ADEER WAAD DEG DEGAYSAA. WAXAAD BARTA SIDA SUAALAHA LOO QAADO IYO 2 LABADAADA SUAALOOD INTA AD U DHEXAYSIINAYO. WAAYO SIDII QOF MAXBUUSAH HA U WAYDIININ. SHUGRAN ADEER. MAHAD SANID
@sakiguray324812 сағат бұрын
Haa intasa KA maqan
@MaslahMahamedDuale155 күн бұрын
Adal Empire of Gadabuursi❤❤❤❤
@MedIbrahimidrissIbrahim5 күн бұрын
😢😢😢😢
@MmiMmi-ih7hh5 күн бұрын
Dhulkan iyo bada alle ka sokow ciise lehe md iimansataan deegankina 😢
@MaslahMahamedDuale154 күн бұрын
@MmiMmi-ih7hh Ciise waa ayo ?
@MmiMmi-ih7hh4 күн бұрын
@@MaslahMahamedDuale15 kuwad ka qarafeysatan weyi
@MaslahMahamedDuale154 күн бұрын
@MmiMmi-ih7hh Cay iyo aflagaado wax kuu tari maysee qoxootiga laabshadiisii way dhawdahay😂
@CabdimaligMusee-j8r4 күн бұрын
Walahi walal waxa aan kaala soo hadlaya Bosaso horey u soco shaqo wacan ayaad haysaa waa in Dawladah somaliya ay ku taageertaa waayo waxa aad nakala baraysaa khayraadka aan ka indha la'nahay
@sir__cmc4 күн бұрын
Somaliya wax layidhaa ma jiraan hurdada ka kac waa 2025
@sssdddf85084 күн бұрын
Halkaasi waa somaliland smell the coffe
@TaaroFihri-f9i4 күн бұрын
Hhh shacabka beenta lagu akhriyay ee waashay meeshu waa somaliland
Waa bacaad ee Jasiirad ma aha,dhulka waa Soomaaliya ee Gobolka Awdal ee ee Waqooyiga Soomaaliya,l.
@claramuller96925 күн бұрын
Gloria a Dios, la elección de Donald Trump ha cambiado mi vida. Dios nos ha levantado a mí y a mi familia y nos ha llenado de alegría. Imagínense pagar todas mis deudas y recibir $14,000 cada 12 días. Que Dios bendiga a la Sra. Camilla H Thees
@césaromo11165 күн бұрын
Lo mismo aquí comenzó con 7000 hace dos meses, ahora puedo decir con valentía que he recibido más de 23,000. Dios es genial😊!!
@JordiSoler-j5c5 күн бұрын
Cómo se hace? Puedes compartirme por favor? Tengo mucha deuda hipotecaria que pagar. Me acabo de mudar de Juárez a Nevada el año pasado. Julio
@samuelsaldaña20385 күн бұрын
Vaya, ¿también conoces a Camilla H Thees?
@JosepGarcía-x9l5 күн бұрын
ella es una mujer muy generosa en California que dona a organizaciones benéficas y ayuda a las personas a aumentar su capital.
@CarolinaMorales-l9p5 күн бұрын
Están sus servicios disponibles para uno aquí en Puerto Rico🇵🇷?
@abdallashoble2547 сағат бұрын
Muuqaal wax kale ah
@Yaabkayaabkii4 күн бұрын
Ilaahay ka baqa hadii aydaan tukanayn. Marka slaada lagu wax duubka joojiya qolooyinkan KZbinr ka ah❤
@mustafeabdirahman86864 күн бұрын
Waa dhul samaroona masha allah❤
@sayidmohet54264 күн бұрын
Waa dhul sacad muuse 😅
@AB-im6de2 күн бұрын
@@sayidmohet5426astagfirullah
@أجملالوردةКүн бұрын
Waa dhul somaaliyeed
@ibrahimmohammed44095 күн бұрын
Gadabuursi waynow Dhulkiina ka faa idaysta ilmaderayaal from Ciise✊🏾✊🏾
@fardusafarah85205 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂qabilka mad sheegatid maskinyahow dhulkan ciisha lee samorontuna wa marti
@Qariib5 күн бұрын
wll qabiilka inaga dhaaf wiilkasta iyo gabadhkasta Soomaaliyeed ayaa leh ilaahey sokadii markaa reeraha yeynaan guriga kala iman mahadsanid❤❤❤
@nawaladam1145 күн бұрын
Qudhun qabyaaladi ciishay maskiin
@alihassenroble46335 күн бұрын
Xafajo ayad iska thy Hadana ciise sheganysa 😂😂
@nadiamohammed53305 күн бұрын
BEESHA GADABURSI AMA SAMAROON WAA INAAD CANSHUURKA QAADAAM KALUUNKA JABUUTI LOOGU QAADAYO EE BILAASHKAA LOOGURANAYO
@Ahmedmahadcaruus2 күн бұрын
Masha allah
@mancity_20235 күн бұрын
Awdalian ❤❤
@abdallashoble2547 сағат бұрын
Guul wll @geedi Sahan
@husseinaden75604 күн бұрын
Mnsha allah
@husseinibrahim-y8h2 күн бұрын
Maansha,allah,dhulkani waa dhulkuhaboon dalxiiska ee halaqurxiyo dalxiisna halootago jasiiradahan bara dadka udhashay dalkeena.
