Ustaad aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay information aad la wadaagtay keep going
@Mohamedkaydsane2 ай бұрын
Qofka 1 aad ayan ahay vedio kasta ee hal course igu maamus ustaad wliba xata Facebook ga sidas ayan ahay❤❤
@freewayh89152 ай бұрын
Gelle bashir course free kama heleyside iska sexo
@Sharifbey1Ай бұрын
Laga yabaa dalyaro xirfad inuu barto rabo lacagna uheynin. Sxb
@kamaal1239Ай бұрын
Maxad la ooyaysa naaya
@abdirizakmohamedali13662 ай бұрын
Mahdsanid wba ku daalay
@rycalloxuseen2719Ай бұрын
Thanks🎉
@najipmohamedАй бұрын
Pocket option ka soo hadal
@henokgulilat67Ай бұрын
Thank you
@caawalemasul6324Ай бұрын
Mahadsanid wll
@MubaarikgabАй бұрын
Waa dalaq dan were waxab ku ma Widinayo bilaa aqosi weye ❤❤❤ ku dhac
@hamsezarhaye9706Ай бұрын
aad iyo aada uga walaacsantahy ustaad hhhhhhhhh waanu ka war keeni inshallh kolay lacag nagamy galine
@Faysalabdiqadir22332 ай бұрын
Teacher you are the best ninka kaliya han aamino❤❤❤
@GelleBashir2 ай бұрын
thanks wll
@dalkaab14362 ай бұрын
Mahadsanid mwalmu Su'al yer ban qabaa tas o ah anigoo account Bank i furned Binane ma isticmali karaa walal Qaali ah guuleyso Bi'idnillah@@GelleBashir
@dalkaab14362 ай бұрын
@@GelleBashirmwalmu in sha allah waxan rajaynayaa dhamadka Bisha September inan malgashi sameyo ayan raba. Talo Walalnimo in an i siso ayan raba Fadlan mahadsanid mwalmu= teacher
@hannamousemohamoud4020Ай бұрын
Macalin okx lagac igu jirta ayaan ku maal gashaday matic ka djb caawa ayaan okx galay 0 ayay noqotay lacagtina wa la badalay maxa xal ah marka macalin
@Faysalabdiqadir2233Ай бұрын
@@hannamousemohamoud4020 see wax lahyd markaa adi mafahnsanid crypto 😂😂
@Mubarakabdussalam443Ай бұрын
Good
@AbdinorMohamed-bb4scАй бұрын
Mahadsanid ustaad
@ib12442 ай бұрын
In shaa Allah hamster kombat isn't scam
@Cabdinasir178Ай бұрын
I.a bro 😢
@ZaethirsiАй бұрын
Su’al wll profit per hour miya ay wax ku bixinayaan mise coins eran ka ah ee shaashada la gargaracayo
@qayssqaysar1660Ай бұрын
Waa isku mid Zxp labaduba coinka ayay ku kordhinayaan 😊
Ustaad hadana major telegram kasoo hadal please adoo mahadsan
@khadarabdilahi9436Ай бұрын
Fikirkaaga xorbaad u tahay sxb........ Ka badan intaad baadhay ayaan badhaa wakhti badana waan geliyaaa inta u badan afkaartada inta badan waxbaa kaa yar khaldan........
@AweeysCali-j2cАй бұрын
Ok
@YuusufXuseen-b6qАй бұрын
Linking applicationka amestercombat
@asmaaxmed3729Ай бұрын
Link meee wll
@NasriMaxamuud-ie7nv2 ай бұрын
Zxp blum ka soo hadal❤
@ibra_loyzaАй бұрын
ustaad haday macquul tahay bybit sida loo samaysto noo soo geli + deposit whithdrow
@Naim.132Ай бұрын
Qof an Acount lahen sidee ku helaa
@abdihajji75622 ай бұрын
Geele bashiir pi network kaso hadal ustaad
@HubaalMedia3082 ай бұрын
Ustaaad gelle beshir wxan ubaahanhay koorso affiliate program
@husseinahmed51472 ай бұрын
Blum iyo tapswap iyo tomarket Iyo x empire kuwaana kasoo hadal dadku wixii air drop ah haka faaiideystaan ee
@Beaneditz4Ай бұрын
Iyo major na ku dar
@Kamaal-d7l2 ай бұрын
Ustaad marka coins ka miya lacag miyay igu badalayan 3:34
@Hibo-e6tАй бұрын
Wxs waa huuu haaa bn u maleenayaa haday jirtana wadankeena kama shaqeenayso bn filayaa
@MohamedAbdrizak-i9bАй бұрын
Ustaadow pocket option ka soo hadal
@HabonOsmanAli2 ай бұрын
Amazon affiliate marketing makasoo hadli karta fadlan Mahadsanid
@myfuns12 ай бұрын
ustaad sida lacag looga sameeyo admob bal cashar nooga soo diyaari waad mahadsantahay🙏🙏
Ustaad codsi in national id lagu samaysankaro binance naga soo hubi
@BilaAbdi-t7x2 ай бұрын
Ustaad mahatsanid ❤ Kama niyad jabayo iLaaa nasiipkayga ka Qaado Blumb kasoo hadal pls 😢
@sidiiqisseomar5801Ай бұрын
Blumb. Meeqa haystaa
@CabdifitaaxGaladАй бұрын
Binance 1 october baa la soogalinayaa
@m0hamettizmail749Ай бұрын
Hadhaw side loga la baxayaa wll kaso hdla
@qalimohamuud5398Ай бұрын
Run miyaa horta
@usama8785Ай бұрын
Zxp waxan ubahanahay Friends
@AdkavicАй бұрын
Asc ustadi waxa rabay in aad kaso hadasho o ad no sharaxdo Exchange mexc waxa u leyahay airdrops waxana ku xeran conditions marka hadi ad xog naga siin karto ustadi bal video noga so sameey aniga iyo asxab badan a ku warersane thanks
@KusaartiMfuuje-y8h2 ай бұрын
Ustaadi waafi Mastercard binance withdraw sida loo lagalabaxo kasoohadal
@khalidmohamed8121Ай бұрын
Bahashii way daadatay, sept bil fiican uma aha reer crypto
Asc ustaad Hamster Kombat waqtigiisi Wu so dhawaaday pph gayga 4m coins ka Io keys kana wan ka dhisanahay. Lkn SI fcn igama dhadhacsana 26ka waxa dhici doona Io sida withdraw lo dhihi doono. Account exchange ahna iima furna madaama u sharci u bahanyhyna ma haysto o qaxooti Ayn jooga. Sharci hdn raadiyo wan heli Kara. Marka 26 kaliya Miya withdraw la dhihi Kara mise 26ka Io wixi ka dambeeyo
@ibrahimmaxamed2454Ай бұрын
Taliyow pph maa muhiim ah mise cionska caadiga
@abdinasirabdirahman82Ай бұрын
Bybit furo card qaxooti wuu aqbalaa kusamayso
@Gooni2Ай бұрын
@@abdinasirabdirahman82xgee cardka uga furta sxp
@dhaymanabdirashiid2 ай бұрын
Ustaad hadanan haysan KYC 3da exchange eed sheegtay wxy rabaan KYC maxaa hal ah TONcoin maan lagu helayn
@hazanzicitmohmout6041Ай бұрын
Waad ku helaysaa lkin blockchainka Ton ayaa jaam galaya Exchange adoo kula baxaa wacan
@tusechanel70872 ай бұрын
Hadii ay zx noqoto sidee lacagta ugala baxyna
@GelleBashir2 ай бұрын
wn kaso hadlaya
@Abdillahi06452 ай бұрын
@@GelleBashirinshaAllah
@bachirmoud2 ай бұрын
Ton wallet ma kula bixi karnaa airdropka
@islamique-culture2 ай бұрын
First comment 🎉❤
@GelleBashir2 ай бұрын
thanks wll
@ahmedmowliidahmed5015Ай бұрын
Bro kaso hadal tomaarket 🍅
@japirmahamett50522 ай бұрын
Ustaad waa lasoo galiyeyba 3 brokerrba
@GelleBashir2 ай бұрын
ok
@Naseerdin77Ай бұрын
Ustadh swagbucks ban sign up gareye waxay ile yihiin sorry answering surveys is not for you ee see wax ujiran fadhlan jawab kasugaya
@maanrizakofficial1502 ай бұрын
Bybit iyo okX wala so galiyay ustad side scam ku nqon kara iyago official chanel ka bybit shaciyen
@CabdiShkuur2 ай бұрын
Mudane course pegs ku jidha free myaa mse
@mukhtarali86412 ай бұрын
Bulm io tima farm ka so hadal ustad
@Somaliairdrop12 ай бұрын
Ustad dogs maxa so bixin ee wa cuney side cml 26. Bisha 8aad aya nalo qaybiyey Sificana wa uga ceeshnay alx Aniga 20 beri aya ku jirey 120$ Aya ka helay . 72k doga aa helay
@SeidIbrahim-nq4bxАй бұрын
Wallet kasoo hadal
@mattanyaree3515Ай бұрын
Ustad pi network video kaso same❤
@mohaazabdalla13652 ай бұрын
Saxabow aniga waxa sameyay hal telegram baan 2 account ku is ticmaalaa dhib miyay ikene hadhow isheg bal sxpow hamster kombat waye please 🙏
@GelleBashir2 ай бұрын
may wll, waa caadi.
