Wcs wallo wax Wanaagsan ayad wadaaye halkaas kasii wad ilaahay na ha kula garabgalo 👍👌👌👌
@fadumoabdi5595Ай бұрын
Asc macalin bacoreey waxa aad dalka u samaynayso waa sida aan baahida looga baxi marka anaga ku taageero ee ha dhagaysan kuwa ka xun horumarka dalkeen jazzakum Allah
@SamiiroBushroАй бұрын
Macnlin mahadsanid
@kayddaahr815Ай бұрын
Mahadsanid prof bocoreey
@AbdiRiise-dq2bcАй бұрын
😍 Macalin canba shiineeska laf la'aanta see loo abuuraa ado mahadsan ii fa'iidee 😍
@warisnur6540Ай бұрын
Inte waaye xaafadaan khayr Allah ha idin siiyee.
@YaaskamАй бұрын
Jazakalaahu khayran, Puntland imow aan kaa faaiidenn yaakhayow.
@OmarFarah-x4lАй бұрын
Masha allah paris ayan ka dawanayaa wan jecelahy inan beralay noqdo dhamaan ten ilahy hana barakeeyo
@AbdiSheik-rl8sjАй бұрын
Ajar Allah kaa siiyo
@KoorreАй бұрын
Walaii qof wanagsan baadtahay
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wiАй бұрын
Maansha allaah ❤
@cabdulahihil1850Ай бұрын
Ascww Eng Bocoreey see laguula soo xiriiri karaa
@MacalinBocoreeyАй бұрын
0615207210
@sayidka6911Ай бұрын
Canbaha qaab waxaa jira loo abuuro laantiisa dabeetana 2 sano gudahood ayuu miraha ku dhalayaa.
@caashaoog3862Ай бұрын
Wlle mmacalin waxad i tusta sida looga beero showriga laamihiisa
@محمود-ذ2ي-ث9سАй бұрын
Macalinka dhibka dhaaf cambe muxu gala anaga geedo timira no beeran markasad cambe ka hadlaysa hadanu nahay geesaley gobolka bari puntland somalia 😂😂😂
@sareedo8184Ай бұрын
Wall wax maka taqaan sida loo bacrimiyo timirta dhirtayda waa laso xawilay 2sano ku jirtaa weli may dhalin qarkod way koreen qarna way yaryar yihiinh maxaa suubiyaaa waa xerbta