GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR

  Рет қаралды 84,764

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 36
@mohamedyasin7726
@mohamedyasin7726 3 ай бұрын
Cabdi qaadir xirsi yam yam Alaha U Naxriisto
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Boqorkii codka xasan aadan samatar Erayada yamyam Laxanka macalinkii laxamada c/kariin jiir qaarey
@cabdirisaaqaxmed4212
@cabdirisaaqaxmed4212 3 жыл бұрын
Heestan waxa curiyay AUN Abwaan Cabdiqadir Xirisi Siyaad (Yamyam). Marakaynka ayuu gaadhi ku jiidhay 2005 AUN. Yamyam wuxu curiyay heeso caana oo ay ka mid yihiin 1- Soomaalibaan ahay 2- Ubaxbaan soo sidaa 3. Daalo aragtideedaay .
@MR_KAAHIYE.OFFICIAL123
@MR_KAAHIYE.OFFICIAL123 Жыл бұрын
Allha unaxriirstu awaanka maanta inuuu gaari jeray abwaN lahubo taariikh leh
@CawoMahad
@CawoMahad 2 ай бұрын
😢E😮😮yrq🎉2r🎉🎉e😂
@mohamedmostapha4414
@mohamedmostapha4414 3 жыл бұрын
Hadanan qaldanayn heeskan waxa alifay ' Abwan Yamyam❤
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Haa wll waad saxantahay
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 2 жыл бұрын
Laxankii jiir
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 2 жыл бұрын
Luuqdii prince xasan aadan samatar
@user-zp3wi4pr6u
@user-zp3wi4pr6u 6 ай бұрын
4:4 haben nimo hestan adbay iso jidatay heer marqana wan maraya wakhtiga waxa u socda badhan waxana mara higlo deero ninki yaqana garan guuro wacn 😅❤😎
@sharmakeahmed7318
@sharmakeahmed7318 Ай бұрын
Hadanan galdanayn heeskan waxa alifay ' Abwan Yamvam❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤ yamyam
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii yamyam laxankii c.jiir codkii x.a.samatar
@kadirelmi2590
@kadirelmi2590 5 ай бұрын
Heesta midhaheeda qaar bada ayaa khalad u qoran.
@user-py3ig7yi8d
@user-py3ig7yi8d 5 ай бұрын
Hees iga dhe ❤❤❤
@cashamohamed6362
@cashamohamed6362 3 жыл бұрын
Guuled majooga heestii heesaha xazan adan zamatar xalay galin dhexadii maran meerac guuraha
@mohakingdom6244
@mohakingdom6244 Жыл бұрын
Iya
@mohakingdom6244
@mohakingdom6244 Жыл бұрын
Afsomalika kasi waye iskadeh
@MrSaraar
@MrSaraar 4 ай бұрын
Waa qurux
@laytalkhadar341
@laytalkhadar341 Жыл бұрын
Oo guudka Laac Iyo Mililicay Gobwaynoo Sidaas Weeyaan intaasi
@mohamedabdi536
@mohamedabdi536 Ай бұрын
Sixid: Rucub midho ah gunudoo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
Hees nin wayn
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 2 жыл бұрын
Anoo kale ilaa yaraantaydii ilaa iminka onoo WAYN😊2022
@MrSaraar
@MrSaraar 4 ай бұрын
Waa urux
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 2 ай бұрын
Yasalam ❤
@mohametapdiqadir3749
@mohametapdiqadir3749 3 жыл бұрын
Guuleed majoogaa
@kadirelmi2590
@kadirelmi2590 5 ай бұрын
Faraxaa not badhaxaa! Badhaxu halkan cafxumo ayuu isu beddelayaa.
@hamzaalipopsmoke7559
@hamzaalipopsmoke7559 6 ай бұрын
Sual ayaa wadaa
XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
11:06
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 277 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 180 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 163 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Xasan Adan Samatar | Heestii Ka Guntaday Ha Gaagixinee | Guleed Ma Jooga
12:26
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 417 М.
XASAN AADAN | DABAYLAHA ROGMANAYEE WITH LYRICS
6:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 294 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 400 М.
Durdur yahaw Rogmanayaa
8:56
LBchannel
Рет қаралды 382 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,9 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,9 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН