Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado.

  Рет қаралды 30,905

Somali Motivation Podcast

Somali Motivation Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 112
@AxmedNuur2000
@AxmedNuur2000 Жыл бұрын
Runtii inbadan ayan fahmi waayay wax I haya waxan ahaan jiray qof very strong ah lkn waan is badalay waxaana noqday qof shakhsiyad tabar yar leh, qofka aan xiriirka la leeyahy ayaana sabab u ahaa is lahaa lkn hadda wayba ii caddaatay runtii emotional ahaan ayn u burburay😢 Balse come back fiican in shaa Allah
@xasancali2853
@xasancali2853 8 ай бұрын
wlahi zxp anna wan izku arkaY ee tolow mxynu Yeelnaa😢
@manoqaali
@manoqaali 5 ай бұрын
ana waa isku arkey apoowe😭💔
@missjama2943
@missjama2943 3 жыл бұрын
Somali hadaan nahay qofka inoo faideyo madhagesano dadka is heesto ayaan jecel nahay walashe thank you 😊♥ so much 😘😊
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
aad iyo aad baad u mahadsan tahay walalo.
@nasroabdi2139
@nasroabdi2139 3 жыл бұрын
Abaayo Waa barnaamij aa ubaahnen hatii soomali nahey aad iyo aad ayaa umahad santahey. Somaliyey gabadhaan nacaa wineesa aa caawino oo gor u qaadno 🙏🏾 ❤️
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalo macaan.
@ummkhayrkhayr6825
@ummkhayrkhayr6825 3 жыл бұрын
Mahadsanid habo waad noo faa iidaysee jzklahkhayr😘❤️
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 3 жыл бұрын
Mashallah, mawduuca gaslighting maalin dhow ayaan akhrinayey 🙂
@abdirisaaqmaye159
@abdirisaaqmaye159 2 жыл бұрын
Walashey mcn ilahay haku xafido barnaamijyadaan noo soo badi
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
Insha Allah mahdasanid.
@umaramadanchannel6193
@umaramadanchannel6193 2 жыл бұрын
Masha allah hore usoco walal,allah ha ku barakeyo
@bashir9664
@bashir9664 3 жыл бұрын
Masha aalah waa barnaamijnaad u wanaagsan
@saidiyaali2911
@saidiyaali2911 3 жыл бұрын
OH waa soomaray ilaahay ayaan uga mahad cilinaa in aan noloshaas kabaxay 😭😭😭😭😭
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
❤️👍🏽
@mohamedaideed4400
@mohamedaideed4400 3 жыл бұрын
Mowduuc wanagsnan 👏👏
@astahilabdi328
@astahilabdi328 Жыл бұрын
Manshalah tabarakalah walashey
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
🫶
@xamdimaxamed9414
@xamdimaxamed9414 3 жыл бұрын
Mansha allah abaayo
@princeshashu9071
@princeshashu9071 Жыл бұрын
Masha Allah, thank you so much for sharing this invaluable support and educational purposes in my mother tongue all the things I couldn't convey precisely. I am here for you and the plateform you started and hopefully this message will benefit the "new generation" who want the best outcome for themselves and those around them insha Allah! Your words and research is greatly appreciated my sister. 1 love ❤️
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
❤️❤️
@hamdihirey1840
@hamdihirey1840 3 жыл бұрын
Masha Allah waa topic wanagsan Su aal sidee qof sas noqday loogu soo celin karaa sidii hore ama in qofkii noqdo normal ahaan
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Labada qof kee? Ma kan wax dhibaya misena dhibanaha?
@muhiimamusa8479
@muhiimamusa8479 3 жыл бұрын
Abaayo dhibanaha kaso hadal
@fahima6186
@fahima6186 2 жыл бұрын
Aad beey bulshada uga dhex dhcdaa GASLIGHTNING weliba somali badan ayaa isticmaala hadeey yihiin family, qaraabo asxaab ama dadka wada shaqeeysaan😥
@abdirisakmohamed8995
@abdirisakmohamed8995 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalo
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 2 жыл бұрын
Waan so Maray xaladaha aad sheegoso sis .. and I’m still suffering from it .. trying to find my self .. thanks a lot for talking about it..
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
I am sure you will find yourself and be healed insha Allah ❤️
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 2 жыл бұрын
Indeed I have experienced
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
Sorry! I hope you are healed and thriving now.❤️
@jihaan8318
@jihaan8318 3 жыл бұрын
Mansha allah abaayo mowdiic yadaada ayagoo English ah baa yutube ka serach gareen jiray lakin manta afsomali motivated baan helay .thanks chanel afsomali wali kuma arag ayagoo ka hadlaayan
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Waa run waa podcast ugu horeyay mawduucyadan, Mahadsanid walalo.
