Nolosha Soomaalida dalka Masar - Somalis life in Egypt

  Рет қаралды 94,536

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Пікірлер: 119
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Fadlan 2kun Like iyo Share Creative Real Estate: +201113986457 Abdisataar Gudoomiyaha Sport Masar: facebook.com/abdisattarosobow
@ayanalladi3735
@ayanalladi3735 Жыл бұрын
hadii aan imaado qahira shaqo ma ka helayaa si aan guriga u garo🎉
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 Жыл бұрын
Asc hola Guedi
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
@@ayanalladi3735 maya dadka u dhashaa shaqo la ma aqaan hadaa wax baratay English sifiican ugu hadasho Mac quul Waan tagay Egybt hadaadan lacag haysan Waa adagtay
@ayanalladi3735
@ayanalladi3735 Жыл бұрын
qof wax barayey baan ahey degree
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
@@ayanalladi3735 marka shaqada ka raadso qadka wadamada qaliijka aa aad u fiican lagana helaa masar waqti haku dhumin Kuwait ,Qadar etc xooga saar shaqo qayr qabto Inshaa Alaah
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
Maashaa'alaah ilaahaay ha kuu barakeeyo shaqadaada iyo aakhiradaada dalkeenana dhibaatada haka saaro saas baad ugu shaqayn lahayd ood cizi iyo sharaf ku leeyahay qofku dalkiisa markuu kala dambayn leeyahay iyo nabad gelyada.
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
Mahadsanid mudane geedi sahan Ramadan mubarak❤
@odayroy3099
@odayroy3099 Жыл бұрын
Mashallah Geedi Sahan waa ku taageeraa sxb hore u soco
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 Жыл бұрын
Please geedi sahan next visit should be Almaty, the capital of Kazakhstan in shaa Allah. we really need information about Kazakhstan. It's a developed nation in Central Asia
@hamsekurtun
@hamsekurtun Жыл бұрын
Thank you bro maxamuud saad noogu hagar baxday.
@ibrahimmahi4019
@ibrahimmahi4019 Жыл бұрын
Geedi sahan congratulation sxb KZbin kaada yas taahil per video 1m views sababta oo ah wax qiimo leh ayaa inoo so tabisaa
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Waxbarashada next insha allh
@Hornscope
@Hornscope Жыл бұрын
Ninkan real stateka wada waa inaad details kiisa videoga hoostiisa ku soo qortid iyo xaafada magaceeda
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 Жыл бұрын
Asc. Somalida dhul qurxoon oo dhaxal caruurtaada u ah maad dhisataan ALLAAHU ACLAM.
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 wad ka dhisatan . Somaliyey intad qurxinaysan wadamo kale
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k Ай бұрын
Somalia waa meel bahala galena lama maal gashan karo
@jowhar9388
@jowhar9388 Жыл бұрын
Mansha Allah sxb geedi iyo sahan
@Faarizi_channels
@Faarizi_channels Жыл бұрын
Geedi sahanka adduunka 🙌 one is the funs😂 channel
@halimamahamed6957
@halimamahamed6957 7 ай бұрын
Maasha Allah Allah ku Xafdiyo
@samirasahra1747
@samirasahra1747 6 ай бұрын
MaashaALaah ❤
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Жыл бұрын
Masha Allah
@Hamse-mohamed
@Hamse-mohamed Жыл бұрын
geedi sahan waan ku salaamay zxb.
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Geedi sahan horey u soco wll guuleyso ❤👑
@Cisse.Amirson
@Cisse.Amirson Жыл бұрын
Hawl wacan baad wadan saaxib. hore u soco
@ShukriCali-n9t
@ShukriCali-n9t Жыл бұрын
Wllkey waxan ahay gabar somaliyed oo caruur heysato meygu caawin kartaa xafiisyadaad shoqo nadaafad ah wayo aqon malihi wll iisoo jawaaab adigo raliya
@AbukarAbdi-ns5vs
@AbukarAbdi-ns5vs Жыл бұрын
Halkee kunoshahay??.
@zaynamtk4483
@zaynamtk4483 4 ай бұрын
Abaayo dhultirtirkuba waa apron waa shape and tapaanid yurub polka dhulka tirtira canshuurta Wadena buubixiyaa and a waa look ixtiraamaa waa shape muhiim ah marka had hihi apron Malawi dhultirtirku waa shapi
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 Жыл бұрын
Carabta manta aduunka ku nool maha dad laal noolado 11 sano ban wadamo badan oo carab ku noola somalida waxan kula talin lahaa meelkale ee muslinka iney dega sida Malaysia oo kle
@jamamaplg
@jamamaplg Жыл бұрын
Wll inoo sharax experience kaaga aad kala kulantey
@marwanboy8480
@marwanboy8480 9 ай бұрын
Luqada hade ka maqan thy maqane jooge lee ka thy meeshaas
@ugbaadmahdi1902
@ugbaadmahdi1902 5 күн бұрын
maxaad ku tiri wll sidaas anaa is barbar dhigayay hada masar iyo malaysia tolow teed ku noolaataa markaa khibrada aad uleedahay carabaha iyo masar inala wadaag bal adoo mahad
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 5 күн бұрын
@@ugbaadmahdi1902 wll ani xaga deganshaha iyo waxabarshada carabka waa laga fiican yhy lkn qof company u shaqey oo haysta dhalshokale waa ok
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 Жыл бұрын
balo masar guri ha ka dhisato oo haku aaminto😊
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@xaashiali
@xaashiali Жыл бұрын
HambalyO Hambalyo geedi sahan 100k fallowers❤🎉
@ThurayaThuraya-vj7ww
@ThurayaThuraya-vj7ww Жыл бұрын
Wadan kiina maad dhistaan
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Best KZbinr sxb
@hamze6397
@hamze6397 Жыл бұрын
Su'aalo badan bay ahayd ina waydiisid sida nolosha qaahira wa sidee kirada guryaha Qofka keligii ah ama familkaba meeqa ku filan bishii?
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
Walal Waan tagay xaafad walbo Waa lacag gooni ah sidaa u adeegato iyo meeshaa ka adeegato ay ku xiran tahay suuq bananka Waa raqiis supermarket Waa qaali guriga meeshuu ku yaalo iyo haduu cusubyahay guriga dhalinyarada waa isla dagaan haduu qofka Siyaar cabo socod badan yahay bananka ka cuno cunada lacag kuguma aado qof kuu sheegi karto maleh inta kugu filan
@cabdallayare8749
@cabdallayare8749 Жыл бұрын
London tag saxiib 😮
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Hore u soco
@user_abdiqadirMousElmi
@user_abdiqadirMousElmi Жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@abdinasirhusseinali5898
@abdinasirhusseinali5898 Жыл бұрын
Dalkiina maaal gashta Soomaalaay.
@zaynamtk4483
@zaynamtk4483 4 ай бұрын
Soomaali waa umad shapaysata meelkasta oo ay aduunka kajoogaana way kamuupdaan uun kaliya wadankeenii baan ilownaa
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Жыл бұрын
Walal magaladaas wali madhamaan dhismihiisa tarenkasna wali malakenin oo mashaqa bilabin waxaa wali ladhisayaa meshuumari lahay oo ah buundada aad hada natustey
@Xalkeen
@Xalkeen Жыл бұрын
Qaahira maahan dal la mid ah carabaha kale waa dal aad uga wngsn
@abomoaaz7245
@abomoaaz7245 8 ай бұрын
What is different in Cairo from other Arab countries?
@Xalkeen
@Xalkeen 8 ай бұрын
@@abomoaaz7245 Egyptians are very zivilised ppl. I Love 60%
@hqaali9525
@hqaali9525 Жыл бұрын
maan shaaa alaah
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 Жыл бұрын
Mashaa alaah
@abdinaasirmohamed7272
@abdinaasirmohamed7272 Жыл бұрын
Ar ninkan sxbkey abdisitar cosobow ahaaa
@KitKat-u3m
@KitKat-u3m Жыл бұрын
Wadankaan dhibka ka jira waa haddii lagu khiyaano meel aad hantidaada u raacato malahan. Sido kale Somaliya waa ka fogthaya shaqa fiican lagama helo. Waa qurbo nacas, lacag ayaa kaa baxaysa lacagna kuma soo galeyso.
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Somalida meel aysan laheyn mxy umaalgashadaan
@ayanalladi3735
@ayanalladi3735 Жыл бұрын
waa wax lala yaabo caqli xumada. mid baa jirta markey lacag helaan dhulkooda waxba uma arkaan
@somaliforex7744
@somaliforex7744 Жыл бұрын
Dhulkooda way inkiran marki lacg lahyn
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Hada lacag leedahy waba mrky ugu ficnthy ina dhulkaga maalgashatid lkn caqliga somalida gedis gedis waye aduunka socda nooc kaley usocdaan
@abdulkadirahmed2935
@abdulkadirahmed2935 Жыл бұрын
​@@ayanalladi3735 dad xalala mahan
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
​@@somaliforex7744 Where in Mogadishu I can invest? There is no safety there
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
Somali 🙈 now they will all rush to Egypt 😂 the new Turkey 🤣
@negeeyestudio.5925
@negeeyestudio.5925 Жыл бұрын
Landherayaal follow iso dheha
@hamdiyussufmohamed467
@hamdiyussufmohamed467 Жыл бұрын
Ina imada raba qoxitga kawaran
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Жыл бұрын
Somaliyeey masar hadinina walaahi wadankaaga wax kuudhaamo malahan masar waa deganaan jiriray ayadoo saan kafiican hadana ayadaaba iscuneysa mediyaha yaan laiduku qadin walaahi somaliya aa kafiican dhalanteed ka harkinina 209 aa deganaa markaas raqiis eey eheed dadkana xogaa wala jeclaa lakiin somaliyeey hada xamar aa deganahay 10 sano marka dal aan dalkaaga eheen dareen kujoog waaye
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
True Waa soo arkay Masar Somalida £££ aa lagu kasaa in ay haayaan meeshay tagaan iyagaa haleeya dalkoodana isku cunaayo
@maryamahmed9476
@maryamahmed9476 Жыл бұрын
Dalka oman tag plz
@Laki2017
@Laki2017 Жыл бұрын
Mel kale oo lamal gashanayo majirtaaa
@Demohmed_28
@Demohmed_28 Жыл бұрын
Legendary ✌ اسطوره 🔥🤍 Nikan hal garsiyo somaliiyey 👉🏼100k iyo in ka badan 👑✅💨 Hal yeey 💖
@ruunabdi-zx8ec
@ruunabdi-zx8ec Жыл бұрын
Sidee kuu ka xidhiidhaa si aan arimahan iiga dhaadhicisid anigaa u baahan
@iidleaxmed8010
@iidleaxmed8010 Жыл бұрын
Xaga waxbarashada ka soo hadal iyo sida lagu iman karo
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Жыл бұрын
Horta somalidu sida lagu imaankaro maxay u yidhaan? sida ummadda kale haddaad jaamacad rabto, xarayso haddii lagusoo aqbalo Visaha ardaynimada xarayso, wixii lagaaga baahanyay ayagaa kuusheegaya. Amma website-kooda ka eegba. Sug, Ilaahayow khayr iiga dhig dheh, dabadeed tag. Easy peasy. Intaad qof iisoo warran amma ii xaree leedahay ayuu wakhtigu kaa dhacayaa. "Motivation Letter" iyo "CV-ga" oo ah waxa kaliya oo aad adigu qoraysid (waayo warqadaha kale waa shahaadooyinka iyo "recommendation letters), waxaad ka heli kartaa sida looqoro Internet ka.
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
@@NewsFusion24 well said walal
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
@@NewsFusion24 mashaa Allah waxbarashadii wad nooshegtaye caafimaadka sidee lagu xaraysankaraa adoo raaliya hooyo shukran
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Жыл бұрын
@@khadiijacabdiraxman1308 Anigu waxaan ka hadlayay si guud ahaan ah,haddaad caafimaad u tagaysid ayaduna waa sidii uun, wax yar uun bay kukala duwanyiin. (waxaa wanaagsan inaad safaaradda masar email u dirtid amma lahadashid oo aad usharraxdid inaad Visa caafimaad rabtid iyo sidaad u xaraysan lahayd) Laakiin Si caam ahaana: 1. Safaaradda masar tag foomka codsiga “Visaha” caafimaadka buuxbuuxi (wixii “documents ” lagaaga baahanyayna xaree), kaddibna waraysi ayaa lagaa qaadayaa “Interview” oo lagu waydiinayo sababta caafimaad ee aad u tagayso waddanka 2. Waa inaad caddayn haysaa sababta caafimaad ee aad u tagayso , haddii aad adigu xanuusanayso iyo haddii qof xaafadda ah aad raacayso oo aad ka xaynayso. (haddii aad dhawr qof tihiin tusaale ahaan, qofkasta waa inuu “interview-ga” maraa) 3. Caddaynta xaaladdaad caafimaad waa muhiim 4. “Documents” amma waraaqaa lagaa baahanyan marka laga reebo baasboorka iyo sawirada iyo waxaa, waxa kammida: i. Warqad dhakhtareed oo caddaynaysaa inaan meeshaad joogtid lagugu dawayn karayn, iyo faahfaahin xaaladaadda caafimaad (“medical report”). ii. “Treatment Plan” amma qorshe daawayneedka Cisbitaal ku yaal dalka masar (macnaheedu waxa weeye, inaad marka hore lasii xidhiidhaa cisbitaal amma “Clinic” masar kuyaal oo aad waraaqaha dhakhtarka dalka aad joogto ku siiyay u gudbisaa, dabadeed waa inuu cisbitaalka masar ku yaallaa, soo jawaabo inuu ku daawayn karo iyo inta celcelis ahaan ay qaadanayso daawayn taadu) iii. Cadddayn inaad iska bixin karto daawaynta amma cidda kaa bixinaysa iv. Tigidhadii diyaaradda iyo meelhii aad u hoyan lahayd (sida hotel amma in qof aad qaraabo tihiin aad ku dagayso). laakiin waa muhiim waa inaad safaaradda marka hore E-mail ugu yaraan u dirtaa, intaanad hawl kaleba aadan galin.
@tersoopraya2321
@tersoopraya2321 Жыл бұрын
Fan badnidaa Adiga Marka
@m_hood5685
@m_hood5685 Жыл бұрын
I am sure that most of the investors are personalities in the Somali government and the source of this money is from plundering the country's resources, but be sure المال الحرام لا يدوم
@hanefa283
@hanefa283 9 ай бұрын
الله اكبر😢
@hanefa283
@hanefa283 9 ай бұрын
Soomaalidaan lacagta xagey kakeenaan aniga anagoo qurbaha joogno dharkii ciida ayaa la sannahay wixii nasio galo qadadeena makabadno😢
@shafsteryellow
@shafsteryellow 3 ай бұрын
My family is not
@AyuupAxmedNadaara
@AyuupAxmedNadaara Жыл бұрын
Walaal waxaan joga somalia aniga iyo qoyskeyga waxaan tabaa inaan meshas guri ka gadano usoo guurno maxa la iga rabaa, oo qaabkee wax u bilaabaa?
