Faa'iidada Payment Gateway ee Banks Wadanka fureen

  Рет қаралды 31,402

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Күн бұрын

Salaam
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
👉 My Website gellebashir.com/
👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2...
👉 Register Binance - accounts.binan...
👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...

Пікірлер: 178
@AbwaanDalgub
@AbwaanDalgub 3 ай бұрын
Waxan ahay abwaan dalgub oo ku nool duurka ama kaymaha badiyaha ee somaliya oo ah jila 1k wa iga codsi ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
guuleyso
@AbwaanDalgub
@AbwaanDalgub 3 ай бұрын
@@GelleBashir halkee kawaydin kara sxp sadex su.aalod oo aan wayey 4sano cid iga jawaabta oo ku sabsan youtubeka sxp
@Muslimeditor338
@Muslimeditor338 2 ай бұрын
​iwaydii waxaa lagayabaa inaa ku caawiyo..arimaha youtube
@MOHAMED_98_thereal
@MOHAMED_98_thereal 2 ай бұрын
Ana kaga jawaabay ​@@AbwaanDalgub
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Wax Badan ayuu Adeegaan Ka taridoonaa Dhalinyarada Online ka ee Gudaha ❤❤❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
aad iyo aad
@mustafebiko
@mustafebiko 2 ай бұрын
point aan saaid ugu baahna bad soo gudbisay wllhi wll thanks🎉
@AbasAqil411
@AbasAqil411 3 ай бұрын
Good job wallkey ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@abdinassermohamed4254
@abdinassermohamed4254 3 ай бұрын
M.a ustaad gelle waad ku mahadsan thy in aad noo soo gudbiso furasadaha marwalba muhiimka noo ah
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@Apdi_mohamoud
@Apdi_mohamoud 3 ай бұрын
Thanks ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
welcome wll
@sadexfoole807
@sadexfoole807 3 ай бұрын
Macalin waa mahadsantahay waxaan ku waydiin adeegyadan ma fududeeyen arimaha laxiriira criptada maadama iyadana dhib badan lagu qabay
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
next video bn oga soo hadlayaa
@nasra6725
@nasra6725 3 ай бұрын
Gelle bashiir sxp waa ku salamay Waxaa rabaa inaa icaawso dhanka social media intee kaala Soo xariiro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
website kena gellebashir.com
@fardowsa1895
@fardowsa1895 3 ай бұрын
Thanks u can explaining
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
welcome wll
@CabaasXaaji-du6lz
@CabaasXaaji-du6lz 3 ай бұрын
Crypto siduu Ola shaqey karaa
@mahamoudaganehhouffaneh9434
@mahamoudaganehhouffaneh9434 3 ай бұрын
Anagoo joogna dalka sidaa Djibouti iyo Somalia man awoodna in aan si toos ah deposit ugu samayn karno binance
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
taas wali baaritaan ban ku hayaa
@sadiiqmuqtaar8569
@sadiiqmuqtaar8569 3 ай бұрын
Masha Allah
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks
@CabdiRashid.7
@CabdiRashid.7 3 ай бұрын
Ok 👍 legend 👏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@AhmedMohamed-v6p
@AhmedMohamed-v6p 3 ай бұрын
Thank you ustaas mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
adaa mudan wll
@AbdiaziizA.abdillahi-f5h
@AbdiaziizA.abdillahi-f5h 3 ай бұрын
Wll Gelle wali arrintii aan kaa dalbanay ee ahayd Brokerage platforms aan Stock ku maalgashan karno inaad nala waddaagto ayaan jeclaan lahayn hore waa naga balanqaaday. Mahadsanid dear
@YasinAhmed-p3l
@YasinAhmed-p3l 7 күн бұрын
Zxp shopify maloo isticmaali karaa
@naqiil3143
@naqiil3143 3 ай бұрын
Crybto exchance yadeeda masoo isticmaali karaa mclin
@mohamedabdikarin1552
@mohamedabdikarin1552 3 ай бұрын
Thnks Bro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
welcome wll
@AbdirizakahmedAli
@AbdirizakahmedAli 2 ай бұрын
Ciladaada ugu wayn waa customer service iska hagaaji ustadow
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
mahadsanid wll , customers tiro badan marka noo dul qaado
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 2 ай бұрын
Walal qli bal sidee ban on-line ugu shaqeen kara iso sheeg waxn ahyd ardeyad senior hda noqoneysa jmcd waxna rba graphic design ama web developer
@AbdullahiShaaru
@AbdullahiShaaru 2 ай бұрын
Gellow waxaan alibab ugu adeegtaa IBSBANK
@SAQADHI1
@SAQADHI1 Ай бұрын
Can u buy crypto or use it biance . And withdrawal
@Luckyboy3321-j1d
@Luckyboy3321-j1d 2 ай бұрын
Ustat qaab kee aan ugu xirtaa bank card binance
@MaxamadJibrir
@MaxamadJibrir 2 ай бұрын
Mashaalah. Ok
@sakariyesiciid4867
@sakariyesiciid4867 2 ай бұрын
Sidee shopify laagu xidhayaa?