@jamaaludinmediaАй бұрын
Telegramka hamstark qofkii haaya haila soo hadlo
@siciidgeelle9791Ай бұрын
Ana haya
@nadiaabdullahiahmed7091Ай бұрын
Ana haya wlo
@MaxamedaadanQawaareАй бұрын
Ustad Blum airdrop kso hdal
@Sharifbey12 ай бұрын
Waad salaamantihiin
@GelleBashir2 ай бұрын
adaa mudan wlll
@xamdi-j3v2 ай бұрын
Teacher 200 an heysa meqe noqon krta nh😊
@petitowen3030Ай бұрын
02:31 habeenimo
@roozacadde102 ай бұрын
Plum kaso hada
@MaxamedAmiinXuseen2 ай бұрын
Sax halkii xabo oo coin waa imisa
@GelleBashir2 ай бұрын
26 sep bee sheegaan
@abdisamadmohemad84322 ай бұрын
For now 0.17
@Nicima-abdi2 ай бұрын
I’m first person 😅🎉🎉
@GelleBashir2 ай бұрын
thanks wll
@Faysalabdiqadir22332 ай бұрын
Wll tom market dadku lacag kala baxeen kaa warnaga sii
@gudbaayeofficialАй бұрын
Adiga muqaalkaan ka cun lacagtaada
@Abdiwahidyuusuf-jn8ct2 ай бұрын
Walaal sidee baan uga faa'iidaysan karnaa marka
@GelleBashir2 ай бұрын
video hore ban oga hadley
@ibrahimwaash51412 ай бұрын
Ustaad X empire ka wrn iyada
@CabdicasiisCumar-o9o2 ай бұрын
Hada Baa sapiskagaarb Kusaaray
@c.casiisc.llaahi14502 ай бұрын
Binance le haray mida kale Pi network kulaabo
@Wiil-Hoog07Ай бұрын
Side lacagta lola baxa
@FMYGCАй бұрын
X empire kasoohadal airdrop bey so wadaan
@mukhtarali86412 ай бұрын
Somalia Ben bad Moda xaqiiq Waye lacag bdn ba laga sameya
@SharmarkeCabdi-c9b2 ай бұрын
Ustaad waxan haaysta anigu 300 Million tolow maxan Heeli Doona.🎉
@daganahmed41972 ай бұрын
Waa dhunsantahy wall
@SamiaAHMED_b3fАй бұрын
Sida youtube promtion loo sameeyo cid ka hadasho ilaa hada ma arko
@ahmedfunny2097Ай бұрын
Ustaad mahadsanid Okx iigu Xirna tonkeeber ayuu iigu xiran yahay 1Billion ayaan marayaa profite per hour kana 6million
@FANSSRK162Ай бұрын
Lph halke kaso qabtaa
@ubahismailadam4909Ай бұрын
Wll igacaawi no
@roodoabdalle1669Ай бұрын
Wlloh qali wn rabaa inte kaso qabtaa 😩
@FANSSRK162Ай бұрын
@@roodoabdalle1669 anaa wado fudud kuu haya iso qabo
@FANSSRK162Ай бұрын
@@roodoabdalle1669 ana ka cawinayo iso qabo queen
@MACSARO_PRO12 ай бұрын
ustaad ❤🎉
@GelleBashir2 ай бұрын
thanks wll
@fadumocumar2465Ай бұрын
Wa lagal noqon subscribe hadii ay scan noqdan 😂😂😂
@Faysalabdiqadir22332 ай бұрын
Bro ani waxaan haystaa coins 6million furayaashana 70 key
@GelleBashir2 ай бұрын
wn arkey meesha ay ku danbeyso
@AsuumLady2 ай бұрын
M.a wll waxn ku weydina waxn samesty binance account waxana ku samesty passport qof kale verfication waley siiyay marka haduu dhaco passport ka waqtigiisa hal sano baa ka dhiman marka ma waxey i weydiin doonan in aan soo cusbooneyso oo update ma ii diri doonan mise waa saad u sameysatay oo wax update majiro waxan ka cabsana in hadhow dhib iga imado thanks iso jwb wll
@AmranMukhtarАй бұрын
Anu iga dhacay waxayna idhahen cusbanaysii markii danbe wa so qatay passport isago cusbonaysin ku sameyey Wana galiyey wayna I shaqaysay mrka way ku waydinayaan sa u ogow👍