@mariamasaid-nf8ip
@mariamasaid-nf8ip Жыл бұрын
❤❤❤
@shukriiii
@shukriiii 10 ай бұрын
i used to live in egypt, its so backwards
@khadiirashow
@khadiirashow Жыл бұрын
Masar in aan jamacad af fransiiss ah u tago ayan Raba please intii wax iga og oo iga caawin karo ha iisoo jawaaban idinko iga raali ah
@daralla3272
@daralla3272 Жыл бұрын
Af Franciis walagu bartaa jamacadaha qaar kuliyado khaas aah hadii visaha masar ubahantahy waan kuhayaa
@hamdofarah873
@hamdofarah873 Жыл бұрын
@@daralla3272wll vise masar rabeya xage Kala so xiira Karan familga ban ahy
@RibaxCali
@RibaxCali Жыл бұрын
@@daralla3272meeqa luuqad looga hadlaa
@aqoonraadis3153
@aqoonraadis3153 10 ай бұрын
zxb anaa ubaahan xgeen kaalasooxidhiisha​@@daralla3272
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 7 ай бұрын
​@@daralla3272 visaha qaahira immisa weeye
@husseinmohamed9550
@husseinmohamed9550 Жыл бұрын
Ninkan wa reer djabuuti hadlaya
@nuuriyenuuriye14978
@nuuriyenuuriye14978 Жыл бұрын
Ninkaan ma wardi aan qaahira UGA Soo tahay baa walaalo
@awilhasan3801
@awilhasan3801 Жыл бұрын
Haa
@umumahamed1287
@umumahamed1287 Жыл бұрын
Intee kaala xariiraa
@namiup0274
@namiup0274 8 ай бұрын
Anaguba Islama noodplan Karin wadankeena ayey ka shidan tahay adigusoomaali ayaan tahay maxaa kuu diiday inaad wadan kaaga joogtid maxaa Loohuis wareegi wadan Aadan lahayn ama afkiina xirta ka shaqeeya sidii wadanka Loohuis wada noolaan lahaa ahahaha😢😢😢😢😢
@moments7182
@moments7182 Жыл бұрын
Brother what is the name of the mall you are driving through?
@axmeynurka
@axmeynurka Жыл бұрын
Al Azhar ardeyda aqrisato waresi layelo lipax adhigo raali ah
@TheQueenshankaroon
@TheQueenshankaroon Жыл бұрын
Education is not a good over there if you went education just go to Kenya and always in Arabic country you would feel different. but after you finish your education, you always can come back just to learn Arabic.
@shafieatam1133
@shafieatam1133 Жыл бұрын
Nio kazakhstan nogu imow
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Xagee lagaa Soo wacaa
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 Жыл бұрын
@Metrx0 wuxuu jooga Almaty
@samirahassan6882
@samirahassan6882 Жыл бұрын
codkaga wa gaban yahay
@geriileguled347
@geriileguled347 Жыл бұрын
Taleefankaaga ADM (pls)
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Жыл бұрын
Isdahgel? Between who?. No need of staying with a community if its not easy to intergrate with. In the longterm lack of intergration will be cause of discord ...from the second generatiin onwards
@Bro-rg1cr
@Bro-rg1cr Жыл бұрын
Do you integrate with the communities in the west? I don't think so
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah
@abdinasirhusseinali5898
@abdinasirhusseinali5898 Жыл бұрын
Dalkiina maaal gashta Soomaalaay.
@negeeyestudio.5925
@negeeyestudio.5925 Жыл бұрын
Landherayaal follow iso dheha
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 Жыл бұрын
❤❤
@omarmohamed9427
@omarmohamed9427 Жыл бұрын
❤❤
SIDEE AYAAD GURI U KIRAYSAN LAHAYD MASAR QAAHIRA🇪🇬
15:25
RAHMA 🇸🇦
Рет қаралды 7 М.
Diyarad ayaa ku dul maray ahraamta | Egypt 🇪🇬
15:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 65 М.
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Vlog qahira masar somaliada maasar egypty luul iyo zaki
10:04
LUUL&ZAKI
Рет қаралды 14 М.
Yaxaasyada ma lagu korin karaa Guriga - Dhaqanka reer Aswan
15:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 40 М.
NOLOSHA MASAR IYO XAQIIQDA KAJIRTO
20:04
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 32 М.
Wa imisa Kirada Guryaha Alaabta taalo masar?
8:30
Somali Family
Рет қаралды 9 М.
Nolosha Soomaalida dalka Lithuania
10:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 77 М.
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН