GEEDI | MAGAALADII LUNTAY EE SOMALIYEED | S-2 Ep- 13

  Рет қаралды 11,176

Faysal Shaik

Faysal Shaik

Күн бұрын

Пікірлер: 484
@CabdiAliyuusuf
@CabdiAliyuusuf Күн бұрын
Waxaa hubaal ah inay ahayd magaalo somaliyeed xiligii boqortooyadii ajuuraanka magaca geedi ayaa cadeeyn ah
@abdikadirelmi8138
@abdikadirelmi8138 Күн бұрын
Geedi Waa magac somali ah waa magac wiil macnaha hadaan isku dato waa wiil dhashay iyadoo geedi la yahay reerka oo geedi ah ayuu dhashay sidaas ayaa geedi loogu bixiyey
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p Күн бұрын
Qabyaaladaba waad taageertaane, u Kala kiciya wlaalkeen chanelka
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Күн бұрын
Aad u weyn sxb. Lkn maalin uun InshaAllah wax waliba way hagaagayaan. Mahadsanid
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p Күн бұрын
@@FaysalShaik1 you welcome brother, I'm right in the middle of the Video now kkkk Ruin City wary of the snakes you mentioned earlier 😅
@landerbinulandef5p
@landerbinulandef5p Күн бұрын
@@FaysalShaik1 Faisal, do you know itchyboots by the way?
@ogaalmedia1363
@ogaalmedia1363 16 сағат бұрын
Geedi waa qof guuritaan ku dhashay
@mussali3427
@mussali3427 13 сағат бұрын
erayga macnahiisu waa guuritaan, markaa waa run marka qof loobixiyo waa qof dhashay reerka oo geedi ah. yacni guureya.sida mire, qof habeen dhashay, waaberi,subaxhore dhshay, dharaar, maalin iftiin dhashay, cawees, habeenka inta la caweynayo ee xoolaha la maalayo dhashay iwm. marka hore waa macnaha magaca ( noun ). haddii qof loobixiyo waa tilaamaan ( adjective ).
@NuuradiinShardi
@NuuradiinShardi Сағат бұрын
Geedi sahan oo geesi ah ayaa tahay guuleyso pro
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 Күн бұрын
Ajuran Empire ayaa Lagu sheegaa in ay gaareen xeebtaas
@akhalif579
@akhalif579 Күн бұрын
Waa magaalo weyn oo qurux badneed waaga, Geedi definitely Somali name, dhanka kale magaxa gaalla soomaalida ugu yeeri jirey marka kuwaan yaa usheegay waa hubaal magaalo soomaaliyeed aheyd.
@Tasniim1
@Tasniim1 23 сағат бұрын
Kolay Geedi waa magac soomaali wax kale oo aan kudaro oo magaaladan kusaabsan garanmaayo. Saa horeyba uma maqal.
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 10 сағат бұрын
8888 qof aya iga hor daawaday sxb from jigjiga Somali galbeed
@Abdirahmankoronto1
@Abdirahmankoronto1 Күн бұрын
Gedi Ruins, the historic medieval abandoned Swahili settlement. Bro, you reminded me of my GHC lessons back in primary school. Sweet memories. Geedi is a Somali name, loosely translated to 'Traveller' or 'someone born while the family is on journey/long trek'...remember Somalis as nomadic community known for trekking from one place to another in search of water/pastures for their animals.
@mayowomarr5123
@mayowomarr5123 18 сағат бұрын
Makes sense
@abdirisakmohamed6629
@abdirisakmohamed6629 Күн бұрын
Qofka isagoo reerku geediyahay dhasha ayaa ladhahaa geedi
@ayaanibrahim4553
@ayaanibrahim4553 Күн бұрын
Zxb faysal shaik waan ku salmy horta baryahan aad iyo aad baa uu ragty waxan rajaynay inad noo soo dhakhsato inshallah muuqal xiga hanoqdo Tanzania ❤❤
@mascutt_10
@mascutt_10 23 сағат бұрын
4,911 Views...Habari Gani Bro....We missed you... checking here everyday, finally the legend Him self is back....Greeting From Us
@4u-n5k
@4u-n5k 5 сағат бұрын
10,160 baa igaga horaysay. Never give up bro guulayso.
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 Күн бұрын
2148 views baan ugu imaaday sxb Faysalow , hore u soco bro 👍
@mahadsheikh2107
@mahadsheikh2107 Күн бұрын
Geedi = Journey, travel. Reerka waa geedi means the family is on the move.
@Muslixtrades
@Muslixtrades Күн бұрын
329 views in 29 minutes. Geeddi macnahiisu waa qof guuraya oo safar ku jira sidaadan.
@zaynbulshaawi1014
@zaynbulshaawi1014 23 сағат бұрын
Waxan ugu imaaday 4,179 views Keep going my brother Wn kula socodaa
@diinishdiini48
@diinishdiini48 22 сағат бұрын
Geedi babow wa boqortoyo kajirtay gayiya somaliyet❤❤❤
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 Күн бұрын
Faysal waa ka xumahay Tyre ka qarxay waa qayb geediga aad ku jirto ka mida, reerka geediga ah marka ay cidlo u hoydaan dhiba hesha iska ilaali cidlo difaac sido Libaax iyo bahalka ku garaacdo❤❤❤
@Mohamed23197
@Mohamed23197 Күн бұрын
Bro take care I saw punch time you stood middle of the road, wish you safe journey.
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 22 сағат бұрын
Mashaa Allah say alhamdulilah because you not out of city how about animal lion other animals always say alhamdulilah good luck bro
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 Күн бұрын
Geeddi is Journey. Tell that young man next time.
@xayaat
@xayaat 23 сағат бұрын
4.753 I wish you well bro
@ZuZuDahabo
@ZuZuDahabo 22 сағат бұрын
5002 Hore u soco walaal Ilaahayna haku garab galo
@zack12951
@zack12951 Күн бұрын
1.7k ayaan ugu imid
@aliimohamed1776
@aliimohamed1776 Күн бұрын
views were 1078 in 2hours feii i admire your videos for real, there was something surprised when you said u don't kno GEDI in somali (we name Gedi when someone born during migration since we are nomads) in history also Kenya 8-4-4 we have been taught Ruins of Gedi. ama umesahau😅 anyway safe journey
@andirihiimmohamedsheekh
@andirihiimmohamedsheekh Күн бұрын
Legend ila videowgaage ugu horeege wla socde shp may allah make peace for your❤ journey
@Izoochannel
@Izoochannel Күн бұрын
911 views with two hours after good luck vasco
@abdinajibsparks
@abdinajibsparks 23 сағат бұрын
Your fan since day 1, stay safe bro
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride Күн бұрын
Hore usoco mamo waakula soconaa
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Күн бұрын
Hore usoco 702
@abdifatahali6884
@abdifatahali6884 Күн бұрын
Journey
@xamdamahdi814
@xamdamahdi814 6 сағат бұрын
1 day 10kun igu yimid❤
@siciidcabdul6374
@siciidcabdul6374 Күн бұрын
2 hr markan soo galey intaas ayuu marayaa : 1,54
@hussaindiirshe5317
@hussaindiirshe5317 19 сағат бұрын
Geedi means traveler. And Galla is gaal jecel
@amb2524
@amb2524 18 сағат бұрын
Geedi wa reer guuraya ama qof socod u xer xeran sidan u fahmay reer guurageenii somalida dhulkas so taabtay😎
@abdifatahali6884
@abdifatahali6884 Күн бұрын
Geedi means journey in Somali and any son born while people in journey is called Geedi
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 Күн бұрын
Geedi means journey or travel
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 Күн бұрын
Dhibaato walba waalaga gudbayaa never give up pro👏
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 22 сағат бұрын
4897 views, keep going bro and may Allah make it easy for you insha Allah
@IlkacaseIlkacase-q6w
@IlkacaseIlkacase-q6w Күн бұрын
Muhamed saed joga bilcil mudug puntland saxb hormar wacn😊
@Tasniim1
@Tasniim1 23 сағат бұрын
Faisal tire 🛞 kaa banjaray waa kaxumahay.
@aliQuslaaye-m5x
@aliQuslaaye-m5x Күн бұрын
Allah wax dhiba ah kuma tuso wax xuna allah kuma tuso bro allha ku ilaaliyo bro cafimaad ku rajeynaa mar walba safar aad galeyso allah hadaf walba aad leedahay ama riyowalba aad leedahy allah ku rumeeyo bro waxaa ku soo gaarey views ka 90 good job bro allah ku xafido🤲
@Abdirahmanvalogs
@Abdirahmanvalogs Күн бұрын
guleyso wll
@umalkhayrmustafe7620
@umalkhayrmustafe7620 Күн бұрын
ilaa Kenya jabuuti waan kula socday
@GuleedMohamed-c5f
@GuleedMohamed-c5f Күн бұрын
Sxb markaad soo gaadho buundada beith bridge haynoo ahaato.
@omarbnyusuf1688
@omarbnyusuf1688 Күн бұрын
Be safe brother
@NaasirHassan-z8h
@NaasirHassan-z8h Күн бұрын
204 Views ugu imaadey zxp waana markuu yaaley 19 minite guul baan kuu rajeynayaa faysal sheik waxaan caadi aheyn baad samaysay keep going bro From Hargeisa somalind
@ShukriMahamud-g1m
@ShukriMahamud-g1m Күн бұрын
1880 Buu marayaa wllka❤
@abdimalikhassan2187
@abdimalikhassan2187 17 сағат бұрын
feysal welcome to mombasa
@mohamednuur7
@mohamednuur7 Күн бұрын
brother 601 aa ku soo gaaray views
@indhadeqhassan760
@indhadeqhassan760 Күн бұрын
Masha Allah walaal Faisal hore usoco Allah hakugu nabad yeelo safarka dheer, melaha khatarta badana iska ilaali 1.9k ayaan kugu dawaday
@khadarabdullahi9962
@khadarabdullahi9962 Күн бұрын
Faysal wll guulayso.
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 21 сағат бұрын
Faysaloow miyaadan haysan airpresureka yar ee mootada iyo baabuurta lagu isticmaalo iyo kooladii waar ninyow nin meel dheer u socda ma tihid
@AdnanMohamud-c7v
@AdnanMohamud-c7v Күн бұрын
sxb keep going faysal waan kula soconaa kama dhanno insh allah views=1082
@jabraali4167
@jabraali4167 22 сағат бұрын
Sxb south Africa usoo socda lahed lkn keynya waxaa nooga dhigtay qaaradii Africa
@kassersahal9477
@kassersahal9477 33 минут бұрын
Visited with 11k viewers ❤
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Күн бұрын
Mashallah, Alle ha ku xifdiyo mida kale madama aad cidlo maraysid ma haysata hub ama qalab aad isku i laaliso.
@maaful
@maaful Күн бұрын
Geedi waxaa laga wadaa guurid. Geedi waxaa loo bixiya wiil markii uu reerku guurayo dasha. English Move or moving.
@dugsiyetv9961
@dugsiyetv9961 Күн бұрын
Waxan ugu imada dawashada 3.748 keep going bro
@Tasniim1
@Tasniim1 23 сағат бұрын
Anigu waxaan ugu imid 4,2k views khaiyr baan kuu rajaynayaa Faisal guuleyso insha Allah. Dalxiis baad naga dharjisay iyo dhul aanan maqal iyo kuwo aanu maqalay.🙏.
@Remember1977
@Remember1977 Күн бұрын
Ereyga "geedi" socdaal ama safari. Ereyga kale oo u dhigma waa "hayaan" voyage in English
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi 22 сағат бұрын
1000 waxa juga waqooyi somaliya harigesa
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Күн бұрын
Waxaan kaa soo daawanayaa gurigii madaxweyne ciro
@ismailmahamed
@ismailmahamed 22 сағат бұрын
5126 aya iga horeeyay in badana waa lagu sugayaye la soco
@BKNYT1
@BKNYT1 7 сағат бұрын
Masha Allah
@baanaalibaana4498
@baanaalibaana4498 Күн бұрын
1082 ku imaaday saaxiib
@mohamedaidroos3631
@mohamedaidroos3631 Күн бұрын
Geedi waxaa waaye macnaheeda ilmaha dhashaa, ayadoo rerka markees ay guurayaan dhasho
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 16 сағат бұрын
7.2k ayaan ugu imi , ninkii maxaa ku dhacay baan lahaa alxmdllh haddaad nabad qabto.
@ayaanibrahim4553
@ayaanibrahim4553 Күн бұрын
Zxb faysal shaik waan ku salmy horta baryahan aad iyo aad baa uu ragty waxan rajaynay inad noo soo dhakhsato inshallah muuqal xiga hanoqdo Tanzania
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 Күн бұрын
horey I soco bro, Waxaan kula socday illaa Safarkaaga Nairobi illaa jabouti.
@Abdikarin_malin
@Abdikarin_malin Күн бұрын
Saaxiib haddaan Soo galaxy, daawashaduna waa 2,279 saacadaan ku imina waa 4 hours ago.
@abdifatahahmed83
@abdifatahahmed83 Күн бұрын
907 2hrs ago
@abdiazizhaaji2936
@abdiazizhaaji2936 Күн бұрын
yarkaan aan tagerno oo faafiya muuqalada hore usoco wll
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 Күн бұрын
Asc safarka alaha kuu fududeeyo 441 hore usoco
@kaahinmuxumed2904
@kaahinmuxumed2904 6 сағат бұрын
Asc sxb illaa baaskiilkii kiinya iyo jabuuti waan kulasocday
@abdifatahali6884
@abdifatahali6884 Күн бұрын
When people are in travelling the son born is called Geedi in somali
@mahamedahmed4216
@mahamedahmed4216 Күн бұрын
Taladan ku siin lahaa aad tik tok iyo Facebook aad wax isoo dhig video gaagan iyo qaar kala
@tayosom9207
@tayosom9207 Күн бұрын
576 pro qeeyrbadan sxb
@arbamedia5151
@arbamedia5151 Күн бұрын
Ader wuxuu maraya 769 safari salama muqalo badan soo dhig waxan laa dawadaa norway
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 Күн бұрын
Dhamaan waan daawaday faysal
@MohamedDakane-o7p
@MohamedDakane-o7p Күн бұрын
Qabiil somali oo wardey cali layirahdo aya daga
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Күн бұрын
3035 Views 777 like Guuleyso sxb nabad ahaw.
@hindagabas9855
@hindagabas9855 Күн бұрын
Hore u soco bro
@General00124
@General00124 Күн бұрын
7:06 Son of Vasco Da Gama, Cristovão was killed by Somalis of Adal empire in brutal battle its history
@diinishdiini48
@diinishdiini48 22 сағат бұрын
Geedi babow
@aymanwarsame9547
@aymanwarsame9547 Күн бұрын
Sclxb horay u soco...
@mahdiismeal7513
@mahdiismeal7513 21 сағат бұрын
Sxp inchallah Allah kheir bana kuu rajnya
@shaakirsaid5981
@shaakirsaid5981 Күн бұрын
Orma or oromo are two different communities. A friend of mine once mentioned to me Orma is another name for Wardeey community of Somali origin . And they live in Tana river . It all make sense.
@AhmedYakob-r4m
@AhmedYakob-r4m Күн бұрын
37k🎉
@kaptainpiech3525
@kaptainpiech3525 23 сағат бұрын
Uxuu igu sogadhay 967
@AhmedAkrpoduction1
@AhmedAkrpoduction1 Күн бұрын
Baryahan waa Lagu waayay maxaa kugu dhacay faysalow
@buumocagaar
@buumocagaar Күн бұрын
1.2k ku imaaday legend hore u soco
@AHMEDMUQDISHAAWI-o7i
@AHMEDMUQDISHAAWI-o7i Күн бұрын
2.4 faysal shiekh❤
@AxmedcabdiraxmaanIbraahim-o5f
@AxmedcabdiraxmaanIbraahim-o5f 17 сағат бұрын
Oo kaalay luuqadda aad ku hadlayso ma sawaaxili baa
@bashiibluu
@bashiibluu 10 сағат бұрын
𝙷𝚊𝚊
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 Күн бұрын
Geedi waa qof dhashaya iyado laguurayo dhashay am geedi layahay
@qalbijrkhalidhun
@qalbijrkhalidhun Күн бұрын
Good view in coastal rays
@bmigil8178
@bmigil8178 Күн бұрын
1013 views nr. Geedi waa marka reer ku guuraayo.(travel) Magaca waxaal loo bixiyaa qofka dhasha ayadoo reerku guuraayo ama geedi ku jiro.
@connoisseurification
@connoisseurification Күн бұрын
Geedi wa magacs awoowgey sxb. Muqaal Colin leh. Bass’s waa gaartay sxb. This is getting interesting…Hori usoco
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 2,3 МЛН
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 40 МЛН
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 7 МЛН
DEG DEG Maxkamadeynta Haween isugu jira Kuwa Qarax waday, Qaar Ka yimid Khawaarijta.
41:59
WAXAAN KA BADBAADAY TUUGADA KENYA |  S-2 Ep-6
19:33
Faysal Shaik
Рет қаралды 75 М.
Qabiilka ugu Qoorta Dheer ee Adduunka 🇹🇭 The Long Neck Tribe of Thailand
10:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 59 М.
Maxkamadeynta Sargaal & Askar loo Heysto inay Lunsadeen Hanti Ciidan.
25:15
Somali National Television
Рет қаралды 124 М.
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 2,3 МЛН