ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN

  Рет қаралды 148,304

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

3 ай бұрын

Waxaan booqday Magaalada Goobwayn, meesha Isku darka badda iyo wabiga.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 51 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 51 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 421
@GeediSahan
@GeediSahan 3 ай бұрын
Fadlan 5kun Like iyo Share shirkadda Safarati - Website: safarati.com/ - Facebook: facebook.com/safaratiglobal Abdi hassan Beerta Goobwayn: +252616490124 Abdiqadir Hirabe ( Cameraman and Producer): facebook.com/profile.php?id=100064855055736
@Samosheegismail
@Samosheegismail 3 ай бұрын
Wllo waad ku mahadsantahay dalkeena hooyo sidaad bulshooyinka kala duwan ee dunida ku nool sida aad quruxdiisa u baraysid waxaadna mudantahay wlhi in garab lagugu siiyo hawshaa aad dalka u haysid
@LexlutherVII
@LexlutherVII 3 ай бұрын
sxb go to Burgabo iyo Ras kamboni
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 3 ай бұрын
Qolofka qumbaha oo ay dabka ku shidayaan waxaa laga sameeyaan wax aad beeraha laftooda ugu wanaagsan oo lagu magacaabo cocopeat hadii aad hesho beertaada waa beerta aduunka ugu wanaagsan qolofka oo la qalajiyey ayaa la tumaa kadib waxaa kasoo baxa qolif iyo buunshe oo kale qaybta buunshaha oo kale waa cocopeat bacriminta beeraha timaha soo haray waxaa laga saameeyaa alaabooyin qaali ah sida joodariyada burushyada markaa qolofka qumbaha ha gubina ee dhulka saxaaraha aad moodo ku shuba wuxuu noqonayaa green waligii
@maryammb7064
@maryammb7064 3 ай бұрын
❤❤❤
@zeeraarfilms6836
@zeeraarfilms6836 3 ай бұрын
Wlhi adiga ayaa dhaama dhaman you tuberada somalida waayo waxad soo bandhigtaa quruxda dalkeen qabiiil waa lacnad 🙌🇸🇴
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 3 ай бұрын
Beenta maha saxib macaan waxa halkas na digey qayrkenana naga rebay Illahay kaso kow qabyalad iyo anaa kasareya iyo anaa kasareya Illahay hainaka saro dibka na heysta madax cadil ah iyo iyo cidamo hogan oo baad iyo barinba difaca haina siiyo barwaqo iyo nabad warta Insha Allah
@AbdirazakSaaid
@AbdirazakSaaid 3 ай бұрын
Aad iyo aad
@user-fc2gs9ms8b
@user-fc2gs9ms8b 3 ай бұрын
Ninkii noga baaahnay in aan garab qabano wa isaga balse 163k ayu wata mana u qalmo midaan in ka bdn ayu u qalma dad wxa arkesaa 1m iska wato bila faa’ido ah 😞 shiq mustafa aya horay u sheegy somalida dadkeeda waalwaalan ayy dhageysataa
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 3 ай бұрын
Wow 👌 Runtii Waan Heysnaa dhul Qurux badan Balse Qalbigaan Ka dhimanay oo Waxaa Qalbigeena Qurmiyay Qabiil iyo is Qolo Qoleysi iyo Dhulkaani Waa dhul Keenii iyo Dhulkii Reer Hebel Tusaalle Ahaan Goobweyn Waxaa Sheeganaaya Reerka Kismaayo U badan Waana Wax Aan iska Tirtiri Karno Waa Goob Dalxiis oo Ku Wanaagsan Ildoogsiga iyo Kala duwanaanshaha Dhuleed Meel badan Ayuu Rabi inoogu deeqay Waxayna Kala Yihiin 1=Goobweyn =2Warshiikh 3=BuurahaSanaag 4=Eyl 5=Garacad =Jaziiro 5=JaziiradZacadadiin 6=Maydh 7=BuurahaCaalmadoow 8=Buurhakaba 9=Balcad 10=Xeebta liido Iyo Meelo badan oo Aan Hilmaamay Soomaaliyey Qabiilka iyo Qolo Qoleynta Aan iska dhaafno oo Aan Mid Noqono
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 ай бұрын
Qabiil ka waa Litacaarafuu ee qabyaalada ayaa qurun ah
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 3 ай бұрын
@@habilgaraad2441 Qabyaaladaa Nagu badan Maahoo Hee
@abdihakimali4429
@abdihakimali4429 3 ай бұрын
Waa runtaa qabyaalada wey ina dishay ilaahay haina walaaleeyo
@berdilacashe283
@berdilacashe283 3 ай бұрын
​@@habilgaraad2441qabiilkuba wa dhibta meshey kabilaabato ..qof walbo hadu somaalinimada aamini laha o dhulka aan lakalalaahan laheyn qofba meeshu sogaaro dagi laha maxa kujabnaan laha ..qabiilkuba wa nacay wa dhibta mesha kabilaabato ..litacarafu kumaba faaidno o khasaaraheeda kabadan
@HayatInspiration
@HayatInspiration 3 ай бұрын
Soo nimcadaa aanu ka faa’iideensan weynay maaha waxa cadowga doonayo inuu qaato 😢
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 3 ай бұрын
Alle somalida dhulkooda ha fahansiyo dhul qurux badan ayay Leeyihiin, keep going brother geedi sahan 🙏
@user-mk2ik4yx1b
@user-mk2ik4yx1b 3 ай бұрын
Wafahansanahay dhulkena lkn siyasi isku sheek aya nalaharay 😢😢
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 3 ай бұрын
Soo maaha?markaad dibada imaato ayaa fahmeysaa.
@seifseifmohamed7118
@seifseifmohamed7118 3 ай бұрын
​@@user-mk2ik4yx1bthe angel will come to teach you how to run your country.
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 3 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 ай бұрын
(SALALLAHU ALEIHI WASALLAM )💖💖💖💖💖💖💖🎉💖♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 3 ай бұрын
21 sano somaliya joga inay somaliya meeshani kutaalana weligay xataa ma maqlin insha allaH mar uun waan imandoona 🙏👍
@abdiharman7451
@abdiharman7451 3 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/rqGsdp6De9KomLM
@shamsoshiine
@shamsoshiine 3 ай бұрын
iskooka malaguugu dhogin miyaa?
@AbshiroCcasiis-lc4qp
@AbshiroCcasiis-lc4qp 3 ай бұрын
See camal maxamedlaaskaawi waa caan isku darka
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 3 ай бұрын
@@shamsoshiine my my
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 3 ай бұрын
Fursad ganacsi badan ayaa meeshaas ka jirto. Doomo tayo fican leh .meelo cunto laga cuno iyo meelo lagu nasto iyo sidoo kale gaadiidka la raaci lahaa. Qofkii ka faaideysan karo yaa lagaga hormarin.meesha
@dailycontent3955
@dailycontent3955 3 ай бұрын
Fursada aad ubadan maalgilin ubaahnatahay hodeelo bada ku sii jeedo iyo Activity bada laga qabto sida scuba diving, dooma yar yar lakaxaysto qofka wadanaa,bahasha hirarka lagu kaxaysto, iyo barashoot lagu xiro iyo xarig xarigaasne doon lagu xiro Activity wax engliah lagu dhaho ma aqaano, Activity qaar training ubaahnyihiin shirkadahii traninkaas bxi lahaa waa in la helaa waxaas dhan waxaa ka muhiimsan nabada nabada waa in laga shaqeeyaa
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 3 ай бұрын
I remember as little boy moving around free in jubba such beautiful place, all of Somali population need to understand jubba area is very important resource enough food for the nation can be grown just in that area. Oh Allah wake my family up and take the tribe mentality away from our heart, i love u Somali people all of you
@Yaaska
@Yaaska 3 ай бұрын
Masha Allah wadan Qurux Badan ilaah Wuu Nasiiyay Kuwii Ka Faa'iideesta Allaha Naga Dhigo
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 3 ай бұрын
Allaahuma aamiin 8
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 3 ай бұрын
Ramadaanka alle caafimaad qab hanagu gaarsiiyo aamiin aamiin 😢😢 Like 👍 saar ❤
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 3 ай бұрын
Allahuma Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-of5un2lp8z
@user-of5un2lp8z 3 ай бұрын
Aamiin
@Aishabdull2024
@Aishabdull2024 3 ай бұрын
Amiin ya rabi. ❤❤ ❤
@eidsead3143
@eidsead3143 9 күн бұрын
Mid kamida meelaha aan ugu jeclahay adduunka Goob weyn soomaaliya.
@aadamisports446
@aadamisports446 3 ай бұрын
Geedi Sahan Aad ayaad ugu mahadsan tahay barnaamishyadaad qiimaha dalka iyo bilicdiisaba kor u qaadaayo. Dalkeena Quruxda badan Eebe weyne Nabad waarta hanooga dhigo
@hoodo9260
@hoodo9260 3 ай бұрын
Dhulka aynu haysano iyo dayaca naga muuqda waan ka xumahay wlhi 😢 Maalin waan kusoo dalxiisi doonaa insha Allah from hargeisa❤
@user-jv8iw2rr1t
@user-jv8iw2rr1t 3 ай бұрын
Soo dhowow brother
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 3 ай бұрын
Muqdisho aan ku dhashey, waligey ma is dheheen , meeshan wa dalkeeni,hadii Af-Soomaaliga aysan ku hadleen . Illahey ha ii kaso in aan tago caro kasta dalkeyga🥲 🇸🇴😍
@hidayahassan2385
@hidayahassan2385 3 ай бұрын
Guri aya igu yalah xata wad iska jogi karta intad donto cidina ma degin sidi lo dhisay
@axmadsalaadaxmad2580
@axmadsalaadaxmad2580 3 ай бұрын
Dadkan waxa fiican in laga saacido biraha lagu koro geedka iyo matooro lagu warabiyo beraha iyo qalab kaluumeysi iyo dooman. Sido mustaqbalka dhow waa in laga hirgaliyo warshado qunbaha iyo malayga lagu habeeyo. Allha suurta galiyo riyada dadkeena somaliyeed
@berdilacashe283
@berdilacashe283 3 ай бұрын
Inaaderow fiicnaan laheyda qof kulagarto hormarkaas iyo wanaagas ..ilahay ba somaali ka indho saabey wa umad deeq caalami aah sugayo intey wadankooda kafaaideysan lahaayen ...siyaasi xuna meshaa wuna dhigey o calooshi laciyaar aah on qabiil ugu kalasafano ..ilahay hanagasaare
@user-pe8qo2dm7m
@user-pe8qo2dm7m 3 ай бұрын
​@@berdilacashe283siyaasi maahan bro dadkaa xun 99 qof somali ah hal qofaa qalbi fiican
@cabdikariim1077
@cabdikariim1077 3 ай бұрын
Viva Somalia kheyraadkeeda 🥰🥰 Waan jeclahay inan ku dalxiiso wadankeyga ❤❤
@shamso_1451
@shamso_1451 3 ай бұрын
allow caqliga udaahiri somalida aamiin
@TAARIIKH-SHOW
@TAARIIKH-SHOW 3 ай бұрын
M'a sxp guuleyso i'a
@ZakariyeAliOmar-cb2jv
@ZakariyeAliOmar-cb2jv 3 ай бұрын
@Maanyotv
@Maanyotv 3 ай бұрын
Geedi sahan Bilad Qaran ayaad mudantahay sxb, Keep going bro
@yusufmohd192
@yusufmohd192 3 ай бұрын
Goobweyn waa leysku raacay in ay tahay meesha somalia ugu qurxoon
@axmedmohammed9566
@axmedmohammed9566 3 ай бұрын
Dadku waa sabool dalkuna waa hodan😢
@Maxamuudmuusejaamac12
@Maxamuudmuusejaamac12 3 ай бұрын
Calmadow sanaag kaalaay wll❤
@AbwanRiyaale-nd7bi
@AbwanRiyaale-nd7bi 3 ай бұрын
ALLOW FAQRIGA IGA SAAR OO IGA DHIG SHAQSI DHULMAR AH OO CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD IYO CIBAADO INTABA ISII INTA AAD SIISAYNA U BARAKEEY M.A ANNA ADAAN KU AAMINAY ALLOW M.A❤❤❤❤❤❤❤
@shamso_1451
@shamso_1451 3 ай бұрын
subxaana laah dadkaan somalida layiraah haddey fahmi lahaaleen waxa allaah siiyey oo ay umahad celin lahaayeen qof walba meeshuu joogo ayuu ku naaxi lahaayeen alle dhul meel walba mucjiso ah ayuu siiyey bad iyo biriba diintii alle doortay baa loo soo hormariyey dad qurxoon baa lasiiyey iney wax fahmaan baa kadhimman
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 3 ай бұрын
maxay fahmaan odoyaal qabiil baa meel walbo u taagan iyo takfiir ilaahay nacay waa la wareeriyay aniga qrbaa ku noolhay dabayl qabow babad aha 200 cudur aadan aqoonin dhanka jirka iyo maskaxdaba way ka liitaan galada dhul ma haystaan aqoon ay nolosha bartay uun bay ku noolyihiin waa ooyay markaan clipkaan daawaday walaahi
@mrzaki9745
@mrzaki9745 3 ай бұрын
@@drlegendpaddington48 gacdoon dhalinyero sida SYL cml, hala diyaariyo
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 3 ай бұрын
Maasha'allah GEEDI SAHAN sida quruxda ee aad u soo gudbisid QURUXDA dalkeena ❤❤
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh 3 ай бұрын
Qolyahayaga ku nool waqooyiga wadanka iyo bariga waxaa aan aad u aaminsanahay in koonfurta wadanku amni ahayn oo aan la tagi karayn lkn quruxdaa Alle ku manaystay markaan aragno ayaanu ciishoonaa inaanan dhulkaas wali arag iyadoo ay isla wadankaaga tahay, anigu waxaan aad ugu fakaraa inaan aniga iyo hooyaday mcn mar uun ku wada dalxiisno koonfurtoo dhan inshalah. Allah wadanka amni ha inooga dhigo amiin
@callidheere2600
@callidheere2600 3 ай бұрын
Welcome wll adi iyo hooyo walaahi waa jeclahay dadka reer waqoyiga ilaawoh qabiilka naga saar iyo qurinkiisa wll waanku soo dhaweyn waxaan joogaa wabiga balcad meel dalxiiska ku wacan welcome xitaa jiifkaga iyo waxaa cunto kaama rabo lacag
@SomaliChanel
@SomaliChanel 3 ай бұрын
​@@callidheere2600nasab anaba waa idin jeclh wlo noolada❤❤
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha mideyo somalida dhaman yaa Rabi yaa Allah
@manaomar212
@manaomar212 3 ай бұрын
Inaa ooyaa rabaa balday nimcadaa Illahay na siiyey oo ayka baahan yihiin umadena sababtoo ah qabiil daraatiis illahow itus intaan dhimanin umadena oo midoowday oo barwaqadaa ka faa'iideysato ya rabi ya rahmaan ya rahiim 🤲
@hfsjma6111
@hfsjma6111 3 ай бұрын
Thank you for sharing this beautiful places
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 3 ай бұрын
Masha alaah xalaal miirato waaye ❤❤🇸🇴
@ahlamabdiwahab
@ahlamabdiwahab 3 ай бұрын
15 km ay ii jirtaa meesha qurux daan leh waana ka qatanhy kwrn goobweyn bilic wanaag❤
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 3 ай бұрын
Somaliyey😢 wan. So socda from hargysa
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 3 ай бұрын
Goobweyn lower Juba 🇸🇴has natural beauty that Allah blessed us with
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 3 ай бұрын
Ilaahey somalida muslimiinta ah hamideeyo.cadawgeedana hakaqabto(aamiin)
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 3 ай бұрын
Quraanka haku ciyaarin
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 3 ай бұрын
Maasha allaah illaahey qudradiisa biyaha webiga iyo kuwa badu wey is dhinac yaalaan mana isku darsamayaan malaayga bada ku jira webiga uma soo gudbaayo kan webiga ku jirana bada uma soo gudbaayo waa mucjiso.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 ай бұрын
Dhulkeena Somalia Qurux badanaa weliba iyadoo fatahaadihii ay dheceen Masha Allah Allow Barakee dhulkeena
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 3 ай бұрын
Geedi sahan i always watch your content. You are amazing youtuber ❤ abdi from Hargeysa
@FoziyaCabdi-xm8yk
@FoziyaCabdi-xm8yk 3 ай бұрын
Qurux wadankena Masha allah
@hhassan5588
@hhassan5588 3 ай бұрын
Quruxbadanaa dhulkeena somaliyees alxamdulilaah somali quruxeeda thank you habaryar
@mahamuddahir8571
@mahamuddahir8571 19 сағат бұрын
Mahadsanid Geedi Sahan. For this wonderful volog ❤
@KaaliyeShow
@KaaliyeShow 3 ай бұрын
Ma iibino inta ayey yimaadaan waana iskaga sadaqeysanaa!!!! Beeraleydeena wax soo saarkooda waa in la dhiirageliyaa khudradaan meelaha laga keenaayo la iska daayaa.
@AbdillahiOMAR-vz2tm
@AbdillahiOMAR-vz2tm 28 күн бұрын
❤ www meel wacan waye M. A
@ubahey
@ubahey 3 ай бұрын
Love it bro thank you for sharing the beauty of Somalia
@hirsigoolmohammed5475
@hirsigoolmohammed5475 3 ай бұрын
Wow manshalah somalia nimco talo lkn inaga qabil qabil isku cunay bad wabi hawo saafi ah xoolo
@safiyaahmed316
@safiyaahmed316 3 ай бұрын
Meeshu quruxbadana mashaallah
@hanaahmed1115
@hanaahmed1115 3 ай бұрын
Mesha Allah dhulkeenuu qurux badanaaaa ❤❤❤
@UstadOmar-rl3ze
@UstadOmar-rl3ze 3 ай бұрын
Mashaallah keep going my brother
@amarchannel4244
@amarchannel4244 3 ай бұрын
Machallah machallah sxb hore u soco sxb
@user-qh6wz7cz5k
@user-qh6wz7cz5k 3 ай бұрын
Sxb iso duub xeradii luglawe ama qamqam❤❤❤
@user-hu7tq9cg2l
@user-hu7tq9cg2l 3 ай бұрын
Wadankeena Alle hanaga yeelo kuwa iimaansado
@Zaki_10802
@Zaki_10802 3 ай бұрын
Pls caawiya maskiinka
@mulkidahir3837
@mulkidahir3837 3 ай бұрын
Kheer bdn allah ku siiyo wax badanaa ina bartee🫡🫡
@husseinomar5942
@husseinomar5942 3 ай бұрын
Somalis should create peace and develop this land that is beautiful instead of tribal strive and conflict and permanently remain refugees.Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
@wadanichenal
@wadanichenal 3 ай бұрын
Geedi Sahan mahadsanid
@maankaboy8609
@maankaboy8609 3 ай бұрын
Keep going pro geedisahan❤
@Shamso697
@Shamso697 3 ай бұрын
MashaAllah beautiful ❤
@Garbashaash
@Garbashaash 3 ай бұрын
Dal aan. Dawlad lahayn dheh.
@abdirazak1503
@abdirazak1503 3 ай бұрын
Manshallah jazakalahu kheyri
@zakariaMoheddin
@zakariaMoheddin 3 ай бұрын
Geedi sahan keep going sxb
@Shuhuura
@Shuhuura 3 ай бұрын
Masha Allah maxadsanid Geedi sahan ⭐
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 3 ай бұрын
Guul inshaa allah
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 ай бұрын
Geedisahan the big legend❤🎉
@axmedmohammed9566
@axmedmohammed9566 3 ай бұрын
Dal hodan ah iyo dad sabool ah .Somalia
@sagalm3186
@sagalm3186 3 ай бұрын
Masha Allah Ilahay haku barakeeyo GeediSahan Channel 🤍💖🤍
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 3 ай бұрын
Masha’Allah❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@kobciyechannel7779
@kobciyechannel7779 Күн бұрын
Dadka in la daawado mudan❤
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 3 ай бұрын
Beautiful baarakallaah
@user-xt6dp4iz6s
@user-xt6dp4iz6s 3 ай бұрын
Mansha allah waa simble life
@AsmaAbdidjama-kz6id
@AsmaAbdidjama-kz6id 3 ай бұрын
MashaAllah dhul aaduqurux badan nasiibdaro shey kaliyo aad u anfac badneeyn bulshadaa laga beera
@bukhaari12
@bukhaari12 3 ай бұрын
Keep going geedi sahan
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru 3 ай бұрын
❤❤❤ wllo horay u soco
@Qays_channel23
@Qays_channel23 3 ай бұрын
Keep going geedi🎉
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Good job shaqo wanagsan
@LETGAZALIVE2024
@LETGAZALIVE2024 3 ай бұрын
Masha allah somalia 🇸🇴 aan ilaashano dalkeena hooyo. Waxan idinkala socdaa jigjiga, somalia 🇸🇴 ❤
@farhanosman1846
@farhanosman1846 3 ай бұрын
Masha allh geedi horay usoco bro
@AhmedmohamedNur-cr7su
@AhmedmohamedNur-cr7su 3 ай бұрын
Mashaalah wamesha an kudhashey
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 3 ай бұрын
Geedi sahan very good person
@mustafaabdi3027
@mustafaabdi3027 3 ай бұрын
Allow ummada dhulkeda u dhowr, cadow badan aya ino diidan inaynu nabad ugu noolaano dhulkena
@fartuuncadarey902
@fartuuncadarey902 3 ай бұрын
geedi kismayo maa jogta safarkii qof gabar reer kismayo ahay❤😊
@user-by1rx4eu2i
@user-by1rx4eu2i 3 ай бұрын
Waaw perfect
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 3 ай бұрын
مأشاء الله Geedi sahan is geedi sahan
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 3 ай бұрын
masha Allaaah bro Thanks
@amaalhassenabshir3757
@amaalhassenabshir3757 3 ай бұрын
Subxaanallah ilaha awoodi laba biyood oon isku darmayne
@user-qh6wz7cz5k
@user-qh6wz7cz5k 3 ай бұрын
M.a ❤❤❤❤ waa Mel nola sheyda qeeb ka ah
@zahradahir2811
@zahradahir2811 3 ай бұрын
Wall meshaan waan ku so koray ❤❤❤
@qaasimchannel
@qaasimchannel 3 ай бұрын
Geedi sahan legend bro Goob weyn masha.allah very nice view
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 3 ай бұрын
MashaAllah qurux dhulkayga hooyo
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 ай бұрын
Masha Allah bro 👍👍
@user-eb3bv6bf3k
@user-eb3bv6bf3k 3 ай бұрын
Allah igee 😭🌍🇸🇴🩵🇸🇴 Ilahoo kherkaga na nasise kuwi ku shukriye o ku nacfiye naga yeel🥹😢🤲🤲🤲
@janankajananka4650
@janankajananka4650 3 ай бұрын
geedi hore usoco sxb hawl adag ayaa haysaa.thanks
@abdideria18
@abdideria18 3 ай бұрын
Very, very beautiful place.
@daahirjimcaale-mz9xo
@daahirjimcaale-mz9xo 3 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxad soo bandhigtey barnaamuj aad u qiimo iyo qaayo badan. 2.0. Kuwan you-tuberada kaleeto waxay soo bandhigaan qabyaalad iyo caytan xad dhaaf ah. 3.0. Haddaba waan ku salaamayaa.
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 3 ай бұрын
Maasha Allah 💞 Allo adigaa ku mahadsan❤
@xaaweeyxamuud9815
@xaaweeyxamuud9815 3 ай бұрын
Waaw maasha a allah aad bey ukhurx badantahay
@kurana289
@kurana289 3 ай бұрын
Mashaalah wll geedi sahan horey u soco wll guuleyso ❤👑🙏
@user-gn8hu5gy8s
@user-gn8hu5gy8s 3 ай бұрын
Allaah haku xafido
@Dreamy-M
@Dreamy-M 3 ай бұрын
I would go fishing on my own 😊😮
@maxamedabkow9461
@maxamedabkow9461 3 ай бұрын
Masha Allan ilahy aya mahad leh oo dhulkan Quruxda badan leh nasiiyay lakin somali hadii an nimcadan ilahy nasiiyay manan kafaiidesan wxn kubadalny in an isdilno isdhacno taasne wxa kadhalaty caro alla ee somalieyey an ilahy unoqono nimcadane an ugu shukrino❤❤❤
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
15:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 216 М.
어른의 힘으로만 할 수 있는 버블티 마시는법
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 8 МЛН
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 190 М.
CAYNABO AYAANU U BOOKHASHO TAGNAY
18:19
Abdihakim Sheeko
Рет қаралды 974
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
23:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 199 М.
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 235 М.
GOOB WAYN ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA | KISMAAYO |
8:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 123 М.
Tuulo soomalidu degto oo kenya ku Taala ilaa 1920kii
12:03
Dhakhtarrr
Рет қаралды 159 М.
Safarkaygii Kismaayo || My journey to Kismayo
16:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 119 М.