Deg Deg Midowga Africa Oo Laga Saarayo Itoobiya, Ciidanka SSC Oo La Wareegay Gobolka Sanaag

  Рет қаралды 42,905

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 31
@HusseinMaange
@HusseinMaange 3 ай бұрын
ssc khaatumo guul itoobiya iyo Somali diid Allah burburiyo aamiin guul soomaaliweeyn
@HusseinMaange
@HusseinMaange 3 ай бұрын
itoobiya iyo waxii taageera Allah burburiyo aamiin soomaalia guul aamiin
@siraadcali8636
@siraadcali8636 3 ай бұрын
C /dheere hasha ma maalo lagamana maali karo waa (malliibaane cadawgu ku liibaano)
@jamahussein6860
@jamahussein6860 3 ай бұрын
Wey sheegteen inay yihiin somali siduu sheegey horey Abiyee, puntiland lalawareeg? Waaw.
@saidmohamed8214
@saidmohamed8214 3 ай бұрын
Wariye gobolada woqooyi waa kuwee hadalkaaga caddee
@cabdisamiicaxmed4280
@cabdisamiicaxmed4280 3 ай бұрын
Waxaan maqli jiray af waa kana may lagu aamee.
@AbdallaHersi-hj6ln
@AbdallaHersi-hj6ln 3 ай бұрын
Beenta ka dhaaf dadka, munaafaq yahow😅😅😅😅
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Ina-Shakuur sawkii Madaxweyne Xasan la socday ee la siyaasadda ahaa. Isagu marwalba waa MUCAARAD.
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 3 ай бұрын
Garowe keliya ma ahan ee soomaaliya oo dhan bay ku soo qulqulayaan Waxaana jira kacdoon ay shacabka puntland ay kaga soo Horjeedaan Qulqulka Amxaaradda ka soo Haajiraysa Gobolada ay Degaan Qoomiyadaha Amxaarada iyo Oromada Waxaana qaxiiqa in ETHOPIA Doonayso dhul Balaarsi iyo la wareegida Dhul iyo bad Ay ethopia yeelato
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 3 ай бұрын
Asc Asxaabeey hadii Reer Puntiland Dakadahii Xaraashayaan Dhulkii Reer Puntiland itobian lagu beerayo walee waxa ay ku Danbeeyn doonaan Jidkii Reer Falastiin Dhulkooda Israel ku Boob tay Maanta na intii u haray lagu bur burinayo Dhulka in tii u haray looga saari lahaa Shacab ka na loogu Xasuuqayo Maalin waliba Dunidu na ku Fiir saneey so Reer Puntiland haderynaan Jiifka ka kicin Dhulkoodu wuu dhaafi doonaa inta aay Xasan Xaraash ku mash quush san yihiin. Ina Mako soo dheere waxa uu hadal kiisa la mid yahay Feysal Cali Waraabe iyo Reyla Odhinga waxaa u roon in uu iska aamuso Cid War kiisa ku Jirta ama War kiisa Xiiso u qabta ma jirto.
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 3 ай бұрын
Puntlanow Dani Dibiro wadankiinii buu Ethiopia u xaraashay ee yaan leeydin gumeeysan.
@بدلعامر
@بدلعامر 3 ай бұрын
Ader SSC waa inay dalka ka xoorasan dalka SNM ader waa inqabatan mjriim musa baxi
@axmeddaauud4846
@axmeddaauud4846 3 ай бұрын
Garaad beenaale yaa yaqaana somaaliyada u kasheekaynayo ethiopipia ayaa wax laga weydiiyaa bariga afrika goormaad nalayeelateen somaliland
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 ай бұрын
Itoobiya xasan gurguurte iyo xamse iyo aadan madoobe ayaa kala shaqayna in ay xoog wadanka ku qabsadaan waxba yaabay qiiq isku qarin
@HghhgjHgiuhg6
@HghhgjHgiuhg6 3 ай бұрын
CABDIRAXMAN CABDI SHAKUUR GUULEYSO MAALIN UU HOGAANKA SOOMAALI WAAD CALAN EE HA DAALI UMADA ADOOKALAA ANFACAAYO
@MariamAd22
@MariamAd22 3 ай бұрын
Subxanallah cabdiraxman cabdishakuur asaga ayaa dhunsan nin dad iyo dal u daneyah ma, ahaan wana nin iska dhawaqh siida xayawanka okale
@aliedan5548
@aliedan5548 3 ай бұрын
Good idea We need to try to expel Aby Ahmed from OAU and teach him a lesson
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 ай бұрын
Yaaaaaaaaahuuu hadda ayuuba dhihi karaa xasan xaraash qaran. Ciidan aan ATMIS aheyn si deg deg ah ha ugacbaxaan somalia .
@FaadumoCabdishakuur-lo2um
@FaadumoCabdishakuur-lo2um 3 ай бұрын
Asc halaga bixiyo oromada iyo wiixila halmala
@BashiirCali-sz1gb
@BashiirCali-sz1gb 3 ай бұрын
Itoobiyaanka haa laga saaro wadankastoo soomaali ay leedahay arinkaana waan taageerayaa
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 3 ай бұрын
Im kingis amharah kilin ogadani im givis free hi mais gowin somali no moor ithopiya talhim hasan shig
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 3 ай бұрын
Al-shabaab waa maxay AS hasoo gaabin xaaraanta
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 3 ай бұрын
Kuwii beenta sheegi jiray
@IbrahimOsman-k9k
@IbrahimOsman-k9k 3 ай бұрын
EE NAA L E
@warsamehalesQar-vf3nb
@warsamehalesQar-vf3nb 3 ай бұрын
Comments
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
Guul Soomalilnd Guul ciidanka qaranka Somaliland
@aliedan5548
@aliedan5548 3 ай бұрын
❤ 5:18
@mohxmeeed3450
@mohxmeeed3450 3 ай бұрын
😊😊😊
@hassanaba6333
@hassanaba6333 3 ай бұрын
Khaatumo Ethiopia ayaa samaysay iyaddaana soo afjarikarta waxa looguyeedho Khaatumo
Qubanaha Maanta, Jun  27, 2021
12:33
VOA Somali
Рет қаралды 969 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,8 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,7 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН