Geeri macna leh! | Maqalkiii 6-AAD | Warfa Beyle | Qaybtii-1aad.

  Рет қаралды 9,119

Miyir Podcast

Miyir Podcast

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 2 жыл бұрын
Mahadsanid Sakariye, adiga iyo Warfaaba waa dedaasheen. Xoog iyo xoog ayaan kuu salaamay Saaxiib-M-nabad ahow meel wal aad joogto! Muddo war iyo wacaaltoonna kaama helin.
@sahamiyemedia6174
@sahamiyemedia6174 Жыл бұрын
Maasha allh ustaad
@yahyaibrahim6164
@yahyaibrahim6164 2 жыл бұрын
Mahadsanid hashi media
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Hadaad ogtahay sidaan u dhagaysto marwakapa sheekoyinkaaga walahi waad yaabi lahayd zxb 1m sup uqalantaa
@mukhtaarosman4530
@mukhtaarosman4530 Жыл бұрын
Sheeko faneedka Hadi aad doonayso in aad ku raaxaysato lalama barbardhigo naftaada ee waxa loo qaata kaliya malaawal xaqiiq noqon kara Erayada qaarkood waxay leeyihiin saamayn hadii aad damacdo in aad qorto sheeko faneed wa in aad xulato ereyo ka dheer quus iyo walbahaar ee wa in aad xulata kuwa leh awood fiican oo qofka hididiilo galiya wa iga talo
@suhaybcrisaaq7858
@suhaybcrisaaq7858 Жыл бұрын
Cajiib. Runtii aad baan ula dhacay❤
@aabelp2539
@aabelp2539 2 жыл бұрын
Mahadsanid, saki-oow saaxiib.
@ahmedAgel
@ahmedAgel 2 жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib hawl fiican baad qabatay aad baan ugu raaxaystay.
@ibrahimmire981
@ibrahimmire981 2 жыл бұрын
Sheekadan mar aan qoraal ku akhriyey, iyo mar aan adiga maqaal ku dhageestayba isku sidi aan uu akhriyey si ka badan bay ii taabtay nuxurka sheekadu.
@Faaruuk33
@Faaruuk33 2 ай бұрын
Halkee ka helaa sheekooyin ka oo qoraal ah
@wllazmaroffical1352
@wllazmaroffical1352 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin Laakiin qaybtii 2 so fasaxa
@Buraale1
@Buraale1 2 жыл бұрын
Mahadsanid saxiib saki xaashi'oow
@yahyaibrahim6164
@yahyaibrahim6164 2 жыл бұрын
Waxaan kaa codsanayaa inaad codayso sheekada "GURIGA" ee uu qoray A. Guudcadde. Waa farshaxan aqooneed cajiib ah oo wax badan laga faa’iidi lahaa.
@abdinorhassan7577
@abdinorhassan7577 6 ай бұрын
Saxiib sheeka guriga halkee ka heli karaaaa.
@yahyeabdi9578
@yahyeabdi9578 2 жыл бұрын
In badan mahadsnid saaxiib.
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 2 жыл бұрын
Codeyn cajiib ah barakow saaxiib.
@horseedofficial7042
@horseedofficial7042 2 жыл бұрын
Great dude💯👏
@umilaladan221
@umilaladan221 2 жыл бұрын
Murug iyo xanuun badanaa shekaduu😥😥😥😥😥
@engshaficisaleban2715
@engshaficisaleban2715 2 жыл бұрын
Playlist u samee walaal
@ismeerbasher
@ismeerbasher 2 жыл бұрын
Fariid.
@hawoabdulahi9149
@hawoabdulahi9149 2 жыл бұрын
Waan la naf baxay😢😢
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 2 жыл бұрын
Asc ustaad, Ustaad weli somaali may yeelan (outobooks)buug dhagaysi ah oo la dhagaystoh. Kawrn haddad adigo ino bilowdo Gaar ahaan kuwa sheeko faneedka, Sida: 1Alkamistaha 2:Jiridda baambuu 3:koora dadab
@hawoabdulahi9149
@hawoabdulahi9149 2 жыл бұрын
Codkiisa caadi ma ah.
@Amuun13
@Amuun13 Жыл бұрын
🤎
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 20 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 9 МЛН
Sheekada Magangooyo | Cabdicasiis Guudcadde | Hashi.
17:52
Miyir Podcast
Рет қаралды 12 М.
007 | Ismalure 1 | Ha isku deyin! | Danaynta saayidka ah!
48:53
Sahan Podcast
Рет қаралды 47 М.
Gabayo goos goos ah iyo abwaan yam yam 👍❤️
14:15
Murti Dhawr
Рет қаралды 41 М.
KANEECADAA DHAANTAY | FULL | SHEEKO'FANEED | Cabdicasiis Guudcadde
8:50
Aabbe La'aanta iyo Eebbe La'aantu Maxay Wadaagaan? Qaybtii 1aad.
15:37
SHEEKO'FANEED| WAAN KU QANACSANAA!
5:07
Adnan Dhancade
Рет қаралды 206
Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 1-aad
15:06
Miyir Podcast
Рет қаралды 3,8 М.