No video

Gabay Hooyada

  Рет қаралды 405,579

Abu Yahya

Abu Yahya

Күн бұрын

Abwaan Luqman

Пікірлер: 174
@nafisomohamed6751
@nafisomohamed6751 8 жыл бұрын
allahayooow hooyoyinka dhamaantood jinadul fardowso ugu bishareey amiin amiin yaa rabi
@mariyaaden4826
@mariyaaden4826 5 жыл бұрын
mash allh tabarakallh
@rahmaruun7692
@rahmaruun7692 4 жыл бұрын
Amin
@aqoontaballadhanchenell5330
@aqoontaballadhanchenell5330 4 жыл бұрын
Amin
@ifrahmahmud4673
@ifrahmahmud4673 8 жыл бұрын
Allah hoyaday ha unaxariisto markay iga tagtay aan cidlo dareemay hoyo rowdatujano allah hakuufuro aad aan kuudareemay
@umuasmaa1318
@umuasmaa1318 8 жыл бұрын
vrv
@sulaymanibrahim6780
@sulaymanibrahim6780 5 жыл бұрын
Wll Qaali Allé Hau naxariisto
@user-qu2jv4qu3p
@user-qu2jv4qu3p 3 жыл бұрын
Aaaaami wllo
@hooyoqaalibaadtahay2238
@hooyoqaalibaadtahay2238 7 жыл бұрын
hooyo qiimo badaney rabi guusha ku hay raxmadiisa iyo nimcadiisa kugu deeq wuxu qoysku diido wuxu manku neceb yhy bale guul ka mari guul ebe keniyo gobanimo gabanimo ku nolow hooyo macan ❤❤❤❤❤
@marwaabdi6527
@marwaabdi6527 4 жыл бұрын
Amiiin aamiin amiiin aamiin amiiin 💞💞💞💞💞💘💘💘💎💎💎💎
@issackabdirahman8193
@issackabdirahman8193 2 жыл бұрын
Mashallah Hoyo mcn
@maxamedmuuse5026
@maxamedmuuse5026 4 жыл бұрын
*Mashaaa allah alle hooyooyinkeena janada haka waraaabiyo*
@rajmahi9227
@rajmahi9227 8 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw masha allaaah abwaan Luqmaan jassakallaah kallaah Qeeyr
@hassankahin2092
@hassankahin2092 7 жыл бұрын
wlhy hooyaday baan xasuustay aaaaax cimriga alle ha ku dheereyo hooyo mcb
@abdulaahilander5133
@abdulaahilander5133 7 жыл бұрын
abdulaahi momen abdullahi anba waan u xisay wlhy
@AhmedAli-of3ff
@AhmedAli-of3ff 4 жыл бұрын
Amiiin
@hooyoqaalibaadtahay2238
@hooyoqaalibaadtahay2238 7 жыл бұрын
mashallah hooyo macan ❤❤❤
@kawsarsaleeban6530
@kawsarsaleeban6530 5 жыл бұрын
allaw hoyaday ii.xafid adun io akhiraba💋sheekh luqman allah haku karamo😍
@queenyismail5158
@queenyismail5158 6 жыл бұрын
انا احبك يا امي😭😭😭😭♥️♥️♥️
@ayaanabdifataax2861
@ayaanabdifataax2861 4 жыл бұрын
Masha allha
@fadumoaxmed8661
@fadumoaxmed8661 2 жыл бұрын
Masha allah hooyo mcn
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 5 жыл бұрын
ilahayow i sii walad gabay hooyada ah ii tiriya aaminta igu kaba
@Itsurgurlivyy
@Itsurgurlivyy 3 жыл бұрын
Amiin
@xamdaqali727
@xamdaqali727 3 жыл бұрын
Manshallh abwan luqmaan ilahy hooyo hanoo daayo
@hassanali4392
@hassanali4392 7 жыл бұрын
I love you mom 😘😘😘😘
@khadarsomalie1682
@khadarsomalie1682 4 жыл бұрын
Hooyo❤ waa hooyo ilahayoow hooyaday ii xafiid♡ ?? 2020
@aminakahin2558
@aminakahin2558 5 жыл бұрын
aamiin yaa aalah
@cabdimaxamed6568
@cabdimaxamed6568 8 жыл бұрын
I love you mama macaan
@barwaqoibrahim8356
@barwaqoibrahim8356 Жыл бұрын
Aaamin yaa allah hooyadey macaan ❤❤❤
@mustafecali6505
@mustafecali6505 Жыл бұрын
ILaahow HooyadaY iida 🥺🖤
@adoontiaallefadumoaadenisl4256
@adoontiaallefadumoaadenisl4256 7 жыл бұрын
aamiin yaa aallaah
@jeffabdul3799
@jeffabdul3799 6 жыл бұрын
Alla sheeekow cod macaanidaah maansha allh 😍😍😍😍😰😰♥️
@aishasaleban3020
@aishasaleban3020 5 жыл бұрын
Jeff Abdul kkkkkkkkkkkkk
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 3 жыл бұрын
CodK uun ha dhegaysane midhaha micnahooda dhuux qiimaha ay leeyihiin
@adoontiaallefadumoaadenisl4256
@adoontiaallefadumoaadenisl4256 7 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢iillaahay hooyo macaan dhamaantood aah xafiido ilove you mama macaan 😢😢😢😢😢😢
@ilyashsultan8512
@ilyashsultan8512 7 жыл бұрын
ssgizb
@hoodomuuse4690
@hoodomuuse4690 8 жыл бұрын
Amen yaa rabbii
@cabdimaxamed6568
@cabdimaxamed6568 8 жыл бұрын
I love you mama mcn
@haifocashaquhanaaxoahmed8216
@haifocashaquhanaaxoahmed8216 7 жыл бұрын
Cabdi Maxamed ik ook
@AmRaNist
@AmRaNist 8 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@muunaahmed4489
@muunaahmed4489 8 жыл бұрын
amiin yarabi
@meymunamahmoud5515
@meymunamahmoud5515 8 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@jawahirxasan338
@jawahirxasan338 7 жыл бұрын
yarabi allahayow hooyo macaan janada daar kaga dhis ad ayan kuujclaha maama macaan
@nadarabdirahman5471
@nadarabdirahman5471 8 жыл бұрын
Alloow adun iyo akhriba idin dhoowr hooyoyin
@najmafarah4812
@najmafarah4812 7 жыл бұрын
Alxamdulilaah
@simanbeauty431
@simanbeauty431 5 жыл бұрын
Ilahow I xifdi adun iyo aqirabo iyo cafimad iyo cimri dheer cibado badan kusiii hoyaday mcnto aqiran jano fardowsa
@tasniimali8289
@tasniimali8289 5 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso hooyoday mcn yaa rabi janadi fardowza allow gee
@cookingwithcasal7469
@cookingwithcasal7469 8 жыл бұрын
Mansha Allah allow noo dhor hooyo
@samakuwaarchannelsamakuwaa162
@samakuwaarchannelsamakuwaa162 5 жыл бұрын
Illoow hoooyo mcn udanbidhaaf🌷🌷🌷🌷🌻🌻🌺🌺🌼🌼⚘⚘🌱🌱🌹🌹🍀🍀☘☘🌿🌾
@bashirkhalif1544
@bashirkhalif1544 5 жыл бұрын
Allow hoyo dhowr....💕❤❤❤
@bakaryare7563
@bakaryare7563 5 жыл бұрын
Shukran jazila
@halanenuur128
@halanenuur128 8 ай бұрын
Allow yayna noo cadhoon hooyadu iyo dhammaanba waalidku.
@balbalaone
@balbalaone 3 жыл бұрын
Hadaad rabto inaad wax badan ka ogaado quraanka Kariimka!!! Waad daawan karta Kanal Nimcad from Swedan.
@hanamohamed2041
@hanamohamed2041 6 жыл бұрын
Mnshlh HOOYO Qli alle hakudaayo mama
@saciidomire6372
@saciidomire6372 Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi
@nimconuuradeeq8218
@nimconuuradeeq8218 8 жыл бұрын
amiin
@mohamoudmohamed7250
@mohamoudmohamed7250 8 жыл бұрын
imiin alaw hooyo ifka cafimad iyo barwaqo ku sii akhiro na janada
@cabdimaxamed6568
@cabdimaxamed6568 8 жыл бұрын
ilahayow ii daa hooyaday qali macaan ifka hibo ku noolow maama qali
@hassankahin2092
@hassankahin2092 7 жыл бұрын
Cabdi Maxamed + waad iga qoslisay
@hassankahin2092
@hassankahin2092 7 жыл бұрын
Cabdi Maxamed + hooyada alle ha ku dayo
@abdicade3883
@abdicade3883 7 жыл бұрын
Cabdi Maxamed amiin
@najmafarah4812
@najmafarah4812 7 жыл бұрын
Mashallah
@YussufAbdulrahman7
@YussufAbdulrahman7 4 жыл бұрын
Allahayoow hooyooyinka dhan noo xafid Aaamin
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah
@rabilecabdi871
@rabilecabdi871 4 жыл бұрын
ilaaahow hoyadey cimri dher iyo caaafimaad ziii ilaahow unaxarizto Dhamn hooyiyinken
@hanaanwanag939
@hanaanwanag939 8 жыл бұрын
Aaaamiin allow hooyo macan ino dhor adun iyo aaqiro
@daganlovehoyofatima1203
@daganlovehoyofatima1203 4 жыл бұрын
Hoyo mcn ❤️❤️❤️
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 жыл бұрын
Hooyadu inee qaali tahay Hubanti weeyaane la isku Ma hayoo waa midaan Hadal ka taagneyne waa Geel harweyn khaliqiga Ku hiranaayee aabahoo Halgamayoo naftiyo Huraya maalkiisa Hadalkii rasuulkay Xaqnimo ugu horeysayee Halka diintu saartay Janad galisay hoosteeda Oo hiirooyin u yahay Ayaan helay aqbaarkeeda Sagaalkii bilood ee hore Hurudnay uurkeeda Hakad baa talaabadii Galayoo hir gab beey Noqotay hilibkiyo bariiskii Cuntada ka hor timid oo Diiday barar baa hareeyo Hurdadii Toos u heli weeday waxaase hoolay Hooyada ilmah ku hilan Uurkeeda iyadoo habkaaseey mar qudha Soo herdiday fooshu Halhaleel nafteydiyo Markii hadadii loo yaabay Oo hiilkii iilah baa ilmihii Horay u soo dhaafay Iyadoo hafeeyfsanaysa Oo habaya dhiigiina Horaadada inteey noo Dhigtay waliba noo Heestay anoo hadaaqeyna Nala hadleeysaaye caanaheey habeenkii Inagoo huradna ay qooshto haray nagama Siisee iyadaa ku hormarta Eegta hareeraha ayeey ka Eegeeysaa Gogosha hoosteeda amaankeeda ayay hubineeysaa had iyo gooraalee qofkii hooyadii nooshahayoow hadal xun ha u quurin ha ku oron wareey ka ha kastoo huriya laabteeyda qofkii hooyadii nooshahooy waa hanti maalee war hibo ilaahay baxshiyo hodonka deeqdiisha hadeey hooyadaa ay hantiyo Halal ku waydiisho oo Aadan heyn oo markaa Heli kareyntaaga Haye Hooyo hadalkaa waa inuu ahaadaaye harka galay habeenkoo dam yidhi hiirtay waa inaan horumar gaadhnaaye home boy hadii ay dhashiyo hacu ka sii liita hoodir iyo halyeey baan dhaloo ku hanjabeysaaye habaar nooma quudhee duceey na huwineysaaye qofkii hooyadii nooshahayoow hadalka xun ha u qudhin qofkii hooyadii nooshahayoow hadal xun ha u quurin ha ku oron wareey ka ha katoo huriya laabteeda qofkii hooyadii nooshahayoow waa habti maalee war waa hibo ilaheey baxshiyo hodanka deeqdiisha hooyadeen ilahay ilaaheeyoow ka hay dhibab halakeeya hdanimo ilahayoow ku sii dunida hooskeeda caafimaad raboow ku huwataa had iyo gooraale hadii uu waqtigu galoo malagu hoomaayo howl yaraani ilaahayoow naftiyo hada loo qaato hoga iyo ilhayoow qabriga hanata toowxiidka halka lagu hakan iyo barsaqa harac qaboow seexi ilahayoow janada halacsataa iyo hibaaqaada oo heelkii qiyaamaha ilahayoow Hagar la’aan dhaafi haweya ilahayoow ka hay naarta waa halisee halkii nabiga joogay rabiyoo lagu haga qeyrka. Hal abuuro baa jire iyadu hore u faaleey hadraawi iyo careeys ciise waa ugu horeeyeene o heenkii afsomaligee hose u qaateene halka ee dhigeen aniga o hadal ku gaareeynee intaasaan ku soo horiyee ku hakinaayaa
@sihamxalane7684
@sihamxalane7684 7 жыл бұрын
hooyo mcn wn ku jclahay hoyo hadusan waad imaan wn kuiman hooyo qali dibkana wan kabixi doona
@mahadmaxamud8804
@mahadmaxamud8804 6 жыл бұрын
Masha Allah hooyo I love you
@salsalsalsal5568
@salsalsalsal5568 6 жыл бұрын
Amiin amiin
@xaruntadhiirigalintahaween3580
@xaruntadhiirigalintahaween3580 4 жыл бұрын
Ilaahoow hoyadey kahaay dhibab halakeye
@shankaroncaliali9201
@shankaroncaliali9201 3 жыл бұрын
.ilahaw hoyoyinkeen jannadii ugu bishaaree
@sophiasharif9183
@sophiasharif9183 6 жыл бұрын
mother is the best
@masnajaamacliiban3437
@masnajaamacliiban3437 7 жыл бұрын
امييييييين يا رب العالمين
@NuurBulshaawi
@NuurBulshaawi 7 ай бұрын
Xadiith kaa Dad badani waxaa ey u qaateen in uusan aabihi xaqlaheyn
@shamsaabdirahim4114
@shamsaabdirahim4114 6 жыл бұрын
Hooyo illhow ku naxeiiso lantaa waan dhibtoodey hooyo mcn
@saciidomire6372
@saciidomire6372 Жыл бұрын
M alaah
@munamaxamed7877
@munamaxamed7877 7 жыл бұрын
a amiiiiin aa amiiiiin yaa raabi
@suhaybdek5024
@suhaybdek5024 4 жыл бұрын
Mansha.allh.aaamiin.aamiin.aamiin.aamiin.aamiin
@munoyusufimaam9911
@munoyusufimaam9911 7 жыл бұрын
Hooyo mcn❤❤❤👈
@drabdirahiimahmed6278
@drabdirahiimahmed6278 9 жыл бұрын
aamiiiin yaa rabi
@ahmedisse6435
@ahmedisse6435 7 жыл бұрын
mu1
@ahmedisse6435
@ahmedisse6435 7 жыл бұрын
Abdirahim Ahmad t
@najwanourshe4655
@najwanourshe4655 6 жыл бұрын
Ilaahow hoyaday unaxariiso waan tabay inbadane
@suadali7731
@suadali7731 6 жыл бұрын
Allahayoow waalidkeen janada ugu bishaaree
@hero-rd4co
@hero-rd4co 5 жыл бұрын
Subhanahu
@nimcofarah4677
@nimcofarah4677 6 жыл бұрын
Amin ya rab
@ahmedmohamed-ge2nq
@ahmedmohamed-ge2nq 4 жыл бұрын
Mash Allah
@najmafarah4812
@najmafarah4812 7 жыл бұрын
Amiin
@meymunamahmoud5515
@meymunamahmoud5515 8 жыл бұрын
Yaa rabi u naxariiso hooyo aqiro iyo adunba
@shankaroncaliali9201
@shankaroncaliali9201 3 жыл бұрын
Hoyo waa shy qaali.
@aminasaidxidhs9689
@aminasaidxidhs9689 6 жыл бұрын
A miin yaa raba
@adoontiaallefadumoaadenisl4256
@adoontiaallefadumoaadenisl4256 8 жыл бұрын
maansha aallaah tabarkaallaah hooyo iillaahay haaku xafiido
@zaahilgambar5960
@zaahilgambar5960 4 жыл бұрын
ilhow hoyo janada gey
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 6 жыл бұрын
Aaaamiin, yaa Allah
@mahadyare7652
@mahadyare7652 8 жыл бұрын
Hooyo waa qaaali
@sagalfaarahmashaallh3359
@sagalfaarahmashaallh3359 8 жыл бұрын
Masha Allah
@oogle292
@oogle292 2 ай бұрын
Amiin amiin.amiin🤲🤲🤲🤲🌹🤌🌹🇸🇴💋💋💋💋💋💋👈💋💋💋💋💋💋💋💋💋👈👈👈👍👍👍👍😭😭😭😭
@yakzemango5233
@yakzemango5233 4 жыл бұрын
hooyo la.aan waa iftiin la aan
@ahmedmusa3158
@ahmedmusa3158 7 жыл бұрын
asw sheikh luqman waa gabay wacan laakiin wacaa kasii fiican hadaad hooyo umad iyo diin daneeyneeyso in misaajidada laga soo dhexsaaro sixiroolayaasha haligay hooyooyinkii iyo ubadkoodii iyo aabayaashii iyo umadiiba baabiiyee lasoo hire gareeyey waanad ogtiin hadiikale hogaanaka umada ka fogaada iyo media da ....cabsi iyo cadaabi waa ta Allah and Allah xaqa ha idin tuso Allah yaxfidkum
@cagayareshow1468
@cagayareshow1468 6 жыл бұрын
illahoow amiin
@saynabfaraxahmed1098
@saynabfaraxahmed1098 7 жыл бұрын
ilahow hooyo daaa hooyo wa qaaali
@halanenuur128
@halanenuur128 8 ай бұрын
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 жыл бұрын
Amiin yaa'allah
@sadiaadan6541
@sadiaadan6541 9 жыл бұрын
Allow Amiin
@nastehoarab8502
@nastehoarab8502 8 жыл бұрын
maanshallah.hooyo.allow.ku.gaar.gaar.
@saidamohamed2322
@saidamohamed2322 6 жыл бұрын
Aamiin ya Allah
@dagandowlo207
@dagandowlo207 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@sadamhusseinhassan6658
@sadamhusseinhassan6658 5 жыл бұрын
maashallh😢
@aishaahmed7791
@aishaahmed7791 7 жыл бұрын
masha allaah abwaan luqmaan
@xaawoaxmedaxmed4874
@xaawoaxmedaxmed4874 6 жыл бұрын
amiin amiin amiiin yaa rabi
@sucaadcali4494
@sucaadcali4494 7 жыл бұрын
àlow hooyooyinkeen janadagali
@nimcog0766
@nimcog0766 4 жыл бұрын
hooyo macaan
@iskufilan1306
@iskufilan1306 6 жыл бұрын
Masha allh hooyo
@abdihamidhassan1542
@abdihamidhassan1542 3 жыл бұрын
Allow noo daa
@abdihamidhassan1542
@abdihamidhassan1542 3 жыл бұрын
Hooyo mcn
@Junior-rz7ol
@Junior-rz7ol 8 жыл бұрын
Allaow nodhaysto hooyo macan
@Raaxo-ru1vq
@Raaxo-ru1vq 8 жыл бұрын
R
@limanilmulkuyomlilaahilwax5964
@limanilmulkuyomlilaahilwax5964 7 жыл бұрын
Aamir King of an jah the name
@kowserhajiomer506
@kowserhajiomer506 6 жыл бұрын
DORASHATA SUMLIYA
@aishadahir6301
@aishadahir6301 4 жыл бұрын
Mansha allh hooyo mcnto
@hero-rd4co
@hero-rd4co 5 жыл бұрын
Sallahu wassalam
@mohamudmohammed8997
@mohamudmohammed8997 6 жыл бұрын
Hooyo mcn Allow unaxris
@ascfgjjjfgfjju2588
@ascfgjjjfgfjju2588 8 жыл бұрын
Allow noo dhoor hooyo
@hawaluulluul1836
@hawaluulluul1836 6 жыл бұрын
Aameen. Aameen
Gabaygii Aabe, iyo Abwaan Luqmaan Xogmaal Production
4:24
Xogmaal Media
Рет қаралды 32 М.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
Gabay whats up
11:56
Abu Yahya
Рет қаралды 99 М.
gabay aabo abwaan cali ubad
10:51
dhimbil studio
Рет қаралды 32 М.
Gabay Janada
11:57
Abu Yahya
Рет қаралды 43 М.
Sedex gabay oo Cajiib ah Masha allah
6:20
Abu Yahya
Рет қаралды 86 М.
Safiya Tusmo Buraanbur Hooyo Dardaaran
5:40
Jeeri Kaambo
Рет қаралды 941 М.
Hooyo | Abwaan Qumane Muuse Cabdile
6:00
MEDIA FOR AFRICA
Рет қаралды 242 М.
Gabay Qiiro leh oo Roob doon Alabari ah MAASHAYS
10:56
Mustafe Dheereeye
Рет қаралды 101 М.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН