GO,AANKII IGU ADKAA!

  Рет қаралды 4,722

Sulekha Lifestyle

Sulekha Lifestyle

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@aminah.a4380
@aminah.a4380 5 күн бұрын
Meeshii risiq kaa soo galooyo ilaahey hakuu barakeeyo amiin, dadka heysanin ayagana ilaaheey ha siiyo amiin 😀☺
@denyforst4675
@denyforst4675 4 күн бұрын
Mashallah guul abyo shqo kheer leh
@AmaalHassan-di7eq
@AmaalHassan-di7eq 4 күн бұрын
Ax qaali illahay haku caafiyo qandho iyo xanuun bay leedahay markaad shaqo ka tagto xitaa adigoo adigu goaansaday inaad ka tagto anba waan xasuust3 bilood ka hor ban shaqo ka tego walahay Xumad isbuucyadi u horeeyay depression ba igu dhacay
@sabrinas8603
@sabrinas8603 5 күн бұрын
Asc sister, Ilahay risiq kheyr qabo hakusiyo,aamiin❤️🤲🤲
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 5 күн бұрын
Abaayo guul baan kuu rajaynaya nolosha sideedaba waa go’aan iyo dhiiranaan ha cabsan hore usoco ilaahay wax walba aad jeceshahy haku siiyo ❤
@amalabdisamed7761
@amalabdisamed7761 5 күн бұрын
Maasha Allah 12 years maha wax yar ,Alhamdullilah calaa kuli xaal dheh,lacaluhu khair, waxkasta dhamaad buu leeyahay,waad la qabsanaysaa nolosha in up and down leedahay, accept the process it ,and you will feel better Inshaa Allah ❤
@Ash-qb2ui
@Ash-qb2ui 4 күн бұрын
Congratulations walalo! You took a big step I pray Allah gives you something better... keep shining walashay ❤
@zamzamgamadid464
@zamzamgamadid464 5 күн бұрын
Success InshaAllah
@ipad2763
@ipad2763 4 күн бұрын
What the point of this video if your not sharing the reason (there is zero learning for viewers)
@Mashallahxd
@Mashallahxd 5 күн бұрын
Abayo please hada cafimad khabto quran adkar badan aqriso dhibkasto walaga baxaya lakin walwakka waxa dawo u ah Quran adkar tubiixda afka haka qadin xanka dheerow Walhi walwal ka waka taga nimcada an haysano an kuwada shukrino
@asmaali1271
@asmaali1271 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@istarliinmohamed3345
@istarliinmohamed3345 4 күн бұрын
Ka qeer badan abayo
@asmaali1271
@asmaali1271 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Ducesan-j6s
@Ducesan-j6s 5 күн бұрын
abaayo caloosha i hurtay allow ku xifdi adiga iyo ilmahaagaba aamen coment maso bixiyo lkn wan ku daawada waxad tahay hooyo ku dayasho mudan ❤❤❤
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 5 күн бұрын
Abaayo maxaad uga tagtay???
@MammatilbushraMH
@MammatilbushraMH 5 күн бұрын
@@salmacabdilaahi2186 abaayo ma rabo in an kahadlo hada😢
@myfowsy8079
@myfowsy8079 5 күн бұрын
Waku hamblayenayaa shaqalanimo hormar laguma gaaro shaqeyso adiga wax bilawo ad ledahay cirka limit ah.
IKEA VLOG  SHOPPING 🛍️ YES ADEEGII GURIGA WAAN SO AFJARAAY
10:12
Sulekha Lifestyle
Рет қаралды 4,4 М.
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН
Vlog| Diyargalawgi Najma ilaa wadanki
19:03
A&N Besties
Рет қаралды 9 М.
Sida Aan Ugu Diyaar Garoobo Ramadanka (PART 2)
5:59
Moga Somali
Рет қаралды 7 М.
KISSKA HODAN STAR OO WAJI KALE YEESHAY NINKI GABADHA DHAGOOSHA U DHASHAY OO MAXKAMADA DAHI ALASOW
45:07
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 25 М.
100 KUN BUU IGA QAATAY OO NAAG KALE BUU KU GUURSADAY
20:50
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 27 М.
GABAR SI-XUN MUQDISHO LOOGU GALAY | MARKHAATIGA NOOL | NISA
42:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 149 М.
UNBOXING MY KOREAN SKINCARE (ALABTA SUGAYEY WA TIMI
8:45
Sulekha Lifestyle
Рет қаралды 2,1 М.
salma oo afka furatay siro badana fashilisay adkaatey
17:59
FARXIYA BARAKO CHANNEL
Рет қаралды 14 М.
1 February 2025
10:09
lamaanaha qarniga tv
Рет қаралды 28 М.