GEBER CADAADO NACAS WAAYE NINKA FURAY, WUUNA KA GARDARAN YAHAY! NAAGIHINA WUU ISKU DIRAY QAA-INKA!

  Рет қаралды 6,130

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/hqOkaJtvdrZghpo ASXAABTEEYDA CHANNELKA CAAFIMAADKA AAN UGA HADLO KUSOO DHAWOOW, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN!
@Hibo6875
@Hibo6875 Ай бұрын
Maah maahdi aan ku saxe lafa geel iyaga leesku garaaca ama leesku jibiya😂😂😂
@Aboabdulkader
@Aboabdulkader Ай бұрын
asc allaha u naxariisto waalidiinteena dhamaantood allahuma aamiin
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed Ай бұрын
Subxanalhi subxanalhi
@ashalul565
@ashalul565 Ай бұрын
Lafo geel ayagaa laysku jabiyaa
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 Ай бұрын
Wcs Aamiin waalidiin- teena Allah ha u naxariisto janada Allah ugu bishaareeyo Aamiin, maalin walaba wax cusub aan maqalanaa waa musalsal aan dhamaad aan laheyen Allah ha na asaturo aduun iyo aakhiro Aamiin, mahadsanid !
@ShamsoMaxamed-q3v
@ShamsoMaxamed-q3v Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@fahmaali3542
@fahmaali3542 Ай бұрын
Gabar cadaado ayadaa meesha is dhigtay. Dhibkii ay soo martay inay ku cibro qaadato ayey aheyd.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Dhib miyeey soo martay?
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 Ай бұрын
Markee qaris ka yeeshay ayeey is bahdishay, naagaha noosoo ooyo baraha bulshada ayagaa marka hore si liidan isu dhiiba tan ayaa tussaale noogu filan, is liidideedee hore ayaa caaydaan u keentay maanta.
@haania2495
@haania2495 Ай бұрын
Ninka ma gardarna wuu ku sugay because gabadha maskiiinta Yaa Waco dhahay ninka soonaliga naagta wayn haka tago ama hala joooogo marwaliba naagta wayn wuu jecelyahay
@KhadroMahamoud
@KhadroMahamoud Ай бұрын
Lafa maroodi itaga laysku jibiyaa😂😂😂😂😂 abeeso lafo maleh
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
kkkkk
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@haania2495
@haania2495 Ай бұрын
Nimanka somalida 💯 kii 80 xaaaska hore way caayaaan siduuu adiga ku heli lahaaa laakiiin marka aad adiga aad run u malaysid sidaaaan leee ku dambayso hallow
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Oo midakale sharaf malaha miyaa todobo beel dheh
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh
@83587
@83587 Ай бұрын
Hahaha 😂 you know I thought
@fathiamakelifeeasier
@fathiamakelifeeasier Ай бұрын
Asc abayo waan kusalaamay, marwada weyn wey riyooneysaa ningaan wuxuu rabaa naag laseexdo uusan Mida ilmaha heyso ineysan ogaan rabaa 7 caruuta kadaalan yahay meel ku nasato raadinayaa walibana qaris ah. Aniga reeraha Kala guuraayo isla jooga ama isla guura mesha nin rag ah goaan leh majoogo. Gabdhaan Naag qurxoon meel xun is dhigtaa sorry!
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Haa in lafahmo waaye!
@hamdiahmad2116
@hamdiahmad2116 Ай бұрын
Allahuma Aamiin
@sunrise4459
@sunrise4459 Ай бұрын
Lafo geri iyagaa la isku jebiyaa
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Ай бұрын
Lafo gari iyaga la isku jabiya
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Ok
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 Ай бұрын
Lafo maroodi ayagaa leesku jabiyaa hahah
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee Ай бұрын
Ok
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
XAASISANAA!! HAASHIM DHIIG CAB, DEEQA HILIBKEEDA AYUU KARSADAY KADIBNA CUNAY!
16:01
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 1,1 М.
GUURKEEDI AYAY QIYAANO ASAAS UGA DHIGTAY, WAA LAADARAD LABA NIN HALMAR ISLA WADAY!
21:01
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 66 МЛН
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 64 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
AYAAN GOBDOON QABIILKEEDA MIYAA USOO CELIYAY CARUURTEEDA? MA AAMINSANI!
32:32
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 14 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
SAMIIXA KHALIIL IYO AISHA WAXAA ISKU DIRAY DAGAALKOODANA KADANBEEYAY!!
20:56
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 8 М.
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 66 МЛН