Geedi Sahan 1.M wuu uqalmaa ee wiilka taagero umuujiya Somaliyeey 👍
@cabdifitaaxdaahir48914 күн бұрын
Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯😢😢😢😢
@qapaxyare762312 күн бұрын
Odhaah xaqiiqo ah alle haku barakeeyo
@MohamedNuux-k3e6 күн бұрын
Waa run
@Pringels.14 күн бұрын
Nin aan shaqayn shaax ma cabo. Reer awdal iyo guud ahaan ummada soomaaliyeed waxaan leeyahay xadaarada, shaqada iyo aqoontaba nimankan ka barta. Salam from Burco.
@qaniempire491414 күн бұрын
Ina mari sxb aanu aadno
@ZamiirCade-s2l14 күн бұрын
Welcome brother ana ku gynya@@qaniempire4914
@Siciid2214 күн бұрын
Aniiga diiyra ah from burco
@MohamettAbdi-x6v14 күн бұрын
Waa arrin wangsn hada aaminsan thy somalinimda❤😂
@Siciid2214 күн бұрын
Ka khaldan
@HassanAhmed-yf7vm14 күн бұрын
Dadka soo qoraaya masha allah waan la yaabay, dadka soomaalidu 100% waxay ka xanuunsanayaan xaga maskaxda, sababta aan idiin sheego god 71M ah oo hoos u qodan oo lagu dhaadhacayo tiiyoon la wadan wax safety ah, waa kahatar wayn😢, godadka marka lagu dhaadhacaayo waa inaad xidhataa safetyga madaxa, dhexda iyo dhabarka waa inaad ku xidhataa xadhig, Video-ga maan dhamaysan sababtoo ah waan cabsi cabsi, Allah dadka soomaaliyeed caafimaadka maskaxda hau soo celiyo waa umad wada waalan dhamaantood.
@YaasiinDeeq-co8ef13 күн бұрын
Kkkkkkkk
@kaafi_ahmed693412 күн бұрын
😂😂😂
@maxamedxuseen17406 күн бұрын
MAASHA ALLAAH WAA DUCO, CEEB MAAHAN. Alle oo la talo saarto badbaado ka wayn ma jirto. Midda kale Soomaalidu waxay ku maah maandag GEEL LABA JIR SOO WADA MAR. Halka ay wiilashaasi was u raadinayaan ayaa adduunyada hormartay ku wada bilowday, ka dibna tartiib-tartiib ayaa horumarku u yimid. Qalabkii ayaa la hormariyey, hubkii was loo qoday ey ayaa la hormariyey, qalabkii bad wadada ayaa iyaguna hormaray. Farsmada casriga ah waxay ka bilaabatay TUMAALKA. Anagunna TUMAALKEENII WAAN CUNSURIYEYNAY. Markaas ayaan adduunyaddi ka harnay.
@mohamedhassan-en5wr15 күн бұрын
Reer ayeyday samroonow aan idiin imaado isoo dhaweeya ayeeyoyaal iyo awoowayaal ❤ dahabka aan idinla faqee
Diyaar ayaa laguu yahay abti anoo deganada dahabka ka soo jeeda ayaa ku soo dhawayanaya. Sacad dahabka laguu baadho soo diyaarso inshallah
@siciidaxmed296315 күн бұрын
@SamatarIsmailIseabti Ana aan imaade maxaan soo qaata qalab, xageen kalaso xidhiidha
@FivePerson-mj8fw14 күн бұрын
😂😂😂😂 is kalif ayan islaha lkn marka laguso jawabi wayey ayan iska dayey muse qac@@siciidaxmed2963
@cabduqaadirmacaani153215 күн бұрын
Meeshaan mas uuliyad daro ayaa ka muuqato riski ayay galeen waa halis wayn haddii uu ku dumo ka waran haddii roob xoog leh yimaado ka wàran meeshaan allaha ku ammaansado dhammaantood
@Sahal.moktar930815 күн бұрын
Dad baa ku dhintay markuu kusoo dumay
@abdallayuusufyuusuf98415 күн бұрын
Waa sax waxaa Soo xasuustay xadiithkii 3 da nin, ilaah ha Nii amaansado
@ApdulRehman15 күн бұрын
Walahi waa halis aad u weyn Allah bad badiyo dhalinyaradan❤
@maxamedxuseen17406 күн бұрын
Maasha Allaah, shacabkii Soomaaliyeed hurdada waa ka kaceen. Allaha u barakeeyo xoogooda.
