Ani dalkeyga joogaah ku lahaa geedi sahan waji malahan 😂😂
@iskaandarahmedali526542 минут бұрын
Sacadadin, JSL ... Mash'Allah tabarak'Allah...❤❤❤❤ One love the Republic of Somaliland ❤❤❤
@sbiofficial238546 минут бұрын
Masha allah❤
@allfurqaniyachannel649652 минут бұрын
ماشاء الله تبارك الله الحمدالله رب العالمين اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين والحمدالله رب العالمين
@Sirat-c8lСағат бұрын
Ninka is Qarinaaya hadii uu soomaali ahayn maamulka la wadaaga war bixinaddan.
@horseedmedia5456Сағат бұрын
Sacaadadiin, Awdal. Dhul Gadabuursi.
@taartogСағат бұрын
Waxaanu leenahay Xabashi yaaan laga ogolaan in ay qabsato dhulka. Nin kaa xoog weyn hortaa buu xamaaqaa ayay Somali tidhi. Wado maleh oo nidaam maleh oo dowlad maleh soo wax laga alabaryo maahan.
@mohammethsuleiman9620Сағат бұрын
Sacadadiin lama mid aha jaziiradaha kale lakiin magaca la wadaagtaaaa Somaliland Alle ha baraakeeyo iyo dadkeedaba Somalilanders selamclykm ❤❤❤❤
@Barahow-z9kСағат бұрын
Dhamanteen somali ĥhhhhhh my firmly
@KarbaashKarСағат бұрын
Reer seylac talow ma yihiin dad lala noolaan karo
@XamseDahabiСағат бұрын
Mashalaah qurux badanaa dhuulkaygii hooyo
@yonismohamed4856Сағат бұрын
Mahadsanid Geedi sahan dadaalka aad gelineso so gudbinta bilicda dalka❤
@MadaalePromax-lj2dyСағат бұрын
Keep going
@muhacaday8806Сағат бұрын
Geedi sahan waa ninka kaliya ee aan taageero
@DalmarYare-b4tСағат бұрын
NINK KAAMARDA KA BAQAYA WAA CRIMINAL
@DalmarYare-b4tСағат бұрын
QALAD U JOGAA CARABTA CAABUDKA JOOJIYA NINKAA DAD SOO DILAY UGU YARAAN AMA WAA NIN MUQAADARADLA IIBIYA
Maashaa allaah tabaaraka raxmaan aniga waxaa aaminsanahay inay seeylac soogaareen saxaabadii sikastee uqariyaan ilaahay waasookashifidoonaa aniga waxaan aaminsanahay inàan taariiq fiican leenahay waa dadka kaliyaah ee caalamga kufaafiya diinta islaamka waa la iskudiraa si ay iskuku mash quulaan lkn waa dad diintooda kufaana cadawgana alaha naga qabto midkaqarsoon iyo midka muuqdaba war soomaaliyeey taariiqihiina baarta oo allaah subxaanahuu watacaalaa talasaarta waad heli doontaanee inshaa allaah
@hamiidcigehassan28902 сағат бұрын
Mashaa allah good video
@Koomaali2 сағат бұрын
#GeediSahan Geedka Mangrove wuxuu aad ugu baxaa biyaha milixda leh, waa 3 Jaad midka Jaalaha ah iyo ka cagaaran ka madaw.. dhamaan waa laga helaa Sacaadiin. Waxaase quman inaad Dadka ku dhiiri geliso in Jaziiradaha la dhireeyo iyo in Qashinka laga nadiifiyo iyo in Geedka Garanwaaga la dabarjaro..
@queenmajabto12342 сағат бұрын
❤
@abdiwahidabdalle11122 сағат бұрын
Ninka Arabka ah ee Kaameda diiday.. waa nin jaajuus ah Sababtoo ah qof dhib haaysto caawinaad ayuu dadka weydiisan lahaa.. sirdoon ayuu u shaqeeyaa hadii la baari lahaa..
@engjeesto2 сағат бұрын
Muqalkii ugu quruxda badan an ka dawado chanelkagaga
@CabdirisaqMacalin-cr2lo2 сағат бұрын
Geeddiyow sxp music 🎶 soo dhexgalayo sideen ku helaaa wn jeclaady wllhi
@MaxamuudMaxamed-sm3ub2 сағат бұрын
❤❤❤
@KhadraCismaanghy2 сағат бұрын
Waxaan ku faanayaa inan somaliland oo sidaa u quruxbadan aan ka dhashay xiligaan doonana tegayo شكرا يا ربي❤❤
Hore u soco walaal dhulka Somalida waa barwaaqo lakiin dad madax wanaagsan ayaan haysan halka wadamada aduunka jasiirado gacan ku samays ah balayiin dollar kasoo xareyaan sanadkii anagana kuwii allah inogu deqay ayaan aqoonin xitaa
@Cabdiraxman-k5j2 сағат бұрын
Filimka berito baan dhamees tirena ok😅😅
@Daauudyusuf-dr5zr2 сағат бұрын
Well done ❤❤❤
@abdimuhumad71553 сағат бұрын
Awdal bay ku taala haduu yidhi awdal cirka kuma taale somaliland bay ku taala , ee ka leexda geedi libaax
@abdimuhumad71553 сағат бұрын
Ninku waa wadani waana nin reer Somaliland ah oo isaqa marka waxwalba lama siyaasadeeyo adeer magacu muhim ma aha in marwalba lasoo qaado wxn dhalinta dalka ayuuba dalka baraya shaqadi wasarada dalxiisku dayacday ayuu buxiyay marka u mahadnaqa hab badawtinimo ah ha ufikirina jalayaal
@aliibrahim10123 сағат бұрын
Lkn dadkaan waa wada askar Ethiopianka wadanka jooga ama soo gala sirdoon ahaan baa loosoo diray
@HusseinMohamoudali3 сағат бұрын
@Geedsahan gulayso brother shacabka dadaal bad u haysaa
@HusseinMohamoudali3 сағат бұрын
Maansh alleh DHULKEEYGA GOBOLADA AWDAL SALEL IYO GABILEY DAHAB BA KU JIRO ALLEH U FUDUDEYO DHALINYAADA
@horijoogmedia3 сағат бұрын
Sacadaadin,somaliland ❤❤❤❤
@Caqiidadaadatoosi3 сағат бұрын
Geedi Sahan. Muusiga nashiido ku bedel.
@Caqiidadaadatoosi3 сағат бұрын
Geesi Sahan Muusiga nashiido ku bedel. Soomaalida wey ku jecelyihiin.
@Caqiidadaadatoosi3 сағат бұрын
Geedi sahan You are pest you tuber . Muusiga nashiido ku bedel Inshaa Allaah Malyano ayaad gaadhaysaa