No video

GEEDKAAN ISTICMAAL 1 BISHA MUXARRAM SANADKA 1446 HADAAD DOONAYSA FARXAD BALAAYO ARKI MAYSID

  Рет қаралды 85,898

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

GEEDKAAN ISTICMAAL 1 BISHA MUXARRAM SANADKA 1446 HADAAD DOONAYSA FARXAD BALAAYO ARKI MAYSID

Пікірлер: 127
@baaricade3354
@baaricade3354 Ай бұрын
مشاءالله تبارك الرحمن شكرا شيخ محمد امين يا رب العالمين صلى الله عليه وآله وسلم الله أكبر
@user-xf8td8gj3b
@user-xf8td8gj3b 2 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalim
@FatxisacidFatxi
@FatxisacidFatxi 2 ай бұрын
Xàgee lgahel
@user-zo7uj9je1t
@user-zo7uj9je1t Ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj Ай бұрын
بسم الله ماشاء الله تبارك شكران جزاكم الله خير
@cabdilaahicabdi5659
@cabdilaahicabdi5659 Ай бұрын
جزاك الله😊
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 2 ай бұрын
Jazaklh sheekh
@xafsamaxamed700
@xafsamaxamed700 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamin yaa allah
@maxamedcalicabdi6254
@maxamedcalicabdi6254 2 ай бұрын
📿اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد 📿
@safiamahamed5759
@safiamahamed5759 2 ай бұрын
Shukran sheikh
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c Ай бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚
@user-nf8ts2fu8d
@user-nf8ts2fu8d Ай бұрын
Qeyr allaha kusiiyo waxaan rabnaa dhalinyaradij soomaloyed waxaa babaashay muqadarad wax lagu daweeyo inoo sheeg sheeqow
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 ай бұрын
MaashaALaah ❤
@Hanaddalmer
@Hanaddalmer 2 ай бұрын
Masha allah walaalka kayrka ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwaliabdiwaeis486
@abdiwaliabdiwaeis486 2 ай бұрын
Sanadkaan sanadkiisa kheyr barwaaqo caafimaad nabadgalyo iyo faraxad alle swt hanagu gaarsiiyo dhamaanteenba intii muslim ah
@shamcena7314
@shamcena7314 2 ай бұрын
Allah caafiyo gabadha firi uurkaan ku xanuunsadaa iyo gabadha tiri xaas baan ahay Allah owlaad wanaagsan ha ku siiyo
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 Ай бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wafanaji9255
@wafanaji9255 2 ай бұрын
اللهم صل علي سيدنا محمد وعلي ال محمد
@user-ni9nl9wt2z
@user-ni9nl9wt2z Ай бұрын
Sanad kheyr qaba alle haynooga dhigo aamiin .
@leylaali1614
@leylaali1614 Ай бұрын
Amiin amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@user-mg1sd3ep8b
@user-mg1sd3ep8b 2 ай бұрын
Barakallahu fikum Insha Allah sheikh magic kale maleyaxay
@saynabfaarax345
@saynabfaarax345 2 ай бұрын
Shumaar waa carabi waxa la dhehaa kamuun soomaali
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Ай бұрын
@@saynabfaarax345kamuun ma aha kamuunta waa xawaajiga laakiin shamarka cagaar xoogaa waana ka waawayn yahay xawaajiga
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 2 ай бұрын
Shamar, ayaala yiraahdaa sidaa uu sheegay sh.badbaado
@u.j7332
@u.j7332 2 ай бұрын
Xagee laga heli kara wall
@u.j7332
@u.j7332 2 ай бұрын
Magac kale ma leeyahay?
@marlaarag7613
@marlaarag7613 Ай бұрын
@@u.j7332haa wll khamuun soomaali ayaa la yidhaa
@IkranAbdi-ye2xg
@IkranAbdi-ye2xg 2 ай бұрын
Iso duceya walalayal waxan ahay xas in ilahay awalad isiyo
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 2 ай бұрын
Abaayo ferro qaado lix bilood multivitamin dhawr bilood qaado adiga iyo ninkaba ukunta oo cariin laq subaxdii xabad xabeenkiina xabad... sadaqo bixi bilkasta wax yarba ha agaatee igu danbayn makaad uur yeelato si jadis ah uga farxi masaakiin .. hal xabo ugu danbayo 7 bari antibiotic qaado sida amoxceline.. bi idni rabinaa ilmo saalix ah alaha ku siiyo
@user-ln2bw3sh3z
@user-ln2bw3sh3z 2 ай бұрын
Amin amin amin inshallah cawa ka bilawato wad heli isona qawa markaa hesho wan kuso duceni cawa aniga darufaa e hesto eso qawo
@abdiwaliabdiwaeis486
@abdiwaliabdiwaeis486 2 ай бұрын
Owlaad kheyrqaba oo baari ah alle swt hakusiiyo aamiin
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 2 ай бұрын
Maansha allh sheekhow geedkan waxbadanban ka arkay alx gurigu iyala ilmahayaryar ano nuujinaya ayan asagana wan siinjiray caafimadkisa wadyabaysa Alx
@sagalsaid5510
@sagalsaid5510 2 ай бұрын
English maxaa lagu dhahaa samar ma aqaano
@UmuAsmaa422
@UmuAsmaa422 Ай бұрын
Fennel seeds
@saynabfaarax345
@saynabfaarax345 2 ай бұрын
Anigu geedkan waan aamiin danahay 2022 baan xanuunsaday kadib daawoo la ii qoray oo ikfishan iyo tayfoodh ahaa ayaa gaas xun igu kiciyey kadib waan cabay mudo baan waday alx gaaskii aadbaan ugaga fiicnaaday ilaa hadeer 2024 lagu jirona gaaskii waanka fiicanhy waagii horw aadbuu ii dhibi jiray gaasku
@NimcoAbdiwali-ft7fz
@NimcoAbdiwali-ft7fz 27 күн бұрын
.geedkan magiciisa maxaa kaloo looyaqaan shamar ma aqaano
@sucaadsaafi1582
@sucaadsaafi1582 2 ай бұрын
Hoyada uurka leh ma cabi karta shekh ado rali ah iso jawab waliba aadban ugu xanunsnhy uurka iso duceeya inata mesha ku jirta❤
@SaafiAli-wd5oq
@SaafiAli-wd5oq 2 ай бұрын
ALLAH KU CAAFIYO ABYO ADIGA IYO CANUGA CALOSHA KUGU JIRO
@user-ln2bw3sh3z
@user-ln2bw3sh3z 2 ай бұрын
Amin amin amin wllo allaha hakucafiyo marwalbo allaha hakusoqiro adhigaa iyo cunugaa urkaa kujiro wan kusoduceni cawa inshallah
@user-ln2bw3sh3z
@user-ln2bw3sh3z 2 ай бұрын
Amin amin wllo allaha hakucafiyo cafimad taam ah
@ibraahimcumar7768
@ibraahimcumar7768 Ай бұрын
Asc saaxiib adoomahadsan gaadkan afsoomaali maxaalagudhahaa shamar
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 2 ай бұрын
Waan isticmala anigoo u isticmaali sokorta ee sheeqoow diinta haku xirin kaliya iska dheh waa daawo iyo cuduro badan ayuu daaweeyaa
@user-xj7gz4ho5u
@user-xj7gz4ho5u Ай бұрын
ما هو اسمه شيخه
@SiradCabdilahi
@SiradCabdilahi Ай бұрын
Badbaado chanel
@SiradCabdilahi
@SiradCabdilahi Ай бұрын
لا اسمه انا أعراف Badbado chanel
@userimanibrahim
@userimanibrahim 2 ай бұрын
Happy new year❤😂
@sainabkhalif2663
@sainabkhalif2663 2 ай бұрын
Masha allaah
@halimaibrahim8583
@halimaibrahim8583 Ай бұрын
Asalaamu caleykum shekh, waa idin salaamay adiga iyo marwadaada sharafta leh, chanal ka ilfisna waan daawada. Shekh, youtube ka lacagta laga sameeyo maxalaalba. fadlan iiga soo jawaab adoo mahadsan.
