Sahra yar ayaa la odhan jiray inanta barigii hore. Mujaahidad
@CabdirashiidAhmedmohamedCutte28 минут бұрын
Waa sidaa edo waynu la shaqaynaynaa madaxwaynaha ciro lkn maayirka waan la xisaabtamayna
@moseskaahin2 сағат бұрын
nacaskani waa fadhi ku dirir weriye ma aha hargeysa ha laga masaafuriyo
@qwertyaserty84043 сағат бұрын
Mohaxamed Kaahin xasuus uma baahna somaliland way kawada simantahay wananu qiraynaa min saylac ilaa cerrigaabo kolka laga reebo lascanood oo uu ku tacabqassaray oo cabdirasaq khalif kala dadiday !!!!!!!!!! from saylac city ❤❤❤❤❤❤❤❤ samada iyo ciduba sacabay u tumaysa ina kaahin iyo walidkii iyo awladisaba khayr ayaanu u rajaynaynaa waana jirid adag iyo satellite somaliland ku badhaadhay xukunkiisa
@ahlanhussien51 минут бұрын
Weriye badaw ah su,aal xuma
@marikafarah761Сағат бұрын
Kkkkkkk Sahraay wad KU qasbantey Wa kugu sandule
@jamaadnuura103 сағат бұрын
Sahri markii ay wadani ka tagtay intaas ay imika ka sheegtay Cirro ayay ka sheegtay
@yacinabdo41442 сағат бұрын
Waa qhorma ma xishooto soo dhiqii cayaye qhabyalad ya ku waaday niilo
@NimcoFfСағат бұрын
Ma cid aan soo dhiiqaysan baa jirta maanta kii guulaystay baa la garab istaagay hadaad muxaafid noqoteena miyaad caban subxanalah
@yacinabdo41442 сағат бұрын
Ma xishooto muuse yaa jabey marka nuulka isniiq niilo
@peaceandlove87602 сағат бұрын
wakhtigii siyad bare aynu ladagaa lamaynay iyadoo fanaanintii qaykeed sida khadra dahir ,sahra iyo hibo ay siyad ka acbsanayen iyadu waxay ubadheedhay inay uheesto snm
@Miketyson-o2kСағат бұрын
Way toobad keentay
@ismailhussein8052 сағат бұрын
Hooska halgan waxay ka baqaysaa in muqbaaradii laga xidho
Naaya Dawlad cusub oo sharaf iyo qiima leh maansuukhad yey ayaa dhalatay oo waa la leeyey awood waana laga xidhi kara meeshay raga iyo dumarka isugu keento!!! Allaahu Akbar!!!
@ME.LANDER2 сағат бұрын
Shalay maad lahayn ee waa ku khasbantihiin inaa la shaqeysaan Madaxweynaha C/rahman Ciro, Mayor kana ya maha tuug sidii kiinii caloosha weyna ee fooqyada ka dhistay Dan yarta cashier tooda😮😮😮😮
@hodanibrahin1569Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Cadaabta soo hidhis Yaa yusra harti cidna waxaba ka qaadi maysidee😂😂😂😂😂😡😡😡👊🤣🤣🤣🤣😡😡😡🤪