Maadan wareysatee ee waxaada ogeyn inta wiil Somali ah gacantiisa ku maqan
@wilkakheyrkafaafiya62724 жыл бұрын
Aloow unaxariisho
@Dr.Shiixaaye3 жыл бұрын
Aamiin
@abdullahiwarsame3211 Жыл бұрын
Afweyne ileen jaajuus xabashi ayuu ahaa . 21 sano ayuu fursad u helay inuu dalka ku qaribo . Hal qabsigiisa ayaa ka garaneysaa " Aniga gadaasheyda duufaan ha dhacdo " taasoo macnaheeda oo ah waddanka ha burburo oo nin iga dembeeya madaxweyne noqon maayo.
@OmerHasan-e6c Жыл бұрын
Benaalee nolol quriwaa ah ayad ma nimanki wadanka ugu sareeyey ayad wax ka sheegisa u ad qursanaysa qablaayadi oo qof ayad thy hadalkaagu wa qima uleyahay u la dhagaysan karo maha ilahay ha u naxaristo maxamed siyaad bare iyo cali samatar baa dabaduud somali maxay qabsaday
@GaaShAaNLe12 Жыл бұрын
Mida kle nimankii ragga ahaa way kadhiidhiyeen oo way jabhadeyen lkn adigu 21 sano ba wad ka amar qaadanysey siyad barre
@meyremeyre80788 ай бұрын
In la cafiyo ayuu jecel yahay naf dhan ayuu ciyaar ciyaar ku gooyay dil toogasho ah tiirka tiirka
@al-macrifa67392 жыл бұрын
Janaraal galaal
@maxamedibraahin6119 Жыл бұрын
1983 Ayaan anigoo some Ayaan Sawirka siyaad e uu sheegayo aanu aragnay siyaad bare oo Saajin ah waa runtime odayga
Qabiilkii ku qaatay kuma dhigo waaba odayee maxaa beenta ugeeeye
@maxamuudmaxamed1402 Жыл бұрын
Odaygan sibuu nacas nacas uyahay
@omarabdi333210 ай бұрын
General Galaal Farmaajo ayaa dilay ka dib markii uu wareysigaan bixiyey.
@hassanabdi9788 Жыл бұрын
O hada Siyad bare ma jinba Lashaqeeynayay🤔
@GaaShAaNLe12 Жыл бұрын
Da’daasu ku qabyaalqdeynaya cimri tagey ceeb laguma sagootiyee muu iska aamuso
@qoslayeali6930 Жыл бұрын
Galaal Muhammad siyaad Allah u naxariisto adiga maxaad eheed aniga ayaa ku shegayo siyaad bare ayaad kabaha u qadijirtay
@rashidahmed8794 Жыл бұрын
Waxaa nahay umada keliya ee geesigooda disha. Waxay somaalidu tidhaah marakay nin fiican amaa nayso, hebel waa ninka keliya ee reer ka laga dilaa!
@genrichyagoda715 Жыл бұрын
aad iyo aad sxb wa ayan daaro
@mahamadomar4993 Жыл бұрын
Beenaale isma qariyo. Kuwo sidiisaa u liita ayaa dalka Soomaaliya u soo hadhay.
@nasraali3029 Жыл бұрын
Odaygan maxaad ka wareysaneysa qabiliga ah cawana ma waxa uu layimid M S Waa rufiyan. Taliye feraro lama oran jiriin ee waxa la oranjiray koleejo fareero. Aniga dhaal polis aha walaalkeyna duliye miiga ah ninkan xukumada kacanka Waxba kama ogeyn oo hadba gobol baah looh badali jiray.
@googaa2160 Жыл бұрын
Ina cigaal markaas ameerika ayuu ku maqnaa oo isagaa rwasaare ahaa.. Meesha uu leeyahay siyad ayaa la fadhiyey ina cigaal
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Wuu saxsan yahay; dalka wuu ku soo laabtay!
@cheyyene Жыл бұрын
Waxaan Maqley sheeko kale oo odeyaashu ka sheekeynayeen in MSBare (A.U.N) la fadhiyey Muse Boqor (A.U.N) markaasna telefoonka loogu sheekayo in Inqilaab uu soo wado Barre, Muuse Boqorna lee yahey halkuuba ila joogaa ee sidee ku dhici kartaa.