No video

Sheeko xiiso badan abwaan Yam-yam iyo abwaan Shube rabi naxariistii janno haka waraabiyee

  Рет қаралды 33,262

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 46
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy 4 жыл бұрын
waa cabdulahi cabdi shube iyo yam yam alaha unaxariisto labadoodabe
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Waa labadii abwan ee cabdilahi cabdi shube iyo yam yam ee ka daaya dadka kale eedku shegaysaan u duceeya wey dhintene ilahay haunxristo amiin
@cabdinasircali.jamaac1159
@cabdinasircali.jamaac1159 3 жыл бұрын
Cadul qaadir yamyam iyoc/laahi cabdi shube
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 2 жыл бұрын
Abwaan shube waa ninkii ugu horeeyey ee somalida gabay jacburka baray Dhoodaan hortii lkn qabiil baa reebay
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
WAA RUUNTA ENAADER WAA ABWAANKA ABWAANADA ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE
@geel-qaadabdi4538
@geel-qaadabdi4538 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso waa laba nin qosol badan . waana Yamyam iyo shube.
@quennuur9503
@quennuur9503 2 жыл бұрын
Yamyam waa lahelay waalagayaabiyey
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
Illaahoow unaxariiso.
@abdifitaxabdullahi4873
@abdifitaxabdullahi4873 4 жыл бұрын
Inoo soo badiya Shekoyinkaan
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Ninka lahadlaya abwan yamyam Waa axmed saleeban bide Wana noolyahay abwan riwayada badanl3h weye Yamyam allaha u naxariisto
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Cabdiqaadir xirsi yamyam iyo Cabdullaahi cabdi shube illaahey how naxariisto labadaba
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Shube waa nool yhy sxb
@mirejr484
@mirejr484 3 жыл бұрын
@@abshircarab18 Isku shube maahan Sxb AUN Abwaan c,llahi Cabdi shube wuxu dhintay 1980kii
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
@@mirejr484 ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE (1926-1978)
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
@@abshircarab18 / abwaan cabdi laahi Cabdi SHUBE (1926-1978) Abwaan cabdiqadie shube woo noolyahay
@ruunmoha4464
@ruunmoha4464 Жыл бұрын
Wuxu lajansanayeena Allh unaxariisto 😂
@bashman345
@bashman345 3 жыл бұрын
Skeekadan oo dhan waxaa sameeyey C C Shube, Yam yam wuu xafiday waanu la metelayaa Ayadoo original ah oo duuban ayaa la hayaa
@rehemahashi9762
@rehemahashi9762 3 жыл бұрын
Xasid hadad maqasho waa kan dadka dhintay xita ay kabaxsan la'yihiin Kadhamow wll uunka aakhiro
@bashman345
@bashman345 3 жыл бұрын
@@rehemahashi9762 Labaduba way inaga hooseeyaan caawa waxaanay ka wada shaqayn jireen radio Hargeysa waxaanay ahaayeen sxb sida laga waramo, majaajilooyinka halkan ku duubanina waa kuwii Cabdillaahi Cabdi Shube badankoodu oo waa macruuf Allah yarxamu labadan odey iyo maytida muslimiinta oo dhan
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
Scw/ enaader waan ku salamaay waxaan ku weeydin laha adoo mahadsan hadaad heeysid cajalada original kiide ado mahadsan ama sidaan uu hile kara mahadsanid
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
@@kingking2074 Wcsalaam Walaal waxaan hayn jiray berigii cajeladaha caadiga ah wax lagu duuban jiray, waxaase hada laga heli karaa qolalka kaydka ee radio Hargeysa, radio Muqdisho iyo BBCsomali
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
AUN Abwaan Cabdulqaadir Xirsi Yamyam Iyo AUN Abwaan Cabdullahi Cabdi Shube
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 Жыл бұрын
Allah Janada Kawrabiyo
@Farhaan114
@Farhaan114 3 жыл бұрын
Eeboow Kuu Naxriiso Waa Cilmi Caadi ah Walaahi
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 3 жыл бұрын
Dadku Cabdiqaadir Shube iyo Cabdilaahi Shube bay aad isugu khaldayaan, laba abwaan bay kala ahaayeen midna wuu noolyahay midna wuu dhibtay AUN
@mankacadde4702
@mankacadde4702 3 жыл бұрын
Abwaan shube iyo abwaan yamyam
@abdifitaxabdullahi4873
@abdifitaxabdullahi4873 4 жыл бұрын
Sheeko dhex martay Rag murti iyo maah maah ba isku darsaday
@m.zamiph4317
@m.zamiph4317 3 жыл бұрын
Chesto
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
walahi wa abwaan axmed saleebaan bidde benale yal maha abwaan shube
@mirejr484
@mirejr484 3 жыл бұрын
Haka yaabin Abwaan c,llahi Cabdi shube ayu ahaa isumana cod EKA shube iyo Axmed saleebaan bidde
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
@@mirejr484 / SCW ENAADER ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE WAA AWOOWGAY CUUDKANINA WAA CUUD KIISE 100% ILAAHAY KAA BAQO ENAADER ODAAGA AWOOWGAY WOXU UU DHIINTAY (1926-1978) WANA NIIN KA SOO HOOR JEEDA BEEL WEEYNTA MUUSE DHARIYE
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
@@mirejr484 @mire jr / SCW ENAADER ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE WAA AWOOWGAY CUUDKANINA WAA CUUD KIISE 100% ILAAHAY KAA BAQO ENAADER ODAAGA AWOOWGAY WOXU UU DHIINTAY (1926-1978) WANA NIIN KA SOO HOOR JEEDA BEEL WEEYNTA MUUSE DHARIYE
@mirejr484
@mirejr484 2 жыл бұрын
@@kingking2074 Allaha U Wada naxariito shube iyo yamyam Suugaantooda aadnaan U jecelahay Qabriga Allaha KU janneeyo Waa Ayaan jimcaade🤲🤲 Waxaan daawaday muuqaal UU Abwaan yamyam Kaga sheekeeynayey Isbarashadoodii iyo soo Wada shaqeeyntoodii 80kii ayuna KU sheegay inu geeriyooday AUN Abwaan c,llaahi c,shube Waxaana AAD oga helay Marku Awoowe shube xujeeyey Abwaan yamyam "Sidi tanag dalooloo la dhigay Daaraddiyo oodda Ooy dabeeyshii gasho diririgleeynaaya Danab dhacay sidiisaad dhegaha Naga dueeysaaye Haddaanu dux iyo iidaan leheyn hadalka maad deeysid"? Xujadii Aun Abwaan shube Rag is JCL walaala ah so Wada shaqeeyey INA Adeer Awoowe hoyo Mise Abe?
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
@@mirejr484 ENAADER AMEEN ILAAHAY HA U NAXARIISTO LABADA ABWAAN KANADANA HAKA WARAABIYO WAA AABAHAY AABIHI AABAHAY WAA CURADKE ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Codku waa Axmed saleebaan bidde ee maaha Shube👍🍀
@kingking2074
@kingking2074 2 жыл бұрын
CUUDKO WAA CUUDEKE AWOOWGAY CABDI LAAHI CABDI SHUBE ENAADER 100%
@abdiduse7014
@abdiduse7014 Жыл бұрын
AHN abwaanada yamyam iyo shube Dadka ahmed sal bide ku qaldayaa waagartod way isu ced eeg yihiin lkn kani waa cabdilaahi qofkii dhagaysta ha u fiirsado yamyam baaba sheegaya hhh waligaaba shuboow waad bus bus laysaye
@ifka2877
@ifka2877 3 ай бұрын
Haa waaba magac dhabay ee meeydhageestan
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 8 ай бұрын
Ninka wax ka su'aalayaa waa Axmed saleeban bidde
@moxamedtahliil2024
@moxamedtahliil2024 2 жыл бұрын
Waxaa bixinya ninja qaadka
@ifka2877
@ifka2877 3 ай бұрын
Nagaha baridooda u daya 😂
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 82 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
Waraysi Abwaan Shube Awooda Afkeena Hooyo & Dhaqanka Isbedelay Xog Badan | Dhulmar
37:54
Abwaan C/llaahi Cabdi Shube 1972.
6:13
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 11 М.
Dhuux Tagoogo, Gabay YamYam,SNM u tirayay
14:32
MrRunsheeg1
Рет қаралды 114 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН