Wll Aad iyo AAD AYAAN U MAHADSAN TAHEY WAR FARXAD LEH AYAAD NOO SOO GUD BUSSY.... MAGACAY WAA Abdull Qarshe
@MohamedBarrrow-mh5ggАй бұрын
Jawaasiis u shaqeynesay Ethiopia wey ahaayeen. Laftiisa ayaaba dambiile ah. Xildhibaanadii 1960 ayaana ka caqli badnaa.waaba in la xiraa.weliba.
@WilkaKennedidАй бұрын
So called Ethiopia is in( I C U ) intensieve care unit. Ethiopia is dead 🇸🇴🌍✍️
@MaxamedCsalan-ts9ruАй бұрын
Kkkkk ben badana wariyuhu war anaba kamid ah cidamadi shalay yimid goday
@abdisalandhinbilАй бұрын
Itoobiya waxaanu leenahay hadii aad is leedihiin soomaaliya duruufta kaga faaidaysta isku daya hada,waa markii aanu is raacilahayn wayba noogu dArartaa dagaalka shisheeye soomali waa markii ay is raacilahayd ka shaqeeya is raacayaga oo nagu soo qaada dagaa shishiiye.
@YFC-lo9njАй бұрын
Ciidankii Itoobiyo….. marba gees u orda…. 😂
@AbiikarKeynaanАй бұрын
Amxaaro iyo Tegrey ayaa Somalia waxa ka qaadi waa ye ma OROMO ayaaa somaliya soo hawaysan karto
Isku Jaba Ethiopiayaa Intaad soomaalida ku mashquul sanan ayaad nagu mashquul saneed
@nurisse6354Ай бұрын
Waa iney somaliya waxay haysato oo cidana ah aay geeysa xuduuda beenta ah ee somali galbeed si loo qalqal geliyo
@ashasalah2835Ай бұрын
HARTI, MIYA GUDABIIRSI IYO CIISE MADOOBE, UU MAANTA MUUSE BIIXI U ADEEGSANAYA, HARTI MAXA KA QUSEEYA , COLAADDA ISAAQ IYO AWDAL KA DHAXEYO.
@ZeezoCumarАй бұрын
Itopiya dhul bay rabtaa badu maa mar marsiinyo
@AssefaHaile-z1uАй бұрын
Ethiopia enemy to Somali?No wrong Ethiopia brothers &sisters for Somalia pleases before something thinking.
@saidnourainan5223Ай бұрын
Axmaaro jabtay Nin Ayaan leh Ayaa Helaba.
@YFC-lo9njАй бұрын
Ma ciidan Dhulbahante ba ku haray “somaliland”…. 🤦🏾♂️ Caadoqaatayaal dheh.
@FardowsoSanuunАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤itoobiya
@HaredDualeАй бұрын
MAAHMAAH waxa la yiri nin afadaada damcay Gabadhayda hoo lagama karo hhhhhhhhhhh Reer waqooyi ha ogaadeen iney falastiiniyiin noqon doonaan oo yuhuuda madow ee afrika loo qorsheeyey iney dhulkooda qabsato Waana iney ka mudaharaadaan waxa lagusoo wado
@WarguuWargeeАй бұрын
Iska aamus nacasyahow si qof xaarku kudhaganyahay ayaad uhadlaysaye wariye maalawaayay inta adi War lagu dhibayay bal codkaga dib udhagayso maxam wardhagaysta laxan xumadadan jayne ito sawaxili ukalagaranwaye