Garyaqaan Guled Dafac Iyo Wasiir Saleebaan Cali koore Oo Weedho Is Waydaarsaday

  Рет қаралды 17,780

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Пікірлер: 43
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Mudane wasiir sii wacan ayaad ugu jawabtey ciiyaalkan b iyo n ee aan aqoon u lahayn waxaa la yidha Saxaafada. Well done Ibrahim Omer
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 2 жыл бұрын
Koora koor ba ku xiran
@faizahargeisa807
@faizahargeisa807 3 жыл бұрын
Well said Mudane wasiir💞👍
@ugasougaso6091
@ugasougaso6091 3 жыл бұрын
Maansha Allah wasiir Koore geesi runta sheega. Saxaafad iyo suxufi uun bay maqleene jaamacad caalami ilaa ay galaan waxay moodayaan inay tahay xantii dumarka xaafada
@khadirdahir7730
@khadirdahir7730 Жыл бұрын
How is this possible?
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 3 жыл бұрын
Wasiir saleebaan Cali Koore waa geesi hadal yaqaana oo runta sheega kii yaraa cayayaankaka ka midka ahaa dhulka ayuu la dhacay iyo kuwa la fikirkaba ah.
@fahhmimuhamed4440
@fahhmimuhamed4440 3 жыл бұрын
Walaahi bilaahi saleebaan cali koore waa libaax libaax dhalay eeshcalaa wasiir
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Joornaakii ugu horeeyey 19991.dii laascaanood ayuu kasoo baxay waxaana soo saaray cismaan cabdinuur xaashi waxaana la odhan jiray nugaal
@ayanbarre377
@ayanbarre377 3 жыл бұрын
Kaas yari waxkaluu ismooday maraykan kuye muu eego hareerihiisa waxa kasocda walee jawaabtaaduu kusiiyey mudane wasiir koore
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Wasiir addiga run baad shegeysaa wadankaag jacshey yarkana waa basaas u shegyaa Framajo waan arkey hadlkisaa wax baa ka guuxyaa markasata orta waxu waa qolmaaa somalialdn ma yahey
@rosesummer1998
@rosesummer1998 3 жыл бұрын
Anaa kula arkay walal
@mohamedbare2497
@mohamedbare2497 3 жыл бұрын
Sax waaye
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 3 жыл бұрын
Qadiyadu ciyaar maaha Wasiir koore 1992 buu joogey oo nabadaynta Ka shaqaynayeye cayda kadaaya Xiligaana waxba ma oolin hargeysa Nin cidna uhamradana maahee haku Yaacyaacina. Hadii kale ways arkaysaan Walee Fartaadna dhexda ka qaniinaysaan
@abdijamac7840
@abdijamac7840 2 жыл бұрын
Koore nin aan update ahayn weeye aduunka majiraan waxan uu ka hadlay tv ayaa sii deyn waayey warkii madaxweynaha
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Wasiir koore jawaab kuhaboon ayuu ugu jawaabay guledkan yar iyo kuwa lamid ka.ah guuuuuuuul somaliland
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
5:47 walalkay ayaan arkay soo jeedka fadhiya
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 3 жыл бұрын
The minister's response to the dry is such that the dogs working in Mogadishu should be arrested
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 3 жыл бұрын
100% agreed.
@AO00720
@AO00720 3 жыл бұрын
Waar waa suale maxad astaan tv uu cuskaten xukunka kudhacay
@safiyamaxamed7391
@safiyamaxamed7391 3 жыл бұрын
Walee.wa.ninjire.wasiirku.kiyara.niicda.ha.wu.amusiyay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Tv xaq looguma laha arintaa sii daa waayo tv bareefada weeye
@siciidabdi7627
@siciidabdi7627 3 жыл бұрын
Xadhiga dowladaa leh iyagaa wax xidha lamana arag wasiir ama agaasime la xidhay what that seems?
@nimcosiciid1384
@nimcosiciid1384 3 жыл бұрын
Horta wxn layabay somali xasad badanaa Wiilkan waa geesi inta cayaysa waa xasidiin
@cabdiraxiinawcabdi4611
@cabdiraxiinawcabdi4611 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk madaxweeynaha mustaqbalka
@awalederia9601
@awalederia9601 3 жыл бұрын
Heego waxaad amaanaysan koore intaad sidaa condomka gashantihiin isnaa u amarkiina qadanayo lkn malintu idiinka fikiir duwanaado waa faqash waar hadaa waa laysbartay heego naas dheer laysu dhuumanmayo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
dowlada inay xidho universal aad baan ugu tageersanahay xaq bay ahayd
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
yarkan waa dherada wlaahi somalialdn waa ku dheerada xidhaaa ama eryaa waa basaas walaahi. muqdsho waa lagu tugata suxufiinta dalwada koonfru waa la togtaa kolkaa xaar yaqaan guled konfur addunaak maxuu wax uga qori wayey addaa u gudbiya warfar been ah addunaka
@nashou22
@nashou22 3 жыл бұрын
Mashallah hadal wanaagsan wasir. Kkkkk. Libaax.
@duuliyekastam3944
@duuliyekastam3944 3 жыл бұрын
*WASIIRKU WUXUU YIDHI (NINKII AANU INANTA UDOONAY WAXAAN LEEYAHAY.....) WAAR MAXAA INAN MEESHA KEENAY WASIIR HALKAA WAAD DHEX FADHIISATAY*
@Buzzwithebay
@Buzzwithebay 3 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKKKKKK Daqiiqaddii 5:20 waxuu yidhi: " Haddii aad hadda tagto Garoowe................, Jigjigga..................". Waa labba maamul goboleed oo labba dawladood oo waaweyn ka tirsan; Somalia iyo Ethiopia. Marka ma waxuu ka wadda SL waa maamul goboleed kale oo isna ka tirsan dawlaadda weyn ee Somalia. War ninka wasiir iyo geesi lahayne soo xidha!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 жыл бұрын
kan dhakada dhuubaan been buu sheegaya saleeban baa run sheegay horta universal somaliland wuu neceb yahay maxa keenayaa yaay noo iman wax qadiyadaayada diidan doqonkan dhakada dhuubann ee u hiilinaya kuwasna ha laga saro meesha laftiisa
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 жыл бұрын
Maraykan oo 300 sano (saddex boqol) jira oo ah waddanka 1aad dunida ayuu Somaliland oon weli 30 sano jirin barbar dhigayaa. Maraykanku markuu 30 sano jiray, saylado ayaa jiray dadka lagu kala iibsado, xuquuq bani-aadam halkaasaa laga taagnaa. Yarkan is cajabiyey wuu degdegayaa!!
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 3 жыл бұрын
Waa Runtqa Geesi Lkn wll hadadan lafteeda maraykan iyo Yurub midna lama sii dayn karo wax ka baxsan sharciga dalka meelaha qaar waa mamnuuc In xataa camera lala agmaro iska daa duubis aad duubtee wlhy meel ay waxay doonaan sheegaan ciyaalkan camera da la yaacyaacaa waa somaliland oo qudha Waayo looma tababarin shuruucda suxufigu uu xaqa u leeyahay iyo kaanu u lahayn ee way iskaga soo boodeen kuwan sheegta ururda saxaafada u doodaana ee somalida ahina waxay ka mushar qaataan Muqdisho si ay u dhaliilaan somaliland lkn iyada ma dhaliili karaan bal macnahaa fahan adigu Wan la yaabanahay anigu
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
Guuleed waa lasoo koriyey Qofku haduu Guri kale kusoo koro dee Gabadhuu Doono waa in loodiidaa illlaa waaba loodiidi karaa markaa yarku Guri joog inuu ahaa ways illaaway hh
@mustafemohamed4496
@mustafemohamed4496 3 жыл бұрын
Waar haday xumada kala fadhiiso waxan caan laguma noqdee waxaad garanayso malaha daafac dawlada somaliland waa islaam looma baahna cid iska nacnacle looma baahna saaxiib ee ka fadhiiso dhulka sxb
@zaksom3863
@zaksom3863 3 жыл бұрын
Qaran nimada slland waa muqadas si waliba bilaa lacaga IN lagu sii daayo walaahi sbbtoo ah madax weyne aflagaadeynaya maahin arintu ee waa xuska qaran nimada guuleed dafac wey iskaga qaldan tahay
@fatumali4500
@fatumali4500 3 жыл бұрын
Muqadas hhhhhhhhhhh muqadis xaal qaado , SNM fadhiida 30 sano ah ayaan aqaan
@ayanbarre377
@ayanbarre377 3 жыл бұрын
Soo cawridee snm maa niman gacantooda dalkooda kuxoraystee mntana waakuwaa kunaaloonaya midhahoodiiye aqoon yaanu ugabaahanay ilaahay baa malajiree
@maxamedmuxumedcawl1511
@maxamedmuxumedcawl1511 3 жыл бұрын
Somaliland nac nac baan oga tagay waligeed
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 28 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН