Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.

  Рет қаралды 202,500

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.

Пікірлер: 429
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 Жыл бұрын
Bari Puntland somaliya gobolka somaliya ugu weyn ❤️❤️🔥
@samiraomar1103
@samiraomar1103 Жыл бұрын
Waligeey ma maqal arag iska daayee in dhulkeena timir saan u baaxad weyn ku taal ❤❤❤
@foox4080
@foox4080 Жыл бұрын
Meesha puntland layiraahdo waa cajiib
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 3 ай бұрын
Waan cuney timirtaan ka baxda wax ka macaan ma arag Mashallah
@AxmedIsmaacil-mc6zq
@AxmedIsmaacil-mc6zq 2 ай бұрын
0:51 ​@@deeqaabdullahi5777
@mohamoudfaisal3955
@mohamoudfaisal3955 Жыл бұрын
Dhulka ugu quruxda badan soomaaliya waa dhulka puntland xaqiqdii ,allaw nabadooda u siyaadi Aammiin Aammiin 🙏 👏 ❤
@Aflamta_filimada_afsomaliga
@Aflamta_filimada_afsomaliga Жыл бұрын
Na jahilnada iska dhaf geeska afrika oo dhan min eriteria ila waqoyiga kenya ba quruxleh mala tuladada ma dhafin
@anezlyrics7154
@anezlyrics7154 Жыл бұрын
@@Aflamta_filimada_afsomaliga soomaliya baa lgu dhahay keenyatiyow mida kle adigu ma geeska africa oo dhan bad soo martey
@Aflamta_filimada_afsomaliga
@Aflamta_filimada_afsomaliga Жыл бұрын
@@anezlyrics7154 eriteria marka ka reebtid ila waqooyiga kenya somali ba degta wana xeeb iyo buro iyo wabiya shabeele qurux lkn reer faan puntland oo kaliya hakuso kobina tula yar be legtine faanka iska dhafa iyo kibirka iblis ba kibir ba janada logaso ture
@Adde12
@Adde12 Жыл бұрын
Hada casayr land bay isu badalaysa wll sanadada so.socda
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
Maxad u qabanaysa inaad kala qaybiyo moyaane?. Af waakan maay liki aamee?.
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Wlihi isman dhul sidana ayay somali ledahay bari wa cajib from borama masha Allah hambalyo ree gesalay
@hassanolad7129
@hassanolad7129 2 ай бұрын
Soo dhawow sxb anigaa halkaa ku nool oo beero timira ku leh rer boorame macalimin iyo takhatir ah waa nala joogaan oo aqoontoda ka faa ideysanay waa dhulkii aad wax u barateen
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 2 ай бұрын
@@hassanolad7129 runtaa weye anagana arday badan oo ree puntland ah ayan isku jamacado nahay insha Allah wan idinsoo boqan gulaysta waligin cadawgiin jaban my people 💖
@someditins
@someditins 26 күн бұрын
Dhulkaan waad leedahey waxaa rabta ka qabso awoowe 😎
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
Aad baan uga xumahay inagoo dhul Hodan ah leh in aynu faqri nahay 😥 Rabbiyoow madax wanaagsan na sii 🤲😥
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 Жыл бұрын
Walaalo ma jiro dhul aan hodan ahayn dunida dhulkasta ilaahay wuxuu Ka dhigay hodan lakiin waxaa hodon noqda kii dadkiisu gartaan
@ismailali8174
@ismailali8174 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 Жыл бұрын
Aaad iyo aad
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Aamiin
@abdirauf7948
@abdirauf7948 Жыл бұрын
​@@mohamedpanama9174 saxabow runta sheegthy 💯
@bartanabada2906
@bartanabada2906 Жыл бұрын
Mnsha allah reer punland waa dad xirfad ganacsi iyo mid siyaasadeed leh
@orpheus1662
@orpheus1662 10 ай бұрын
Wow I would love to take a trip there I feel like puntland is the most beautiful region in our country
@ama2552
@ama2552 10 ай бұрын
Very diverse landscapes and rich history that is overlooked. It’s a shame the richest puntlanders don’t invest in this region and rather put their money in Kenya and Zambia.
@user-bz2dh1fz9p
@user-bz2dh1fz9p 5 ай бұрын
I will be there geesaleey one dag insha.alaah. I love it❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuruse754
@mohamedhuruse754 Жыл бұрын
War Dhulaki Qurxsana Masha allh Meel Buro Bad Iyo Beero Iskugu Jirta Tan Kale Dadka Waa Dad Xalaal Ah Magalada Dhan Beraha way Wadagan Oo watan Dadka Dhan Ka Shaqynaya
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n 2 ай бұрын
Maaaasha allaah waa markii igu horeysey dhul somalia ka mida ay ka baxdo timirta 🇸🇴🇪🇷🇶🇦🇹🇷🇸🇴🇪🇷🇹🇷
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Aan ku salino xabibkena scw
@abdalleali354
@abdalleali354 Жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasallam ❤
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 Жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@SALAHABTTI
@SALAHABTTI Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@moabhi10
@moabhi10 Жыл бұрын
SCW SCW SCW
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah runahanti wa wax lagu fano in ey ledahay bero timired aniga marki igu horesay an arkay timir somaliya kaso baxday waxan kuarkay mar an tagay magalada bosaso o kuqoran yahay magaca 🇸🇴 iyo calank baluga ah aad ufarxay ma moden in ey somaliy timir kabaxdo mashallah dadkas bera leda ah magac fican aya no samesrn mahasanidin timirt wxey kabaxta dulka kulelk ah somaliya 3melod melba kulel ah lagam fidesan dulka waqoyi iyo waqoyi galben odan
@Abdikarin_malin
@Abdikarin_malin Жыл бұрын
Mansha allah Dalkayaga allaha noo hagaajiyo, si aynu ugu tacbano Beero badan sida beertaan oo kale🤲
@TechSiyaad
@TechSiyaad Жыл бұрын
maashaa Allah, war dalka dadku war kama hayaan ee fadlan barnaamijkaan oo kale wada guulaystee.. maalgelinna halagu sameeyo beeraha iyo khayrkaas muuqda..
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Wallee Puntland Waa Barwaaqo. Masha Allah Nimcaa Fadhidda. Ninkaan Wariyaha Ah waa Cajiib Walaahi Soomaaliguu Addeegsanayo Baan Wax Lasiisankaro Aheeyn.
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 Жыл бұрын
Walahiya waan tagey geesaley awoowahay ayaa beeraha timirta wax ku lahaa oo anu nin warsangeli ah baan ahay lakin abahay waxa dhalay samataro boqor nuur boqor cusmaan sida darteed Cusman maxamud waa rer awowahay aan jecelahay ilaa hada beerihi waa inoo hayaan inkasto aan familligi aad u tarmay oo ilaa koonfur iyo waqoyi loo yaacay insha allaah one day I will be their ❤❤❤😍👍😁😁
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Жыл бұрын
InshAllah boowe!
@muhyadinartan4747
@muhyadinartan4747 4 ай бұрын
Aniguna waxaan ahay dhulbahante reer murcanyo iyo geesalay ah oo ilaa awoowahay ayaa ku dhashay oo waxaa dhalay aabo iyo awoowe cusman maxamuud bah dir. beerahayagii wali geesalay way ku yaalasn. Nasiib daro walaalahay iyo anigaba Bariga fog maan arag oo qardho ma dhaafin.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
@@muhyadinartan4747 Dhulbahante meelwalba Wuudaganyahay Masha Allah. Mudug Iyo Nugaal Baan Ku Ogaa. Dhulkaan waa Inaanu Dhisnaa Oo Caawinaa dadkeena. Gobolka Bari waa Guri Barwaaqo Wallaahi
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
0:43 dareenkeyga wuu isbadalay ❤ Qurux badanaa allow anoo booqan haidilin 😢🎉❤
@cafiifi
@cafiifi Жыл бұрын
gardafuu ayaa laga rabay inuu dhaho
@winloss176
@winloss176 Жыл бұрын
Degmada Murcanyo weeye waa deegaan qurux badan bad buur iyo beero ayee leedahay
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 Жыл бұрын
Gedo ayaan ka salaamay reer Murcaanyo. Rabbi wuxuu idin siiyey cimilo wanaagsan, dhul qurxoon, beero aay Timir oo ah miraha adduunka ugu qaalisan hormuud u tahay, Kalluun iyo Beeyo. Nabad ku waara.
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Жыл бұрын
MashaAlaah
@thecabdalla382
@thecabdalla382 Жыл бұрын
Sxb tiktok waxa ku qortaa cawaale koronto ninkaasa xeebo aadan waliga somali yay ku yalan aadan is oranayn soo dhiga e
@candymaine2012
@candymaine2012 Жыл бұрын
We need to invest and put money in places like that!!
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Barnaamij yadaan deegaanada xeebaha ee bariga soomaaliya waankahelay ❤🎉 waxaan jeclaan lahaa deegaanada kale eedalka oo idil inlaga soosameeyo ❤🎉
@abdisataraddow452
@abdisataraddow452 Жыл бұрын
Maasha Allaah Rabbi ha noo barakeeyo dhulkeenna & dadkiisaba aamiin.
@mohamedsaed4419
@mohamedsaed4419 Жыл бұрын
Mansha Allah Geesaley waa magaalo taarikhi ah insha allah mustaqbaka dhow waa la maalgashan doona waxayna noqon doonta meesl putland ama soomaliyo dhan quudisa xaga beerashada tirmta
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 Жыл бұрын
Wow wow wow, I'm so impressed, I hope they get the help they need
@ahmednasirabushanab8009
@ahmednasirabushanab8009 Жыл бұрын
MashaALLAH waa markii iigu horaysay ee aan arko beer-timireed wan bogaadinayaa
@Andhiga927
@Andhiga927 Жыл бұрын
Masha allah allow dhulka somaliyeed noo barakee bal bilicdaas eega ❤️
@frumaandhuuxyare6950
@frumaandhuuxyare6950 Жыл бұрын
Masha Allh ❤️ Geesalay Bari p Somalia 🇸🇴
@MustafArlaadi
@MustafArlaadi Жыл бұрын
Astaan mashaallah waaye barnaamij kaan waxaan idinkala talin lahaa in aad badisan barnaamijyada ka hadla quruxda iyo bormarka ay Somali gaartey.PEOPLE NEED TO SEE THE BEAUTY OF OUR COUNTRY AND THIS KIND OF DOCUMENTARY SHOW THAT SO KEEP GOING ASTAAN
@abeleli2651
@abeleli2651 Жыл бұрын
Mashaallah, aad baad umahadsantahay wll. dhalinyaro badan oo aan kawar qabin quruxda dalkena iyo hodnantisa oo aan anig kamid ahay baad bartay. InshaAllah waan soo booqanaynaa Geesalay, Dadku intay qab sankaraan haqab sadaan oo yay isku halayn cidkale. Meel dadka soo dhawaysa hayd tahayna waa lagu soobadanayaa InshaAllah sanadada soo socda.
@user-bz2dh1fz9p
@user-bz2dh1fz9p 5 ай бұрын
Manshalaah guul guuleysta geesaleey beeraleyda horimar waaye ee beerta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
MASHA ALLAH TABARAKALAH 💕❤️💕 ALLA QURUX BADANA DALKENA SOMALIA 🇸🇴 INTA SOMALIA COLADA KA WADA ALLAHA QALBIYADA COLADA ISKU HORTAGAN KALA MASLAXO MADAXDENU ALLAHA JECLEY SIYO DALKA 🇸🇴
@haashimmoha9588
@haashimmoha9588 Жыл бұрын
Waxaa nasiib daraa in dhulkeena dhul saan cml ah kuyaalo aan hadane Faqiir iyo Tuugsi aan kujirno Allow Nabad galyo nasii 🤲
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir Жыл бұрын
Puntland 🇸🇱❤
@sagalsalaad2750
@sagalsalaad2750 Жыл бұрын
Masha Allah Dadkeena in tacbashadeena dib usoo laabataan rajeynayaa INSHA ALLAH
@niger1495
@niger1495 Жыл бұрын
Mahadsanid ninkaygan 20 sano Bari ku noolaa wax war ah uma hayn.
@amosnaftali2495
@amosnaftali2495 Жыл бұрын
Mashallah ilaahay ha idin barakeeyo
@buurdheer
@buurdheer Жыл бұрын
Maashalah Maashalah Maashalah tacab weyn bay sameeyeen waa in dadkan la taageeraa si loo balaadhiyo loona horumariyo
@drmustafmohidin4640
@drmustafmohidin4640 Жыл бұрын
Mashaa allah, dhulkeena qurxoonaa nimcaa heesaanaa alx.
@user-ci9ob2nb1f
@user-ci9ob2nb1f 7 ай бұрын
Ayeeyo Allaha haku naxaristo geesaley anoo yar oo bosaso joogo wax bdn baa iga shegtay beer ayey kulahed aadna ayey u jecleyd geesaley❤❤❤
@countcryptonite
@countcryptonite Жыл бұрын
Astaan waa television channelka ugu fiican Somalia. Waa jeclahay barnaamijkooda
@mohamedomer7262
@mohamedomer7262 Жыл бұрын
Mansha Allah waa dad mudan in la garab istaago waxanan rajaynayaa in wassrada ee beraha ee puntland iyo ta federal kuba garab istaagan dadka deeganka. Mohamed omer from Hargeisa. Farxad ayaan dareema markan arko somali tabcanaysa
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 Жыл бұрын
Somali hadday khayraadkeeda kafaaidaysan lahayd aduunka wadamada ugu barwaaqada badan ayay kow kaga jiri lahayd
@mohamedomer7262
@mohamedomer7262 Жыл бұрын
@@abdallaahmed8104 ilaahay Ha ina garadsiiyo wll is haysygu waa faqriga iyo tabcasasho laa’ane
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 Жыл бұрын
Masha allah qurux wllhi dalkaygii ❤️🇸🇴 from Borame
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
Say Somaliland
@tuwa_sac
@tuwa_sac Жыл бұрын
Dalkayga great somaliya from somaliland
@shukriiii
@shukriiii 5 ай бұрын
no, she is from Somalia!!! @@theancientsancients1769
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
@@theancientsancients1769 **Somalia** There's nothing call Somaliland. Just this 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 4 ай бұрын
@@Cici_mimi That flag was made by someone from Somaliland
@msalwemudugi
@msalwemudugi Жыл бұрын
3:31 Runtii waa waaxda aadka ii soo jiidatay dhiirina i galisay wuxuu yiri " Awoowgeey 9 rag ah buu dhalay sagaal kii buu timir soo dhex dhigay markaas beey mid iyo xabad qaateen, markaay damceen ineey sidaa sahalka ah isaga cunaan buu 9koodiiba timirtii ka qaaday oo ku yiri DHULKA AYEEY KU JIRTAA EE KALA SOO BAXA!" Waa geesinimo iyo hal adayg in aad ubadkaaga hal tusaaleyso oo aad tijaabiso awoodooda. Farsamadaas quruxda badan oo ubadka lagu taba barayo iyadoo looga faaiideysanayo baahidooda runtii waa tan dadkeenii hore ka dhigtay dad wax soo saar iyo tacab leh oo aan ku noolayn mala awaal iyo cad quureed. Casharka inoo ku jirana waxaa weeye inaan ubadka lagu ababin nolol dabacsan wax walba oo aay af ka doonaan iyo waxeey uur ka rabaana aan loola maleegnaan, taas macneheedu waxaa weeye ineey bartaan sida loo kasbado ugu yaraan. Odaygaas hore ee laga sheekeeyey wuxuu ruux ahaan ka mid yahay 35ta kun ee geed ee timirta ah ee Geesaley ku yaal.
@MohamedAli-ok6tb
@MohamedAli-ok6tb Жыл бұрын
Haa wlhy sxb
@jabiye8593
@jabiye8593 Жыл бұрын
waa wax aad ii farxad galiyeye dad shaqeysanaya oo wax soo saar leh .... dalkeenu quruxbadana masha allah eebow nabad iyo qalbi fayow dadkeyga ugu deeq.
@yuusufcaliafjar
@yuusufcaliafjar Жыл бұрын
M.ashllha Dalkeyga Geesaley Golaha Sare ✋️🌹
@sarhayeamedia8802
@sarhayeamedia8802 4 ай бұрын
Wadankan dowlad dhab ah bu ubahan yahy puntland wa gobalka ugu barqeysan hadii laga shaqeyo dalxisayal badan baa iman lahaa
@snw9257
@snw9257 Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah ❤❤
@bashe3051
@bashe3051 Жыл бұрын
I really like this ancestral agricultural place dates. Hope other places will follow conservation and new agricultural initiatives. We are planning wheat grand plantation with irrigation close to berbera.
@MohamedAhmed-it5zn
@MohamedAhmed-it5zn Жыл бұрын
Nice job
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
Somali people need their energy to stick to agriculture and livestock’s!. Not wars and cheap qabiil policy!.
@abeleli2651
@abeleli2651 4 ай бұрын
MashaAllah weye, waxaad eegtaa harurka( garowga ama badarka) aad bay sanadadaan beeralayda USA iyo Austrailia ugahad layaa faidoyingasa iyo sidii uu uga fcn yahay galayda iyo sareenka.
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Жыл бұрын
Masha Allah 🖤🖤🖤🖤
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 Жыл бұрын
Maashaa Allaah,. Allaah haydin barakeeyo
@abdullahiabdikadir9577
@abdullahiabdikadir9577 Жыл бұрын
MASHA'ALLAH ALLAH maxan Nimco ka u Alle nasiiyay ka baahanahay... dadka degaanka runti waa dad dadaal badn ALLAH garabkooda ha galo balse dad & dawlada tageera mahelin
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Жыл бұрын
Mashaallah guul Iyo gobanimo Somaliland peace ✌️ and love 💕
@bilan1674
@bilan1674 Жыл бұрын
Hahaha
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Жыл бұрын
@@bilan1674wallo dee wa mashaallah wa wax lagu farxa dee inabara huuno thanks 🙏
@Ahmedsu744
@Ahmedsu744 Жыл бұрын
Majnuun Falan 😊
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Isaaqu waa waalanyiin war meeshaan waa bari dee waaxay soomaaliland taan aad la waalatay sowtii aanu ku luqluqanay waar meesha laga hadlayaa waa guri majeerteen maqruunyoow falan
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
​@@qaaliyusra7541 cuqdad xun baa ku haysa 1 qof miyaa isaaq oo dhan u aflagaadeynaysaa? Somalilandta aad ku luqluqatay waatee garoowaa lagu murmi wlhi
@bakarali5086
@bakarali5086 Жыл бұрын
I really appreciate how astaan TV is broadcasting news about (learn about your homeland), i truely did not know that date farms are suitable in somalia, geesaley is a prosperous land but we are lack of functioning government that helps the residents of geesaley, i hope one day to visit there and enjoy with those good hearted people.
@funy194
@funy194 Жыл бұрын
Sidaa u soo diyaarsay caadii ma ahan 👏
@xarfo
@xarfo Жыл бұрын
Bari iyo PL ba waa dal nimco badan oo aan la ogeyn taalo
@saidmohamed745
@saidmohamed745 Жыл бұрын
M.a geesalay caasimada geesiguule dhulkeyg
@abdoulrasakmohamedali4739
@abdoulrasakmohamedali4739 Жыл бұрын
Masha Allah barnamijyada oo kale keep going bro
@hani8826
@hani8826 Жыл бұрын
Mashaa Allaah, wax nimco rabbi.👍🔥
@adansaed5982
@adansaed5982 Жыл бұрын
astan tv thank you waxband oo aan ogayn ayaan ka bartay
@abdalleali354
@abdalleali354 Жыл бұрын
Masha allah bogaadin staan tv soobandhiga khayraadka dalka
@aboubakerosman8326
@aboubakerosman8326 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Je suis fière d'être somalien je adoré notre préhistoire vous avez un travail magnifique je vous conseille continue cette recherche de histoire félicitation
@Ouzyman
@Ouzyman Жыл бұрын
M.a, I'll not instantly judge you but i think it's better to speak your mother tongue
@aboubakerosman8326
@aboubakerosman8326 Жыл бұрын
@@Ouzyman désolé frère je ne sais pas comment écrire ma longue maternelle
@maxmedmalisgoospup2410
@maxmedmalisgoospup2410 Жыл бұрын
@@aboubakerosman8326 😢
@XaajiDirir
@XaajiDirir Жыл бұрын
Shukran
@haaruunaxmed2038
@haaruunaxmed2038 Жыл бұрын
Masha Allah guuleysta
@user-di3db9yy7z
@user-di3db9yy7z 2 ай бұрын
Axsan ahlu balad waaba umad xalaal walaahi ah ❤❤❤ they all share no one say it's mine maasha Allah tabaarakallah what a beautiful place insha Allah one day I will visit there
@hoosinmedia671
@hoosinmedia671 Жыл бұрын
Mashalah dhulka hooyo wacanaa
@NAFCIMEDIA
@NAFCIMEDIA Жыл бұрын
Waa barnaamij wacan inoo soo badiya aan barono wadankeena eeee.
@abdiazizo14
@abdiazizo14 Жыл бұрын
waa kow magalda iyo in aan leenahay beer timareeda ugu wayn g.africa alxmdlillh waad mahad santihn astaan
@lovenmercyfdc4291
@lovenmercyfdc4291 Жыл бұрын
Subxaana’Allah Somali Alle nimcadaas ayuu siiyey balse qoxoonti bee ka yihiin
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 Жыл бұрын
Dhulkeena Puntland nicmaa taal
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 3 ай бұрын
Ninkan wariyaha ah waa nin macquula oo u qalma shaqaduu hayo hore u soco sxb
@dahiraw-ahmedbarise1394
@dahiraw-ahmedbarise1394 Жыл бұрын
Alle wax ha la idiin la qabto reer GEESALEY. Aadbaan u jeclaan lahaa timir waddani ah inay suuqyada camirto
@omarnuh
@omarnuh Жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Omarpk.thur.23mar.2023.holland.
@ahmedabdirahman2143
@ahmedabdirahman2143 11 күн бұрын
Manshallaha ma anan fileyn in timir inta le,eg ay ku taalo dhul soomaliyeed, in la caafiyo ayey dadkani u baahan yihiin
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 Жыл бұрын
Mashalah Ilahay tacabkiina haydiin barakeeyo
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Allahumma barik feek.
@abdirazaksaladhussein894
@abdirazaksaladhussein894 Жыл бұрын
Masha'allah Allaha u barakeeyo
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 Жыл бұрын
،maashaa allaah.
@DahirMohamedHassan
@DahirMohamedHassan 3 ай бұрын
Shaqo aad u wanaagsan ayeey qabteen meesha ay ku taalo ayaa aad II cabisay Masha allah
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 4 ай бұрын
Mansha alah taasi wa tabcashada ugu fiican
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Masha Allah beautiful
@deeqaabdulahi1010
@deeqaabdulahi1010 Жыл бұрын
mansha alllh dhulkaygi geeselay
@rocky4066
@rocky4066 Жыл бұрын
Maasha allaah tabaaraka allaah
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 2 ай бұрын
Waligeey isma oran dhulkeena saan uga baxdaa timir! Illahow dhulka iyo dadkaba noo barakee❤
@Mohamed-oj6ie
@Mohamed-oj6ie Жыл бұрын
Ma sha alaah dhulkaas wacan ee aynu leenahay ayaa aynu iskaga ciyaarnay 😳😳
@halimamaxamuud1753
@halimamaxamuud1753 Жыл бұрын
Mahadsanidiin Astaan 🎉
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
waa dad didaalaya lkn la'a wax taageera, horumar wacan baan idiin rajeynayaa.
@WAMBALAZITV
@WAMBALAZITV Жыл бұрын
Ma Shaa Allah Tabaraka Allah ❤❤❤
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 Жыл бұрын
Waaw waa beer qurux badan oo aanan ku ogeyn in soomaaliya timiru ka baxdo. weey fiicnaan lahayd in qalab shaqeedka shaqaalaha la horaymariyo sida gacmo-gelisyo, dhar khaasa oo beerta looga shaqeeyo, midiyo ama baangado, jaranjarooyin aan dhirta wax u dhibeeyn iwm. Mahadsanidiin Astaan TV
@tuwa_sac
@tuwa_sac Жыл бұрын
Waa runtaa
@Sirhikma1
@Sirhikma1 Жыл бұрын
manshaballah waa beer wayn
@muominabraahim1774
@muominabraahim1774 Жыл бұрын
Macha allaah
@lulahmedmoge8308
@lulahmedmoge8308 Жыл бұрын
Masha allah❤❤❤
@fe8445
@fe8445 3 ай бұрын
Maashaa Allah. Waxaan oo dhan way naga qarsanaayeen. Dalkeenu waa barwaaqo.
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 16 күн бұрын
Fadlan Beertaan Silig Halaguwareejiyo,Mahadsanidiin
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
baarakalah🌴🌴🌴
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
Mashalah tabarakalah
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 Жыл бұрын
Masha Allah
@35faduma
@35faduma Жыл бұрын
Masha Allah 😢😊❤
@Gmaaad
@Gmaaad 4 ай бұрын
Ma maqal waligey inee somaliya timir kabaxdo Mansha allah
@naimastar9366
@naimastar9366 Жыл бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉
@addull1
@addull1 Жыл бұрын
MASHA ALLAH
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL Жыл бұрын
Mashaa allah
@ruqiyocadaawe5867
@ruqiyocadaawe5867 Жыл бұрын
maashllh dhulkaygi geesalay
@24sportsgames
@24sportsgames Жыл бұрын
Masha allah video qurux badan fikirkayga wuxu ku fiicna inaa loo turjumo sida English Arabic documentary
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 75 М.
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 208 М.
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 93 МЛН
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 155 М.
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 60 М.
Парковка ТАКСИ от клоуна!
0:22
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 4,1 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
0:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 8 МЛН
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 2-бөлім | ТОКАЛ АЛЫП БЕРЕМІН
23:12
Me: Don't cross there's cars coming
0:16
LOL
Рет қаралды 8 МЛН