$20 Maalinkasta Shaqeyso ( Google Adsense Full Tutorial )

  Рет қаралды 161,487

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Күн бұрын

Salaam
Maanta waxaa idinla wadaagi doonaa 7 steps oo iisahley in aan website kayga xayisiinta( Ads ) ii furey. Lacag fiican ban ka sameeyaa kaliyah ads kaas.
Waxaan ku tusi doonaa qaabka Google Adesnse loo Apply gareeyo iyo shurudaha lagaa rabo inta aadan apply garen. Wadadi aan so marey maanta iishaqeyso ban rabaa in aan video gan kooban kugu soo bandhigo si aad adigana si fudud oga shaqeysatid Google Adsense ga.
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - Make Money On Blogging gellebashir.co...
👉 Register Binance www.binance.co...
👉 JOIN MY 1 WEEK COURSE gellebashir.co...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...
--Web Hosting Discounts--
50% Discount Hosgator 👉 partners.hostga...
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
--Terms & Privacy Page Templates--
docs.google.co...
Related Videos:
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso • Sameyso Website free a...
Sidee Loo Qoraa Maqaal ( Article ) On Page SEO • Sidee Loo Qoraa Maqaal...

Пікірлер: 369
@ShaacirSheekeye
@ShaacirSheekeye 2 жыл бұрын
20 daqiiqo ayaan dhamaystay muqalkaaga oo ay iso direen dad ad u danaynaya lacagta ad kor ku xustay lkn nasiib daro adban ugu wareeray qabka aad wax u sharaxayso aniga oo 3 sano isticmalayay google adsense ayay hadana igu adkatay ina fahmo wadoyinkii aad martay waxa laga yaba inay ku dawanayan dad an fahan badan ka haysan google adsense iyo qabka uu shaqeeyo adna waxa ad wax u sharaxday sidii siminar oo kale marka waxan kugala talin laha inaad samayso korsoyin muqalo gagagaban adigo dadka tusinaya wadadii ad martay min bilaw ila dhamaad si ay dhalin yaro faro badan kaga fa idan madama ad isku xilqantay howshan adag mahadsanid .
@Fahadkhaliil
@Fahadkhaliil 2 жыл бұрын
Waa arin wangsn
@saladibrahimmohamed9284
@saladibrahimmohamed9284 2 жыл бұрын
Waa runtaa zxp. Nio nin kaan waxii uu sharaxaad yo aan arko chanel. Kale ayaan karaadi yaaa si aan ufahamo. Runtiii
@jungalphone
@jungalphone 2 жыл бұрын
Google AdSense soomaaliya 🇸🇴 liiska uguma jirto sidee dhallintu uga shaqeysan karaan oo isku diiwaan galinayaan una helayaan lacagta usoo dhacdo ❓❓❓
@sidra857
@sidra857 2 жыл бұрын
Waan ku wareeraa aniguba 😇
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
Kadib codsiyo badan oo dhalinta iga yimid, waxan hada diyaariyaa Course ku saabsan Google Adsense insha Alah mardhow wn idinla wadaagi donaa.
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
Kadib codsiyo badan oo dhalinta iga yimid, waxan hada diyaariyaa Course ku saabsan Google Adsense . Link Course waa kan 👉 gellebashir.com/courses/google-adsense-success-strategies/
@yaqubburhan7858
@yaqubburhan7858 2 жыл бұрын
Dhalinyaro badan ayuu muhiim u yahay Course-kaasi Ustaad, inaad bilow illaa dhammaad step by step si fudud u soo duubi doontid baan rajaynayaa waliba sida ugu dhaqsaha badan.
@JAMAL_ISMAIL
@JAMAL_ISMAIL 2 жыл бұрын
wad qaliyysey ustaad
@mukhtarsaid6155
@mukhtarsaid6155 2 жыл бұрын
asc moalimow adoo mahadsan fadlan sharaxaada sifiican noogu samee wlh waan ku wareeray qaabka aad u sharaxday min bilow ilaa dhamad fadlan inoso sharax iyo sharuudaha thanks 🙏
@Mustafa_ayaanso
@Mustafa_ayaanso 2 жыл бұрын
si joogta ah ayaan ugu xirnan doona inshllh channel kaga ustaad wax badan aan ku tameyy ayaad ii iftimisay
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH jizakalah walal 👏👏❤️ INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@hayatjelle5666
@hayatjelle5666 2 жыл бұрын
Waanku saaray maadamo kheyr aadno faaideneso 7qof oo guriga jooga telefonadodan kaagaso wada saarayaa iyo waxii guriga imaado idil mahadsanid walaal
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
@@hayatjelle5666 jizakalah walal.
@Roma20246
@Roma20246 2 жыл бұрын
@@hayatjelle5666 ن
@honcabdulahi3744
@honcabdulahi3744 2 жыл бұрын
Wankaga mahadcelinayaa sida hal abuurka leh ee aad noogu sharaxday barnaamijkan qiimaha bdn thanks pro
@bashir871
@bashir871 2 жыл бұрын
Sxp qli legend baa tahee alle haku sharfee na caawi bal
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
ok thanks wll
@t4channelandtravels532
@t4channelandtravels532 2 жыл бұрын
Waan kusalamay sxb Allah khayr iyo wanaag badan ku siiyo waxyaabo badan ayaa nosoo gudbisaa thanks sxb somalida kuwa ugu ficaan sida aad wax u so gudbinayso iyo xaqiiqda ka hadalka
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
thanks wll
@salmaciisem.9834
@salmaciisem.9834 6 ай бұрын
​@@GelleBashir 2024 baan raba iga caawu wll😢
@salmaciisem.9834
@salmaciisem.9834 6 ай бұрын
​@@GelleBashir iga caawi wllo 2024 rabye
@cumarzakisoomaali7221
@cumarzakisoomaali7221 2 жыл бұрын
Isoo jawaab fadlan xageen kaala soo xidhiidha!
@SAMATAR_BARQADLE
@SAMATAR_BARQADLE 6 ай бұрын
Wlhi sxp masha Allah muddo 47 maalmod ka hor ayan ku dhaqaaqay nidamkad markan ka daawaday KZbin kaga kadib Allah wu igu guuleyay mahadaasina adiga io allah ayaa leh
@tiktokofficial6107
@tiktokofficial6107 6 ай бұрын
M.a sp
@idil_onlion
@idil_onlion 2 жыл бұрын
Thanks walal from mogdisho
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
Join Our Telegram t.me/gellebashir
@AhmedHassan-dp6tq
@AhmedHassan-dp6tq 2 жыл бұрын
Barnaamjkan mafahmin😢
@zihamomer6550
@zihamomer6550 2 жыл бұрын
Asc walale waxan raba ina kuweydiyo mobile maku istimali karo ama maso dagsan kara thanks walale jwb inshaallah
@toosane7784
@toosane7784 2 жыл бұрын
mobile waad ku isticmaali kartaa
@safiyaahmed1328
@safiyaahmed1328 2 жыл бұрын
Ila so xariir wll whtsabka kuso qiraa sad igu faideysaaa qabka loga shaqyaa abka
@frontiermedia8772
@frontiermedia8772 2 жыл бұрын
Asc sxb AdSense wax bdn ayn kfahansanhy waqti bdn ayn research kusameye Kenya ayn joga AdSense account wan leyhy vedio display add ayn iskudaye in an sameyo lkn laptop mhysto phone ayn kasameya wxn kuweydini raba si ads kyga ushaqeyo bajegtka lcgta in an galiyo laigarabo paypal miya kubixinaya
@mwengecreates
@mwengecreates 2 жыл бұрын
Lacag Ayaa IN muddo ah iga Xayiran Google Adse Fadlan isoo qor sxb Meel aan kawada Xiriirno
@Uluufochannel
@Uluufochannel 2 жыл бұрын
Wll haye arinti adsences ka maku xalisantey anigane si a iiga cawisid
@mohammedabdulkaadir1944
@mohammedabdulkaadir1944 2 жыл бұрын
Geele, nin weyn #teamuum sintok malaysia 🇲🇾
@suleimanishorts6388
@suleimanishorts6388 2 жыл бұрын
thanks bro, lkn sxp si wacan oo fahfaahsan oga hadal inta yar aad ku soo gudbisoo youtubeka , thanks keep going. xoogaa wan ku yara wareernay .
@XamseQalinle-bl9wk
@XamseQalinle-bl9wk 4 ай бұрын
Zxb ad ayan ugu bahanahey inan noqto Yuotuber markaa isoo samee qorshahaa
@missespella2754
@missespella2754 2 жыл бұрын
Abowe see luck by chance lacag loogala bixikara adoo mahdsan isoo sheeg
@mustafecali6148
@mustafecali6148 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah.qof Somalia jooga ma'furan kara.mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
haa wll
@safiyaahmed1328
@safiyaahmed1328 2 жыл бұрын
@@GelleBashir wllo aniga ma fahmin eee iso qabo an ka faide jwb wcn numbarkqyga kuso qoraa iso jwb wll
@samiirsaylici1010
@samiirsaylici1010 2 жыл бұрын
Masha allaha bro keep going wllo
@farduusdaahir1562
@farduusdaahir1562 2 жыл бұрын
Abdirahmaan wakusalaamey👋 wllky
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
ok thanks wll
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam 2 жыл бұрын
$20 si fudud ku hel maalinkasta :-)
@abdirizakhassan8715
@abdirizakhassan8715 2 жыл бұрын
Asc sxb 1 website AMA 2 website iisheeg oo lacag laga shaqeysan karo
@maxamedmuuse1573
@maxamedmuuse1573 2 жыл бұрын
Ustaad geelow waan kugu haastaa
@samadoonstudiopro1353
@samadoonstudiopro1353 2 жыл бұрын
Asc suldan wan ku salaamaya marka ugu horeysa ramadan karim teeda kale ee labaadna suldan channel cusub ayan leeyahay mad hadda ayan gaareyna 4000 kun ee sacadood iyo 1000 sub mad garan ee sidi google adsence logu xiraayey website ayan laa dhibatoonaya suldan runti madaxa igu jabey eee side leys kugu xira
@namish7173
@namish7173 Жыл бұрын
Mobelka iyo labtom heysta laku isticmalaya abowe isojawab ubahna abowe
@faysalabdi
@faysalabdi 2 жыл бұрын
Xage joktaa walal well done 👍
@bisharbashirahmed
@bisharbashirahmed 2 жыл бұрын
Zxb geele aaad baad u mahadsan tahay zxb seee isaga diiwaan galiyiyaaa
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 2 жыл бұрын
Bashiir Gelle zxb accountiyada Aan isticmaali karro waa maxay???
@ilhaanmohamed1252
@ilhaanmohamed1252 2 жыл бұрын
Sidee lacagta looga soosaraa
@mubashirmedia93
@mubashirmedia93 2 жыл бұрын
Waan isku day I in Sha alah
@sharmaake1304
@sharmaake1304 2 жыл бұрын
Masha allah walal mahadsanid.
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
ok thanks wll
@mursalabdullahimahamed2799
@mursalabdullahimahamed2799 2 жыл бұрын
Wlaal iga caawi insha allah sideen kuula soo xidhiidhaa
@khadrotoosan3775
@khadrotoosan3775 2 жыл бұрын
Masha allah wllkey
@OAdan-ml5eg
@OAdan-ml5eg 2 жыл бұрын
Masaakiinta imaanka haka qaadin
@umuamiira6911
@umuamiira6911 2 жыл бұрын
Sabab wllo
@cabdullahimaxmedyuunis1185
@cabdullahimaxmedyuunis1185 2 жыл бұрын
asc mahadsanid illahey garabkaaga ha galo
@abdulmalikubeyd294
@abdulmalikubeyd294 2 жыл бұрын
Shukran bro kenya ayaan jogaa ma sameysan karaa
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Asc bro. Intee kala soo xiriiri karaa zxb
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
Wasalam wll Instagram kayga . Link description yaalaa . Thanks
@nabaddoneofficial448
@nabaddoneofficial448 2 жыл бұрын
Asc adinkoo mahad san iga so boqda nabad done official
@codkaraggaofficial8324
@codkaraggaofficial8324 2 жыл бұрын
sxp xageed joogta youtube ayaad iga caawin lahayd samayntiisa
@muduabdi1687
@muduabdi1687 2 жыл бұрын
Second...libaaax bananka degay
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
ok thanks wll
@dalagamedia4037
@dalagamedia4037 2 жыл бұрын
Sxpow adi marwalba waan daawadaa muuqaaladaada lkn nasiibxumo waxba kamafahmin waayoo wixii waanoosheegee lkn mana noosheegeysid sida loosameeyo
@jaaibadam9951
@jaaibadam9951 2 жыл бұрын
Tanks aboowe waxan kabarte wax badan
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
ok thanks wll
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 2 жыл бұрын
Ustaad waa sidee jawiga kaliya waxaa usoo jawaabtaa miyaa kuwa kuusoo qora mahadsanid kuwa suaal ku weydiiya jawaab maleh waa waxkalee😂😂😂😂😂
@giriigmediaproduction443
@giriigmediaproduction443 2 жыл бұрын
Shukran teacher geel wll waxaan u baahnay waxbarashadaa online kaa ee aad dhigto xagee kaala soo xidhiidha WhatsApp kaagu iiso qaban waa,
@jinkizkhan4510
@jinkizkhan4510 2 жыл бұрын
Mahadsanid pro mine..❣️
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
ok thanks wll
@cristianofam1611
@cristianofam1611 2 жыл бұрын
@@GelleBashir abowe lacag malobahani furitanka
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
Waan furtay lakiin shirkad kale ayaan ku xidhay lacgta yar
@HORNTRADING
@HORNTRADING 2 жыл бұрын
Great job sir ☺
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
ok thanks wll
@maxamedzakimcmofficial1799
@maxamedzakimcmofficial1799 2 жыл бұрын
Zxp marks hore alaha ku amansado marka xigtana zxp waxan doonaya qaabka free ga ah waxanan jooogaaaa Somalia markaaaas sideeebaaan lacag uga sameeeyaaaa zxp iga caaaawi ok #geeele keep going
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
ok thanks wll
@ciiseciise563
@ciiseciise563 Жыл бұрын
sxb aniga marwalbo wankudawadaa wax ianfaco waal la”ahay ❤
@qamaraden2108
@qamaraden2108 2 ай бұрын
Wallal aslm clkum Waxaan soon Ayaan in aad teaching me blogging and how is working mayadsanid
@abdifatahaden8526
@abdifatahaden8526 2 жыл бұрын
Website qofkaan lahayna Gelle
@ahmedhussein8717
@ahmedhussein8717 2 жыл бұрын
Mahadsand Geelle
@safiyaahmed1328
@safiyaahmed1328 2 жыл бұрын
Wll igu caawi an shaqysteee wll thnks
@Yahyelyrics
@Yahyelyrics 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro anba in mudaa kula socdaa waxa rajaynaa maal. Maha so socda iney guusha ii bilaabmato
@gallad2549
@gallad2549 2 жыл бұрын
Codkagaga xabebta ka sar sxpp mahadsnid
@Mustaqbal230
@Mustaqbal230 2 жыл бұрын
Masha Allah Teacher Gelle
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
ok thanks wll
@Bashe12
@Bashe12 2 жыл бұрын
Ustaad qaabkee loosoo gudbinayaa xogta ma vedio ahaan mase qoraal only.?
@mahamoudaideed1693
@mahamoudaideed1693 2 жыл бұрын
Si wx lagaaga fahmo views bdn aad u hesho vidoeyada soo gaabi 20minute cid wax ka dhagaysata majirto
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
Waxa weye fara badana sxp😂😂😂
@abdullemohamud3219
@abdullemohamud3219 2 жыл бұрын
appreciate it alot walal
@mohamedhassanofficial4727
@mohamedhassanofficial4727 Жыл бұрын
Pro Google adsensiga maleeyahsy iphonka iisoo jawaab ❤
@AFKClasses
@AFKClasses 2 жыл бұрын
السلام علیکم #AFKClasses
@MC-ip6im
@MC-ip6im 2 жыл бұрын
Gelle bro ma jiraan application lacag laga sameeyo haduu jirana Manoso gudbin kartaa. ??🥰
@fatimamahad3579
@fatimamahad3579 2 жыл бұрын
Wl dadka somalia joga parnamij khuseya ay kashqaysan karan noso gudbi wunagu adkaday e plz
@ayaanomar7028
@ayaanomar7028 2 жыл бұрын
Niyow wazwalba aa sheegto wax jira mahan ee runta maa noosheegtid qaabka noosheegtay markaa raaco ma shaqeynayo
@mohamedyasin602
@mohamedyasin602 2 жыл бұрын
Gelle Bashir bro waanu kugu xidhanahay lkn waxan aad no sheegto o dhan wax badan kama fahan
@naciimomuhudiin9083
@naciimomuhudiin9083 2 жыл бұрын
Ustad sidee lo sameyaa step by step iisheg mhdsnd
@harshad1607
@harshad1607 2 жыл бұрын
Waa si fcn
@UMUAhzabchannel1
@UMUAhzabchannel1 2 жыл бұрын
KZbin full job walhi 😂😂😂😂
@Jamalosman665
@Jamalosman665 2 жыл бұрын
mashaAllah sister
@abdishakourmohamed785
@abdishakourmohamed785 2 жыл бұрын
Course ka soo samee 20 daqiiiqo macno weyn ma sameynayso. Diyaar baan u nahay waa iibsanaynaa. Waqti badan kaa qqadan mayso.
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
thanks wll
@cabdixakiinmaxamed1115
@cabdixakiinmaxamed1115 Жыл бұрын
Walahi run ahantiii sad wax usharaxayso 00 waxba lagama fahmayo hada ma nidamkad martaad noshegasaa mose sad aduu ugashaqaysato
@xaatixakan2013
@xaatixakan2013 2 жыл бұрын
Macalin waxaan rabaa inaa fahmo codka iyo video saa isku saaraa kolee adigaa idhiiri galiyay
@HamdiAbdi2021
@HamdiAbdi2021 2 жыл бұрын
Masha allah
@Jamalosman665
@Jamalosman665 2 жыл бұрын
Wcs brother mashaAllah hore usoco Inshallah 🥰
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
thanks wll
@kingabdalla5704
@kingabdalla5704 2 жыл бұрын
Brh su'aan raba inan kuweydio .tusalle ahan hdan Somalia jogo sidebu lacagtas igu sogarikarta . FG. Somalia malagu isticmali kartaa? Ans. As soon possible thank u tchr🙏
@sheikhafrica6444
@sheikhafrica6444 2 жыл бұрын
Website sidee loo sameeya
@Ogaalkadhacdoyinka
@Ogaalkadhacdoyinka 2 жыл бұрын
Sxb marka aad wax sharaxayso codka dheere waa hoodeeyaa codkaada
@abdirizakgalgal9253
@abdirizakgalgal9253 2 жыл бұрын
Bro Royal Q Ka Zooo Hadal Inzha Alllh
@liibaanmahamuud5967
@liibaanmahamuud5967 2 жыл бұрын
Zxp marka maxa Lagula baxaaya lacaagta maa PayPal mise payeer
@sulaymaanmoha247
@sulaymaanmoha247 Жыл бұрын
Sxp sigara ayan raba in aan kula so xiriro lanbarkaga my sin karta
@suldaankaosmaan864
@suldaankaosmaan864 2 жыл бұрын
Asc ustaad waxaaan rabaaa in aan wax badan ka faideysto lkn ma keeni karo maxaaan sameyaaa talo ayaan ka rabaa kheyr ilaaah ha ku siiyo
@Beingfiili
@Beingfiili 2 жыл бұрын
Walaal worpress site ma u furan karaa google adsense?
@omargk4454
@omargk4454 2 жыл бұрын
Bro dadka lacagta haka cunin
@FARHANDAHIRR
@FARHANDAHIRR 2 жыл бұрын
mahadsanid brother Geele Bashir.
@MM-cp9px
@MM-cp9px 2 жыл бұрын
Wll article oo soomali ah maku so bandhigi kartaa yani maqori kartaa mise english inuu noqdo baa qasab ah
@cirodemicco6529
@cirodemicco6529 2 жыл бұрын
concordo
@daarul-iimaan4533
@daarul-iimaan4533 2 жыл бұрын
Qof somalia jooga sideee u sameyn karaa ileen listga wadamada Somalia kuma jirtee
@somalikenyan1385
@somalikenyan1385 2 жыл бұрын
Walal qof kenya joga masameysan kara google ads
@mohamedadan6004
@mohamedadan6004 2 жыл бұрын
asc mr gelle brother inbadan wan iskudaye inaa kafaaideysto vedio yadaada lkn google adsense waakariwaye website sida loohagajiyo ee maigucaawinkartaa inaa website iifurtid si an kuwakale igufududaado mahadsanid
@calicumar4720
@calicumar4720 2 жыл бұрын
Hal barnaamij o muhiim ii tilmaam oo an lacag ka sameeyo somaliyaa jogaa si aan xooga u saaro mr geele bashir mahadsnid
@riderm8303
@riderm8303 2 жыл бұрын
Noo raada kula mid ahay xamar ayaa joogaa meel aan maal gashto rabaa oo xooga aan saaro
@calicumar4720
@calicumar4720 2 жыл бұрын
@@riderm8303 ok pro adigan wxa argto nla soocdsi
@Designprofisional
@Designprofisional 2 жыл бұрын
Thanks bro
@khalifrageh8260
@khalifrageh8260 2 жыл бұрын
Waxaan leeyahay free wordpress blog, markaa ma u samayn karaa google ads, anigoo lacagtaasi ka helaya ?
@anfacnuur171
@anfacnuur171 2 жыл бұрын
Asc wll video yada sifican umafahmo ee si shaqsiyan ma iga cawinkarta in aansameysto akoon ama page an kashaqeyso mahadsanid
@seemore......1322
@seemore......1322 2 жыл бұрын
Waan rajayn inuu kasoo jawaabo codsigaaga walaalo
@gacameyyare2402
@gacameyyare2402 2 жыл бұрын
Sidee lcgta looga baxaa sxbw
@sumayamohamed8659
@sumayamohamed8659 2 жыл бұрын
Hhhh 1 xabo maka fahmin don't worry sharxkaga waxbo maka qaldano ee maskaxdey wax kaqldn
@suufimedia22
@suufimedia22 2 жыл бұрын
Asc sxb waxaan fahmi waayay URL HALKEE KA KEENAA MISE WAA MID CUSUB OO AAN HADA SAMEYNAYO
@halgankanolosha2514
@halgankanolosha2514 2 жыл бұрын
Wlalow hal xabo kaama fahmin first for all google adsense ma account ba laga dhex samysta??
@abdirahmanmohamed5823
@abdirahmanmohamed5823 2 жыл бұрын
Ustaad website blogger la dhaho ma u isticmaali karaa google adsence
@abdihassan961
@abdihassan961 2 жыл бұрын
Sxp wadan ke joogta
@AbdihakimAxmad
@AbdihakimAxmad Жыл бұрын
Good 👍
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 2 жыл бұрын
Wll xiisad caadiya ayaan rabi lahaa sidan waayartahy wxbdn kuma fahmikrno
@hamseguleid5042
@hamseguleid5042 2 жыл бұрын
Wr nio Haaye Wlloy Beenbadanidaaa
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 44 МЛН
SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA  IIBSADAA ADOO WADANKA JOOGO
19:49
Gelle Bashir
Рет қаралды 102 М.
Blogger Afsoomali | Sidee lacag looga sameeya internetka | 2023
6:54
$30 Maalinkasta Shaqeyso ( Blogging Full Tutorial )
14:20
Gelle Bashir
Рет қаралды 134 М.
Free Course: Google AdSense Sidee loo sameeyaa? SOMALIA
19:57
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 67 М.
SIDA GANACSI LACAG LA’AAN LOOGU BILAABO- START BUSINESS WITH NO MONEY
10:15
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 51 М.
WEBSITE AAD 1000 $ BISHII KA SAMEYN KARTID FULL TUTORIAL FIVERR
17:20
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН