Xogta Eritrea oo ciidan kusoo fasaxday Itobiya, Abiye Ahmed oo dagaal iclaamiyay, Masar oo bilowday

  Рет қаралды 43,128

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 44
@rnoor9763
@rnoor9763 8 күн бұрын
Cadawga iyo dabadhilifkooda caqliga xun allahanagaqabto inshaa'allaah aamiin
@adarhassan2389
@adarhassan2389 8 күн бұрын
Jabiyaay Abdi
@ashasalah2835
@ashasalah2835 8 күн бұрын
ABEY, HADDU WAXTARI KARO, ADDIS ABEBA AYU XUKUMA, DALKIYO IDIL WU KALA TAGAY, CIDDI WAX MOODDA WAA U NACASNIMO.
@AaminIbrahim-s5i
@AaminIbrahim-s5i 8 күн бұрын
Aniika waxa qaaba ciidamda Etiopien ku suugan somaliya ina huuba ka dhigagqa lagu samayo
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 8 күн бұрын
Mida kale Ugaas Adigaa mikirifoon heystee gudbi waa amaano ( 1- somaliya masaarida iyo turkiga haka codsato hub kaaraha ama taangiga guba 2- diyaarado drones ah dhowr xabo oo TP2 ah oo dagdag ah ) Intaas hadey sameyso xabashi cagaha Walaahi dhulka ku soo heyn maayaan 3- jawaasiista gacan bir ah halagu qabto waa la is yaqaane darajada uu doono ha watee, Fadlan Intaas gudbi adigoo mahadsan.
@محمدحسن-ك4ل
@محمدحسن-ك4ل 7 күн бұрын
alle hanaga qabto itopiya
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 8 күн бұрын
Guul umada somaliyeed cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen wadan keena waa noso dhifaceen manta waa malin teena
@munayousuf8460
@munayousuf8460 8 күн бұрын
Abiye ma asagaa miyir qaba waa waalanyahay
@Sarta100
@Sarta100 8 күн бұрын
Turkiga loo yeeli maayo siduu rabo abiye saldhig iyo garoon militeri isii hadii kale waa dagasl waana ku qabsanaa cid yeelayso maleh xataa deked uu badeeco kala soi dago yaa lasiin ha aado jabuuti iyo berbera waa burcad noo soo mici lisanaya siduu u qaato dhulkeena xeelad oi ah in isku diro qabaailja iyo xoog inuu nagula dagaalo dakeena guduhiisa waa in ciidamada xabashida laga saaraa dalja si dhaqso ah yaan dib dambe loola hadlin abiye xayawaan. Waa in abiyee xoog looga saaraa dalja oo dhan ka dib xaguu kasoo gslaa mushkilada waa asoo dalja ku yimid nabad ilaslin been ah iyo dadii iiga dhintay asoo sharci dsro ku soo galay xabashida imisay ku lasyeen xamar magreedaa laga eabaa cidii soomaaliya ugu dhimatay cidii u soo dirtay ha u doonto dullif badeena iyo dhulk inuu qaato damcay waa burcad halaga eryo dalja oo dhan.èena
@Terza56
@Terza56 8 күн бұрын
Abiye waa leyska dhicinaa runtii
@محمدحسن-ك4ل
@محمدحسن-ك4ل 7 күн бұрын
alle hanaga qanto itopiya
@ciiseneshvil2057
@ciiseneshvil2057 6 күн бұрын
Aamiin wll
@munayousuf8460
@munayousuf8460 8 күн бұрын
Lkn hasoo qaado dagaal insha allah waa kay dds ku xoroobilahay
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 8 күн бұрын
Turkey ma dhul,dad iyo bad Somaliyeed buu kula saaxiibaya Ethiopia. Somaliya Somali baa leh, turkey, masar iyo cidkaleba dhulka Somaliya iib ma aha.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 7 күн бұрын
Hasan diyaar uma aha wuxuu raba waxa aadan ogeyn garka Islamabad xiiro .waan nin dawarsade
@AaminIbrahim-s5i
@AaminIbrahim-s5i 8 күн бұрын
Ciidmada Etiopien niiyada muurala mahahyan 5 sano daagalamayan tigara amxaro Etiopien xiilagan joogain ciidana waoda madana malhaan
@AbdibaladXaaji
@AbdibaladXaaji 7 күн бұрын
Wax ku aragti ah majiraan lkn lkn hogamiye fobaleedyadu waa cadawga dawlada iyo shacabka Ethiopia iyo ayagu marka waa isku dan iyagaana utagera ah
@CaliCabdalla-lx7pn
@CaliCabdalla-lx7pn 8 күн бұрын
Saxweye
@user-cq9bv5tg5w
@user-cq9bv5tg5w 8 күн бұрын
Waxaba kajiran😂😂😂
@ciiseneshvil2057
@ciiseneshvil2057 6 күн бұрын
Xabad baa naga dhaxayso ethiopian gor gortan kama galayno dhulkeena somali awood aadan ku aadi karin abii madaxa inaa goynaa alshabaab waa ready✅
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed 8 күн бұрын
Waa qalad hadii doowlada lafurto hadal itooya
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 8 күн бұрын
Acwb somaliya ha ku soo darto ( dowladaha nabad ilaalinta dowlada eretareeya si abbey AXMED Kaadida u ceshan waayo😂😂).
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 8 күн бұрын
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 7 күн бұрын
Ethopia baal xooftey waadaan
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 8 күн бұрын
Aby waxaa uuba taagan yahay isaga iyo jeneraaladiisa waxay taagan yihiin soomaaliya waa in anaga wax laga waydiiyo oo macnaheedu ah xor ma aha anagaa hayso ee waa in annaga ogolaansho nala waydiiyaa cajiib.
@AyuubKamal
@AyuubKamal 8 күн бұрын
Abiy Ahmed Ali, the king of Africa ❤❤
@user-cq9bv5tg5w
@user-cq9bv5tg5w 8 күн бұрын
Sxb OK 👍
@thebeast09876
@thebeast09876 7 күн бұрын
😂😂😂
@adowkiyana6983
@adowkiyana6983 8 күн бұрын
Oromka jaahilka wax,ba a qoonin,waa,foolanaaya aan,aragno meal uu,kudhalo
@user-cq9bv5tg5w
@user-cq9bv5tg5w 8 күн бұрын
Guul ethiopia iyo somali land🎉🎉🎉🎉
@thebeast09876
@thebeast09876 7 күн бұрын
🤣🤣🤣
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 6 күн бұрын
😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@macalinfarxaan321
@macalinfarxaan321 7 күн бұрын
Maxaa Laga Doodaya??????? Waa waali cad
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 7 күн бұрын
Abey is hooligan as well as a gay
@YuusufMaxamedMuuse
@YuusufMaxamedMuuse 8 күн бұрын
Been shaqo ha ka dhiganin
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 7 күн бұрын
Hasan gobalada dhexe hub u qaada si la isu dilo
@YuusufMaxamedMuuse
@YuusufMaxamedMuuse 8 күн бұрын
Laxda kasta in aad faafisid Been waa Halaag
@YuusufMaxamedMuuse
@YuusufMaxamedMuuse 8 күн бұрын
Bar Beenta k daa Umada
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 8 күн бұрын
Beenaal beenaale dhalay waa beenaale uun guul ithopia iyo somaliland ❤
@محمدحسن-ك4ل
@محمدحسن-ك4ل 7 күн бұрын
alle hanaga qanto itopiya
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 55 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 43 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 91 МЛН
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 36 МЛН
FALAANQEYNTA XASASI SHIRQOOLKA 17 September 2024
25:22
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 410
Madaxwyne Mustaf oo M. Biixi Jawaab uu kanaxay Hawada u mariyay
18:05
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 55 МЛН