Mar dhow gaawaarida dhulka waa laga maarmi doonaa oo waxaa loo guuri doonaa kuwa duulayo😮
@masonmaxwell37733 ай бұрын
Waa runtaa waxa aad ka hadashay way jiraan . Ninyahow ma ogtahay in adkeena ay yihiin kuwa danbeeya xagga Technology-yada, Ma fahansana horumarka dunida ka socda . Facooda waxaa ka reebey qabiil iyo qabyaalad iyo dowlad la'aan. Adigu maxaa ka leedahay arin kaas ?