Maalintii aan Isbadaley | Bilowgi Safarkaygii Online Business ka

  Рет қаралды 9,584

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Күн бұрын

Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
👉 Kusoo Biir Telegram Group t.me/gellebashir
👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.co...
👉 Register Binance - accounts.binan...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...

Пікірлер: 68
@fuaadmoalimgurey532
@fuaadmoalimgurey532 Жыл бұрын
Ustaat aniga mantay ayaan gatay course sada E-commerce waliba waxaanka gaty ustat gelle bashiir insha allah waxaan rajeynayaa in aan isku finansho gaaro insha allah adinkana ducada igu soo kaba
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
THANKS WLL guuleyso insha allah
@zagalcabdizagal1011
@zagalcabdizagal1011 Жыл бұрын
Wlll haleed kagadatay ani lacag aya layga qaday waana layga goatee hadalan layma siine
@zakichamac2561
@zakichamac2561 Жыл бұрын
sxp xageen kaala soo xiriira
@yzichebushawipi377
@yzichebushawipi377 Жыл бұрын
Mcalin xagee kala soo xiriira
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Жыл бұрын
Salaam Alaykuma first one And comment thanks 🎉
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
THANKS WLL
@qosoliyoqaraaxo417
@qosoliyoqaraaxo417 Жыл бұрын
wax yaabo badan ka maqana aya rabay ina kusoo darto prinfy iyo easy labadaas kusoo macalin adigoo mahadsan
@Asadshow2.
@Asadshow2. Жыл бұрын
Mnsha allh guulyso mudane bashiir gelle
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
THANKS WLL
@zagalcabdizagal1011
@zagalcabdizagal1011 Жыл бұрын
Wllo ninka tiimkaaga blogger ka sameya iga afgaro hadaad ilaahay taqaanan Lacagbu iga qaaday course iyo wabsite midna kama hayo inaad dadka dhacdan miyaad ubilawden ganacsiga mise inaad wax sobirisan allh hakudhawre wll ninka iga afgaro kan luqmaan layidha weeye
@ummusalmaan.41
@ummusalmaan.41 Жыл бұрын
Waan u baahanahay wll halkee kaala soo xiriiraa
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 Жыл бұрын
Guulayso ustad
@mrym0_056
@mrym0_056 Жыл бұрын
Xagee lagag soo xidhidhaa waan doonaya
@aliia389
@aliia389 Жыл бұрын
waa riyada aan kuriyoonayo😊😊
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
THANKS WLL
@aliia389
@aliia389 Жыл бұрын
@@GelleBashir saxib iga caawi xirfadaha
@MaxamedCabdi-gy5zh
@MaxamedCabdi-gy5zh Жыл бұрын
walaalo 95 dollar igu caawi bls iisoo dir ❤
@XalTech19
@XalTech19 Жыл бұрын
Aadaa u mahadsantahay ustaad waan ku aaminsanahay
@Mohazsa1d
@Mohazsa1d Жыл бұрын
Thanks ustaad
@SADIIQSADIIQ-ne5bj
@SADIIQSADIIQ-ne5bj Жыл бұрын
Wll waan rabnaa inaan barto ee xageen kaala soo xidhiidhaa
@XAREEDTAAJIR1
@XAREEDTAAJIR1 Жыл бұрын
Wl gelle bashiir xagee kaalasoo xiriiraa pls inaad icaawisaan rabaye
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
number kena description yaala wll
@ROX.somali.1
@ROX.somali.1 Жыл бұрын
Masha allah
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
THANKS WLL
@ZUUBASHIIR-do7bg
@ZUUBASHIIR-do7bg Жыл бұрын
Ustaad anigoo luqada english aqoon ma bilaabi karaa ganacsiyada
@cabdullaahiaxmadcawke4177
@cabdullaahiaxmadcawke4177 Жыл бұрын
This is on point Go better you are a lucky.
@mohamedsuudi4631
@mohamedsuudi4631 Жыл бұрын
wll @geele, mushkiladu waxa weeeye lanbarkan lagama jaawaabayo. midda kale waxaa jira adeegyo aad jalkan noga sheegtay oo lanbarkan yidhi ma bixiyo cadaymahiisana waa kuu hayaa ee bal macalin adiga lanbarku mawada socotaan.
@TusbaxLe027
@TusbaxLe027 Жыл бұрын
WLL Kawaran Bobilekayga maku isticmaaLi karaa mise Labton ama computer ayaa qasaba inaad haysato.?isoo Jawaab ustaad👋
@yaxyetony2967
@yaxyetony2967 Жыл бұрын
Nio xage lagahelaya e-commerce barashadisa
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
website kayga wll ama whatsapp kena kaso dalbo wll
@daauudcabdi3507
@daauudcabdi3507 Жыл бұрын
niO zhb sameynta acountinada dhipnagahysta
@Qosliye
@Qosliye Жыл бұрын
Sxp oninle business in aan bilaabaan doonayaaye paypal ma ka shaqeenayaa ethiopia walal wxn isku dayay 2020 ima suurto galin sxp bank oninle itoobiya ka majirin hada ma ka jiraa sxp
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 Жыл бұрын
Sxb maxaa isaga dhaftay Amazon FBA
@amaremedia2413
@amaremedia2413 Жыл бұрын
Sxb geele bashiir waxa aad ka hadasha soomaaliya website tuugta ah
@SadamHoussein-p2z
@SadamHoussein-p2z Жыл бұрын
Wll cours gormeed bilaaabeysa
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
Course diyaar weye soo dalbo number kan +252 905582875
@SadamHoussein-p2z
@SadamHoussein-p2z Жыл бұрын
Waa what sow maahin wll
@SadamHoussein-p2z
@SadamHoussein-p2z Жыл бұрын
What Aap baan ugajeeda wll
@akrem-production.8946
@akrem-production.8946 Жыл бұрын
Anigu masamayn hasayeeshee waan ogahay in online business jiro lakiin wado aan qaado waan la’ahay sida qof diyiwsan marka meshaan kabilaabi lahaa itus oo ii sheeg
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
NALA SOO XIRIIR WLL
@akrem-production.8946
@akrem-production.8946 Жыл бұрын
@@GelleBashir Xageen kaala xariirnaa
@zakichamac2561
@zakichamac2561 Жыл бұрын
anaa kulassoo xidhiidhaye xagee kaala soo xidhiidha ustaad @@GelleBashir
@cusmaancqaadir-w4d
@cusmaancqaadir-w4d 11 ай бұрын
2:02
@cabdirizaakmohamet1709
@cabdirizaakmohamet1709 Жыл бұрын
Ustaad wadanka e-commerce malaga bilaabi karaa
@mohanhassanupthi
@mohanhassanupthi Жыл бұрын
Tnx zhp ❤🎉
@maxamedaxmed5814
@maxamedaxmed5814 Жыл бұрын
Asc sxb waan ka helay sharaxaada iyo wadada aad soo martay lkn waxaan jeclaanlahaa in aad sida aad u rumaysay aad oo kale aad aad igu garab siiso mahadsanid
@dayibyare2035
@dayibyare2035 Жыл бұрын
Ninkan whatapkisa xagee ka helaa
@saalimqalinle5466
@saalimqalinle5466 Жыл бұрын
Malinka ka qeb galesay waa Lasocday ilaa hadana wax iima qabsomin 😔
@daauudcabdi3507
@daauudcabdi3507 Жыл бұрын
soory bro😊
@ranialaurrent1234
@ranialaurrent1234 Жыл бұрын
inte ka heeli kara E-commerce siga wllo fadlan inte ka ibsan karaa
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
+252 905582875 number kena Somalia kaso dalbo course wll
@fadumoxirsi1594
@fadumoxirsi1594 Жыл бұрын
Eite kala soharira
@ubaxmohamed6861
@ubaxmohamed6861 Жыл бұрын
Wll aniga yutuba idetina bana ubahanhay
@SipeerckmeCabdle
@SipeerckmeCabdle Жыл бұрын
Walal dhamdka ila bilow wandawaday lakin mafhmin sida ado jifa lacag adsameso whtasappka kasoqaban😮 8:26
@hamzacarab6423
@hamzacarab6423 Жыл бұрын
What's appka aankaalasoo xidhiidho isosheeg wll
@umalkhayrcumar5918
@umalkhayrcumar5918 Жыл бұрын
Book gan wax badan bu iga badaly ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
THANKS WLL
@yzichebushawipi377
@yzichebushawipi377 Жыл бұрын
@@GelleBashir macalin inte kala sooxiriira
@Blacklight-s7p
@Blacklight-s7p Жыл бұрын
😢😢
@worldfootball8453
@worldfootball8453 Жыл бұрын
M.a it's my dream Wll aad iyo aad ayaad umahdsantahy waad noo sheegtay adi waadna na baraysaa ee kaliya anaga ayaa la inaga rabaa dadaalka For me wn xaqiijinayaa wn xaqiijinayaa i.a ( I DO IT) 👍 I.a inaad qayb kanoqoto hormarkaygana wn rajaynagaa 👍Respect macalimu🙏
@abdulahiyusuf4724
@abdulahiyusuf4724 Жыл бұрын
Korsoyin in tee laga bartaa sxb
@NUURIYE.
@NUURIYE. Жыл бұрын
Adoo aan waxba qaban sidee lacag lo sameeya😂😂
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
lol
@somaliamerican-w5q
@somaliamerican-w5q Жыл бұрын
jow kow now qofka markaad dhageysatiid waxad fahmaysa wuxu sheegaayo been iyo run in ay yihin walahi ninkan wa tuugooo casri ah ee iska ilaaaliya calamado baadan oo tuugaada casriga ay yirahdan bu leeyahay waxa ka mid ah adoo xurdo lacag baad samayn karta taas walahi wa been wa si qofka imanta logaso riido ee ninkan iska ilaaaliya somaliyeey jow kow now hadana bow
@NaimaMuhammad-kn3lq
@NaimaMuhammad-kn3lq Жыл бұрын
Baw naw haw hanoo leynee wax noo sheeg😂
@daadaamiinmohamuud5570
@daadaamiinmohamuud5570 Жыл бұрын
Privet ahaan ma kula soo xiriiri karaaa esp instgramkaga
كيفاش ويل سميت باع ولدو لديدي؟
13:49
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 9 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
5 Ganacsi oo 2023 bilaabi kartid | $1000 Side Hustle
17:45
Gelle Bashir
Рет қаралды 13 М.
كيف تتعلم وتتقن ما تعلمته؟ Learn Better
18:52
Nazeer - نذير
Рет қаралды 13 М.
SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA  IIBSADAA ADOO WADANKA JOOGO
19:49
Gelle Bashir
Рет қаралды 102 М.
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 89 М.
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31
4 Talo Muhiim ah | Gaar Hadaf kaaga
8:00
Gelle Bashir
Рет қаралды 4,8 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24