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 3 жыл бұрын
Abayo noso badi waku badanahay bahdilkas
@fadumoshiekh-bk2zw
@fadumoshiekh-bk2zw Жыл бұрын
Waa arin jirta inta badana ka jirta reeraha dhisan waxaana ugu badan nimanka
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Waa dhibaato bulsho ahaan inagu badan.
@kafiyahussein2593
@kafiyahussein2593 3 жыл бұрын
Wll qaali thanks
@Ayaanleabkaal
@Ayaanleabkaal 11 ай бұрын
Guul
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thank
@mohameddahir2525
@mohameddahir2525 3 жыл бұрын
saacad wareejin ama xaalad abuur GASLITGHING
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
waa kalamad wacan.
@nasrincumar4078
@nasrincumar4078 3 жыл бұрын
Shugran 🥰🥰
@mukhtarshire9473
@mukhtarshire9473 Жыл бұрын
Jaaxid/Iskiiswaal ayaa ugu dhaw laakiin iyaga xata maha fair translation
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Waa run mahadsanid
@nouraabdi2013
@nouraabdi2013 2 жыл бұрын
Wlhi aniga i haysta dhibtaadaas xata iyada oo layga gardaran yahay anuunba qaladka i saa sara ax maxa sameeya
@gadhcosoble3729
@gadhcosoble3729 3 жыл бұрын
Ilahay ban ku dhaartaye caawa wad iga dhex hadashay xaalan wan fahmi la'aa waxan islaha xanuun waali ah ama ciqaab gooni ayad ku jirta islaha xage kala so xidhiidha plz
@dheemancabdi6323
@dheemancabdi6323 2 жыл бұрын
Asc wll imaka maka bogsatay xalada
@dee6159
@dee6159 2 жыл бұрын
There's no medication for this personality disorder. The person must want to seek professional help and work on themselves. I'm living in hell every day because of this. The abuser doesn't care and sees no wrong with their behavior.
@axmedtartar6942
@axmedtartar6942 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mhd santahay runtii wan kugu xeranahay insha allah wll Qali sidey dhibkan qofkii Heysto tilawada uu ugu bixi karo talada ugu wanagsan maka heli karaa
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Qofka kugu samaynaya Gaslightning waa arin kuu geysan karta dhibaato sidaan ka hadalnay. Taladu waxa weeye in aad warbixin badan ururiso wax badan rogrogto fahanto isla markaan wixii ay adiga dani kugu jirto aad yeesho. sida in aad qofka wada hadal toosan la yeelato oo aad tidhaa arintaas iga daa. hadii uu Narcissist yahayna hadal maleh oo qofkaas isma badalayo markaas ama ku samir oo ama ka samir.
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 2 жыл бұрын
@@SomaliMpodcast mala dhihi karaa waa munaafaqiin
@NajaxXasan-fh5lf
@NajaxXasan-fh5lf Жыл бұрын
✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️✨️
@hooyoyinkamaantah.qurbaa1567
@hooyoyinkamaantah.qurbaa1567 3 жыл бұрын
Walll dhibkaas baan mudo kujiraa Jahwareer baa iqabsaday Allow sahal Amuuraa
@dee6159
@dee6159 2 жыл бұрын
Confused too
@Ayaanleabkaal
@Ayaanleabkaal 11 ай бұрын
❤❤❤
@abdiwarsame4236
@abdiwarsame4236 6 ай бұрын
Shakki gelintu waa mid kutala gal ah iyo mid ay qofka la tahay. Reer barigu waxay yiraahdaan Aalatahay. Laakiin adiga taladaadu ma mid lamaanayaasha ku wajahan baa mise waa caam. Waxaa kaloo habboon in aan xisaabta ku darsanno in dhaqamadu kala duwan yihii . Mahadsanid.
@hooyoyinkamaantah.qurbaa1567
@hooyoyinkamaantah.qurbaa1567 3 жыл бұрын
Side looga bixi karaa Arinkaas wll isoo jawaab khayrqabtooy
@Ruwayda-s7d
@Ruwayda-s7d 4 ай бұрын
Ka saar noloshada qofkas ,hadadan kasari karia ka gaabdo ama ka fogow waa sune wll ,walalo wada dhashaa xataa isku sameyn kra
@ahmeddhifo8660
@ahmeddhifo8660 11 ай бұрын
builying
@afroaffairs
@afroaffairs Жыл бұрын
Waqooyi gaslightining waxa looga yaqaana "faji" koonfur waxa looga yaqaana "jambal".