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 ай бұрын
Thank u
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c Ай бұрын
Asc sheekhow shamar dadku uma wada garanaayaan e af soomaali noogu sheeg oo 1kaw deeda iyo 10 keedu hadayku dhaafaan lama cabikaro miyaa si fiican dadka wax ugu sharax Mahad sanid
@aweisamin5257
@aweisamin5257 2 ай бұрын
ASC geeka Samarka aad sheegeysid ma laga helaa America . Magac kale ma leeyahay. Hadduu leeyahay inoo sheeg. Kazakh kheyr
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 2 ай бұрын
Fanel ama fanchel xawaaji bu u eg yahay
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 ай бұрын
Fennel seeds baa la yidhaahdaa
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he Ай бұрын
Mansha allaah❤❤❤
@ummuabdalleh9180
@ummuabdalleh9180 2 ай бұрын
Waa fenel seed
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin yarabi
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi 🤲
@user-zf4df9qv4e
@user-zf4df9qv4e 2 ай бұрын
Markasta maalacabayaa sheekh
@user-ln2bw3sh3z
@user-ln2bw3sh3z 2 ай бұрын
Amin amin amin
@najmaabditajir5132
@najmaabditajir5132 Ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 Ай бұрын
🤲🤲🤲🤲Aamiin Aamiin yaa rabbi.
@AyaanAden-v9w
@AyaanAden-v9w 16 күн бұрын
Xagee laga helayaa
@user-xj7gz4ho5u
@user-xj7gz4ho5u Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 2 ай бұрын
War nin yahow illaahay ka cabso umadda ha lugoyn diintoodana haka fasahaadin Geed bisha muxaram 1 deeda la cabayo oo aadan balaayo arkayn? laa kitaab walaa sunnah quraankana illaah nooguma sheegin nabigeena muxamad (CSW ) isaguna nooma sheegin oo haduu jiro geed la cabayo oo balaayada kaa xijaabaya nagama qariyeen , waxaan kuu sheegayaa caamada ha wareerin shar iyo kheyr illaah baa haya geed shar haya ama kheyr haya ma jiro ilaahayna ka cabso waxaad faafinaysid waa diin la,aan iyo shirki .
@user-ct5gl6yr7s
@user-ct5gl6yr7s Ай бұрын
😂😂😂
@MohamudHassanAli-bd5bu
@MohamudHassanAli-bd5bu Ай бұрын
😂
@safiyoabdi8000
@safiyoabdi8000 2 ай бұрын
Shamar English Fennel Seed
@nastehoahmed1744
@nastehoahmed1744 2 ай бұрын
Thanks
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@ahmeddahir8482
@ahmeddahir8482 13 күн бұрын
Shaw bad adi Hal adan waqti humid ah baa shegaysa see kugu dhagayan nuxurkii madan dheegin
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw
@fadumosuruur
@fadumosuruur 2 ай бұрын
Afsomaliga maxaa lagu dhaha ama carabiga mahad sanidiin
@marlaarag7613
@marlaarag7613 Ай бұрын
Khamuun Somali qali
@halimaabdullahiabdi1105
@halimaabdullahiabdi1105 Ай бұрын
Shamaran maxaaladhahaa
@SleepyDandelion-xb7xb
@SleepyDandelion-xb7xb Ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@AyaanAhmed-zu5wk
@AyaanAhmed-zu5wk 2 ай бұрын
Soo lama miiro Asxaabey markan biyaha la dhigo 40 Qof Ducadooda wala Aqbalaa si guud igu soduceya in Illaah Owlaad igu Arsaaqo dhaman inta ila midkaa
@user-ln2bw3sh3z
@user-ln2bw3sh3z 2 ай бұрын
Amin amin inshallah wad helesa
@user-ln2bw3sh3z
@user-ln2bw3sh3z 2 ай бұрын
Inshallah wllo wan kuso ducena Inshallah wad helesa cawa kabilawato ducadheydhaa waa aqbal
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AbdishakurMohamud-t4h
@AbdishakurMohamud-t4h 2 ай бұрын
Scw scw
@DakaneAli-b5t
@DakaneAli-b5t 2 ай бұрын
ماهو شمر بالصومال تعني باللغة
@muusemacallin6005
@muusemacallin6005 Ай бұрын
Sawirkiisa na tus
@yasminahmed6195
@yasminahmed6195 2 ай бұрын
Sheekh aadban ku rabay siiden ku heela
@user-xj7gz4ho5u
@user-xj7gz4ho5u Ай бұрын
هل يمكن في جيبوتي
@user-mc3qq8iv2m
@user-mc3qq8iv2m Ай бұрын
Magac aanfahanno noogusheeg mafahmin shamar
@maryanshiikh7193
@maryanshiikh7193 2 ай бұрын
Sh, badbado Nagaha uurka leh macabi kartaa
@quenoflucky3953
@quenoflucky3953 2 ай бұрын
Gormuu bilaabanaya sanadku walaalayaal
@joseph6le777
@joseph6le777 2 ай бұрын
شجرة الشمر
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 2 ай бұрын
Ustaadkeyga geedka magaciisa noo sheeg nh maadaama meel kasta laga helaayo
@JamiiloXusen
@JamiiloXusen 2 ай бұрын
Waxa ladhaha shamar
@sahracilmi2869
@sahracilmi2869 2 ай бұрын
English ku soo qor
@deeqoali4664
@deeqoali4664 2 ай бұрын
Fennel seed
@mariammohamedtarabi3650
@mariammohamedtarabi3650 2 ай бұрын
Fennel seed ladhaha🎉
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 ай бұрын
Wcs wrb
@ahmedabdullahi9428
@ahmedabdullahi9428 2 ай бұрын
Sheekh geedku magac kale maleeyahey?
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Hadaaban Haysta Waanan çabaya
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Fennel Seed Weeye.
@user-uk6bz3ve7c
@user-uk6bz3ve7c 2 ай бұрын
Asc
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 2 ай бұрын
Well. Came happy new year
@user-rb9qb9it7v
@user-rb9qb9it7v 2 ай бұрын
Shmirk maaqano minagale gabixi
@salihali453
@salihali453 2 ай бұрын
English-fennel-عربي-شمر
@CraxmanCabdi-zs6md
@CraxmanCabdi-zs6md 2 ай бұрын
Magackale maleeyahay haduuleeyahay sooshee
@jasrakay4594
@jasrakay4594 2 ай бұрын
Geedkan waxa la yirahda fennel
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 Ай бұрын
Geedkan wadankeena malagahelaa?gobolkeese kabaxaa?
@user-ln2bw3sh3z
@user-ln2bw3sh3z 2 ай бұрын
Shamar magaca kale u sheeg shekow
@FatxisacidFatxi
@FatxisacidFatxi 2 ай бұрын
XÀgee làga helà
@user-qu6rh9ci8f
@user-qu6rh9ci8f 2 ай бұрын
Shayad Mahaveer Swami ka
@user-eq1rx4gh9w
@user-eq1rx4gh9w Ай бұрын
اللهم صل وسلم عليه سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد
@user-tc5qc8bt8o
@user-tc5qc8bt8o 2 ай бұрын
Shimaar miyaa kawadaa shamar
@user-ch2zj7sd6f
@user-ch2zj7sd6f Ай бұрын
Amiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiin ya allah
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 ай бұрын
Dadbaa xanuunyo qab aan dhirta loo cabine kadaa waxaas dadbaa cabay balaayooyin lzysugu daray oo ku sakaraadayesinginiil caba qof dhiig karleh toon cuna qof dhigiisu dhaco dadka hasababina wax aydaan cili u lahayn
@user-hc2mw2em3d
@user-hc2mw2em3d 2 ай бұрын
Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw
@user-hc2mw2em3d
@user-hc2mw2em3d 2 ай бұрын
Shamar magackale maleeyahay
@safioahmed4103
@safioahmed4103 2 ай бұрын
Fannel sead
@abdiwaliabdiwaeis486
@abdiwaliabdiwaeis486 2 ай бұрын
Salallaahu calayhi wasalam
@nasrakahin109
@nasrakahin109 2 ай бұрын
English name please
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 2 ай бұрын
Fanel
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 ай бұрын
Fennel seeds
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 2 ай бұрын
War kan yuu shiiq.u.yhy.kkk
@SakariyeSakariyemouze
@SakariyeSakariyemouze 2 ай бұрын
Beenta dadka kadaa iyo khurafaadka
@ibrahimkahin1965
@ibrahimkahin1965 2 ай бұрын
Sheekhoow magaca afsomali nuugu sheeg carabi ayaad ku sheegtee
@sahracilmi2869
@sahracilmi2869 2 ай бұрын
Magaciis ku soo qor English
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 ай бұрын
Fennel
@Wardhere77
@Wardhere77 2 ай бұрын
Fennel seed
@Wardhere77
@Wardhere77 2 ай бұрын
Sheeq waa runtaa masha allaah fennel seed baa la yiraah
@Saynabgamuur777Reermagaal
@Saynabgamuur777Reermagaal 2 ай бұрын
Swc.swc.swc.swc.swc.wsc.swc.
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c Ай бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 39 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 332 М.
3 Qiso Oo Dad Badan Argagax Ku Riday Sh Umal Sh Mahad Sh Shafici
16:58
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН