CABDULQAADIR JUBA KABAN QAACI AH

  Рет қаралды 133,503

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@almorxmn2614
@almorxmn2614 Жыл бұрын
Abwaan ilko jiir erayada meel fog uma doonto wht a song❤
@khadarsaliid3131
@khadarsaliid3131 3 жыл бұрын
Waa Ereyadii maxamed cumar (Huryo) Ahn abwan huryo iyo intii dhimatay
@cabdisalaan8488
@cabdisalaan8488 3 жыл бұрын
Heestan waxa sameyay Ilka jiir
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 2 жыл бұрын
Ma huryaa sameeyey anyway waxa la sheegayey waaa isaga
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 2 жыл бұрын
Aabihii aqoonta ayaa heestan qoray waa yusuf xaaji adam Huryo maaha
@deeqaahmed5258
@deeqaahmed5258 2 жыл бұрын
waaw heestaan ninki garanayo ba garanayee maah maah qaali ah baa ku jidha kibirlowga nolow
@Cabaasmaxamedaadan
@Cabaasmaxamedaadan 5 ай бұрын
waaw yasalam ala fandango c/qadir juba
@Mohamediniho.usa2
@Mohamediniho.usa2 3 жыл бұрын
Hees qaali ah my brother juba waasidaa
@mohaarmy4896
@mohaarmy4896 3 жыл бұрын
God walal ha qodina Qabri yuu idin noqon
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Kabanka macaan waa daauud cali masxaf😘😘
@barowaxwanaagsan5810
@barowaxwanaagsan5810 3 жыл бұрын
Qushi hadalka ha oo Oran ha isku Qaadan in aad kaliGaa qiimo leedahay
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 3 жыл бұрын
Horyo oo khadra dahir jecla
@SamatarRobleh-jr6tg
@SamatarRobleh-jr6tg Жыл бұрын
Nolow jubba wll aboo
@mohamedosman1815
@mohamedosman1815 4 жыл бұрын
Heesti yaa wax macluumad ah naga siin karo. Waa hees aan u jeclahay waxaa i baray saaxiibkey Shafici roraye 2017 iyo Kampala ayadoo uu qaaday Abdinor Jaaz. Yaa asalkeeda iska leh? Erayada iyo Laxanka?
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 жыл бұрын
HEESTA WAXAA LAHA ALLAH HAW NAXARIISTE ABWAAN YUUSUF XAAJI AADAN AABIHII LABAAD EE AQOONTA SOMALIYEED
@somalitoday4962
@somalitoday4962 2 жыл бұрын
Abdi noor jeez heestaan copy ayuu ku qaaday walalow
@museadan2109
@museadan2109 3 жыл бұрын
Meel quruurux badan......... waaaw
@KhalifYare-p3d
@KhalifYare-p3d 20 сағат бұрын
Juba Heesta isaga aye kusocotaa walagu gaadey heestan 😂marku hargeysa wax kasheegey
@moudymahdi5024
@moudymahdi5024 7 ай бұрын
Love it this song ❤
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@khaalidabdi7575
@khaalidabdi7575 Жыл бұрын
Waah waah yaa juba
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Jubba heesaha laxamada uu saarey waa cajaa'ib laxamadiisu sida heesta hooygii amaanta iyo bilaal adinbaanu niri
@farhancadaani4699
@farhancadaani4699 2 жыл бұрын
Asal asal
@muzungulove6884
@muzungulove6884 3 ай бұрын
❤❤
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 2 жыл бұрын
kaariye
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 4 жыл бұрын
Isagaa loo dhibay isaga ayayna khusaysay
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
hhhh sheekadii Siciid Ilkajiir miyaad sxb soo dhegaystay. Heeskan waqtiga la sameeyey abwaan maahay Ilkajiir. Heeskan waxaa leh oo curiyey nin legend ah Aqoonyahan Yuusuf Xaaji Aadan Qabille oo heeso badan u sameeyey Jubba. AHU Yuusuf waa Foosiyo Yuusuf Xaaji aabbaheed. Erayada ayaa qofkii suugaan yaqaannaa ka garan karaa inuusan sameyn karin wiil yar oo weliba aad u yar. Heeskan waxaa la qaaday 1986 intee jiri karay Saciid Ilkajiir. Dib u soo baadh, Jubba waa nool yahay facebookna waa isticmaalaa waad weydiin kartaa.
@almorxmn2614
@almorxmn2614 Жыл бұрын
​@@AbdiazizSaidAhmedwaykaa qaldantahy bro ilko Jir baa leh heestan
@AadanAbdullahi-hs7bs
@AadanAbdullahi-hs7bs 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@Mohamediniho.usa2
@Mohamediniho.usa2 3 жыл бұрын
Dardaaran
@nasirxasan160
@nasirxasan160 3 жыл бұрын
P
@nasirxasan160
@nasirxasan160 3 жыл бұрын
P
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
ABDIQADIR JUBA QISO NEW KABAN 2019
10:13
AbdiRahman G
Рет қаралды 111 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 575 М.
XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
11:06
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 345 М.
Jacaylkeenii
10:01
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 183 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 450 М.
kaban jubba
1:04:26
Hamza Warsame
Рет қаралды 27 М.
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 131 М.
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН