No video

SIDEE FACEBOOK LACAG UGA SAMEYN KARTAA ?

  Рет қаралды 76,530

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Күн бұрын

SALAAM GUYS
CLICKBANK COURSE gelleschool.th...
FACEBOOK PAGE / gelle-bashiir-80927784...
FACEBOOK PAGE LACAG FIICAN BIL KASTA WAD KA SAMEYN KARTAA. HADII AAD SHURUUDAHA AAN VIDEO GAN KU XUSEY FICIL U BDASHID.
SUBSCRIBE SAXIBAYAAL

Пікірлер: 281
@hamsezarhaye9706
@hamsezarhaye9706 3 жыл бұрын
Ustad ku salaamy 2 sual wata 1. Video gan kaliya waad no sharaxday uun lkn nama tusin xalka accounts ka lacgya lagaga xidhayo 2. Cilick bank aad 15$ ka dhigty muxu kaga duwan yhy app kan kle aad free ga nagu siiso iibsan is leeyhy hadana waa isku mid iga hysa Thnkz
@falisshiekhcabdidaahir8351
@falisshiekhcabdidaahir8351 3 жыл бұрын
Mansha alah waxad tahay caawiye si qurxan ugu adegaya bulshadisa💯💯thanks
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thanks wll
@Nassermusse
@Nassermusse Жыл бұрын
Masha allaag ninkna lagen weeye, barigu yara active ayuu ahaa ,masha allaha gulayso geele bashir
@Youngkeynan
@Youngkeynan 3 жыл бұрын
Mnshllh walal gele wax badhan aya radinay somali arinta sharaxeysa wlh ila xali vidowyshadha ayan firsanay shukran bro barakallahu fiika walal qali
@abdimajiidofficial9070
@abdimajiidofficial9070 3 жыл бұрын
Ficil ayad igalisee intaan iska dhex fadhiyo ma'am lacag sameeyo👑
@mohamedghalo7593
@mohamedghalo7593 3 жыл бұрын
Wn Ku slmy wl Dhowr jeer baan sual Kuso waydiyey wl Maxaa nooga so jawaabi wydy? 👇Sidee master card loo smystaa wl ADI oo dalka jooga?
@gulledahmed6788
@gulledahmed6788 3 жыл бұрын
Bangiyada dalka utag wll iyagaa kuu furayaa 15$ meelahaas baa lagaa qaadaya premeir bank salaam bank iyo dahbshiil bank intuba wey kuu furayaan zhp
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Sax weeye sida uu Gulled sheegay. Thanks sxb Gulled .
@mohamedghalo7593
@mohamedghalo7593 3 жыл бұрын
@@gulledahmed6788 thanks pro
@shukrooncabdiwali6251
@shukrooncabdiwali6251 3 жыл бұрын
@@gulledahmed6788 guuled xagekala soo xirira wll
@Yt-One_1
@Yt-One_1 3 жыл бұрын
Ama wll payoneer samayso iyaga Mastercard kuuso diriye Dhl bay kuso dhigayan hadad ka samaysato payoneer bank Online ka
@mohamedtechnology6138
@mohamedtechnology6138 3 жыл бұрын
Mnsha allh teacher this is very good waxad kaloo aad kaaga baahsnahay macalin sida lacag PayPal kugu jirto loomaal gashado👏👏👏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thansk wll
@mohamedfalir1114
@mohamedfalir1114 4 ай бұрын
Thanks walalka wan saaray sabaaskaraybkaa
@faadumomaxamed1863
@faadumomaxamed1863 2 жыл бұрын
Ustaad cabdiraxmaan bashiir axmed waad mahadsantahy
@ismaaciilhazzan1571
@ismaaciilhazzan1571 3 жыл бұрын
Halkee lagaala soo xidhiidhi karaa fadlan
@lsoi4196
@lsoi4196 3 жыл бұрын
waan ku salaamay marka hore sidee usoo dhigikaraa video 30 daqiiqo ka badan
@awchawch173
@awchawch173 Жыл бұрын
Walhi bilahi bro. Tnx so much.