@OmarShawqi-t8eКүн бұрын
Mcha Alan Somaliland❤❤
@Noorhass-o4n2 күн бұрын
Waa dhul samaroon
@qooqane014 күн бұрын
Geedi sahanoow soo duub Geedkii Cumar Shardi ee inta u dhexeesa labada xuduudood
Xoolahaygiii. Geedi sahanow. Kolay laga yaba inaad I xasuusatid. Subaxnimo. Abaaro 6;00. aan ka soowada baxbay Gasiirada Xeebad.aan ka soowada baxnay ee aad u socoteen. Saylac. Laashkii labad ee ini ilalinayey ilahay ayaa wax ilaaliyeeh Ayaan ahay pro Guulayso. Brother meelwalba
@GeediSahan3 күн бұрын
Haa Mahadsanid walaal
@CabdoNuur-w4mКүн бұрын
Waxaa iyo wax ka badan ayaad iga mudantahay my brother. Guulayso
@rayan7814 күн бұрын
Dhulkii samaroon ka masha alllah❤❤
@layladheman65342 күн бұрын
Cajiib bal dhulkeena eeg mnsha allah dalxiis ku wcn walhi dhul noocas ah jira isma lahay 😢❤❤
@khadiijacabdiraxman13085 күн бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah quruxbadanàa❤❤
@NajahSakariye5 күн бұрын
Mansha Allah geedi sahan
@MohamedElmi-ly1dv15 сағат бұрын
Xududka somalia 🇸🇴 Djibouti 🇩🇯 wa meel qurux badan
@markoozchannel282112 сағат бұрын
QADAADWAYN NACALAD AH WAAD MAQLAYSA XUDUUDKA SOMALILAND IYI DJABOUTI LAGU LEEYAHY FUTADA SOO DHEX DHIGAYSA QARAXLAND KA CARAR MEESHA😂😂😂😂
@HousseinYare3 күн бұрын
Sulukhsia🎉🎉🎉🎉 mashallah gedi sahaannn🎉🎉🎉
@arrehnadin895 күн бұрын
Mahadsanid Geedi sahan ❤❤❤
@robleahmed25584 күн бұрын
Guul Jamhuuriyada Somaliland iyo dhulka reer abtiyaashayda sharafta badan Maxad Case/ Gadabuursi.
Qofka ugu warwarka badan aduunka waa ka isagoo Muslim ah aan Tukan salaada😢
@kingahmaadi99523 күн бұрын
Adi qofka kulama joogo ogaaw waxyabahaas oo kle danbi kugu tahy balse hadii aad arkeyso agtaada jogo uusan dukeen waka hadli kartaa lkn video laduubay haku xugmin inee istajiyeen soo tukadeen laga yaabaa adne adigoo maqlayo salaada ma aadid asaa dadkle ka hadleeee
@saraAhmed-w8f4 күн бұрын
Geedi sahan best youtuber 🎉❤
@adalchannel59385 күн бұрын
Keep going brother geedi sahan 🎉
@khadarmahdikhadar74524 күн бұрын
Samaroonow abti dhulkiina dhista oo maal gashada ❤
@siaragali14393 күн бұрын
Qabyaalada dhaaf dhulkan reer maleh
@Yusufliban-ty2tl4 күн бұрын
Maasha alaah geedi sahan channel wan idin salaamay Dalkayagii ayaad na barteen aad baad u mahadsantihiin
@SaalaxDigle5 күн бұрын
Waw waa inaan tago mar cidhifkaa❤🎉
@MuseIsmail-125 күн бұрын
Saaxiib Aniga xitaa Hami baa Iga galy in Aan Aado
@muminomar50042 күн бұрын
M.allah dhulka cise waa barwaqo bad iyo bari baa🎉❤
@MrDalmar5 күн бұрын
I love it .. good job Geedi Sahan
@micnaha_nolosha5 күн бұрын
Ar geedi sahan 1m hala gaarsiiyo somaliyeey🎉🎉🎉
@AbdiaaziizOsman5 күн бұрын
Qabiil iyo qurun qof ka sheekeeyo ayaa 1m gaarsiyan somalidu
@HussainB.M4 күн бұрын
Geedi you hard worker keep going
@KeinanJunior42334 күн бұрын
Masha alh Somaliland
@bukhaaribade27764 күн бұрын
Waa barnaamij xiiso leh iyo geedisahan oo u hagarbaxey dhulkeena sidii aw inoo bari lahaa.
@aminasudhi12585 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@pldadkomchannelofficial4 күн бұрын
❤❤❤
@MahamedAmin-y7b2 күн бұрын
Mansh llh gedi sahan
@fartuunmohamed1062Күн бұрын
War waa la yaqaan ee dalkaan beylahda Allah ha badbaadiyo hana u soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo ee dalkaan badbaadiya hadii kale sida falastiin ayaa idinku dhici doonto