axmaro aya iga xigta Somali wa arin Cajib ah
@KhadarCabdi-d5g
@KhadarCabdi-d5g 5 ай бұрын
Waa.yaab
@husseinismail8919
@husseinismail8919 5 ай бұрын
D N A HALAGA QAADO GARAADKA
@alia8971
@alia8971 5 ай бұрын
Aabbahaa waa wiil xaaraan ah, wiil xaaraanow D N A ah Ma lihid , markaa ha ka hadlin asalka
@cabdiaxmed231
@cabdiaxmed231 5 ай бұрын
abti diiban lagabixinine isamdan lahayn dhulabahane gar bunuqon lkn wad qadan ladahay habar xabuushaduw duwun duqun watay oo fulaya
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 5 ай бұрын
War nacas yohow ilmo furaash lagugu tilmaamay is dicaaf eeda kudul hogonaysa😂
@AbdillahiFarah-y4h
@AbdillahiFarah-y4h 5 ай бұрын
BOQOROOW XAAL QAADO. KANI WAA KHASIIS BOQOR MAAHA .
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 5 ай бұрын
Buurmadow dhaqan midgaan ayuu ledyahay.Buurmadow in uu beenaale yahay Garaad Jamac waxa uu dhashay 1974 Garaad Cali 1974 dalka ayuu joogay.Buurmadow waa beenaale caada qaata ah.
@AbdiNur-ly4vh
@AbdiNur-ly4vh 5 ай бұрын
Garaad.xaal Qaado.waa.iska.hadle.ina.igire
@AbdullahiBarre-t9e
@AbdullahiBarre-t9e 5 ай бұрын
Weligood reer waqooyigu markey arkaan nin ka khatarsan waxaay ku caayaan kaasi waa garac.
@laylabirjeeb9559
@laylabirjeeb9559 5 ай бұрын
dayuus isaaq farbaa ku godan waa saa ee yee sada in kabadan bee nasabiyadoodii badaleen
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 ай бұрын
Buurmadoow boqor haduu yahay maxaa dibadwareeg ka dhigay car burco hayimaado
@mcnncm1318
@mcnncm1318 5 ай бұрын
Burco isaga leh waa nin isaaq oo somaliland isagaa leh madaa ka horjooga ma garaad garac ibnu DIRAWAL baa ka jooga
@shukriali5770
@shukriali5770 5 ай бұрын
Kumaankun dadah iyo hal qof ma isku misaan baa tajale dhulbahantae muu caayin laakiin keliya halqof ayuu wax ka sheegay ha daalina kelya sadexx xaraf ayaa cadaynta inaga xiga D NA
@mumtazabdikadir5170
@mumtazabdikadir5170 5 ай бұрын
War darood garac malaha ma dhaleysna maleh wey is dhalàan
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 5 ай бұрын
Been madaw adeer waa lagu fahmay wax badan ayaan dhulbahate uga digay inuu muuse ka fogyahay Tuug tuug dhalay Been madaw bal meeshii uu xabkaysan lahaa ayaa layska rabaa
@DhuuxIsnaciil
@DhuuxIsnaciil 5 ай бұрын
Kadambari bologna matihide waxatahay kii Adhiga qabadkaa yiroo weku qalijiray
@MohamedAhmed-z7d6t
@MohamedAhmed-z7d6t 5 ай бұрын
Taasaaba ugu darane
@Hamarimaxamed
@Hamarimaxamed 5 ай бұрын
Ilayn af aanad lahayn ma qabatid, boqor buur madaw intii uu jiray maanta ayuu dhex fadhiyaa ceebey tacaal.
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 5 ай бұрын
Markay odayal sida isku cayaan.dhalinyartina maxaad u malayn.war illahay ha laka boqo.odayalow
@zamomar4414
@zamomar4414 5 ай бұрын
odayga buurmadow ma taariikh buu Ka sheekayn karaa beenaale gabadhaad cayday xaalkeedaa lagaa rabaa oohinta jooji 😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdirahmanSulub-d3o
@AbdirahmanSulub-d3o 5 ай бұрын
War naf maxay.idin.badey.in.aad.dhahdaan.waa.wacel.calamada.wacelnida.yeykamuuqataa.iindoori.xageekasooojeeda.inanbaa.kentey.
@ibnuduur8467
@ibnuduur8467 5 ай бұрын
Beelwaynta harti xaal Bay idiinka fadhidaa
@halimadirie5301
@halimadirie5301 5 ай бұрын
Gala dagaalka meel daarood isugu yimi ayuu isaaq ka caayey dadkii dhegaysanayeyna sacab iyo mashxarad bay ugu dareen
@DhuuxIsnaciil
@DhuuxIsnaciil 5 ай бұрын
Kadambari Bata hay kii Adhikari qabad kaa ku qali jiray Adhikari qabad kaa
@subraarm4381
@subraarm4381 5 ай бұрын
Wecelku waa ka Awrka ku sida Aabaha haw sheeganayo ee maalinba meesha dabku ka baxayo sheegta waxaan ognahay markii lakala yaacay ee dalkii dumay Qof walba wuxuu raadinay meel Ilmaha seexsado oo nabad Isaaqii waa dad shikisan nasabiyan iyo inay xaqiijiyaan wax Soomaalidu ku xamanayso waxay iska qaadeen meel walba oo hay tegaan DNA waxay noqdeen Reeraha darifyad imika Africay ku soo noqdeen waa qabiilay rabaan ayay noqonayaan
@MacalinCabdiwahab
@MacalinCabdiwahab 5 ай бұрын
Garaad sahra xaaji oska ahaw
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Nacladih kugu dhacday Adigah iyo idorbah ina gumed ina gumed dhalay
@Nuuradiin15
@Nuuradiin15 5 ай бұрын
Play Beatles music
@Umo580
@Umo580 5 ай бұрын
AKHAS BEEBN MADO AF KAASI MAYAHAY AF DHAQAN 🤣🤣🤣🤣🤣
@alia8971
@alia8971 5 ай бұрын
Qofka qalbigiisu madow yahay... caqli-gal maaha inuu nasabka ka hadlo Sababtoo ah waxay ya hai Isniinta waa Carab Talaadadana was Oromoo Arbacada waa faracii reer binu Israa'iil Khamiista ayaa ya hai Irani Maalin kasta qof abtirsiimo leh ayaa Xaq uma lahainuu ino ka hadlo nasabka Hadduu rabo inuu abtirsiimo ka hadlo Waa inuu caddeeyaa nasabkiisa
@mcnncm1318
@mcnncm1318 5 ай бұрын
Garaad garac ibnu DIRAWAL siilmahante dee garacii ibnu furaash qabsada waxba ha cabaadina
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 5 ай бұрын
Kan boqor ma ahan xoolo weye waligey boqor caytamayo ma arrag mana maqal.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 5 ай бұрын
😂😂😂😢😢😮😅😅😅😊😊😊
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Maamulka Harti Wada Leh" Khilaafka Puntland & Khaatumo: Dagaalka
11:25
Xograac Media
Рет қаралды 1,2 М.
Garaad jamac Garaad Cali , Boqor Buurmadow Caydu kaa shegay Jawabta Lasiyay
14:07
Lacagteeda Ayuu Ku Dhoofay Kadibna Wuu ku Booday  Naag Kale Ayuu Guursaday | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
40:19
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 169 М.