@Ahmed_somalilander15 күн бұрын
Masha Allah Rer Awdal waa gob sharaf iyo karamo ilmaderayal ❤ Go forward brother #Geedisahan
@SahroAhmed-xm8eu6 күн бұрын
Masha allah wlh wa dad aad uwanagsan oo kheyradka dalkoda ka faaideysanayo Waxan maqli jiray dhukena waxa dhax jifa dahab iyo macadin qaliya hadase wa tusaale cad ee an arako Dadkenow illahay inagu beeray an ka faideysano kheyraadkisa, aqontisa iyo farsamoyinki an kula soo bixi laheen an ku dadaalno. Shisheeyuhu wuxu inooga hari la yahay wa intan un. Caqliga ha shaqeeyo ree awdal guuleysta🇸🇴💯🫡
@BisharThe15 күн бұрын
Nin howl kar ah baad tahay guuleyso geedi
@AbdirahmanAbiib-lu7fs15 күн бұрын
Geedi sahanoow wan ku tageera saxp runti KZbinr na wa tahy wariyee na wa tahy sabbto ah KZbinr da kle inta badn wey iska socdaan uun iyagoon waxpa falnqeyn adigu see waxna wad na tusta waxana wa nabrta legend ba tahy zxp legend inaad tahy Walhi qoraal kuguma qeexi karo wllkey keep going pro ❤😊
@MuscabDesign3000014 күн бұрын
Geedi sahan sxb marka hore wan kugu hambalyaynayaa shaqada aad uhayso umada somaliyed sida quruxda badan ee aad ugu soo gudbinayso nacfiga kujiro dhulkeena sxb in aan xog dheeri ah kuwaydiiyo ayan rabi lahaa dhawr meel oo dahab laga qodoyo ayaad soo martay wana kula socday😊
@salmanhassan164415 күн бұрын
Plz 300k ku tuura geedi sahan wllhi ka badan buu u qalmaa
@Wadaniga17815 күн бұрын
Macha allah dhulka samaron nimca taala, beero,ceelal milix ah,khayradki bada iyo dahabki allaha inoo barakeeyo
@HassanAhmed-yf7vm10 күн бұрын
Bada iyo milixda waxaa iska leh ciise binu axmed
@user-fardusa2335 күн бұрын
Carab mia banu axmadkas halku naga so galy wll😂@@HassanAhmed-yf7vm
@SaidOmar-c2w15 күн бұрын
Waxaan soo jeedin lahaa in dadkaa amaankooda iyo badqab kooda hadda laga fakaro, sababtoo ah Gobolkaas waxaa ka dhaca mararka qaar dhul-gariir kaasoo sababi kara waxyeelo soo gaadha dhalinyartaa godadka yoomkooda ka raadsanaya, waad ku mahadsantahay Geedi-sahan soo tebintaada quruxda badan.
Kan caml miyaa qodaa wll mise midka warshadeysan iibisaa
@saidkaamil601815 күн бұрын
Godadkan hawo ayy u baahan yihiin Wa khatr xaga hawada Dadka neeftu dhibto magali karaan meeshan
@CabdiraxmaanCcumar15 күн бұрын
Maasha Allaah adeer dhulka nimco way buuxdaaye hala Aamino
@ismailsalah704815 күн бұрын
Mashaa Allah
@AbdulilahUgas14 күн бұрын
Gedi sahan ku shugroya Allaha idinka Soo badbaadiyey meeshaa macafamta Laga qodo,dadaalbaa ku jirtaane camalka aakhirana adiga iyo diiny u camal fala
@adan520915 күн бұрын
Umad walba dahab bey qodataa weli ma arkin meel la soo duubayo aduuyada loso bandhigo. Cadowga mar hore ayuuw ilaashadey# mahaa difaac ahoo idan yaala. .
@danielpubg576915 күн бұрын
Geedi sahan waa nin dhalinyaro ah oo karti badan sxb good job kuso dhawoow dhulkaaga hooyo from Borama
@bashirkarinle647415 күн бұрын
Reer boorama ama reer awdal dhan walba waa ka dhisanyihiin xag aqooneed iyo xag hormarba qof halkaas ka shaqeya ma jiraa o meshaas aan ugu soo hagaago
@suhurnasir258515 күн бұрын
Mash allah ilahay ha barkeeyo❤️
@abshir19748 сағат бұрын
Manshala dalkeena nimcaa fadhida 👏👏👏👏👏
@MohamedShide-r3d15 күн бұрын
Masha alla geedi sahan halyeey baad tahay ,barnaamijyo qiima Lehna waad soo gudbisa
@AxmedcumarCabdi15 күн бұрын
Masha alah geedi sahan shaqo wacan
@abdisamadhussein392412 күн бұрын
Kun doolar baa naga soo gasha, sadaqana waan kabixinaa Hadalkaaas baa iga gadan aniga Ninkaaas aduunkiisa iyo aaqiradiisaba wuu shaqeystey
@madoorankareealownoodooral77015 күн бұрын
Geesi,sahan guulayso Dad barwaaqo ku taaganoo iney baxaan badda/yurub uunka sugaaya waa belaayo aduun
@yahye_remy15 күн бұрын
Jazakallahu kheyr Wll Geedo Sahan 👏❤️
@FivePerson-mj8fw14 күн бұрын
Al waba dad qabow wlhi ma intaso kaliyaa ayad qodeen iska anaga idin so gurmanaynee From hargeisa dariska xaqooga hala dhowro dadka dahab iyo cilmigow 😁
@xasanbade134415 күн бұрын
Best youtuper geedi sahan
@maryami229915 күн бұрын
Waa waxay itoobiya lasoo waalatay oo imaaraad Canada uga soo wado Dhaka’s buu imaaraad arkay oo in uu shack rabaa
@dauorad14 күн бұрын
walhi waaa rag dhulkooda iyo nimcadooda ka faideystay guulaysta
inaadeer wale hadii 1m kuhayo wan kusiin lahaa best KZbinr geedisahan salaama
@abdilahisadiq427014 күн бұрын
Dadku naftooday uhurayan si ay uhelan nolal wanagsan Alle hasiyo nolal wanagsan
@cabdikaafichannel8515 күн бұрын
Hambalyo 300k geedisahan
@diinyjunbox15 күн бұрын
Hard worker 💪🏾
@GeediSahan15 күн бұрын
Mahadsanid
@DekaIlyas9 күн бұрын
Masha allah allaha dhul barakysan ayuu allaha noogu deeqay keep going inader geedi sahan beerka kaa ogsoonin hadaan ree awdal nahay ❤
@crisaaq387714 күн бұрын
Asc Masha allah Masha allah Masha allah allow noo barakee dhulkayaga khayraadkayaga from awdal state somalia 🇰🇿🇰🇿🇰🇿
@IsmailMusa-qc9js14 күн бұрын
Hhh😂😂😂 riyada ka kac bro, meeshan nafis hakaraadinine
@AhmedMohumed-n5c2 күн бұрын
Maasha alaah dahable fiiçan
@AbdiismailDarar14 күн бұрын
Maasha Allah Reer Nuu, Rose Royals Waa Gob Waleeh
@khatter_eprahim_opthyrahman14 күн бұрын
Wuxuu dhibatada u maryaa is uu vedio qurux badan noogu soo gudbiyo pls aynu taageerno 😢🎉
@Sumayakhadar_64515 күн бұрын
Coming soon 300k My team geedi sahan❤🎉
@FarhiaHiraabe14 күн бұрын
Masha alaah ilaah ha u barakeeeyo
@MahamedAinan15 күн бұрын
Legendka reer farah nuurka si khaasan usalamay😂
@mohamedisloow77213 күн бұрын
Msha allah Allah ha'idin barakeeyo walalayaal
@عبدالرحمن-المقدشي15 күн бұрын
Rizqi taran Eebow u sahal nafsaddodana magangeli, nin xalaal doontay iyo mid xaaraan doontay ee Soomaali u kala bexeen, kuwani waa kuwa xalaal dalabka ah baarkallaahu fiihim.
@ZamiirBaashi11 күн бұрын
Masha Allah ilaahay ha idiin barakeeyo
@BALCKMAN1312 күн бұрын
MASHA ALLAH DHULKANA HOOYO BARWAQ TALO❤❤❤❤❤
@XafsaMaxamuud-pd3dk13 күн бұрын
Xasbunallaah wanicmal wakiil illhoow ku amaanso wllhey khatar bey ku jiraaan war sadaqada badsada
@AbdikariimWarsame-m3q15 күн бұрын
Qof reer awdal ah oo u war haya dahabka ayaan rabaa ha ila soo xidhiidho fadlan 👍
@sahalomer445615 күн бұрын
Isoo qabo sxb
@AdaMMahameth15 күн бұрын
Aniga jooga meesha walal go ama awrdil
@SamaaleGmail15 күн бұрын
@@AdaMMahameth wllo ma adaajoga nio inoo kashaqaysan islahaaye ma wada shaqo galnade
@janojecelxusen15 күн бұрын
abowe reer reer aya lo kala ilashada dahabka yaanay ku dilin ragu😂 waa kaftamaya risqi hadu jiro wa heli
@cabdaladaahir853915 күн бұрын
@@AdaMMahameth sxb xagee lagala so xiriiraa
@fahadmukhtaar2915 күн бұрын
Hambalyo Hambalyo sxb sare guuleyso
@cabdiqanixuseen999715 күн бұрын
Miyaad Garanaysaa Sababta Ay Ethiopian ku ugu waalan yihiin Dhulkeenaa hooyo ,Waa khayraadka bad iyo Bariba alle ku beeray ,Iska daa inaanu Ictiraaf ku badalana ,hadii layidhaa Aduukoodhan baa idin hoos imanaaya wlhi ku badalan mayno Nin iibinkara ama Bixin karaana majiro
@Abdirihmanhasan325515 күн бұрын
Aad iyo aad
@robleahmed255815 күн бұрын
Nacalaa dayuusnimada kaaga yaal.War calanka noo dhig dhilaa ku dhashaye.