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk 6 ай бұрын
Anigeey I haaystaa wlhi ninkeeyga maskaaxda igaa dileey heer waxn maaryaa aan nafteeyda kuu kaalsonaan waayey isaga laanti in anaan waxba qabsaan karin maar kasta cabsi ayn kuu jiraa dadka xtaa waanka caabsanayaa
@dee6159
@dee6159 2 жыл бұрын
Married to a Somali man, experiencing worst abuse of my life. Someone help me understand, losing my mind.
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
Sorry that you are going through this. Any abuse is the same whether it is with a Somali spouse or not but perhaps in this case many Somali households deny the destruction and hell someone may be living since abuse isn't recognized for what it is. Get help!
@mohamedfaysal5406
@mohamedfaysal5406 5 күн бұрын
Divorce him dear
@dee6159
@dee6159 5 күн бұрын
@@mohamedfaysal5406 yes we are in the process of divorce as we speak
@muqdishomuuqwanag1447
@muqdishomuuqwanag1447 3 жыл бұрын
6:11 ano og ina qaldanen aya dhaha rali noqo ninka i qabo swtbo ah buuqa kama helo,markan dhaho rali noqo wax badan aya iska key badalo
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Adigu wixii aad happy ku tahay ee doorato iyo wixii lagugu dirqiyaa isku mid maaha.
@linc0322
@linc0322 3 жыл бұрын
Asc wllo amusnanta qof la noshahay kugu sameya maka mid tahay abayuuska please iga so jawab.
@Salma013_
@Salma013_ 2 жыл бұрын
Haa walal
@dee6159
@dee6159 2 жыл бұрын
The silent treatment you mean. Where the person ignores you for hours and days without speaking to you. That's one of the worst forms of emotional abuse and mental torture that one can do to another.
@Suuban11
@Suuban11 3 ай бұрын
Uuuuuf 4 sano buuqan ku jire hada ciil waxa ihaya maxa mar hore u arki weyde fidiyowgan inta aysan maskaxdada sidan isugu qasmin waxey ahatanba wa mdahdsantahe queen
@dagganshafei6834
@dagganshafei6834 Жыл бұрын
Mansha allaha abyo allaha kudayo lkn wali tan iguma dhicin
@47907
@47907 Жыл бұрын
Haa waxaad moda waxan arkay inaad kahdlyso
@Ayaanleabkaal
@Ayaanleabkaal 11 ай бұрын
Mansha allah
@mucaadmedia1012
@mucaadmedia1012 2 жыл бұрын
Wlalo si gaara ma kuula xidhiidhi karaana
@FardowseMaxamed
@FardowseMaxamed Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Suuban11
@Suuban11 3 ай бұрын
Hadal yar hdu qof idhaho ilaa iyo 1 isbuuc maskaxdeyda kama baxo wan falanqeya manto idil sow waali pro max maha🤯
@istaahilahmed8833
@istaahilahmed8833 2 жыл бұрын
3
@SameeraMohamed-kr2le
@SameeraMohamed-kr2le Жыл бұрын
Dhibka aan arkey ma umalenayo inuu qof bini aadam arkey ninka ilmaha u dhaley waa af xaar bilna ima siiyo cay iyo qeylo waxan ahayn walahi kuma arkin waxa kasi daran familkisa iyo hoyadiis aniga cadow laygu noqdey anigo u shaqeya walahi cay iyo abuse igula dhaqma wana nin iska jiifta malinti habenkina balwadisa kumashqulsan talo isii walashey iyo inta comentigey aragto
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 Жыл бұрын
Mr ba hdaad adigu shqeeyso majiro wax kugu qsbayaa inaad lasii noolaato hdaad rabto inaad noolaato ubdkaagana aadlasii joogto isaga bax rerkaas 😢😢 wax dheef iyo warsan ba hdaanad kz heyn inaad sii waalataa maila aha😢😢
@ahmedhaashihirsi9746
@ahmedhaashihirsi9746 Жыл бұрын
Wall hadaa adiga Shaqaysato Asaga Tag Caruurtana ka wado
@lunibark9978
@lunibark9978 10 ай бұрын
wadsabka iga so qabo xbbty😢😢😢😢 eber lix sedex.afar eber hal shan shan lix afar waakas ila so hadal pls😢😢😢
@geelcasemediapro
@geelcasemediapro 10 ай бұрын
Gaslighting} Af somali( iftiimin )
@umaramadanchannel6193
@umaramadanchannel6193 2 жыл бұрын
Siden ku la so xidhidha si gatan raba sual
@deeqadan9672
@deeqadan9672 3 жыл бұрын
Fadlan sidee loga bixi kara
@najibjibril245
@najibjibril245 2 жыл бұрын
Like😂😂
@Amiira-n6p
@Amiira-n6p 10 ай бұрын
Waaa dadka danbiga intey kaa galaan hadane adi ka dhiga mid Danville ah
@dagganshafei6834
@dagganshafei6834 Жыл бұрын
Gaslighting macnaheedu waxey ila tahey in guud ahaanba qofkan lalawareegey shaqsiyadiisa dhabta aheyd noqdana mid xilikasta laga adeegankaro sababto ah waxa dhumey kalsonidiisii iyo is aaminsanaantii naftisa
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Haa way udhowdahay sidaas laakiin waa maskax kaqaadis dafiraad iyo isbada marinta runta ah.
@idilelham7161
@idilelham7161 3 жыл бұрын
shukraan qaliyeey aniga asxaab baan laha dumar ah aad bay ii dhaawaceen lkn markaas maan dareemayn ilaa mudo markay socodeen aan ugu dnabayn iskaga hadhay markan xamili wayy oon cawda uu jaray marka imika wax dhib igu haysa inaan xasuusto wakhtigi hadalka laygu lahaa oon idha maxas ugu jawaabi wayday oon is canaanto oon idha ala yaa soo celiya wakhtigaas se aanay dhacayn inaan iloobo ayaan isku qanciya sabbto ah waaban kala hadhnay dhamaan lkn wali wn xasuusan ahay marka waxaan goaansaday inaan dadka dhan ka hadho saxib danbe yeelan ka shakiyo labda saxib ahba aan idha kolay ba wada socon maaya mid baa khain ah oon heer gadho inan dadka eegi karayn foorar sanayo ama iskaga dhaqaaqayo wan dareen san ahay inan khaldan ahay lkn iskama qaban karayo makhsin ban iska fadhiyaa wakhtiga badankisa lkn xal baan rabaa inan isbadalo oon so kasbsado oon wax qabsado baan raba waayo cidan aniga ahayn ma badali karto arinkaas mudo 3 sano ah bn ku jira sidaas faldan wax talo ah igu caawi qali insha allah
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Idil walalo waan ka xumahay dhaawaca soo gaadhay maskaxdaada. waxaan kugula talin lahaa in aad la kulanto dhakhtar cilmi nafsi hadii aad karayso ama joogto meel aad ka heli karto. sidoo kale saxiibnimadu waa wax wacan lakiin lagama maarmaarman nolosha uma aha marka la barbardhigo adiga dhan noloshaada iyo farxadaada. waxaad isku daydaa in aad cafido, adiga oo cafiska u samaysnaya naftaada oo dadkaas ku xumeeyay aan dartood usamaynahayn, fudayd ayaad dareemi waxba ha isku qoomamayn hadalkaad odhan wayday waxa ka weyn casharkaad ka baratay. sidoo kale wakhti ha u qaban naftaada haday 3 sanno kugu qaadatay iyo hadii kaletoona waxba iskamaad hagran ee hada uun sidii aad hore ugu socon lahayd baa wacan. Waxa talo iga ah in aad hesho qof aad u waayo sheegato oo aad ku kalsoon tahay sida hooyadaa ama walashaa si aad u nafisto. waxaan kuu rajaynayaa cafimaad iyo fudayd in ilaahay ku siiyo si degdeg ah. sidoo kale cibaadayso oo ilaahay isku xidh oo tasbiixda afka ku hay warwarka iyo walbahaarku wuu kaa dagi doonaaye. salam. :)
@CabdisamedsidiiqIbraahim
@CabdisamedsidiiqIbraahim 11 ай бұрын
War haka baqin cidna qeesi iska dhig oo waxani wa bini adan ragg iskadhig ilaahay ninbuu kaadhigee wixi ad diidayso diid wixi ad ku faraxsantahay samee wixi naago ah ee ku xumeeyana waxay kugu xumeeyee ee ad diidantahay usheeg adigana naftaadu inta way ku dagaysaa nagu wa dumar wax walba way kugu daya yaan markaa wixi anad ogalayn hadaad udheegto adigana awoodada ayaa kor ukacaysa wax xanuuna oo maskaxdaada soogadhan arki mausid iyaguna wixi ad diido kula iman mayaan nin adag oo an baqina wad noqonaysaa ee adigu sidaa samee waxad arki doonta inad madaxaga kor usooqaado oo anad baqin waxan wa bini adan adigookalaa oo jilicsan wax way ha uqaadan hadaad adigu is difaaci waydo qofna kuma difaaci kara naftaada udagaalan oo wixi ad diidayso iskaceli qofka waxa su khald ayuu iguyahay dhe waxad arki inaand baqaad sheektee ad is arki inaanay waxad waynaynaysaaba waba ahayn anigu sidaas ayaa kugula talin lahaa
@hodenmahamud7167
@hodenmahamud7167 3 жыл бұрын
Asc dadka dhibanha waad shegtay lakin dadka dabcigan leh e kugu dhibaya iyaga ma la cawin karaa
@muqdishomuuqwanag1447
@muqdishomuuqwanag1447 3 жыл бұрын
Aniba saas laygu sameya hooyo qarabada saas igu sameyan,gabar iga yar aya loo dirsana wxi la rabay ani waxa layga soo qaadaya inaba aqli lahen,habaryaraha markan wax uu sheegayo o kale waxe lee yihin walasha najmo aya oge maa weydisid ayada,wxi aan ani o shegaye waxa laga soo qaada qof been ugo shekenaye,hada aqano xata wax ma dhaho waan aqana swbto ah dadka hortora aya laygu bahdila hade tahay english ereygi ano aqano dhaha my ma aqan,
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Waan ka xumahay. 💔
@nawaaraomar316
@nawaaraomar316 Жыл бұрын
Srry AbayO 😢
@mukhtarmaxamuud7944
@mukhtarmaxamuud7944 2 жыл бұрын
Shakigalin baa la odhan karaq
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Жыл бұрын
Gaslighting=in lagu dabaqo
@naagnool1352
@naagnool1352 3 жыл бұрын
Boor isku qaris mowduuca oo lagu dulfuro mowduuc kale
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 Жыл бұрын
Gaslighting = been abuur ama masabid.
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Iyo dafiraad
@alifaaraxwarsme9982
@alifaaraxwarsme9982 3 жыл бұрын
Maskax dil
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
mahadsnid waa waa kalmad wacan oo lagu micnayn karo.
@mohamedfaysal5406
@mohamedfaysal5406 5 күн бұрын
Sister you are good but you are applying too much make up
@abdulkadirmohamed2589
@abdulkadirmohamed2589 2 ай бұрын
CAQLI KU CIYAAR hhhh i think
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 ай бұрын
Haaahey 😁
@abdulkadirmohamed2589
@abdulkadirmohamed2589 2 ай бұрын
@@SomaliMpodcast Sis xanuunkaan ma aqoon xaaskayga hortii ! & Adiga hortaa oo i fahansiiyay waxaani waxa ay yihiin ! Waxba yaan hadalka ku dheeraan i want say to u thank you ! Naftayda ayaad badbaadisay ! Inaad ii soo jawaabtana wax weyn bay iiga dhiagan tahay alaha ku sharfo
@FarduusIsmaaciil-n4t
@FarduusIsmaaciil-n4t 7 ай бұрын
❤❤❤❤
DEG DEG MARLABAAD GABDHII HABRYARTEED DHAC???
16:01
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 29 М.
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 634 М.
Narcissistic personality Disorder ll Jawaabihii  oo dhamaystiran Q.1aad. #somali
30:01
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 31 М.
Fandhaal Podcast | 43 | Alpha Man |  Sideed Ku Noqon Nin Karmeed ?
26:16
Sida looga argoosto oo loo qalbi jibiyo dadka (Narcissisticiga) ah
17:17
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 265 М.
Sheekooyin ku saabsan Basarka(discipline-ka)
31:12
Hamda Hussein
Рет қаралды 85 М.
SIDA UGU HABOON EE WAQTIGA LAGU MAAREEYO (7 Qodob oo Muhiim ah)
19:39
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 66 М.
Xidhiidh nafeed Q-1aad| Self- relationship|  Xidhiidhada Nolosha Podcast
23:02
004 | Akhriska | muxuu akhrisku dhallinta ugu adag yahay?
50:14
Sahan Podcast
Рет қаралды 34 М.
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН