Gasa: Sheeko xiiso leh oo dhexmartay maanta Madaxda Turkiga iyo W/A/dibada Mareykanka iyo warar kale

  Рет қаралды 93,860

Nadaara Show

Nadaara Show

6 ай бұрын

Пікірлер: 824
@nadaarashow9782
@nadaarashow9782 6 ай бұрын
Aljazeera iyo Vidiowga caawa. kzbin.info/www/bejne/h3zGmYewZtare6csi=i9UaASMnqYBbne-0
@sabirwehliye2673
@sabirwehliye2673 6 ай бұрын
Asc safariRemit waxay kala qaybinesa somali madama aya la jirsatay itobiyanka dhulka lobalan qaday marka yan waxba la xayeysiin..fadlan
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 6 ай бұрын
Cawa musalsalka wuu socdaa yaa ,,
@sabirwehliye2673
@sabirwehliye2673 6 ай бұрын
@@mohamadomar4591 kkk sas waye wa oromo is qarinesay lakin xaqa fashilayo nowada sheekada plz....
@sabirwehliye2673
@sabirwehliye2673 6 ай бұрын
Walhi wa faxad wan so arkay thxn
@siyatmohamedabdi1120
@siyatmohamedabdi1120 6 ай бұрын
ma sodhigti
@badriyaosman2692
@badriyaosman2692 6 ай бұрын
Waan soo ziyaaranay jabkii iyo hoogii yuhuuda eber Allaha kadhigo. Guul walaaleheena reer falastiin ❤❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid Nadaara
@deqaissa7045
@deqaissa7045 6 ай бұрын
Halyeeyeda reer gaza waan soo siyartey nadara mahadsanid guul walalaheen falastiin❤❤❤🎉🎉
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 6 ай бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO ITOOBIYA AAMIIN YAA ALLAH RABBI HAGUULEEYO WALLAALAHA MUJAAHIDIINTA XAQ U DIRIRKA AH AAMIIN ❤❤❤
@Mohamudnoor1963
@Mohamudnoor1963 6 ай бұрын
Xaaji Nadaara, sabti Siyaarada waan soo cunay Al Qasaam sab macaan ayey na siisay. Jazaka Allaah. Si fiican ayey utumeen cadowga Yuhuuda. Allaah guusha ha siiyo reer Falastiin. Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@najmaabdiwali3257
@najmaabdiwali3257 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا فلسطين 🇵🇸
@abdifatahfarag9108
@abdifatahfarag9108 6 ай бұрын
Guul insha'allaah reer falastiin, yuhuuda allaha jabiyo, Caawa luuqa caadi maahan sifiican aa loo galay allaahu akbar. Thanks Nadaara
@mahadguray4241
@mahadguray4241 6 ай бұрын
Nadaaraw siyaaradiii waanu soo aragnay si fiican ayaa nagta looga saaray Waxaanu joognaa new hargaysa waxaanu leenahay xamaas iyo iska caabinta falastiin alle ha guuleeyo waliba guulo lagu farxo alle ha siiyo insha allaah guulaysta walaalayaal dagaalkasta
@ahmedhussein9476
@ahmedhussein9476 6 ай бұрын
jizaka'LLAH khayran walalkey macane Ziyaradii masha'ALLAH wantagay I'LAHOW Yahuda jab iyo burbur kurid. ILAhAYOW Muqawamada Musliminta ukalmey Amiin Amiin Amiin.
@Umomryama
@Umomryama 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم ارحم شهداء هم وسدد رميهم وثبت اقدامهم وانصرهم على القوم الظالمين يارب اللهم امين يا رب العالمين
@SmilingLemonade-qf8nc
@SmilingLemonade-qf8nc 6 ай бұрын
asc nadara wan siyarte muslimintaa guul inshaALLAH
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 6 ай бұрын
Turkigu Sifiican ayuu ugalay Daalimiinta Mujirimiinta ah😮, Insha allah way Guulaysan doonan Mujaahidiindu🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸, meesha Siyaarda wan soo arkay sadah jagta loogu hayo😀💪🏿💪🏿💪🏿👏🏿👏🏿👏🏿
@AbuxamidalxambaliAlxambali
@AbuxamidalxambaliAlxambali 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين برحمتك يا أرحم الراحمين
@saynabsiciid2519
@saynabsiciid2519 6 ай бұрын
Mahadsanid walaal Wan so arkey nimankaas garabkooda Allaah galo Muslimiinta dhamaantood quluubtooda Allaah iskusoodumo Xaqa Allaah kusugo.
@warisroobo1759
@warisroobo1759 6 ай бұрын
أللهم انصر اخواننا في الفلسطين، أللهم نفس كروبهم وبعدهم من كل شر ورهم،وثبت أقدامهم واحفظهم وبرد وسلامة يارب قوي يا جبار
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 6 ай бұрын
Allow soo gabababeey bishaan dhamaadkeeda Yahuuda halaagooda haada ha isugu yeerato insha allh Aamiin yaa Allh yaa Raxmaan yaa Raxiim jazaaka allhu kheyr Alle raali hanaga noqdo
@Idiris248
@Idiris248 6 ай бұрын
❤❤❤❤Xasbunalaaw allaah guusha hasiiyo Amiin insha allaah walaalahena muslimiinta❤❤❤❤
@YassinMohamed-mq7bx
@YassinMohamed-mq7bx 6 ай бұрын
Maan shallah waan tagnay siyaaradii اللهم انصر اخواننا في فلسطين في غزة
@wadanidhabachannel2216
@wadanidhabachannel2216 6 ай бұрын
Siyaaradii waan soo cunay mahadsanid ustaad nadaara insha allah guul Reer falastiin❤
@hawokiinofficialhilowle2101
@hawokiinofficialhilowle2101 6 ай бұрын
Waa soo Arkay cabduqadir Nadaara, thnks Meesha Geesinimo, Iimaan, iyo Alle Talo Saarasho" Ayaa Leesku dhaafay, Alle waxan ka barinay. guul iyo gobanimona in Uu siiyo.walalha xaq u dirirka cadwgana burbur iyo hoog ha u daba Mariyo, Aamiin illahow ducada walalha Palestine iga Aqbal, habarka cadwga an ku riday iga Ajiib, yaa raxaman🙏🤲🤲
@safiawm4532
@safiawm4532 6 ай бұрын
Xamaas guul insha allah. Yuhuuda jab iyo geeri allah korkooda hayeele
@aaminaosman3234
@aaminaosman3234 6 ай бұрын
Allaahu Akbar wan so siyartey Allaha ino so badiyo siyarada nadara Aslck 😊
@abdisharif8315
@abdisharif8315 6 ай бұрын
Free falastin viva xoogaga wax iska caabinta reer falastiin(xamaas).❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiAbdullaah
@AbdiAbdullaah 6 ай бұрын
Alhamdulilah Allah guulka ha siiyo walalahena islamka
@canabmohamed6213
@canabmohamed6213 6 ай бұрын
Siyaradi wan aadey guul iyo gobanimo reer falastiin inshallah
@user-dq2zy2yp8r
@user-dq2zy2yp8r 6 ай бұрын
Macha Allah waa arkay videoga wl jazaaka Allah khair Allahayow guul rer qaza iyo daman rer falastine
@engyasirhazzen1293
@engyasirhazzen1293 6 ай бұрын
اللهمّ إنّا نستودعك فلسطين وغزّة وأهلها سَمائها وأرضها ورِجالها ونسائها وأطفالها وشبابها، اللَّهم انصرهم وثبت أقدامهم، اللَّهُمَّ اجعل لأهل فلسطين النصرة والعزة والقوّة وكُن لهم مؤيدًا ونصيرًا، الَّلهم تولّهم برعايتك واحفظهم بحفظك يارب العالمين اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
@HanaSalaad
@HanaSalaad 6 ай бұрын
Asc macalinkeygii koo waan soo siyaartay waxaan kaa rajeynaa guul
@mohamedmohamud2193
@mohamedmohamud2193 6 ай бұрын
Shaqadiin hagar la’aanta aha waad ku mahadsantahiin Team Nadaara. Kwrm cawaa siyaaro ma jidhaa, Qaar badan o siyaaro gaad ah baa iso waydiinaayee😂❤. Ilahay ha guuleeyo rer Falastiin.ducada yaan laga daalin.
@AlmadBaking
@AlmadBaking 6 ай бұрын
Cawa siyaaro majirto
@haachannel8793
@haachannel8793 6 ай бұрын
​@@AlmadBakingbenta day
@mohamedmohamud2193
@mohamedmohamud2193 6 ай бұрын
@@AlmadBaking sxb xalay way jirtay. Amay ku dhaaftay. Tankle insh allha mar danbe m ku dhafayso o waxaa lamagacaabaay Gudoomiyah gudiga Gulundiyinta .yacni sab gaadyada. Nadaara waa jamacad. War ducada hala wado gushiii rer falastiin way dhowdaha.
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 6 ай бұрын
Wan so dawaney insha allah guul urajeynaya
@deqaabdullahihersi1853
@deqaabdullahihersi1853 6 ай бұрын
siyaara qurux badan aad yaan ugu farxay jabka sahxuuniyada alx Allahaw ugargaar muslimiinta oodhan
@mustafNune
@mustafNune 6 ай бұрын
Nadara cawada ziyarada sa ficana ubunesanay xirta abu cubeda allaha guleyo ❤
@cabdiqaadircusmaan6658
@cabdiqaadircusmaan6658 6 ай бұрын
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
@Stella33961
@Stella33961 6 ай бұрын
Musilmka allaha guuleeyo cadawgana allaha jabiyo WAAD KU MAHADSANTAHAY NADARA SIDA FAAHFAAHSAN OO AD NOGU SOO TABISAY LUUQADAADA LAGU CIIL BAXAA❤
@munoqali826
@munoqali826 6 ай бұрын
Allow caawi yaa rabbi Allow guulee yaa rabbi
@user-xn9ye9pq1p
@user-xn9ye9pq1p 6 ай бұрын
Nadara waad wa mahad san thy sida shaqada noku hey so qer alah ku siyo tanks
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 6 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. استاذ نظارة شكرا جزاك الله خيرا وبارك فيك، أللهم انصر اخواننا في فلسطين في الصومال وفي كل مكان، اللهم آمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤
@Mazakiin
@Mazakiin 6 ай бұрын
Asc maasha Allah waa guul🎉 ilaahey aa Mahad iska leh. Walaahi ilaahey baryadeena anguma qadinaayo. From the river to the sea 🌊 Palestine will be free insha Allaah.
@Ali34388
@Ali34388 6 ай бұрын
Maasha alaah sifiican bayuhadashay ilaahay guusha hasiiyo falastiin Amin yaa rabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇵🇸🇵🇸🇵🇸👍
@rabi-tabakalto
@rabi-tabakalto 6 ай бұрын
Allahu akbar Palestine guul allahu akbar
@ahmedabdille3581
@ahmedabdille3581 6 ай бұрын
ManshAllah brother waye adeyten sifican gul inshaAllah adiganah Allah haa kuxafido sxb😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@fatahwajaale3935
@fatahwajaale3935 6 ай бұрын
Guul u rajeenayaa falastiin Insha allah
@user-zh9in6qw4w
@user-zh9in6qw4w 6 ай бұрын
Xamas guul insha allah nadara wad mahadsan tahay
@sahraali1650
@sahraali1650 6 ай бұрын
Thank you so much for your information 🎉🎉🎉🎉Ndra
@shwomp3368
@shwomp3368 6 ай бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar free palestine mahadsanid Nadaara show keep going
@roblehali1288
@roblehali1288 6 ай бұрын
Asc nadaara wan siyartey shekhie abcuubeyda allaha da'ee cadowgisana allah jabiyey guul...guul❤❤❤❤❤
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@ahnettek3298
@ahnettek3298 6 ай бұрын
Maasha allaah hadii sida turkigu u hadlay ay u wada hadli lahaayen carabta dhan waan guuleysan lahayn imaarad loogamaba fadhiyo.ee waa inta kale qalbigoda allaaha isusoo dumo waan guuleysaneynaa u insha allaah waana ka bar yaynaa inuu falastiin dowlad u sahlo oo adawga ka korkiciyo
@ahmedestro
@ahmedestro 6 ай бұрын
ASC Maansha alaah sida loogaraacay thenks
@faisamohamed9766
@faisamohamed9766 6 ай бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay sidaa noola socot siisit aqbaarta falastiin ilaah ha guuleeyo falastiin muslimiinta falastiin guul guul waarto ilaah ha siiyo
@user-mk5kd7sz9y
@user-mk5kd7sz9y 6 ай бұрын
Allah jabiyo mareykan iyo yahuuda yurub aamiin illaahow u gargaar islaamka siiba falastiin aamiin aamiin
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 6 ай бұрын
Alle reer Gaz guul ha siiyo ,yaarbi reer falaystiina ugargaar yaarbi yaaarbi yaarbi🤲🤲🤲🤲🤲
@user-fd3bu3eg9k
@user-fd3bu3eg9k 6 ай бұрын
Alxamdulilah Wan so siyaradey Nadra Masha Allah Ilhey guul iyo garab sii mar walba walalahen falastiin❤❤❤❤
@fowsiyohurye6165
@fowsiyohurye6165 6 ай бұрын
Masha'Allah Allow Islamka guul sii
@AbdihamidSheikh
@AbdihamidSheikh 6 ай бұрын
Allahu-akbar ❤
@user-fl8bi1rs7h
@user-fl8bi1rs7h 6 ай бұрын
Guuleyso sxb alle ha guuleeyo mujaahidiinta
@Somfitness
@Somfitness 6 ай бұрын
SIYAARADII WAAN AADAY MAANTA XANIIDBAA KA JIRAY MAASHA ALLAAH 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@mahdiahmed1920
@mahdiahmed1920 6 ай бұрын
Allah Akbar ☝️
@abootokutubeey6917
@abootokutubeey6917 6 ай бұрын
Masha allah allow guulee reer falastiin waad mahad santahay wariye nadaara jeeradiina waa kasoo walimeystay
@kheyrtohaji7508
@kheyrtohaji7508 6 ай бұрын
Illahay ha guuleysiiyo falastiin
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 6 ай бұрын
Allah ha badbaadiyo hana u gargaaro walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha falastiin yaa Allah u soo dedeji nasrigaada walaalaha falastiin yaa rabi u soo dedeji xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo Allah ha baabiyo hana isku dhameeyo dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku halaago dhaxdooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 6 ай бұрын
اللهم انصر إخواننا في فلسطين المجاهدين
@luulfarah6126
@luulfarah6126 6 ай бұрын
Allahu akbar waan soo siyartay allow u hiili rer dalastiin iyo muslimiinta
@user-uj2wr4ln2v
@user-uj2wr4ln2v 6 ай бұрын
Nadaara waan kusalaamey, meeshiina waan soo siyaartey maasha allaah, Mujaahidiinta guul allaah ha siiyo, adigana kheyr ilaahey haku siiyo aamiin
@ashamohamed689
@ashamohamed689 6 ай бұрын
Ilaahay waxaan ugu baryayaa gacanta saraysa marwalba Man shaa Allah tabaraka raxmaan Luuqa waan soo arkay Shukran
@garsoore4146
@garsoore4146 6 ай бұрын
Mahadsanid Nadara, luuqa maanta aad uu xiiso badan yahay.
@badribarofarobleh5133
@badribarofarobleh5133 6 ай бұрын
Allaahu akbar
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 6 ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@Umomryama
@Umomryama 6 ай бұрын
اللهم امين يا رب العالمين
@cabdullaahi3602
@cabdullaahi3602 6 ай бұрын
Allaah hajabiyo cadawga
@badriyaosman2692
@badriyaosman2692 6 ай бұрын
Allahuma aamiin yaa Rabillcaalamiin
@kaahofarah5521
@kaahofarah5521 6 ай бұрын
Masha allaah nadaara waan soo arkay siyaarada aada iyo baan uga halaa faqayntaada shukran
@nadwaabdala4469
@nadwaabdala4469 6 ай бұрын
Waxan Allah marwaliba weeydista maxada marekenka iyo ku yahuuda ineey dhiintan xanuun aan dawo laheyn Allah ku riido. Aad aan ugu faraxay xanuunka madaxdax mareynka 🙏😂😂
@ayannaahmed1674
@ayannaahmed1674 6 ай бұрын
Amiin ya rabi
@AliHassan-837
@AliHassan-837 6 ай бұрын
Sheekh Nadaara Waadmahadsantahay Siyaaradaha aad inoo soo gudbisid. Si fiican ayaan u buneysanaa, arrimaha xagga luuqa aad noogu soo dirtid.
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 6 ай бұрын
allow u gar gaar walalahen reer falastin amiin yaa rabi 🤲 allow mucjiso ku ridi yahuuda amiin yaa rabi 🤲 allow guuul xamaas 🤲🤲🤲🤲
@fataha1
@fataha1 6 ай бұрын
Siyaarada aad ayaan ugu diirsanaa Dulum Ilaahay Ma Saacido❤
@MohamedHussein-ld7oo
@MohamedHussein-ld7oo 6 ай бұрын
Nadaara marka hore waxaan dhamaynayaa warlaaga,kabacdi ayaan jiirada galayaa thanks
@sahraabdirahman7283
@sahraabdirahman7283 6 ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد لله رب العالمين ❤❤❤❤❤
@ashamohamed689
@ashamohamed689 6 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn Walaalaheen reer falastiin
@mohamedhassan-xz3op
@mohamedhassan-xz3op 6 ай бұрын
Waan soo siyaartay Nadaara❤❤❤❤❤❤
@OmarMuuse-fk8hn
@OmarMuuse-fk8hn 6 ай бұрын
Guul insha allaaah
@user-cb1xi1el4s
@user-cb1xi1el4s 6 ай бұрын
Allah guul weyn ha siiyo xamas insha allah ❤❤❤❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 6 ай бұрын
Allah ha guuleeyo mujahidiinta xaq u dirirka reer Falastiin gacantooda ta sare Allah haka yeelo🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇵🇸🇵🇸❤️
@ayyanfarrah1058
@ayyanfarrah1058 6 ай бұрын
Jazakallah nadara wan so boqday siyarada big legend
@abdijoon
@abdijoon 6 ай бұрын
Shukran walaalkeey nadaara waan soosiyaaranay allh haku sharfo falastiin kuul insha allh
@sahrashmxmd1323
@sahrashmxmd1323 6 ай бұрын
Nadaara alle haku barakeeyo warkaaga wan sugnaa oo niyaddan kudhisanaa wan soo siyaareystey oo waliba 2jeer ban kuceshtey
@saidgedi1606
@saidgedi1606 6 ай бұрын
Thanks you so much for your information ndra mansha allah 🎉
@abdisamadahmed5016
@abdisamadahmed5016 6 ай бұрын
Waan kaa hayaa C.qaaadir, mahadsanid wll, ragaas guushoodu waa guusheena markasta.
@Bedrabesher
@Bedrabesher 6 ай бұрын
Siyaarada ugu dheer ayaan sugaynaa insha allah
@user-zf4kf8xr7t
@user-zf4kf8xr7t 6 ай бұрын
Maansha allaah allahaku barakeeyo nadaara nin aad ufiican
@GSS-HG
@GSS-HG 6 ай бұрын
Guul inshaAllah 💪🏽
@libaaxkaluumayste3158
@libaaxkaluumayste3158 6 ай бұрын
Maanshaa Allaah garabkooda Allaha galo waan soo daawaday siyaaradii ...!!!😂😂😂 Nadaara guulayso insha Allaah...
@user-mz9yz3dc1c
@user-mz9yz3dc1c 6 ай бұрын
Ustaad mahadsanid alaha barakeyo walalaheen falastiin❤❤
@ahmedabdullahi4536
@ahmedabdullahi4536 6 ай бұрын
اللهم ٱنصرإخواننا في فلسطين
@KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
@KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 6 ай бұрын
Allah ha garĝaro palestie Allahou Akbar
@darmanali8946
@darmanali8946 6 ай бұрын
Guul insha allah thanks ustaad
@FatoumaSaban-bt2fx
@FatoumaSaban-bt2fx 6 ай бұрын
Wan so arkay luqa allaha guuleyo xamas 🇵🇸🇵🇸♥️♥️💪💪
@daudhussein4811
@daudhussein4811 6 ай бұрын
As usual i enjoy every episode the research the humour the fire and the delivery of the commentary,,my Guy
@user-po5rq3gs2e
@user-po5rq3gs2e 6 ай бұрын
Allah idinla jira iyo ducada islaamka guul inshallah allah
@hamdiabdi4113
@hamdiabdi4113 6 ай бұрын
VIVA xuuti 😂 allaha guuleeyo xamaas Iyo mulimiinta saxda ahba
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 6 ай бұрын
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar ❤❤❤❤❤❤❤
@maanka4722
@maanka4722 6 ай бұрын
Madaxweynaha mustaqbalka ee turgiga hakan fedan I.a ❤
@MRAHmedniceko
@MRAHmedniceko 6 ай бұрын
Garab iyo guul baan Allah sw ugabaryaya walalaha ayaga ee rer falastin
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 102 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН
бесит старшая сестра!? #роблокс #анимация #мем
00:58
КРУТОЙ ПАПА на
Рет қаралды 3,5 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
ICJ to make new ruling on Israel’s war in Gaza - watch live
1:48:56
Guardian News
Рет қаралды 43 М.
Gedion Onyango on the importance of governance
1:35
Wilton Park
Рет қаралды 2,3 М.
DEG DEG' VILLA SOMALIA AMAR ALLE LAAKIIN!!
44:21
Habar media
Рет қаралды 721
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 102 МЛН