@siciidaarka9109
@siciidaarka9109 3 жыл бұрын
Vedeo live stream ah lacag maku qaadan karta shb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Haa bro
@Waabe968
@Waabe968 Жыл бұрын
Zxb ixtiramkan kugujeclahay iyo dagnashada
@Cilmideeq9600
@Cilmideeq9600 3 жыл бұрын
Maasha Allah horumar wacan bro
@waxwalbamoneychannel1276
@waxwalbamoneychannel1276 3 жыл бұрын
Amazing channel brother keep going
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thanks wll
@cqaadirmaxamuud9594
@cqaadirmaxamuud9594 Жыл бұрын
Walaalkey aniga quraan ayaa dhiga ee igu soo sharax,walaale
@fardosocabdi6948
@fardosocabdi6948 3 жыл бұрын
Wll wuxu iwaydina PayPal account marka kalabax mago wazan shaqeye ee ii faidwey games
@Soloman2001
@Soloman2001 3 жыл бұрын
Adigoo raali ah xageen kaala soo xiriir karaa sxb
@axmedtartar6942
@axmedtartar6942 3 жыл бұрын
Asc wll Accon sidey lacag Ku helaa hadii sameysto somaliya jogaa accent ka ma Lahi wll adigow rali ah Accent gawadha wllsheyda yurub jirto Accenkaga isow dir hadii dhaho sidey fahfahin magaca accent miyey isow direysaa
@shakragemer
@shakragemer 2 жыл бұрын
M.a wall allaha ku bara keyo
@abwaankanbaal2281
@abwaankanbaal2281 3 жыл бұрын
Macalin video qof kale leeyhy lacag maka sameyn karaa
@iam_______maami2699
@iam_______maami2699 3 жыл бұрын
Gelle Bashir adikoo mahadsan hadaan dhafo waqtiga oo shuruudaha maxa caqabad iika imaan karto sxp mideeda kale maba ihi qof caan eh maxa iika imaan karo 🙏🙏🙏
@user-dp7yw2bu7f
@user-dp7yw2bu7f 3 ай бұрын
Video yada aasoodhigto bas maa lacagta lagasameeyaa. Mise adoon waxba soodhigin kasameynkrtaa😢
@mohacade197
@mohacade197 3 жыл бұрын
Sxb ka soo hadal appka backed portal
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok wll
@nasiimmedia3778
@nasiimmedia3778 3 жыл бұрын
Geller bashir wll vidoe ka soo samee sida loo samaysto page Facebook sida loo tix raacayo istapyada
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thansk wll
@Lq2000
@Lq2000 Жыл бұрын
Qaabka loo marayo ee shuruudahaas loo buuxinayo dadka tus?
@aishajama7205
@aishajama7205 2 жыл бұрын
Aniga Facebook ilaa 2009 baan haysta 959 qof baan haysta hadad riwayaad so galiyo lacagta xagaay ku so dhacaysa
@alvajox5245
@alvajox5245 2 ай бұрын
sxp waxad noofa ideysaa marka labtonka isticmaaleyso sida youtube vidio loogaso qato kadib dibloodhigo youtubr kaaga
@somaliyoutubemedia6953
@somaliyoutubemedia6953 3 жыл бұрын
Keep going
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thansk wll
@paradisecyberofficial9803
@paradisecyberofficial9803 3 жыл бұрын
Sxp side lacg loo sameyaa video noo so badi 😊
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok bro
@Duca954
@Duca954 2 жыл бұрын
Macalin waxan jeclaani lahaa lambarkaga Inaad halkaan nooga reebtid
@kidsHappy101
@kidsHappy101 3 жыл бұрын
Asc sxb wan kugu xiranahy m.a 2 sual ban wata 1. Sida facebook acounka ugu xiro karto ado somali jooga kaso samay vidio 2. Course kaga wato anay ahyn paybal oo lagu iib san karo soo aheeg ilen ardwyda kula aocoto 1/80 somali ayay jogan thnkz pro guuleyso
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
1. Ok wll 2. PayPal wuka shaqeyaa waxa sameyn karta qof PayPal leh lacagta wuka diri karaa. Radi qof PayPal active leh waliba . Thanks wl
@maimunbarawani796
@maimunbarawani796 2 жыл бұрын
Mhdsanid ustaad
@duudciid2665
@duudciid2665 3 жыл бұрын
Sxp cawimad mad nasiid
@Mumtaazabdilaahi-cr2tp
@Mumtaazabdilaahi-cr2tp 4 ай бұрын
Wall PayPal ka wuu noon Soo daggi ways linka aan ka fix raacno ooaan lasoo dagg no
@faadumoabdi3411
@faadumoabdi3411 3 жыл бұрын
Asc wall kharbadan Allah hakusiyo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thansk wll
@barwaaqocabdi6008
@barwaaqocabdi6008 2 жыл бұрын
Hore u soco m.a ❤️❤️❤️
@dheeggari8585
@dheeggari8585 Жыл бұрын
Hadii aan sameystoh fecboom page accounkayga sidee active iga dhigah
@ismotube2784
@ismotube2784 2 жыл бұрын
Walalo inaan kula soo xidhiidho jeclaa meel aan kala xidhiidho
@hamzyinaahmed5123
@hamzyinaahmed5123 3 жыл бұрын
Waan ku salamey ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Wasalam wll
@mahadshorts8424
@mahadshorts8424 3 жыл бұрын
thanks bro waxab wata suaal ? sidee vpn ta loo gu isticmaalaa markii aad rabto motasionka sida yautubka ama facebookga bro naga caawi
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thansk wll
@abdullahiabdulkadir4629
@abdullahiabdulkadir4629 3 жыл бұрын
Aad iyo Aad Thanks Macalin
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thansk wll
@Soloman2001
@Soloman2001 3 жыл бұрын
Allaha ku barkaeyo wllo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thansk wll
@nasrimediaproduction4640
@nasrimediaproduction4640 2 жыл бұрын
You are good person brother thanks
@zudeysciise2489
@zudeysciise2489 2 жыл бұрын
thanks for sharing us the great opputunities content. lkn sxb gele waxn arday IT barto Her jamacded eng.web devolopmet iyo youtube thumnails ayn advance ku ahy ee dad aad ugu baahi qaba hadi ay jiran sxb ilaso xiriir qiima aad u jaban web diyanrsan oo speed ledh ayn usaamyna iyo waqti ad uyar.
@haniahmed8234
@haniahmed8234 3 жыл бұрын
Shukran wllo allaha qeyr haka siiyo
@mihiimmaxamed-ve7pq
@mihiimmaxamed-ve7pq Жыл бұрын
Gelle bashiraw wxbaa laga badalay mlaa
@faadumomuxamad2277
@faadumomuxamad2277 3 жыл бұрын
Masha allah horay usoco wall
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
thansk wll
@guledkhad
@guledkhad 5 ай бұрын
war gele xagre kaakaa xiriaa
@maryansaney9450
@maryansaney9450 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustad casharadaada wax badan ayan la socdaa Hal sual: sedexda shuruudood hadaan laba ka mid ah buuxiyo macquul ma tahay in la I aqbalo mise qasab waaye sedexdaba in aan buuxiyo
@cabdiraxman6535
@cabdiraxman6535 3 жыл бұрын
Zxp cours yada qaab kalo loo iibsado maad u samaysid
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Inshallh bro
@CabdulaahiabukarYuusuf-gw8wj
@CabdulaahiabukarYuusuf-gw8wj Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@umuabdi8861
@umuabdi8861 3 жыл бұрын
Wll sidee lo dalbada bal muqal noga so samee
@baabuulowhar5064
@baabuulowhar5064 3 жыл бұрын
Bro pls pls pls Sharuudaha markaad buuxiso sidee loogu diraa fariinta
@abdiaziiz5121
@abdiaziiz5121 3 жыл бұрын
M.a sxb guuleyso
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks sxb
@mohamud6292
@mohamud6292 3 жыл бұрын
wa ku salamy sxb clickworker step badan bn ka gudbay wuxu i geyay uhrs marketplace waxa jecelahay inad no sharaxdo uhrs marketplace thnks
@Zaadadvert-12
@Zaadadvert-12 2 жыл бұрын
Ingneere waad mahadsanthy
@somfilmandmusalsal1202
@somfilmandmusalsal1202 3 жыл бұрын
Wlalkey gale aniga waxan juhdi galiyay Facebook page 23k ayan heesta marka nio ariimo yar inad ifahansiiso ayan rbaa walal
@KAAFIYE399
@KAAFIYE399 3 жыл бұрын
Ustaad KZbin ka 12 bilaad hadaan dhaafo ee sanadka aan gaaro lacagta mala ii bilaabaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Haa maraksta the last 12 months lagu xisabinaa ee sanad ma xisayaaban from
@KAAFIYE399
@KAAFIYE399 3 жыл бұрын
@@GelleBashir mhdsnd ustaad
@Duca954
@Duca954 2 жыл бұрын
Si Aan luuuqa kala soo xariiro
@haniasad8000
@haniasad8000 2 жыл бұрын
Wll inaan kula hadlo ayaan rabaa arin ayaan rabaa in aad iga caawiso plz isoo qapo
@ahmetabdi8960
@ahmetabdi8960 2 жыл бұрын
War lee maa wadeena adeer😂😂 wax kale uma jedo
@asmaahmed9099
@asmaahmed9099 3 жыл бұрын
wll kwarn hdan master card samysto hlka lacgtayda mnan ka hali karyn
@maajidlove8638
@maajidlove8638 2 жыл бұрын
Sxb bage keyga cadi hada flowers u furto uu 10k dhafo lacag maka same kara ano begge ubadalin
@Yt-One_1
@Yt-One_1 3 жыл бұрын
Wll somaliya mala hubiyay in laga samayn karo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Haa wll
@abshirmahamed4738
@abshirmahamed4738 2 жыл бұрын
Nice vedio
@josephcarl3164
@josephcarl3164 2 жыл бұрын
Thanks Gelle Bashir
@maandhis-maadaysi
@maandhis-maadaysi 2 жыл бұрын
Waa xaaraan qof muqaal uudhib usoomarey inaa ka qaadato adoo waydiisanin inaa sawir qof leeyahay oodan omar kahaysan inaa video ku soodarto isna waa xaaraan video ga hadey music kujirto waa xaaraan waraysi tv qaadey inaa iska sii qadato qoo fasax waydiisan tv ga waa xaaraan war aadan hubin oo qofkale lagu caynayo inaa siitabiso waa lamid Waryaada diinta halabarto
@sulubfilms4374
@sulubfilms4374 3 жыл бұрын
ZXP waxaan ku way diiyey Kwrn Haddi Youtubku dhaafo hal sanno oo aan welina shuruudihi buuxin, kadibnA 2sanno kadib uu shuruudihii buuxiyo ma la aqbalaya codsigaa sidaad ka dhawaajisay 12 bilood weeye wakhtigu????
@diinaarihshorts6993
@diinaarihshorts6993 3 жыл бұрын
Nio Mastercard lacagta lagu bixin karin PayPal majiree
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
May bro , qof PayPal leh raadi
@Waddaag
@Waddaag 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Lkn Suaaal FB Page Magaca maka Badali karaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Haa wad ka badali kartaa wll.
@haldoowrkaumada6180
@haldoowrkaumada6180 3 жыл бұрын
@@GelleBashir wll ma icaawin kartaa wn kuu baahanahayee
@fadumomaxamud54
@fadumomaxamud54 2 жыл бұрын
Anoo you tube iyo account aan la heyn ma sameyn karaa facebook page
@FarhanAhmed-mf9tq
@FarhanAhmed-mf9tq Жыл бұрын
Bro wa codsi facebook qabka copyright reels la iska ilaliyo iyo qabka loga dacwodo marki lagugu helo plz kaso hadal Thabks
@raxmocali199
@raxmocali199 2 жыл бұрын
Wll tellkaga ii sheeg wax badna kaa waresan lahaaye
@inaboqor4100
@inaboqor4100 3 жыл бұрын
shp redbubble si faahfaahsan uga soo hadal
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok bro
@abdiqanixaange9753
@abdiqanixaange9753 3 жыл бұрын
Arinta wadanka qofku joogo sidee layeelaa
@Abdallashow123
@Abdallashow123 3 жыл бұрын
Zhp marar badan su aal ku weydiiyey waa iiga jawaapi weyday ee flowerska mala badsan karaa zhp mcnaha mala iibsankaraa adoo raaliya iiga jawaap
@kaahpost
@kaahpost 3 жыл бұрын
Sxb Suaal Importanmt ah ayaan ku waydiinaya Waxan Rajaynaya in aad iga so jawaabi doonto inta aad Aqoonta u leedhay "Waxaan lahaa Page Acount Facebook ee aan laha admin kana uga Aha aya Facebook Iga Disable garaysay lama socelin Doono sidaasay hawada uga sar Balse Facebook waa ka samray Lkn Page Qaab loso celinkaro ma jirta Admin kiina ani kaliya ka ahaa Acount aan ku ahan waa layga xiray Side usocelinka mise isna waa ka samir⁉
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Facebook account hadii adan soo celin karin dabcan page kana maso celin kartid . Wayo account igu horeeya marka in ad sign in gareysid
@kaahpost
@kaahpost 3 жыл бұрын
@@GelleBashir mahadsanid Bro Kawaran waaxad tiri 10.000follwers waa inaad haysta Bal kawaran 10.000likes page hadan haysto mala aqbalikaro taas
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
10k liked hadad hestatid dabcan 10k followers wad hesta bro
@ahmedwarsame9190
@ahmedwarsame9190 3 жыл бұрын
Ustaad Facebook page sida magac looga badalo nala wadaag
@HayanStudio763
@HayanStudio763 3 жыл бұрын
Pro muuqaalka soo samee farsaabul
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks wll
@jaallemohamoud6337
@jaallemohamoud6337 2 жыл бұрын
Sidee lacag uugala bixi karaa facebook page i caawiya lacagbaa iga buuxda e
@Guhad725
@Guhad725 3 жыл бұрын
Walal if I use qofkale videos kiisa in Facebook Soo Copywrite malaha sida KZbin? Thanks
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Haa copyright wuu jiraa lkn Somalia da badankoda isma report gareyaa kaliyah isla KZbin ka nasoo galin
@ducowaalid649
@ducowaalid649 Жыл бұрын
Wll iiga jwb plz goorme ku xiraa account qof jogo wadan la aqonsanyhy marka furanayo pageka ma la iga raba ina ku xiro shardi miya mise gadal xita wa oga xiran karaa kwrn marka 10k gaaro hada ku xirto plz jwb muhima u ahye
@mrshaataa6958
@mrshaataa6958 3 жыл бұрын
sxb kawaran hadii 1 sano iladhaafto oo anan helin 10000 subscribe iyo 40000 watch hours maxaa dhacaya?
@dufleofficial8097
@dufleofficial8097 3 жыл бұрын
Bro bal app Kan baan arkaye warbixin iga soo sii (word fuse)
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok bro
@banaandhigte989
@banaandhigte989 3 жыл бұрын
Sxb gelle kenya ayaan joogaa marka help me
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Alright bro
@SalaaxuDiinTV
@SalaaxuDiinTV 3 жыл бұрын
Asc walaal Halkee Kaala Xiriiraa
@voicedialogue01
@voicedialogue01 3 жыл бұрын
Mashalllh Zxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks wll
@ercan.1m280
@ercan.1m280 3 жыл бұрын
Wll paypal wan leyhy lkn mastar cade ka iguma xirmoyo wuu idiidayaa sideen ugu xiraana igu caawi midaa
@abdiqaadirabdirashiid3797
@abdiqaadirabdirashiid3797 3 жыл бұрын
Sxp ila waxan doonayaa inan kula sooxiriiro waxyaabo badan kaaga baahnaa inaad iga caawiso sxp saankuula sooxiriiri karaaa plz sxp
@naturemusician3709
@naturemusician3709 Жыл бұрын
pro muqaaladaada dhamaan waan daawadaa lkn ma fahmo wayo kumbetar ayaad isticmaalaysaa anagana telphone ayaan isticmaalaynaa pro
@relaxingminecraft614
@relaxingminecraft614 3 жыл бұрын
Gelle mahadsanid ❤🚩
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Adaa mudan wll
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Marka side aya lo hela views pro qali Facebook bage kayga views ayey cilad ka Haysa
@Mohamed.labeeye
@Mohamed.labeeye 3 жыл бұрын
Wll Shuruudihi Wan Buuxiyay Lkn Nasiib Darro Malahi Africa Ayan Joga Cidina Dibada Iiguma Maqna Hada Waxan Udiyar Garoobay Inan tahriibo Ee Waxaad Soodaysa Tahriibka Wadada Ugu Dhow Ee Laga Bixi karo Oo Haatan Furan Thanks
@zayd2892
@zayd2892 3 жыл бұрын
Geele madax sare mahadsanid sxb🙏 Su'aal sxb Akoon PayPal ah qof dibada jooga maku xirankarta Mastercardkaga somalia? Takale sxb Starbucks kaso hadal
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
May kuma xiran kartid . Bank Somalia ah kuma xiri kartid wll . Ok wll
@zayd2892
@zayd2892 3 жыл бұрын
@@GelleBashir Sidee loo xalin kara marka illeen PayPayl somalia Lacag laguugu maso diri kare!?
@abdullahiabduqadir2099
@abdullahiabduqadir2099 2 жыл бұрын
Wad wadmahadsantaha hory osuco
@bul863
@bul863 3 жыл бұрын
Keep going bro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks wll
@jiirmac8535
@jiirmac8535 2 жыл бұрын
Ok
@goldhunter7
@goldhunter7 2 жыл бұрын
Sider facebok acount page loga dhigaa
Facebook Lacag Isoo Direy | facebook lacag ke samee
10:21
Gelle Bashir
Рет қаралды 67 М.
lacagta tiktok laga helo
7:02
Gelle Bashir
Рет қаралды 101 М.
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 72 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
$20 Maalinkasta Shaqeyso ( Google Adsense Full Tutorial )
20:00
Gelle Bashir
Рет қаралды 160 М.
FACEBOOK Sidee lacag looga sameeyaa SOMALIA? FREE COURSE
33:42
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 89 М.
SIDEE FACEBOOK LACAG UGA SAMEYN KARTAA ? #Faallo #HosowPro
8:15
Muuqaal Adigoona Duubin Lacag Ka Samee YouTube
15:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 19 М.
100 $ Google News | Google ka shaqeyso
14:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 42 М.
Muuqaal Adigoona Duubin Lacag Ka Samee YouTube
15:29
Gelle Bashir
Рет қаралды 36 М.
Sidee Lacag Looga Sameyaa Dropshipping| | Free Shopify Course A-Z
2:08:01
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?
17:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 369 М.
GANACSIGA DROPSHIPPING QAABKA UU SHAQEEYO
12:31
Gelle Bashir
Рет қаралды 17 М.
ISBARBARDHIG | LACAGTA Facebook & Youtube Midee Badan?
10:13
Hosow Pro
Рет қаралды 52 М.
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 72 МЛН