@kaaha1233
@kaaha1233 3 ай бұрын
Wlloh si dahfahsan mar nooga so hadal
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
ok wll
@TQT_hacks07
@TQT_hacks07 3 ай бұрын
Can anyone tell me how to transfer USDT from OKX wallet to Binance using the initial phrase: bar buffalo stone electric maze limb oil match obtain rice above asset. So as not to send it somewhere without a trace.
@khalafgeesi-lo6mf
@khalafgeesi-lo6mf 2 ай бұрын
Ajnabi miya mesha joga 😂 niyoe dadka qaar wa layaaba
@SAMIA.19
@SAMIA.19 2 ай бұрын
Bal weydii muxuu isku dhibaa😂😂​@@khalafgeesi-lo6mf
@bakinagatayt4336
@bakinagatayt4336 2 ай бұрын
Dahab plus ha iaawin
@Reer-Guuraa
@Reer-Guuraa 2 ай бұрын
shopify kawaran wlll
@najiibabdikaadirahmed68
@najiibabdikaadirahmed68 2 ай бұрын
Ee istaadii ikasoojawaab
@mrgermany-m7u
@mrgermany-m7u 2 күн бұрын
ustaad dropshiping maku shaqeyneya iiso jawa mahadsanid
@abdisalan_salah_10
@abdisalan_salah_10 Ай бұрын
Domain & hosting malagu iibsan karaa ?
@mohamedabdullaahi2840
@mohamedabdullaahi2840 3 ай бұрын
Waafi master kaar crypto ma ku iib sankaraa kwrn
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
wn so barayaa howshas
@mukeeyle
@mukeeyle 2 ай бұрын
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo dalkeena somalia iyo bankiyada dalkeena soo kordhay
@Abdiosoble120
@Abdiosoble120 2 ай бұрын
OK ustaadow dropshiping ka wax ma ka qaban karaaa
@olympicstationery
@olympicstationery 2 ай бұрын
Gelle Bashir salaman sxp waxaan kaa Codsan website lacagta laga sameeyo ee Dollar Tub ka soo hadal legendow I hope inaa jawaab vedio ah inaa isoo siineyso
@masteryare2024s-mz9zk
@masteryare2024s-mz9zk 2 ай бұрын
Aan lacagta diree ma xumee balse alaabta yaa ii keenaya
@jamacahmett7885
@jamacahmett7885 3 ай бұрын
Mahadsanid sxp gelle bashir maligu iibsan karaa shirkadaha probfirm iyo forex sidoo kle withdraw ma lagu samayn karaa waafi iyo premier master card
@MubarigAbdirahman
@MubarigAbdirahman 2 ай бұрын
Websiteka shopifyga malugu xidhan kara wll payment ahaan
@MubarigAbdirahman
@MubarigAbdirahman 2 ай бұрын
Website kiiba nugu xidhmi maayo sida shopifyga ima shaqynYp
@SalmaMuuse-q5i
@SalmaMuuse-q5i 3 ай бұрын
Wllo I herb shopping online somalia sidee loga dalbadaa adoo raliyah gaar ahaan puntland garowe video kasoo samee powow❤😮
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
ok wll
@SalmaMuuse-q5i
@SalmaMuuse-q5i 3 ай бұрын
@@GelleBashir aad io aad bad u mahadsan tahy Powe aad Ayaan ugu bahnaa ❤️🥰😍
@sahamiye3951
@sahamiye3951 2 ай бұрын
Sarfilihii crypto loo sii dhex maraayay crypto wali muu xalin miyaa?
@FADHIYE
@FADHIYE 2 ай бұрын
ustaad dropshipin ka wran ma ku shaqeenaya
@dalabayaanlefeul9535
@dalabayaanlefeul9535 3 ай бұрын
Ustaad kwrn Binance ga ma kushubankaraa lacagta iigu jirya waafi/premier ama ma ugu wareejin karaa Binance wallet
@saidhilaacwarsame9139
@saidhilaacwarsame9139 2 ай бұрын
Haa
@HOYGA_HORMARKA
@HOYGA_HORMARKA 2 ай бұрын
Appkan la dhoho money easily ma runbaa in lacag laga sameeyo bal kasoo hadal ustaad
@anwar-khan510
@anwar-khan510 2 ай бұрын
ibs bank haka reebin waa ka horeeyaa
@StateHassan
@StateHassan 2 ай бұрын
Sxb hadalkaagu uu badanyahay ples
@burhaanabdi4143
@burhaanabdi4143 2 ай бұрын
Ustad lacag markan ku shubto maxakamaynkarayaa lacagtaas, mida kle bishi ma waxbay iga goosanayan
@shiiceypro5044
@shiiceypro5044 3 ай бұрын
Ustaad tiktoka sidee mastercad ogu xirtaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
youtube ku qor aso English helaysa qabka loogu xiro
@shiiceypro5044
@shiiceypro5044 2 ай бұрын
Thanks zxb​@@GelleBashir
@WANAAG-TV
@WANAAG-TV 2 ай бұрын
Waafi Master Card malagu xiri karaa Paypal??????
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
may wll , paypal Somalia ma aqoonsana iyo Africa qaarkeed
@AbdullahiIsse-er3bq
@AbdullahiIsse-er3bq 3 ай бұрын
Paypal waa leeyahay ustaad ,soo kuma xiran karo
@Kingdaxmo1
@Kingdaxmo1 3 ай бұрын
Ustaad Paypal malagu xidhikara wafi master card
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
may wll waayo Paypal Somalia ma ogala
@AhmedJaraf-g4x
@AhmedJaraf-g4x 2 ай бұрын
Ustaad withdrawal ma sameeyn karaa, tusaale lacagta binance iigu jirto inaa Mastercard keeyga kula baxo
@abdifidow3870
@abdifidow3870 2 ай бұрын
Still there some American platforms that don’t accept Somalia issued banks
@MaxamedAmiin-h9n
@MaxamedAmiin-h9n 2 ай бұрын
Macalin waxd iga Cawisa TikTok 25k ban hysat Somali wan joga Master Card wan hysa Side Lacg uga Samayn karaa 🙏🏻
@libanabdukadirhassan9697
@libanabdukadirhassan9697 2 ай бұрын
Sida la iskugu xiro ka so hadal
@nasramohamed5047
@nasramohamed5047 2 ай бұрын
Wall wana ku dawada wan kugu wareeray illa hada app aan ku dhaqaano oo lacag ka sameeyo mahelin mid fudud lacag ka sameen karo isheeg arday iska bahi badan jirtee
@YahyeHassan-z2r
@YahyeHassan-z2r 3 ай бұрын
Ustaad maku xerankara binancekeyga mastercard?!
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
taas wali baaritaan baa ugu socdo , wn kaso hadlayaa
@fardowsa1895
@fardowsa1895 3 ай бұрын
Lakiin gele lacak bey ku charging gareynayan
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
haa aduunka oodhan weyee
@hosainabdirisak
@hosainabdirisak 2 ай бұрын
Sxp Postal code maxaa wye
@HabaneAhmed2024
@HabaneAhmed2024 2 ай бұрын
KZbin ka iyo Facebook Ethiopia maykashaqeyaan sida Kenya........?
@adammohamedibrahim2395
@adammohamedibrahim2395 2 ай бұрын
Waafi master card malagu isticmaali karaa cryptocurrency
@OmarAbdi-w4u
@OmarAbdi-w4u 2 ай бұрын
Bitcoin price inaan maal gashado Rabaa lkn AQoon iga hortaagan qof iga jaahil tira ma hele.
@HassanTiptop
@HassanTiptop 2 ай бұрын
Sxp Accun paypal ika caawi
@khadarwaqal409
@khadarwaqal409 3 ай бұрын
Dropshipping payment gateway maku soo dareen wllka
@cabdiqani5327
@cabdiqani5327 3 ай бұрын
blog dadka lacagta ka sameya mkula bixi karan lacagta
@ina_shiine_official721
@ina_shiine_official721 3 ай бұрын
Wali ustaad payments kii waafi master card ka sida saxdaha ogama iibsan kartid something is wrong
@SalmaanCiid
@SalmaanCiid 2 ай бұрын
Gateway gan Cypto currency ma ku iibsn karaa
@gttty708
@gttty708 3 ай бұрын
Fadlan postal code ka Sida loo dhaafo vedio ka samee. Wuxuu Soo dhigayaa inad bux buuxiso form waxa aan la dhaafi karayn postal code
@abdirazakmohamed-u5u
@abdirazakmohamed-u5u 3 ай бұрын
Shopifay ma loo is ticmaali karaaa peymet gateways
@sayydAlisiidaanichanel756
@sayydAlisiidaanichanel756 3 ай бұрын
Wll waxaan ku waydiin lahaa hadii aan Amazon wax ka iibsado aniga oo dalka jooga sidee iyey iigu keenaysaa?!
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
amazon Dubia ka iibso kadibn waxa alaabta kuso qaadayo travel agency ga dagan Dubia
@sayydAlisiidaanichanel756
@sayydAlisiidaanichanel756 2 ай бұрын
Thankiz gelle ​@@GelleBashir
@BsnsnsnsAjakwkshshs
@BsnsnsnsAjakwkshshs 2 ай бұрын
Xayeysiis waaye miyaa😂
@SuhaibNur-u7p
@SuhaibNur-u7p 3 ай бұрын
Website ayaa lacagkasameeyey waafi maloogalabixikaraa iisoosheega pls
@daacadhassan7081
@daacadhassan7081 3 ай бұрын
yeah
@giveaways7928
@giveaways7928 2 ай бұрын
Shopify maku shaqaynayaa
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 3 ай бұрын
Bangi aan vashuuur badan goosaneyn insoo sheega blz
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
ok
@ZacadPes.1
@ZacadPes.1 2 ай бұрын
Pi net work kii ka waran ustad
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Marar Horey aan ugu Baahdey wey igu Adkaatay lkn Hadda aad bay ugu majadsanyihiin ❤
@SuhaibNur-u7p
@SuhaibNur-u7p 3 ай бұрын
Sxb website aad lacag kasameysey waafi maogalabixikartaa marka
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
aad iyo aad
@FiizaMohamed
@FiizaMohamed 2 ай бұрын
Wll lacag in layso baxsho raba plz meel aan kala soo xiriiro isheeg
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
website kena ka helaysaa number kena
@TIGER10423
@TIGER10423 3 ай бұрын
Astaad dropshippig maa uu kushaqay nayaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
may wll, shopify location somalia duudan yahey
@shaafiahmed4202
@shaafiahmed4202 2 ай бұрын
IBS Bank hadeysan laheen wan baxay
@abdirahmandahir6402
@abdirahmandahir6402 2 ай бұрын
ustaad waafi mastercard waan heysanaa waxaaana rabnay inaa kasoo hadasho in qofka waafi mastercard heysto uu appka binance dhexdiisa ah uu coin kaga gadan karo asigoon wax sarifle u baahan inuu ka gadan karo arintaas muhuun noo thy fadlan kasoo ! sbbo dadka wax sarifa waa iska dhib badan yihiin
@MaxamedAmiin-h9n
@MaxamedAmiin-h9n 2 ай бұрын
Macalin waxd iga Cawisa TikTok 25k ban hysat Somali wan joga Master Card wan hysa view badn badna wan helaa Side lacga uga Samayn karaa
@AhmedMohamud-u7h
@AhmedMohamud-u7h 2 ай бұрын
Sxb waafi si gooni uga soo hadal mzuul
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
ok wll
@HaliimoMohamedDoyow
@HaliimoMohamedDoyow 3 ай бұрын
Sxb bank ani ii gaar ah ma heli karaa
@ahmedmohamedali3135
@ahmedmohamedali3135 3 ай бұрын
Shopify paymentga maku xiran kara ustadi
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
may location ahaan buu taas u diidayaa
@ahmedmohamedali3135
@ahmedmohamedali3135 3 ай бұрын
@@GelleBashir OK, hdi dibada leyga so furo sowma cadi ma ahan markaas ustadi
@Voice3a
@Voice3a 2 ай бұрын
Kick ethiopia maka shaqeya pls video ka so same
@Cabirgabose
@Cabirgabose 2 ай бұрын
Geela wll courses calibaa rabay 20 $ kaliya haystaa courses 30 10 baa iga dhiman courses waan rabaa anigu wll 20 $helayaa wll iga sii itaa adoo raaliya
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Yaa Cadi wll , nala so xirir whatsppka +252 905582875
@maxamuudmaxamuudxuseenxasa9914
@maxamuudmaxamuudxuseenxasa9914 2 ай бұрын
wafi sidee paypal loogu xidhiidhiyaa😢😢😢
@suhaybalijama
@suhaybalijama 3 ай бұрын
Firsty view ❤❤❤❤❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@mohamedbulshaawi4668
@mohamedbulshaawi4668 2 ай бұрын
Blogging ma anfacayaa
@xamdamohamuudali3195
@xamdamohamuudali3195 2 ай бұрын
ceripto mow adeegsan kraa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
wn kaso hadli dona wll
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 3 ай бұрын
Crtpo malagu gadan karaa sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Next video
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 3 ай бұрын
@@GelleBashir lagenen haye sxb
@magicfootballpro9892
@magicfootballpro9892 3 ай бұрын
Ustaad bybit deposit maku sameen karaa anoo istcmaalaya Mastercard ka
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Binance anoo isticmaalayo baan muqaalka danbe oga hadli donaa
@wayaamawayaama2170
@wayaamawayaama2170 3 ай бұрын
Korsoyinka xagge kahela
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Gellebashir.com
@Abdallebare
@Abdallebare 2 ай бұрын
Dropshippng maku xirankaraa😮
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
may wll
@guleidmaxamed4888
@guleidmaxamed4888 3 ай бұрын
Asc ustaad waafi to binance waan deposit gareeyay lkn withdraw gii wali mahayo maleeyay talow withdraw
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
wn soo ogana wll
@MaxamedAmiin-h9n
@MaxamedAmiin-h9n 2 ай бұрын
Macalin waxd iga Cawisa TikTok 25k ban hysat Somali wan joga Master Card wan hysa view badn badna wan helaa Side lacga uga Samayn karaa 0:26
@saciidxujaale3450
@saciidxujaale3450 2 ай бұрын
Geele Nin Macuql wax so jeedin tiisane lagu Qanci Karo
@Zakariye
@Zakariye 3 ай бұрын
❤🎉🎉
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@abdiwahidwaksid5265
@abdiwahidwaksid5265 3 ай бұрын
Muuqalkan hab duubistiisa iney dhaliiil kajirtaa umaleysaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
noo dul qaado mudane , video ga office kayga xili danbe bn duubey
@abdiwahidwaksid5265
@abdiwahidwaksid5265 2 ай бұрын
@@GelleBashir wxi jiro isu shegis un be iga tahay ustad ee xuman yan lo fahmin thnks
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Warsame Bade
Рет қаралды 81 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 120 МЛН
$28 kun ayaa laga dhacey | Getting Scammed Online
13:43
Gelle Bashir
Рет қаралды 14 М.
Crypto to EVC, Zaad, E-Dahab | Sida lacagta faa'iidada loola baxo
15:35
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 27 М.
کان دیدەکان
1:04:38
Ibrahim Beshex
Рет қаралды 20 М.
Xeer ilaaliye Crypto Currency Si Cajiib ah u sharaxey.
5:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 181 М.
shaqadan yaan lagaaga hormarin 2025 | Video Editing $300
13:19
Gelle Bashir
Рет қаралды 120 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН